
Daafaca halyeeyga kooxda Liverpool Jamie Carragher ayaa ku dhawaaqay inuu ka fariisan doono ciyaaraha kubada cagta dhamaadka xilli ciyaareedkan islamarkaana uu ka tagi doono kooxdiisa Liverpool.
35 jirkaan oo Liverpool ku soo biiray isagoo sagaal sanno jir ah ayaa kulankiisii ugu horeysay u ciyaaray Janaayo 1997dii, waxaana uu Liverpool u saftay in ka badan 700 kulan isagoo sidoo kalena koobab dhowr ah la qaaday oo uu ku jiro koobkii Champions League ee 2005.
Carragher ayaana soo gabagabeysay wararkii gaafwareegayay mustaqbalkiisa, isagoo sheegay in xilli ciyaareedkan uu yahay kiisii ugu danbeeyay ee kooxda kaliay ee uu u soo ciyaaray ee Liverpool iyo mustaqbalkiisa ciyaareed.
Carragher ayaa u sheegay website-ka kooxdiisa: “Xilli ciyaareedkan waxa uu noqon doonaa keygii iigu danbeeyay ee Liverpool iyo keygii iigu danbeeyay ee ciyaaryahan ahaan.
“Haatan ayaan arintaan ku dhawaaqayaa sababtoo ah ma doonayo tababaraha ama kooxda inay had iyo jeer ka jawaabaan su’aalo la xiriira mustaqbalkeuga, marka aan goor horeba go’aansaday waxa aan doonayo inaan sameeyo.
“Shaqo weyn ayaana qaban doonaa haatan ilaa iyo dhamaadka xilli ciyaareedka oo aan ku caawin doono Liverpool Football Club.”
Carragher ayaa Anfield aad looga texgeliyaa waxaana uu ka mid yahay halyeeyada soo maray kubada cagta Ingariiska iyo tan Liverpool.
Bashk suarez
09-February-2013 at 9:21 am
Waley nin weye waxuna kamid yahay raga liverbool u caansan
Sahal abraham
08-February-2013 at 7:41 am
Jimia ka fadhiso wad ciyartay intad ciyari karto
Duubi
08-February-2013 at 1:23 am
Jiime carracher waa halyaay aanan hilaami doonin waa ninka 2beya E.Gerrad liverpool waqti xadirkan lajoogo waana legend we miss u wlh hadad ritaanyo qaadatid insha allah sanadkane uafe cup ayaad isku qaboojineee koob la an ma baxeysid viva suarez and E.Gerrard
Cabdiraxmaan Ziizuu
07-February-2013 at 10:35 pm
runahaantii carragher waa halyaay u soohalganay kooxda liverpool mana halmaaami doono waxaan u rajeenayaa good lukky byyyyyyy vivi GERRARD
Fitaaxlfc4life
07-February-2013 at 8:23 pm
Carra goodbye boooooss waa wax garad wu arkay in ay ka dhamatay waa in loo dhiba acadameyga cayaalka ku jira si uu u caawiyo asna naadiga ku dhax bashaaalo thanks 4 u memories jammy remember 2005 champoins league lfc vs juve sida u ugu difaactamay carada anfield iyo waliba isla sanadkaas championk semi finalaha chelsea vs lfc walee waaa halyeey reds ah we would said thanks jammy
DADSHE
07-February-2013 at 8:12 pm
CARRA WAAA LEGEND AAAD UGU WEYN LIVERPOOL LKN HADII AAN NAHAY TAGERAYAASHA LIVERPOOL WXAAAN LEENAHY JIMMY WE WILL NOT FORGET YOU
folxumo yare
07-February-2013 at 6:36 pm
carragher waa legend an caadi aheyn viva man utd
xudeyfa syl
07-February-2013 at 5:52 pm
We are so sorry inu naga faristo majecleyn lkn waa halyey aysan marna ilaabi donin nadiga liverpool waxna rajeneyna inu nadiga ksi mid ahaado wana coach ka mustaqblka viva caragher
Xusni
07-February-2013 at 5:28 pm
Asc dhaman tiin dafac dacada ayaad ahayd koox duna daafac kulamida helimayso waxan xasuustaa siduu uciyaari jiray waayiihii dahabiga ahaa ee reds waxa laga dhigayaa xubin muhima oo katirsan kooxda
Abdifatah villa
07-February-2013 at 5:21 pm
Carragher wa halyeey uso halgamay kooxda Livpool wana player eysan ilawi karin taagerayasha Reds VIVA LIVERPOOL AND CARRAGHER+GERRARD
Caaqil114
07-February-2013 at 5:14 pm
wallee jamie carragher waa halyeey aysan hilmaami doonin kooxda liver. 26sano nin koox lajoogay waxyar maahan. ha iska nasto wax badan ayuu soo qabtayee.
Muscab
07-February-2013 at 5:01 pm
Much tribute to our deffence minister CARAGHER who spent 26 year in Anfield Road ..LEGEND .
N.shein
07-February-2013 at 4:50 pm
Duqa iska naso marka waxa lagaray waqtige ad noqon lahet cohka redska waxana tahay nin culs o sohalgamy
liitarey
07-February-2013 at 4:41 pm
waa halyeey weyn ilaa hadana waa libaax, ben afra and ince will land next season, good luck all lfc funs where ever u r on the world.
mustaf
07-February-2013 at 4:25 pm
jamie waa halyey ee tabi doonaan liverpool iyo england ba
wasiir
07-February-2013 at 4:23 pm
thanks halayay wasiirul difaac jamei carragher
mohamed abdi nasir
07-February-2013 at 4:15 pm
Thankx sxb ka fadiiso waa maxadsan tahay halyega liverpool fc ynwa
Why All Ways Me
07-February-2013 at 3:55 pm
Jimia ma halyey an la ilowi donin