
Kooxda Chelsea ayaa ka gaabsatay inay xaqiijiso ama beeniso war ay maanta qortay jariirada Daily Mail oo ku aadan in Chelsea ay isbedel ku sameyneyso go’aankeeda mustaqbalka Frank Lampard oo ay dooneyso inay qandaraaska u kordhiso.
34 jirkaan ayaa heshiiskiisa Stamford Bridge waxa uu dhacayaa xagaaga mana jirin heshiis cusub oo ilaa iyo haatan ay Chelsea u soo bandhigtay ciyaaryahankeeda khadka dhexe.
Laakiin maalin ka dib markii uu goolka guusha u dhaliyay England kulankii saaxiibtinimo ee ay ka badiyeen Brazil, waxaa soo baxayay warar sheegaya in Blues ay u furan tahay haatan inay heshiis cusub u soo bandhigto.
Markii arintaas ay Sky Sports News wax ka weydiisay madaxa kooxda ee dhanka xiriirka Steve Adkins, waxa uu ku jawaabay: “Chelsea kama hadleyso wararka la isla dhexmaro ee quseeya qandaraasyada ciyaaryahanadeeda.”
Lampard ayaa ku riyaaqaya isbuucyadii u danbeysay qaab ciyaareed sarre, isagoo 10 gool u dhaliyay Chelsea horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan. Waxaana weli la filayaa inuu kooxda ka tagi doono dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Casusi
12-February-2013 at 4:34 am
waxaan kahelay shacabka tagera frank lampard waa lacibka barcelona kabaqan marka waxaan rajeyn inu jogo nadiga wahal yeyga kaliyah anlenay schools okalan rabna inukanoqdo nadiga dhamana wan idin salamay asxaata islatagerno timka sare
Maslax;hazzard
09-February-2013 at 2:00 pm
Suber faran ka cade kama tagi doono bluse ilaa 2020′waa idin salaamay taagee rayaasha chelsea
Madar yare
08-February-2013 at 11:37 am
Viva chelsea frank lampard wuu jogayaa abadkii fore ever
Abdiqani yaaska
08-February-2013 at 11:23 am
Supper farank lampard waa uu jogi doona ilaa iyo 2015
m.deeq viva oscar
08-February-2013 at 10:35 am
lampard ma tagayo
Dr\awil
08-February-2013 at 10:27 am
Lampord waa ciyaaryanka ugu fican ee qadka dhexe ee chelsea wuu jogahaya forever
Roone
08-February-2013 at 9:59 am
Lampard waxaan ku soo dha wenayaa man utd
Abdirahman hassan sheik
08-February-2013 at 9:12 am
Super frank he will be the end of his future blues viva and hi all chelsea suports thnk you all i like chelsea
lampard
08-February-2013 at 6:57 am
Sxbyaal dhamaan tagerayasha chelsea iyo cadawga chelsea waxaan idin ogeysiinaa inuu meelna usocon qaqaraarkana uu kordhinayo
C/laahi lampard-8
07-February-2013 at 11:51 pm
Lampard best playmaker oo ku fiican dhexda chelsea waa lampard haddii uu tago chelsea wey tagtay!!!
Mahdi blues
07-February-2013 at 9:56 pm
Super Frank waa halyeyga Blues!
XIDDIG CMC IS LAMPARD
07-February-2013 at 8:59 pm
SUPER FRANK JAMES LAMPARD WUU JOOGI DOONAA KOOXDA ILAA IYO 1000 SANO OO DANBEI LOVE YOU super-ka laaaaaaaaaaaaaaampaaaaaaaaaaardddddd
Asad lampard
07-February-2013 at 6:38 pm
Lampard hadiii uu baxo ana chelsea matagerayo lakin hadii u jogo wan tageraya lambard
Nokia
07-February-2013 at 6:29 pm
Asc dhaman musliminta melkasta ay jogan waxan dhihi laha chalsea ha u kurdhiso qada raska lambad wa ciyar yahan ku wanagsan qadka dhe
Bashka
07-February-2013 at 6:10 pm
Waa u sii jogaya super frank
abdifatah
07-February-2013 at 5:48 pm
dhamaan sxpt waxaan usheegayaa haduu tago
frk lamperd way udhamaatay chelsea
qasaye
07-February-2013 at 5:21 pm
Lampard habaxo checsea iney laciftanba rabaaaaa hee viva man unitid fiq fiq fiq
chelsea
07-February-2013 at 5:26 pm
no lampard is good stay chelsea until 5years more