Ilo wareedyo ayaa tilmaamaya in kooxda Atletico Madrid ay qorsheynayaan in qaab amaah ah ay mar kale ku soo ceshtaan gool hayahoodii hore Dea Gea marka uu dhamaado xilli ciyaarteedkaan.
Mustqabalka Dea Gea ee United ayaan sal laheyn maadaama heer ciyaareedkiisa uu u muuqdo mid uusan ku qanacsaneyn tababaraha United Sir Alex, waxaan la tibaaxaya in United uu ku soo wajahan yahay xagaaga dambe gool hayaha kooxda Stoke City Asmir Begovic.
Wargeyska Daily Mail ayaa sheegaya in naadigaas Atletico Madrid ay juhdi badan ku bixinayaan in mar kale ay helaan gool haye De Gea oo sidoo kale looga gacan haatinayo Real Madrid.
Waxaa xusid mudan in De Gea Man United uu u yimid xilli ciyaareedkii 2011-ka waxaana ku baxay soo xero gilintiisa aduun lacageed oo gaaraya 17-milya oo gini.
khaalid
07-February-2013 at 10:51 am
ayaa hogaankah
aya birmiliga
Salman man u waddani
07-February-2013 at 10:43 am
De gea wuu sii jogaya man u waligii insha allah.
nuurdiin
07-February-2013 at 10:40 am
WEEEY FCNTahay inuuu yimaaado real