
Ashley Cole ayaa ka rajo qaba in Frank Lampard uu baaqi ku sii ahaado Chelsea wixii ka danbeeya xilli ciyaareedkan, isagoo sheegay inuu weli wax weyn ka qaban karo garoonka iyo garoonka banaankiisaba.
Ciyaaryahanka khadka dhexe oo 10 gool oo Premier League ah dhaliyay xilli ciyaareedkan ayaa shan gool kaliya u jira rikoorka ninka ugu goolasha badan taariikhda Chelsea Bobby Tambling oo dhaliyay 202 gool, waxaana Lampard uu qandaraaskiisa dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan iyadoo kooxda aysan kala hadal heshiis qandaraaska loogu kordhinayo.
Saaxiibkiisa Ashley Cole ayaa haatan ka hadlay taageerada uu u hayo 34 jirkaan, isagoo shaaca ka qaaday inay qalad noqon doonto hadii uu baxo.
“Dabcan waxaan doonayaa inuu sii joogo” ayuu Cole u sheegay BBC Sport.
“Ma dooneysid inaad dhumiso ciyaaryahano waa weyn sida isaga oo kale, laakiin sida aan sheegay aniga iguma xirna ama ciyaartoyda.
“Hubaashii ciyaaryahan ahaan iyo shaqsi ahaan hadii uu baxo waan tabi doonaa.”
Hadalka Cole ayaa yimid xilli Lampard uu xalay goolka guusha u dhaliyay England kulankii ay 2-1 ciyaar saaxiibtinimo kaga badiyeen Brazil.
Nasri
11-February-2013 at 12:24 am
Chelsea waligeed & aleheed waytabidoontaa labada supar fampard
Saalax badeco
08-February-2013 at 9:34 pm
Lampard baqi ayuu ku si ahaan donaa chalsea
fakarka saxda
07-February-2013 at 10:31 pm
asc haa wa runtin frak waa libaxa libaxyada marka Romen wuxu kafirsana makoxda ayad iska gada mase frank ayad gada
guled
07-February-2013 at 10:14 pm
fadlan ciyaartooygaa hala gabto intuuna xadhiga goosan
guled
07-February-2013 at 10:14 pm
F. lampard waa ciyaartooy aad u fiican ha duu uu cjealsea ka tagana natiijadii chelsea meel xunbay taalaaye arintaas inlaga hadoo qandaraaska loo cusboonaysiiyo xidiga qadka dheaxe ee egland
Abdi mata 10
07-February-2013 at 5:28 pm
Farank lampard kama tagayo chelsea waligii waxan urajeyna inuu siijogo chelsea waad ku mahad santihid u adee gida bulshada http://www.laacib.net
Ducaale ikhyaar
07-February-2013 at 4:58 pm
Sida uu isu mujinayo iyo sida la rajeynayo waxaay u egtahay in lampard uu sii jogayo chelsea isagaa ka kensan dona romanka heshis cusub viva superka
chelsea Tv and barce Tv
07-February-2013 at 4:25 pm
lampard waxu noqonaya mclinka chelsea si kale kuma tagayo
chelsea Tv and barce Tv
07-February-2013 at 4:22 pm
goal ki uka dhaliyay xulka brazil kaliya maha in super frank stamford bridge lampard inu yahay gesi Wali waxan layaabanahay lampard goal ki uka dhaliyay newcastle wa goal ad u qurux bdn super wa si jogi donta stamford bridge mgcda wa super stamford bridge ama super medfeilder england wa cajib ina qadka dhexe kaciyara o hadana 197goal koxdisa u dhaliyay
F.tores
07-February-2013 at 4:13 pm
Chelsea wa markay burburi lahayd marku ka tago super frank 8 lampard hadu ka tago waxa lumayo rajada chelsea aan kalaha odayga rusianka ah wa kibirow gaalka
mawlid
07-February-2013 at 3:43 pm
lampard waa ciyaryahan lacib ah oo qabrad leh marka hadu katago chelsea wa messi o katagay barc
Asad lampard
07-February-2013 at 3:24 pm
Aniga waxan huba hadiii uuu lampard baxo ana chelsea sidan ku tagero we adagtay walahi lampard nolosha chel wa kafujiyah chel wa maskaxda chel wana lacibka ee ku fanan noloshoda majira ciyaryahan qad dhexe oo dhalinkara 150 goal o ah epl majiro tas wana kaligisa majira nin goal kadhaliyo hadana ka difacanayo maya tas wakaligisa hadii uu jiro nin macalinkisa badbadinkaro wagaligisa ? Frank asad lampard waxana urajenaya ino ilah muslim kadhigo
Muxumed
07-February-2013 at 3:15 pm
Maya waa halyey ee yaan lagu khaldamin ayaan dhihi lahaa waayo milano ayaa wali qoomamo ka qabta pirlo udub dhaxaadkoodii ay lumiyeen
R ka maanta (gadhay).
07-February-2013 at 3:12 pm
lampard kama tagayo chelsea waligii maxaa yeelay waa halyey chelsea ah iyo england ba.
Adan
07-February-2013 at 3:01 pm
Aad bay qalad u tahay inladiro lampard wahalyey koxda iyo weliba england xalay asiga kafujiyay inkir ama ha inkirin kartidisa ayu mujiyay xalay mana ahi tagere england balse ciyaryahan kasta waxu qabtay wamuqatay sidoo kale koxda ayuu markasta kafujiya
qasaaye0.5
07-February-2013 at 2:57 pm
Asc bahada arimaha sportska ee http://www.laacib.ne iyo aqristayasha ku taxan hadan aragtideyda kadhibto f.lampard wa haley chelsea wuxuna mudanyahay in Chelsea u lasi jogo cimrigisa inta kadhiman lkn milkilaha Chelsea Roman ibrahimovic sharciga uyalo ayan dhigeynin inu ciyariyahan 32jir kaweyn inu si jogo Chelsea Hasa ahate Chelsea wey tabi donta hadi u baxo Lampard viva Frank lampard