
Ilo wareedyo laga helayo dalka Rassia ayaa sheegaya in uu jiro is fahan hor dhac ah oo u dhaxeeya weeraryahanka reer Brazil Hulk ee u ciyaara Zenit St iyo kooxda Man City oo ku aadan in laacibkaas oo yimaado kooxdaas xagaaga dambe si uu ugu buuxiyo booskii uu baneeyay Mario Balotelli .
Sida wargeyska ka soo baxa dalka Rassia ee Life Sports uu qoray laacibkaasi ayaa u nugul in uu aqbalo dalabkaas Man City xilli , iyadoo Hulk uu marar badan ku cel celiyay in uusan ku fararxsaneyn gudaha Rassia gaar ahaan macalinka kooxda oo ay in badan isku dhaceen .
Xidigaas 26-sano jirka oo horay ugu ciyaarayay kooxda FC Porto ayaa si weyn looga gacan haatinaya horyaalka ingiriiska gaar ahaan City iyo Chelsea ,iyadoo City ay laacibkaas ay raadinayeen illaa iyo xagaagii hore.
Fasko-city
06-February-2013 at 7:39 pm
Waxaan haysanaa sergio aguero haduu yimaado hulk yaanaqabandoona iisheeghee, waxaan kuleenahay welkom to itehad stadium guul man city
Cabdifataax
06-February-2013 at 2:45 pm
Welc0me to man city
s nasri toure
06-February-2013 at 2:35 pm
ku xadeer buu xiiso yeelana ku biirida man city hullk iyo cavani midkood
waan teem buuxa bey noqonee iyo devenc divaaca varena real m well come
viva man city tevez dzeco
EL SHAARAWY _ DZEKO
06-February-2013 at 1:44 pm
Hulk welcome to etihad stadium dzeko tevez aguero and milner viva ac milan and mancity 4ever
aguero
06-February-2013 at 1:12 pm
sln sare city fans dad badan ayaa ka naxsan dalabkaga kuna so dhawaw city