Manchester City Oo Isha Ku Haysa Daacafa Kooxda Real Madrid Raphael Varane. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Manchester City Oo Isha Ku Haysa Daacafa Kooxda Real Madrid Raphael Varane.

Manchester City Oo Isha Ku Haysa Daacafa Kooxda Real Madrid Raphael Varane.

Waxaa Qoray: Osman Fantastik
Twitter: Taariikh: 6-02-13 11:27 AM

varane

Xidiga da`da yar ee kooxda Real Madrid uga ciyaara dhanka daafaca ee Raphael Varane ayaa durba soo jiitay indhaha kooxda hantiilayaasha Man City kuwaas oo ku fekaraya in xagaaga dambe u dhaqaaqaan.

Varane ayaa si weyn u ciyaaray kulankii Real Madrid iyo Barcelona xiligaas oo uu soo bandhigay ciyaar heerkeedu uu aad u sareeyo iyadoo Real xilli ciyaareedkaan uu u saftay 14- kulan.

Jose Mourinho ayaan si toos ah ugu tiirsaneyn laacibkaasi iyadoo uu safo marka ay dhaawacmaan ama la ganaaxo difaacyada rasmiga ee Real Madrid , waxa uuna xidigaan ku wanaagsan yahay ka ciyaarida boosaska daafaca dhexe.

Wargeyska Daily Express ee ka soo baxa ingiriiska ayaa qoraya in Man City ay isku dayayaan in dalab u diraan laacibkaas marka uu dhamaado xilli ciyareedkaan si ay ugu xoojiyaan qadka daafaca iyadoo City xilli ciyareedkaan 21 gool laga dhaliyay ka dib 25 kulan oo ay ciyaareen.

Wargeyska ma uusan sheegin qiimaha lacageed ee ay City u diyaarsaneyso soo xero gilinta laacibkaasi waxa uuna wargeyska intaa ku darayaa in kooxda kale ee PSG iyana ay isha ku hayaan laacibkaasi.

Varane ayaa looga yeeray qaranka Faransiis si u ga qeyb galo kulanka saxibtinimo ee ay la leeyihiin maanta dhigooda dalka Jarmalka, laakiin dhaawac awgii ayaa looga reebay.

Waxaa la xusayaa in 19-sano jirkaan uu ku biiray Real Madrid xagaagii 2011-ka isaga oo ka yimid kooxda Lens ee dalka faransiiska waxana Real Madrid keenay Zinedine  Zidane

Osman Fantastik

Follow Me:
Facebook

15 Responses to Manchester City Oo Isha Ku Haysa Daacafa Kooxda Real Madrid Raphael Varane.

  1. Maxamed/ayaale Reply

    08-February-2013 at 8:36 am

    Chelsea waa naadi qaran cid la awodi premari leaga kama ciyarto.

  2. Mustafe Reply

    08-February-2013 at 2:15 am

    Mancity waanadi adag laakiin verane helimaayan ehaysdajiyaan

  3. Mustafe Reply

    08-February-2013 at 2:10 am

    Mancity waanadi adag laakiin r pherean helimaayan ehaysdajiyaan

  4. Xaqaani@man blue Reply

    06-February-2013 at 7:28 pm

    Wuu imaanayaa anaga waxaan maagno mawayno lacagtana waan uhuraa manihin sida arsenal iyo woman united viva man blue

  5. puntland fc_manchester city fc Reply

    06-February-2013 at 6:30 pm

    wa sida varane wan ubahanahay difaac dhexe iyo noome dula obuxiya boska balotteli viva man city and ac milan 4ever

  6. welshere Reply

    06-February-2013 at 1:58 pm

    wadaadkan ceelkisi shidaalka wuu guray lacagtina weey ka dhamaatay an city oo aan wax damiir ah anan laheyn baa ka dhamesay
    kkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. welshere Reply

    06-February-2013 at 1:56 pm

    kkkkkkkkkkk man city ciyaariyahan walba oo calamka ka ciyaaro weey rabaan hadane english premershipo waxba kama ahan

  8. EL SHAARAWY _ DZEKO Reply

    06-February-2013 at 1:50 pm

    wu imanaya viva city 4ever

  9. Quman Reply

    06-February-2013 at 1:28 pm

    kkkkkkkkkkkk aqli xumaa varane rabnaa ku lahaa,, doqomo waaye kuwaasi ma oga in kooxda uu garoonkeeda kusoo caanbaxay ay u bahantahay oo xiligan daafacyadeedi wawayna sii duqoobayaan… wiilkan 19 jirka ah imisa sanuu dafac dhexe sii ahaan wax badan dabcan kkkk…. idiinma soo socdo ninkaas ku dhashay garoonka madrid isaguu ku dhamaysanaa waqtigiisa inta ka hartay… mulkiilaha city waa nin muslim ah ixtiram ayuu naga mudanyahay lkn adeerow lacagta aad la wareegayso meel kale gee a,ama iska hayso anagu gadimayno Varane…. iHalla Madrid!

  10. ismail Reply

    06-February-2013 at 1:18 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aqli daro carabta ama waa waasheen man cty

  11. aguero Reply

    06-February-2013 at 1:09 pm

    sln sare city fans
    sxb ku soo dhawaw city if allah say you will get line up viva manchester city

  12. Suldan nuur Reply

    06-February-2013 at 12:38 pm

    Kooxahan ayan layabay hal ciyaar qofki si wanagsan u ciyaaara way dapa ordayan markuu adana oo ciyaarta la qabsan wayana binji aya yaqaaana war bax dhehh mesha joog city iyo psg boolo weye

  13. ohio Reply

    06-February-2013 at 12:34 pm

    kkkkkkkkk waateanm ad u her sareeya kana fiican waman united iyo dhaman teamamka xuna ee isku dayayo inay la tar taman viva city aguero dzeko yaya silva milnar sabaleta hart kompany

  14. A.qaadir yare Reply

    06-February-2013 at 12:06 pm

    Real wa team weyn marka waxan dhihi lahaa iska jog realmadrid

  15. A.qaadir yare Reply

    06-February-2013 at 12:04 pm

    Mancty muxu ku falaa real ayuu jogaa mancty oo shalay mantan ah qof rabto malahan mar real ayaa team weyn ah chanpions na kuguuleysan karto marka mancty oo gurubyada kaso bixi karen muxuku fala viva real madrid for ever

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>