Liverpool Oo Andy Carroll U Isticmaaleysa Inay Ku Soo Xerogeliso Xiddiga Hatem Ben Afra. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Liverpool Oo Andy Carroll U Isticmaaleysa Inay Ku Soo Xerogeliso Xiddiga Hatem Ben Afra.

Liverpool Oo Andy Carroll U Isticmaaleysa Inay Ku Soo Xerogeliso Xiddiga Hatem Ben Afra.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 6-02-13 11:06 AM

Capture

Liverpool ayaa isha la raaceysa ciyaaryahanka khadka dhexe ee kooxda Newcastle Hatem Ben Afra iyadoo tababare Brendan Rodgers uu bilaabayo qorshihiisa xagaaga soo socda ee suuqa kala iibsiga.

Sida ay qortay maanta jariirada Daily Mail 25 jirkaan reer France ayaa waxaa loo arkaa in lagula soo wareegi karo heshiis ciyaaryahan isku bedelesho ah, iyadoo Liverpool ay dooneyso inay Andy Corroll dib ugu celiso Newcastle.

Ben Arfa ayaan u ciyaarin Newcastle tan iyo bishii December 10keedii sababtoo ah dhaawac uu la maqan yahay.

Carroll ayaa isna amaah ugu jooga kooxda West Ham ka dib markii ay ku adkaatay noloasha Anfield halkaasoo uu 35 milyan ginni ugu soo biiray.

18 Responses to Liverpool Oo Andy Carroll U Isticmaaleysa Inay Ku Soo Xerogeliso Xiddiga Hatem Ben Afra.

  1. Sahal abraham Reply

    09-February-2013 at 8:03 am

    Wecom to livepool ben afra

  2. Caliyare Reply

    06-February-2013 at 9:09 pm

    Wa tallaabo muhiim ah hadi ben arfa u yimaado anfield waxena ilatahay farmation-ka ugu haboon sida tan. Goalkeeper: Reina. Defender: Johnson. Skrtel. Agger. Enrique. Midfielder: lucas. Gerrard. Ben Arfa. Forward: Cottinho. Suarez. Strudge. Markaas Reds waa laga kala gambanaa

  3. Cabdiraxmaan Ziizuu Reply

    06-February-2013 at 7:33 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cidaan horay ayee noogaadeeeeeen lkn hada ayaan ka aarsaneeynaaaaa

  4. Caaqil114 Reply

    06-February-2013 at 5:16 pm

    waa fikrad aad u fiican waana soo dhaweey nayaa and carrol iyo borini liverpool uma baahna waayo waxba maahan qaab ciyaareed kooda ayaa liita marka in lagu soo bedesho laacibiin waan taageer sanahay..

  5. xudeyfa syl Reply

    06-February-2013 at 3:07 pm

    Wow welcome to anfield ben afra hada werarka wa xoganyhy suarez sturig and borini cml. Viva reds

  6. Viva captain steven gerrard Reply

    06-February-2013 at 2:55 pm

    K.k.k.k.k.k.k.k all sln sharaf sxbyal iyo waxa ugali salamayah websitga laacib.net waaaw masha allah welcome to liverpool ben arfa sxb

  7. jaangow Reply

    06-February-2013 at 2:18 pm

    coutinho ben afra liverlool waxay badalirabta banoonigi dhadhera

  8. Sadiiq yare Reply

    06-February-2013 at 1:53 pm

    Hatim ben arfa wellcome to anfild

  9. أفضل لاعب في العالم ليونل ميسي Reply

    06-February-2013 at 1:35 pm

    War lagu farxa dheh tababarahani meel fiican ayu wax ka egaya

  10. Abdifatah villa Reply

    06-February-2013 at 1:19 pm

    Waaw wa fikrad fcn wan u baahanay player sida ben Arfa o kale Welcome to Anfield VIVA LIVERPOOL

  11. Mohamed Reply

    06-February-2013 at 1:10 pm

    So dhawow ben arfa

  12. Farah Reply

    06-February-2013 at 1:01 pm

    Wa arin lagu farxo lkn umaley mayo iney iska fasaxan ben arfa wa lacib fantastic ah lkn hadeyba ku badalasho ay donayan waxan fila iney ogalan donan

  13. guled abdi rahman Reply

    06-February-2013 at 12:59 pm

    waxaan oran lahaa soo dhawaan bin afra

  14. ibrahim Gosar Reply

    06-February-2013 at 12:13 pm

    wa so dhaweynaya ino kusoo biro koxda, wayo wa ciyaryahan ku haboon qab ciyaredka macalin Brandon e ah 4-3-3, mida kale ciyaryahan farsama sare leh, hadey afka hore wada gala suarez, sturidge iyo ben afra waxan aminsanahay in liverpol la istajin donin

  15. ibrahim torres yare Reply

    06-February-2013 at 12:03 pm

    aniga waxey ila tahay in newcastle fasixi doonin Ben afra maxa yelay wa ciyaryahan laf dhabar u ah newcastle, hadey fasaxana hos udhac ku iman kara koxda.

  16. Fitaaxlfc4life Reply

    06-February-2013 at 11:53 am

    35m naga siiyeen caroll dheere waleee caaadi ma ahan newcastle lkn waqtigaaaas wu u qalmay goal anan caadi aheen ayu naga dhaliyay anyway hatim ben afra qarash kusoo iib sanena caroll wu na anfacaa waa header macquul labadaba anfield loogu baahan yahay summer ka

  17. Safio Reply

    06-February-2013 at 11:28 am

    Maya maya loserpool ha adin ben waxad wayeysaa boos joogta ah laacib mustaqbal leh ayatahay

  18. captainSteven gerrad Reply

    06-February-2013 at 11:22 am

    waaaw waa cjb sodhawayn ayn sinayna blaran xidga muslimka ah wll cme ben afa

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>