
Italy ayaa caawa la ciyaareysa Holland iyagoo ka warqaba in laga badiyay shantii kulan ee ugu danbeysay ee ciyaaro saaxiibtinimo.
Azzurri ayaa rikoor aan fiicneyn ka heysata ciyaaraha aan tartanka rasmiga aheyn ka dib markii Cesare Prandelli uu bedelay Marcello Lippi 2010kii.
Wixii markaas ka danbeeyay, Azzurri ayaa badisay seddex kulan oo saaxiibtinimo, labo barbaro ay galeen iyo 7 kulan oo saaxiibtinimo oo laga badiyay.
Guulahooda kaliya ayaa yimid Ukriane oo ciyaar saaxiibtinimo ay kaga badiyeen March 2011, Spain oo ay ciyaar saaxiibtinimo kaga badiyeen August 2011 iyo Poland oo ciyaar saaxiibtinimo ay kaga badiyeen November 2011.
Guuldarooyinka shanta ah ee isku xiga ee Azzurri ka soo gaaray ciyaaraha saaxiibtinimo waxa ay ka soo bilowdeen Uruguay oo 1-0 kaga badisay, waxaa ku sii xigay USA oo 1-0 kaga badisay, ka dib Russia ayaa 3-0 kaga badisay, 2-1 waxaa kaga sii badisay England halka Novembertii hore ay iyadana 2-1 kaga badisay France.
Azzurri ayaase rikoor fiican ka heysata xulka ay caawa wajahayaan ee Holland, waxa ay badiyeen 7 jeer, waxa ay barbaro galeen 7 jeer halka Holland ay badisay kaliya 3 jeer 17 kulan oo ay ciyaareen.
kulka Azzurri osman
06-February-2013 at 9:59 pm
Azzurri ayaa reensaa guys intina kale hadalkaan badan iga baandheyaa holland wanbo donayaa ibalami
Aruus
06-February-2013 at 9:18 pm
azzura lama dhayalsan karo balsi hollan ayaan jeclahay inay badiso waa n taagera italia laakin holan ka horeeso cayaar fcn rajaynaa sxb yaal viva van aruus
Ina Mushkule
06-February-2013 at 7:48 pm
viva holland
c.qaadir Galeer
06-February-2013 at 7:02 pm
azzuri cawada guul weyn ayaa urajeynaya mario Balotelli Giovingo italy 3 Holland 1 viva Juventus and man utd
r ka maanta (gadhay)
06-February-2013 at 5:45 pm
italy caawa waxaan u rajeynayaa inay dhulka xaaqdo holland italy3-0holland viva chelsea 4ever (gadhay)
ethiopia
06-February-2013 at 5:21 pm
holland5 italy0
Cabdulaahi cadde
06-February-2013 at 4:49 pm
Italy waxan ku rajaynayaa guul muhiim ah kamoon italiya forso asuuri kkkkk
Why All Ways Me
06-February-2013 at 4:48 pm
New Azzuro New Player Super Mario Super Shawary Mario 2-0Van Pires
Cabdi yare
06-February-2013 at 4:44 pm
Shacaraawi
Xavi
06-February-2013 at 4:08 pm
Holland guul ayan urajeyna caawa
Vidic
06-February-2013 at 3:58 pm
Itali cawada waxan u rajeyna guuldaro xanun badan holland 5 italy 0 viva van goal