
Baaritaanka ay wadaan Boliiska Yurub ee la xiriira ciyaaraha la qorsheeyay ayaa ka shakinaya kulan ay Liverpool 2009kii Champions League la ciyaartay kooxda Hungaria ee Debrecen in qamaar sharci darro ah la dhigtay.
Wargeyska Denmark ka soo baxa Ekstra Bladet ayaa sheeganaya in qolyo gaagistiro sharad sharci darro dhigta inay u soo dhawaadeen goolhayaha kooxda Debrecen kulankii ka dhacayay Anfield, iyagoo kula balamay inuu hubiyo in ciyaarta seddex gool ugu yaraan la iska dhaliyo.
Liverpool ayaase ku badisay 1-0 gool uu u dhaliyay Dirk Kuyt ka dib markii Poleksic uu darbo ka badbaadiyay Fernando Torres.
Ma jiro wax soo jeedinaya in Liverpool ay wax qalad ah sameysay. Kooxda ayaana xalayto soo saartay warbixin ay ku cadeyneyso arintaas iyagoo yiri:
“Liverpool Football Club lama aysan soo xiriirin qof ka socda Europol ama UEFA oo la xiriirta arintaan.”
Ciyaar kale oo Debrecen ciyaartay oo Champions League ah oo guuldarro 4-3 ay ka soo gaartay Fiorentina in iyadana ay ku jirto ciyaaraha laga shaki qabo madaama gaagistiro Croatia ah ay iyagana ku lug lahaayeen natiijada ciyaarta si sharad sharci darro ah ay ugu guuleystaan sida ay sheegeen boliiska Jarmalka.
Liban.jobane
10-February-2013 at 12:53 am
Liverpool aduunka oo dhan walaga ixtiransan yahey musuqmasuqna kuma shaqeystan ee horaa loo yiri hubsiino halba la siista ee wax hubsada kooxkale ayaa laga hadlayaa reer tuug man bajaq ha idinku taagnato gaarimeysan liverpool
Deeq
07-February-2013 at 6:19 pm
Liverpool nadiga ugu gulbdadan great britain ogada tas
Jey jabra
06-February-2013 at 6:50 pm
Sxb wa adiga sidas dhahayo car wakas kox 5 cup leh o premier league jogta o qada sheg
qaalid hersi
06-February-2013 at 2:37 pm
waxaan la yaabanahay dadka taageero liverbool waxaad moodaa in ay hada baranayaan sports-ka war epl ayaad ku faani jirteen inta nilibareejeeyay ayaa nili dhaafay hadana only two champions miyaa mida kale farta markaad qoreysiin kalmadaha israaciya hakala goo goo ninee sidii ilmo farbarad ah
Ahmet hajji yusuf dicanio
06-February-2013 at 2:14 pm
ma ficna in lagu dhaqmo khiyanada … Viva barcelona and
C.takow.7 from liver bool
06-February-2013 at 1:34 pm
Is kor ka li verbool wax jab sho wala la a ya hay eya ji wi ka ana ida ahen man unetd aya la faniya maxa lofana meqo jam biyon aye hesa ta wexe xe heso mala ha kox da egland ugo chambeon badadan wa li verbool hade xumato wa liverbool hade fic nato wa liverbool by you wel never wok alo ne l.f.c. Liverbool fotboll clab
kiin faraax
06-February-2013 at 12:30 pm
waxay godka ooga so bixiladahay waa tuug Liverpool tu
Axmedinajaad cabdi gabow
06-February-2013 at 11:56 am
Viva lvpol waa teamka ugu badan champion league enlanda
Abdifatah villa
06-February-2013 at 6:37 am
Reer women united adeer naga aamusa wa sugaya fadexadina VIVA LIVERPOOL
Specail wali
06-February-2013 at 12:09 am
Viva man u waa jabinay score kii liverpool waana sii wadinoona waadna kanaxdeen waxad horyaalka england ka noqondoontaan daawadayaal bye bye liver
EL SHAARAWY _ DZEKO
05-February-2013 at 11:10 pm
man u waa tugada uk liverpool haday lacag isticmasho waxay usobixi lahayd championka tuugo waa man u halaqabto viva man city and ac milan 4ever
Shiikh Carb yare MAN UNT
05-February-2013 at 10:30 pm
Somaaliba horay u tirih (TUUG INTADAN TUUG DHIHINBU TUUG KU DHAHA) reer Liverpool ayaga shalay bilaabay far muuqida iyagana lagu eedeyay MUSUQ MAASUQA .
mohamed
05-February-2013 at 9:49 pm
viva arsenal and wilsher and wenger
ashcari
05-February-2013 at 9:17 pm
asc dhaman umada islamka ah hadaanka hadalo aragtidayda waa aaminsanahay maxaa yeeley waa shiday lvpol marka waa iney qamartanka waxku doonato
Captain Gerrard fantastik 8
05-February-2013 at 9:16 pm
Viva liverpool ciyal man utd ganaxa wa sugi doontan waxba ha farxina
Eng
05-February-2013 at 8:50 pm
Ciyalka woman unete qoralka sifican u aqriya
Daminimada dhafa liverpool mahan ee waa
Clubka kale
liverpool
05-February-2013 at 8:41 pm
Asc asxaabeey warkan waa war fiican oo anfacaayo dhamaan ciyaaraha, qaasatan premier leagua, sababta oo ah wax badan ayaa ku soo bixi doono United iyo odaga tuuga ah ee Scotishka ah viva liverpool
mohamed gacal moha
05-February-2013 at 7:56 pm
viva liverpol kkkkkkkkk
Fitaaxlfc4life
05-February-2013 at 7:35 pm
Hhhhhhhhhhhh hungari aaan la cayaaarnay waxa qamaarayna waaa gangistro oo hugariyan ah mesha liverpool shaqo kuma lahan lkn qamaarkii dhaxmaray sir alex iyo mancini aaan sugena fadeexada waxa ka qeeb qaatay qamaarka ferdinand & zabaleta ka aqari xanta daily mail
Farah
05-February-2013 at 7:13 pm
War horta waxa laga hadla fahma ciyaal man united waxadna ogatan in weli baritan socdo kooxo badana ay daqada ka bixi doonan viva liverpool
nuur
05-February-2013 at 7:12 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk asxaabey manta le ayay ahayd markaylahayen tageerayasha liverpool markaylahayen man united aya rifare ku socota kkkkkkkkk liverpool aya moryaan ah viiiiiva man red viiiiiiiiiva rooney
zargax
05-February-2013 at 7:07 pm
ASC MAXAA AFRIKA LOOGU RIIXAA MUSUQA YURUBA WEY YAQANAANE???
Saidic AJ
05-February-2013 at 6:56 pm
K.k.k.k.k.k.k. haye awaye dadki kuqaylinayay man utd wa koox fifa kusocota cml viva man utd RUNEY N RVP
youssef
05-February-2013 at 6:52 pm
liverpool mooryaan nimay waxkuqaadeen kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva man utd
khadijo
05-February-2013 at 6:49 pm
liverpool mooryaanta uk halaqabto
hi man utd
05-February-2013 at 6:47 pm
liverpool mooryaan ta england viva man utd
hi man utd
05-February-2013 at 6:45 pm
shalay ayaan ugadigay tagere liverpool ah oo af lagaado naguhaya aan iri ismahubtaane afdheridi jooji haatan na iyagay kufurortaa kkkkkkkkkkkkkkkkk
viva man utd 4 ever
maanka cade
05-February-2013 at 6:45 pm
guul iyo guuldaro wanku qanacsanahay kooxdeyna liverpool thanks qoraa sare mohamed baleti
maanka cade
05-February-2013 at 6:42 pm
liverpool vivi