Kooxda Barcelona ayaa u dhaqaaqi doonta weeraryahanka Manchester City Sergio Aguero sida ay daabaceen wargeysyada ka soo baxa Spain.
Punto Pelota ayaa sheegtay in Blaugrana ay eegi doonto ciyaaryahanka xulka Argentine dhamaadka xilli ciyaareedka iyadoo wararkuna sheegayaan in laga yaabo in David Villa uu ka tago kooxda.
Weeraryahankii hore ee Valencia ayaa lala xiriirinayay dhowaan in bisha June uu u dhaqaaqayo Arsenal,waxayna taasi sababtay in kooxda Barca ay isku dayi doonto in ay 24jirkan keento Camp Nou.
Aguero ayaa qaab ciyaareedkiisu uu wanaagsanaa tan iyo markii uu ku biiray kooxda ka dhisan dalka Ingiriiska waxana uu u dhaliyay sagaal gool 21 kulan oo uu saftay. Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in weeraryahankan lagu heli karo lacag dhan €45m.
Hase ahaatee warkan ayaa waxaa shaki gelinaya iyadoo dhowaan ay soo baxayeen in Barca ay la soo wareegayso xaggaaga soo socda Neymar.
cabdi
07-February-2013 at 9:47 pm
waa difiican inaan kaqay galo aragtidan
Mustaf
07-February-2013 at 7:04 am
Man city hadu ukatako aguero ayad maniyad jabeyso maxa yelay waxa lakena ciyariyahanka lagu magcabo idso gafeni manchester united sida horyalka uku qadno wo sahlanyahay
Haaruunhargeele
07-February-2013 at 12:43 am
Haruun dookhan my name than re man u ku re argetinad kari la aydene ma labo haday noqdan bad karaysan messi agüero matagayo wayo wa argaga xisada man un hadu tagana walalkis teves ayu katagay wuxuna utagi isla walalki messi
ba
06-February-2013 at 7:15 pm
neymar ayaan rabnaa hadaan nahay tageerayaasha barca inkastoo aguerana ow liidan viva barca
Abdiweli kashka
06-February-2013 at 4:50 pm
Wiligey matakeri d0n0 city way0 wa timka an xafiltamna ee 3-2 ayan xafadoda kuracni lkn April inshalah 0ld traf0rd imada deh hadana mid mid madaxa tarmush ninkiga jibinin wad argi d0ntin viva united waba dad iskuxiran united united united.
Abdiweli kashka
06-February-2013 at 4:45 pm
Aguer0 marabna Viva barca viva man united.
Suhayb yare
06-February-2013 at 2:00 pm
Barcelona waa ay ka maranta augero hadu u yimado no problem hadi kalana meel ma go’eso marka akhyarey barca wa koxda adunka ugu qatarsan ronaldo marku maqlo wu xanusada k.k.k.k.k.k.k. Xavi messi puyol villa iniesta and pique alba valdes viva barca
Saacid
06-February-2013 at 1:53 pm
Wlh waa lagayaba inu kubiro koxda barcelona mada ay fasaxayan ciyaryahankoda David villa marka macqul waye badalkisa inay uqataan viva united the reds
yasin ismail ali
06-February-2013 at 12:02 pm
aguaro meelna uma socdo sababto to ah man city wuxuu ku naaloonayaa wakhti fiican lacagna man city ayaa loga danbeyaa kalumaysiga naga dayaa aka damiginii miyuu kacay aad ku faani jirteen man city for my ever
Suraj mncity
06-February-2013 at 10:29 am
Kkkkkk war meel uma socdo ninkaan hada ayuuba qandaras hor leh saxiixay halked u wadaan kama kaftano ninkaan
Sharmake
06-February-2013 at 10:05 am
Aguero wuu tagikaraa barsa waayo barsa waa koox wayn
LAMIIZ
06-February-2013 at 9:29 am
asc wlhi AGUERO waa ceyar uahaan wanaagsan oo tayonah leh mida kale aniga uma malnayo in MAN CITY ay fasixi doonta
Xaqaani@man blue
06-February-2013 at 9:13 am
Sergeo meela umasocdo qandaraas horle ayuu usaxiixayaa man blue viva aguero and nasri
aguero
06-February-2013 at 8:32 am
hadii o baxayo wuxu tagaa real madrid lkn waa goorma 2sano kadib asago the best player in the world ah
man city boy geedi yare
06-February-2013 at 8:24 am
aguero wa xidiga horyalka abihisa wa ninka man untd kadhigay dharka k k k k k k k k k k k k k k k k k viva man city and jo hart and kombany and silva and yahya and tevez and d.zeko and aguero all viva
EL SHAARAWY _ DZEKO
06-February-2013 at 6:56 am
kkk aguero wa wadnaha man city meelna uma socdo cadawgenu say ujeclan lahayen hadu tago kuwan man u tagero waa carur kan ugu weyn waxan ku qiyasi laha 14jir ama 16jir marka carurey qarasta nagadhafa nana xusmeya isku facmanihine viva barce ac milan and my heart man city 4ever
canadian barcelona
06-February-2013 at 6:52 am
Waa caadi messi ayaa sxbkii ah o kaso dhameenaya
Ciiltire(budbud)
06-February-2013 at 6:42 am
Asc bahda laacib net iyo asxAbta kuxiran oo dhan then ageuro marabno hadan nahay tagerayasha kooxda adunka waayo waa nin khasaro badan 10 janis markuu Helo ayuu halmid dhalina so namaqanciyo sargio but naynar waan ubahanahay viva budbud
Macane
06-February-2013 at 5:51 am
Ha iska ado city team ma ahee siuu ula ciyaro xidiga adun leo viva my count
Caaqil114
06-February-2013 at 5:17 am
augero mancity ayaaba ku tiirsan marka ilama ahan inuu imaanayo barca.
s nasri toure
06-February-2013 at 2:38 am
ma dhaceyso augero wa libaahyada m city ee tevez wuu ku xigaa xadey dhacdo
viva man city dzeco tevez
cumar barcelona man utd for ever
06-February-2013 at 1:45 am
sxb welcome to barcelona
rivaldo
06-February-2013 at 1:30 am
wah wah aguwero wa ficanyahay waxase kasi wanagsan neymar
Abdikadirheroboyz
06-February-2013 at 6:36 am
Ha.iska ado Barca man city team.ma.aha
Abdikadirheroboyz
06-February-2013 at 6:39 am
Aqiyaaray cawa ciyaarta kawarama Brazil vs England
liibaan
06-February-2013 at 12:00 am
Haa waa macquul ku soo dhawaaw barca u and nalmaarba laatiiniyaan waan rabnaah
liibaan
05-February-2013 at 11:58 pm
Ku soo dhawaaw barca
Cade
05-February-2013 at 11:47 pm
Macquul maahan aguero he will stay in city
kowte
05-February-2013 at 11:44 pm
waa laacib barkana wuu anfacaya