
Kulan Champions League ah oo lagu ciyaaray England ayaa ka mid ah kulamo la sheegay in natiijooyinkooda la qorsheeyay taasoo qeyb ka ah baaritaanka ciyaaraha kubada Yurub ee natiijooyinkooda la qorsheeyo si qamaar loogu guuleysto.
Hay’ada boliiska Yurub ee loo yaqaano Europol ayaa sheegtay in inkabadan 380 ciyaarood oo lagu ciyaaray 15 wadan oo Europe ah oo ay ku jirto kulan Champions League ah oo lagu ciyaaray England seddexdii ama afartii sanno ee ugu danbeysay baaritaan lagu wado oo looga shaki qabo in sharad sharci darro lagu guuleystay oo gaaraya 8 malyuun oo euro.
Ciyaartaas Champions League ayaa arimo sharciga dartiis ah la xiriirta loo magacdhabi karin, laakiin kaliya lix kooxood Manchester United, Arsenal, Liverpool, Tottenham, Manchester City iyo Chelsea – ayaa Champions League u tartamay mudadaas.
Ciyaaraha kale ee baaritaanka uu ku socdo ee natiijooyinkooda la qorsheeyay si sharad loogu guuleysto waxaa ka mid ah Koob Adduun, isreebreebka koobka Qaramada Yurub, iyo labo kulan oo Champions League ah.
425 saraakiil isboorti, ciyaartoy iyo danbiilayaal kale ayaa ka mid ah dadka baaritaanka uu ku socdo ee lagu tilmaamay inay musuqmaasuq ku kaceen.
jaabir
06-February-2013 at 6:20 am
adeer waxba hais xiijinina iskana suga wax walba fagaarahay imaan doonaan vivachalsea
dirir
05-February-2013 at 9:09 am
aniga fikirkayga waa chelsea v barce
Arsenl
05-February-2013 at 1:30 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wa man und dulida seri b hadan galin Ayayay i tala
Kun aguero
04-February-2013 at 11:59 pm
Kooxda aduunka ugu musuqmaasuq badan waa man united albirayaasha ayey iibsadaan taasna dood kama taagna chelsea iyo liverpool iyo arsenal iyo man city musuqmaaasuq laguma sheegi karo taasna qofki caqli leh baa og ilmahaan iska qeelihaayo ha aamusaan
iskurusyoon
04-February-2013 at 11:12 pm
waa slmantihiin bah da sportiga jecel sln kadib fikirka wanaagsa n waa qayb kamid ah sports ka aflagaadada waareebantahay hadal nin wayn maaha wanaaga udhawaada mahad sanidin
saadaq yare
04-February-2013 at 8:37 pm
anigu waxaan umaleenaa 2009 4 penalyies oo laga diiday chelsea heheeeeeeeee isn’t it?
c.casiis xaaji nuur
04-February-2013 at 8:01 pm
danbigas hadii koox lagu helo waa kooxo kale ma ahnaeeman utd maku jirto man utd lugteda ayey isku soo sartay dadkan dhahayo man waxay gadataa garsoorayaasha qarar ayaa hayo sida quruxda badan oo ay usoo bandhigtay ciyaraha ayey ka yaabanyihin sxbayaal man waa koox wen weyna iskla wentahay musuqmasuqa ee kooxaha kale halaga radsho kkkkkkkkkkkkkkkkk.
Mahdi blues
04-February-2013 at 7:54 pm
2009 Chelsea vs Barcelona.
Mahdi blues
04-February-2013 at 7:54 pm
Dadku ma is indho tirayan mise aqoon la,aan baa u geenaysa, Kulankaasi waa iska cadyahay. waa Chelsea vs Barcelona 2009. Bulshada caalamka o dhan baa hadal haysa kulankaasi maanta.
jamac
04-February-2013 at 7:54 pm
manchester waxba yaan laga daba qeylinine ee baladinku koob qaada si kasta oo aad ku qadaadi kartaanba
Abdi _blues
04-February-2013 at 7:43 pm
Waxaan hubaa koox kale inay na samaynayn aan ka ahayn kooxda
OLD TRASHFORD
Vavi
04-February-2013 at 7:00 pm
Hada kox ayalagahadlöya mahine fifa lagama hadlöyo
Vavi
04-February-2013 at 6:54 pm
Arsenal hadi aywaxmasuq masi laheyd 8sana koob la’anma ahalaheyn sadar muqda sualkadhan wana manutd vivì ARSENAL
maxamed faarax
04-February-2013 at 6:53 pm
war meesha livarbool ka saara si loo dheelo chambion way ilowday ee ciyaartu waxay ahay chalsea iyo barcelona kkkk kuwa liver taageera iyadoo chambions league lala xiriirinayo bay waxay rabaan in dacwad lala xiriiriyo oo ay magac dhow ku yeeshaan
carrick
04-February-2013 at 6:47 pm
Habarkasta man united ayay afka lasoo taageysaa war platter yaa ka musuqmaasuq badan qofki isku daya in Uu xilkiisa isusoo sharaxo ganaax ayuu dul dhigaa wax aad ogtihiin ma jiraan shalay ayaad barateen kubada cagta ee iska aamusa
carrick
04-February-2013 at 6:42 pm
Amin ninka la baxay man united afkaaga ka bixi yaa fifa ka musuqmaasuq badan
oswdrjao
04-February-2013 at 8:02 pm
war w man u iyo chelsea duliyasha nacala dgalee
amin
04-February-2013 at 6:05 pm
kkkk kaas yaana lisku hibin man utd koox ka musuqmaasuq badan majirto shekaadaas ayada lataga
AAR
04-February-2013 at 5:27 pm
hadi cid lagu helo dambigaas wa man united o kali majirta cidkale oo qiyaanadas sameyso viva.arsenal
nuur
04-February-2013 at 5:22 pm
Asc akhyarey waxan ogaadey markaan badhitaan badan sameeyay in man united ay cadadis ku hayso arsinal iyo liverpool iyo chelsea marka waa in laga qabta si ay wax unoqdan nadiyadasi kkkkkkkkkkkkk wale waa kox adag viiiiiiiiiva united viiiiiiiiiiiiiiiiva inta taagerta
faahin yare vivva arteta jack cazorla
04-February-2013 at 5:11 pm
war kan vidig ku soo qortay arsenal ma waxad u maleysaaa iney barca qamaar uga badiday sida women united ma nihin anaga barca si layaqaan ayaan uga badinay lkn camp nou refree ayaa naga eexday kulan la baaraa waa kii barca iyo chelsea kkkk
sihaam Barcelona
04-February-2013 at 4:47 pm
kunlan kaas waa layaqaan waa arsenal vs Barcelona musuq maasuquna waa arsenal halaqabto toogo
kilmi cade
04-February-2013 at 4:47 pm
priemer league in lagu sameeyo baritaan ayaa wanagsan man utd oo garsoorayasha gadanee ayaa jogo fadexad way ka dhici laheed markaas waxba yaan leesku mashuulin champion ka
Fitaaxlfc4life
04-February-2013 at 4:39 pm
Man utd vs man city waaaye qamaarka sanadkii hore ee horyalka waxaa keenay qamaarka waa mancini wuxuna ku daartay sir alex weyna cadahay in lacagta laga cunay sir alex hhhhhhhh 8 dhibac ku heesa ee ila qamaar la dhahay duqa sir alex wu aqbalay ii man yook waana la dishtay marka labada man serie B haloo diro mancini iyo sir kanaax adag halo diro kkkkkkkk viva loverpool nd skipper G
Abdifatah villa
04-February-2013 at 4:27 pm
Yaah! Qamaar ku laha hadey run shegayan Primier leagu baaritan hagu sameyan specially man.utd hala baaro wa koox refere yada lacag siisa VIVA LIVERPOOL
Yaasiin c/lahi omar {shakra}
04-February-2013 at 4:27 pm
Kubada cagta hada adunka kajirta aya inta bdn u eg mid qamar ah sababto ah ciyaraha premi leage iyo champi kaba hadad firiso natijoyinkoda waxa kusobaxaya in wax kadambeyan
Suudi Yare
04-February-2013 at 4:18 pm
England waxaa ka jiro musu maasuq aad u weyn waa in talaabo sharci ah laga qada
Vidic
04-February-2013 at 4:02 pm
Sxb kamaara waa runta arsinal ayaa xooxaha england qamaarka qorsheyso
Vidic
04-February-2013 at 3:58 pm
Kulankaas waa laguu hayaa waa arsinal vs barca wenger ayana qorsheyay ciyaartas viva man united
Deeq
04-February-2013 at 3:52 pm
Walobahanxahay in baritanlasameyo
Deeq
04-February-2013 at 3:50 pm
Dhawan nadiyan 2ba ah ba ser b lodiraya oo egland ah marku baritanku dhamado waku we? Akhyarey kaso jawaba?
Deeq
04-February-2013 at 3:45 pm
Wa man.united kaliya kuwa wax isdama mariya england seer b. ama c. lodiraya baritanku marku dhamado kkk guul liver.reds kkkk every know that?
Adan
04-February-2013 at 3:34 pm
Kkk musuqmasuqa mahan champions league balse englan priemer league ayaa ka musuqmaasuq badan waxana uma laynaya in fadexad wayn kasobaxdo england sidii tii italy