Wenger: Arsenal Maxay Wax U Soo Iibsaneysaa Marka Gervinho Uu Yahay Xiddiga Ugu Fiican Qaramada Afrika. | Laacib.net
Home » Africa » Wenger: Arsenal Maxay Wax U Soo Iibsaneysaa Marka Gervinho Uu Yahay Xiddiga Ugu Fiican Qaramada Afrika.

Wenger: Arsenal Maxay Wax U Soo Iibsaneysaa Marka Gervinho Uu Yahay Xiddiga Ugu Fiican Qaramada Afrika.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 4-02-13 1:05 PM

249871hp2

Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin sabab kooxdiisa uu u xoojiyo bishii Janaayo marka ciyaaryahanka ay kooxda iska leedahay ee Gervinho uu ahaa ciyaaryahankii ugu fiicnaa koobka qaramada Afrika.

Gunners ayaa haatan kaalinta 6aad kaga jirta horyaalka Premier League waxaana ay afar dhibcood u jiraan kaalinta afaraad, waxaana ay bishii Janaayo soo iibsatay kaliya Nacho Monreal.

“Si adag ayaana uga shaqeynay suuqa kala iibsiga, meel walba ayaan joognay. Waan jeclaan lahaa inaan qof kale keensano laakiin ma aanan helin qofna.

“Koobka qaramada Afrika, ciyaaryahanka ugu fiican waa Gervinho. Waa wax iska fudud. Waa maxay sababta aan suuqa u aadeyno marka ciyaaryahanka ugu fiican uu yahay Gervinho? Waana heysanaa Gervinho.

“Manchester United, yeey soo iibsadeen? Chelsea, yeey soo iibsatay? Liverpool wax beey soo iibsatay. Man City waxba ma soo iibsan – hal sabab kaliya.

“Kooxaha sarsarre, waa ku adag tahay inay kooxdooda xoojiyaan inta uu socdo xilli ciyaareedka.”

Gervinho ayaa ku soo laaban doona Gunners isbuucaan ka dib markii xulkiisa Ivory Coast ay xalay ku soo hareen wareega 8da ee koobka Qaramada Afrika.

24 Responses to Wenger: Arsenal Maxay Wax U Soo Iibsaneysaa Marka Gervinho Uu Yahay Xiddiga Ugu Fiican Qaramada Afrika.

  1. Khadar dhoolayare Reply

    05-February-2013 at 12:28 pm

    Arsenal wish u success

  2. axlaan quruxLey Reply

    05-February-2013 at 10:25 am

    Viva arsenal I love arsenal

  3. axlaan quruxLey Reply

    05-February-2013 at 10:19 am

    Arsenal wa tiim jiro baskedane lagu qanacsan yahay lkni dhameystir malahan sida weraryahan xogan arsen wenger in uu baqtiyo mahne si kaLe arsenal uga tagin mayo wecelkaas viva haruun cade viva arsenal viva jclka wa jira viva somalia viva axlan ifka N haruun I love him

  4. Diyaabi Reply

    05-February-2013 at 9:09 am

    Arsenal oll time is arsenal

  5. dr mustaqbalka Reply

    04-February-2013 at 8:59 pm

    asc asaxabta wenger wa tabare wanagsan lakin waxan dhihilaha ciyartoyga u tababaro yuna si fudud udirin dhib malaha dorkan wana kaqaybgalidona championka sanadkka danbana wan qadi dona kobab badan inshlah

  6. osman Reply

    04-February-2013 at 8:09 pm

    dada maa ah arsenal

  7. Samatar yare baydhabo Reply

    04-February-2013 at 5:29 pm

    Hadaan fikradeyda ka dhiibto arsenal cayaaryahan kale uma bahano hada ayadaaba isku filan dhinac kasto

  8. RED REVILLS Reply

    04-February-2013 at 4:24 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  9. ahmed Reply

    04-February-2013 at 3:23 pm

    war odagaan afka xun aa nacay anigana mar walbo saxaafada waxa uu leeyahay ciyaartoy nagu filan wan heysanaa ee wax mey utaraan kooxda kan yaa meeesha inooga buriyo waa dhismi laheen markaas
    viva arsenal

  10. Sharci yaqaan Reply

    04-February-2013 at 2:58 pm

    Hadaba waad haysataa wax ku tar

  11. mustafe ali adde Reply

    04-February-2013 at 2:55 pm

    a s c sxbyaaaalwaxan taaraha city oranlahaa inuu is ka ilaaaliyolaharidda uu laharo laacibka weynee samirnasri lkn hadduu soo qaddimo habeenkasta waxan laseeexanlahayn guuuuul iyo saddax dhicood thanx

  12. Abdala karaama-16 Reply

    04-February-2013 at 2:23 pm

    Sax a.wengar inta jogto ciyartoy uma bahnin wan hesana ciyartoy fcn bal waxa hubal ah in ad iska jojiso ciyartoyda fcn o ad iska gade mida kudadal

  13. chelsea Reply

    04-February-2013 at 2:14 pm

    arsenal poolo cago way nayaal melgaari mayso kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. Eng-carab Reply

    04-February-2013 at 2:01 pm

    waa sax arsenal uma baahna dhexda iyo weerarka aad ayey uga dhisan yihiin waana is fahmayaan hada ma ihi taageero arsenal naadigeygu waa Manchester United lkn waan qadariyaa kooxda ugu baaska fiican England umana necbi sida kooxaha isla qabka weyn hadana aana QPR iska celin karin ee Man City iyo Chelsea Viva RVP and Rooney viva sixirka shabaqa ee Chicharito

  15. Nuurb10 Reply

    04-February-2013 at 1:57 pm

    Arsene wenger wa ilasaxsanyaha sababto ah arsenal uma bahna xidigo waxan ku faraxsanahay inow solabanayo sebdida gervenho sihaam farkaliged folmadhaqdo ayaa ladhahay kaligis ayakadhex muqday xulka dadal iyo aman inta goal oo u dhaliye aya ugu finalan viva chamberlain

  16. Yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaabka Reply

    04-February-2013 at 1:56 pm

    Belayo ku qaadatay warkan damiirki wuu kadhintay booska uu ku jiro xitaa uma muuqdo lama yaqaano wuxuu rabo koley intaad joogto kooxda guul iyo koob midna kama sugayno

  17. AAR Reply

    04-February-2013 at 1:53 pm

    viva. Gervinho

  18. Habiye. Reply

    04-February-2013 at 1:48 pm

    Viva arsenal man unted down!

  19. Fabregas Reply

    04-February-2013 at 1:43 pm

    Viva wengar

  20. Maxamed axmed duceysane Reply

    04-February-2013 at 1:34 pm

    Asc dhaman aqyaarta
    arsenal uma baahno wax ciyaar yahano ah waxan hesana ciyaaq tow tayo leh by

  21. khadijo Reply

    04-February-2013 at 1:30 pm

    arsenal aan nacay shit dadna cub bay kudagaalamayaan iyaguna wax kalaykahadlayaan

  22. sihaam Barcelona Reply

    04-February-2013 at 1:23 pm

    gervinho haduu yahay laacibka ugufica afrika xalaylamareebeen xukiisa ee odagu mar mar siinyo kadhiganayaa arsenal diciif kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  23. Safio Reply

    04-February-2013 at 1:20 pm

    Arsenal wey dhismaysaa after wenger isha allah

  24. Dr.cannaa famouse Cannaa Reply

    04-February-2013 at 1:17 pm

    salaama asxbz funny Gunners
    mcln arsena winger waa sax ciyariyahano wa haysana waxbo kama maqno arsenl
    marka xalada dajiya dhihi laha tagerayasha arsenal melkastoy jogan fifaa colney training centar the gunners

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>