
Warbaahinta Spain ayaa qoreysa in isku dhicii Messi iyo daafaca Real Madrid Alvaro Arbeloa ka hor iyo ka dib kulankii El Clasico in ay la xariirto eray uu ku dhawaaqay Messi ka hor kulankaas xilli la joogay Barkin-ka gawaarida ee garoonka Real Madrid.
Wargeyska Marca ayaaqoraya in Messi uu ku dhaawaqay erayga doqon oo uu ku yri Arbeloa halka wararka kalana sheegayaan in uu ku dhawaqay (Bu Bu) iyadoo ereygaas loogu yeero eyga inta badan qayliya taasi oo ka careysay Arbeloa.
Sidaa oo ay tahay wargeysyada ka soo baxa magaalada Barcelona ayaa beeniyay warkaas oo ay ku tilmaameen olole lagu wasaqeynayo sumcadda Messi iyadoo ay ku andacoodeen in ereygaas iyo erayga doqonba aan laga heleyn qaamuuska Messi iyaga oo ugu baaqay Arbeloa in warkaas cadeyn uu ula yimaado.
Dhanka kale xidiga Real Madrid Jose Callejon ayaa isna shaaca ka qaaday in uu maqlyaya Messi oo erayo aan wanagsaneyn ku dhawaqaya gaar ahaan isaga oo kaaliyaha Jose Mourimnho ku leh waxaad tahay boonbalo u tahay Jose Mourinho , waxaana xusid mudan inn Messi iyo Arbeloa dood aad u xoogan ay dhex martay.
Fuadyare
02-February-2013 at 2:52 pm
Asc dhamntiin lkn messi lagayabe in u qaldami balse ninkan isku modo in u la hardamo messi aniga waxa dhihilaha talo ma heside caga ka soco awalbo ben ben bu kugu wado murion kkkkk
xamse
02-February-2013 at 2:41 pm
sxp kaas maxa laga cayaa ma iyga esku lebal ah asxabey kaas mesi xita inuu caydisa ku khasariyo mahaa
alonso
02-February-2013 at 1:11 pm
kkkkkkkkkkkkk
horta messi waa uu khaldanyahay 2011 kii kubad ayuu ku dhuftay qof taageero ah maantana ciyaaryahanayuu caayey markaa waa in laganaaxaa xidig aduun ma caytamo isagu gaadhi maayo zidane ,ronaldo.figo beckham and carlos uf messi dalkiisa ayuu wax u qabanlahaa
sadaq
02-February-2013 at 11:50 am
maxaa lagacaynayaa asaaba damin ah magac ayuu raadinayaa messi ayan qabankaraa in ladhahuu rabaa lkn kooxdan madrid ladhaho marki ay barca wax kaqaadiwaayeen ayay dagal iyo qaylo bilaabaan edebta soo barta
abuukar kulmiye
02-February-2013 at 10:28 am
kkkkkkkkkkkkk reer real messi saas shaatiga uga wasaqoobi maayo ee wax kale maheysan tuugi morinho ayaa qorshahaas wado arbelo iyo messi maba aha laba nin oo isku qalmaan noocas maxaa laga caayna asagaaba damiin eh markuu iska waayay line upka fifa soo xushay ayuu calool xumaaday
abuukar kulmiye
02-February-2013 at 10:25 am
kkkkkkkkkkkkk reer real messi saas shaatiga uga wasaqoobi maayo ee wax kale maheysan tuugi morinho ayaa qorshahaas wado arbelo iyo messi maba aha laba nin oo isma qalma noocas maxaa laga caayna asagaaba damiin eh markuu iska waayay line upka fifa soo xushay ayuu calool xumaaday
Zamukhi
02-February-2013 at 8:04 am
Messi Hala Daayo Waa Xidiga Aduunka Arintani Waa Mid Lagula Dagaalamayo Sumcada Messi ee Halaga Fiirsado……….
geyre yare
02-February-2013 at 7:40 am
messi wuxu ilaway wuxu yahay wuxu kalo ilaway ninku cayey inu spanish yahay gaajadi ba xoga ka fuqday markasu dad cayn bilabay abalkisa laga warabinaya waxana lagu celin halki qol o ay argentin kulahayen
Xasaan c/laahi
02-February-2013 at 6:27 am
Asc all bahda laacib.net jir oo joog lacib.net hadan arintan kahadlo waa arin xaraabadleh misse iyo arbelow waa 2qof misana dagan 2baduba misse wa bani adam wu idhihi karaa lakin sida looga bartay mucjisada adunka waa run low marka u hdlo ayaa la ogandonaa mise horaa ben loga shegay bentana wey cadatay hadana sidaa iska dheh la arki doone cida qaladka leh
Faysal
02-February-2013 at 12:13 am
Hala daayo laacibka aduunka viva Milan
cumar
01-February-2013 at 9:04 pm
sxby anigu kuley amin mayo messiy gardaro gestay sii bu kuyaha xidiga dunid hadu qald gesanyo lam siin lahen arbelowna waxan leyah ben ayu dho dhobay rer realna is ka aamusa waxsi wa lashego ma ahnee
maxamed cabdilaahi xussen
01-February-2013 at 8:14 pm
messi ayaa edeb darn ayaan odhan lahaaa waayo waxa kale ayuu isoo mooday
maxamed cabdilaahi xussen
01-February-2013 at 8:12 pm
meesi sharfta ayaa laga dilya marka maare layaya
oo w
soomaal suarez
01-February-2013 at 8:05 pm
meesi sharfta ayaa laga dilya marka maare layaya
oo w
soomaal suarez
01-February-2013 at 8:00 pm
waar waxaan aad ku maxaa faaido inogu jirtaaaaaaaa??????????????
Ducaysane
01-February-2013 at 7:22 pm
Viva Messi!
xamza
01-February-2013 at 7:03 pm
asc dhamaan arbeloowa wax magaciisa sheeg sheego ayuu waayay 11ka fiifa ay soo xushay wuu iska dhax waayay waxa uu rabaa in ladhaho laacibka aduunka iyo arbeloowa ayaa isku dhacay kkkkkkkkkkk reer real warkalana idinkaan idinka sugeenaa ee yaan lanaga wasaqeen laacibka aduunka viiva messi forza barceloona
xamza
01-February-2013 at 7:00 pm
kkkkkkkkkkkkkkk cayaartooyda real markay sikale kuqaban waayeen laacibka aduunka miyay leeyihiin hadana waa nacaayay kkkkkkkkkkkk iyagaaba gacanta ugu istaagaayay arintaan waxaa kadanbeeyo murinho waayo waxa uu ogyahay messi waxa uu yahay iyo sida uu uciil ciilo celjon asna marqati furkaas waxa uu kuqal qaalsanaa boos joogta ah kkkk yaa aaminaaye hee 2wadaba waa reer real messi vs real madrid kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hahahahahaha kkkkkkkkkkkkk kkakakakaka
mr.4k
01-February-2013 at 6:59 pm
salaan sare dhaman bahda laacib.net iyo asxabta ku xiran runti waxba ka dhacay meesha hadi wax la caayo waxa dadka caayo tagerada real iyo ciyartoydoda balse messi muxu ka caayna arbeloa wayo heer magarsisna mise wuxu iska rabay in la dhaho leo aya waxa loganaxay arbeloa dartis nacas dheh looooolz madrid viva barcelona viva leo messi xavi harnandez andres iniesta all players
jalaato
01-February-2013 at 6:44 pm
Messi wa kibir badan yahay wo ismahadshay yu kutashana markoo hadaladaas dadka kudhahyo xog kumaba dhamee curyanka faraha gaban leh tankale nacaska usaran tahay chelsea tv asagaba doqon ah marko arbiola kutilmamayo shaqli messi kadhigan mayo messi asaga bahi ah o kobabka iska xarashay o rer kisa arjantiin bahi kudiloysa messi xogtiisa xabad kama ogid e tagero nimo sidaas lama dhaho e fakir chelcea tv nacas kahor majirin viva ronaldo and RVP
deqo man united for ever
01-February-2013 at 6:36 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva messi
salu
01-February-2013 at 6:34 pm
wan idin salamay dhamaan asxaabta ku xiran shabakada laacib.net oo ino fududeysay in aan wax badan ka ogaano sportiga calaamka wana u mahad celinaa tan kale ma jirto qof sumcad ku le spotrska hadane cid kale been kasheegayo mise wa u cayey lkn sidas uma sii baladhno all thnks
chelsea Tv and barce Tv
01-February-2013 at 6:10 pm
arbeola mgcisa ayu kawayay jaraa’idada calamka markasu raba in ladhaho isku dhici leo iyo arbeola intas ayu raba nacaska mesi shaqalo xita kama dhiganayo ronaldo ayad u naagaysan dhamantin mesi caseeyihisa xita man0qonaysid
chelsea Tv and barce Tv
01-February-2013 at 6:07 pm
maseer aya idin haaya adunyada dhana sidas ah qofki heer garo in cadawgisa bdnayo
chelsea Tv and barce Tv
01-February-2013 at 6:06 pm
k.k.k.k.k.k.k.k.k. 4ta ballon d’ore aya idin ka xanaajisay wasaaqin mesi wa ma hadle beenta kadaya sumcadisa kamaseer san tihin
C/casis haaji
01-February-2013 at 5:56 pm
Maxa ben la dhoo dhoobay arbiyoole asaga ayaana ka xanaajiyay messi waxeyna eheed siyaasad uu dajiyay jose si mesi aanu gool uga dhalin lkn waa in sharciga lageeya arbiola
Gaas
01-February-2013 at 5:54 pm
meeshaas may naf idinka gashay, hhhhhhhhhhhh, nin daad qaaday xunbo cuskay, masaakii masaakiino dhaleen, wax cad hadii ay hayaan waa la soo shirtegi lahaayeen masaakiintaan, huuro huuro
Mr.m.k
01-February-2013 at 5:52 pm
Umamalaynayo inay erayadasi kasoobaxen messi why messi wa nin akhlaqbadan. Real ayaa markay sikale isagaqabankariwayen ayay aflagaado miciinkadhigten sory
Nuurb10
01-February-2013 at 5:46 pm
Maxa udiliwaye ciil badanaa
Abshir lucky
01-February-2013 at 5:46 pm
Missi waa player isla kala baxay waa in sharci lagu qaado oo la ganaaxo 3asbuc ama ka badan i am suport chelsea plues waan salamayaa dhamaan bahda laacib.net iyo tagerayasha plues
Nasri Barcelona
01-February-2013 at 5:41 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Messi waa lagaa raba inaad caayso doqomada. Midda kale Messi dharbaaxsho ayaa lagu dhuftay asba inta ay ciyaarta socotay.
Ozil
01-February-2013 at 5:36 pm
Messi waa in talaaba lagaqaada viva real
kagawa
01-February-2013 at 5:29 pm
Kkkkk mesi waaaa hoos kanoole dadka hoos ayuu kaceynaya. Arbaloe waa is banis asiga oo arjantiin xun ah muuu aflagadeynaya haduu wajigisa iyo afkisa dheer arkilahay maba hadleen viva ronaldo
yaaki yare
01-February-2013 at 5:29 pm
wiilasha murinho markey maaro uwayeen xidiga dad yar ee massi ,wexey bilabeen in been aburasho bilabaan iyo wuu i aflagadeyay iyo erayo aan loojogin
Farah
01-February-2013 at 5:29 pm
Hahah uma maleyney missi inu qof doqonimo ku caynayo hadu yirado missi qof doqon ayatahay cid doqon noqoneysa majirto asga ayaba lagu xanta doqon nimo iyo dhagol nimo yab badana
Maxamed
01-February-2013 at 5:20 pm
Looolz waa wax iska cad in messi laga maseersanyahay oona la doonayo in sumcada looga dhaco, laakin taasi qof ka aamineeso ma jirto, sababtoo ah messi hadu nin xun yahay difaacyada kale ee aaduunka aya kasoo sheegan lahayeen, marka real waxee raban mar marsiiyo.