Kabtanka kooxda Man United Vidic ayaa uga digay ciyaartooyda United in ay is dhigin kulamada soo socda ayna xoogga isugu geeyaan sidii dhibco badan u aruursan lahaayeen si horyaalka sanadkaan ula hoydaan.
Xidigaas 31-sano jirka ah ayaa muujiyay in uu si weyn ugu faraxsan yahay in United ay ku fadhido kursiga hogaanka illaa iyo haatan , waxa uuna ku adkeysanayaa Vidic in wadadu ay weli dheer tahay loona baahan yahay dadaal oo aan fursadaha la qasaarin sidii dhacday xagagii hore oo afarti kulan ee ugu dambeysay qasaariyeen fursado ay ku qaadi lahaayeen horyaalka.
“ aad ayaan ugu faraxsanahay guulaha aan soo hoyinay illaa iyo haatan xalkeena aad ayuu u wanaagsan yahay maadaama ManCity todobaadkaan bar bar dhac gashay” ayuu ka yiri Channel-ka Man United.
Kabtan Vidic ayaa intaa raaciyay “ waa in aan xoogga saarnaa kulanka Fulham maadaama ay adag tahay in looga badiyo hoygooda , waa in kulankaas ku xisaabtanaa in sedexda dhibic soo qaadano ”.
Hadalka Vidic ayaa soo baxaya xilli tababaraha Man City Roberto Mancini uu ku adkeeysanayo in kooxdiisa ay awood u leedahay in horyaalka sanadkaan qaadaan inkastoo dhibco aad u sareeya laga horeeyo.
Abdifattah Gaanbe
02-February-2013 at 3:40 pm
MAN UTD. Wali wal wal wa qaban wayo shaqadan wa shaqo adag koxa ha ceyrsanaya wa koxo nifas badan marka lofirsho UTD. Ku jirta ka bab badan lakin city iyo chelsea wa xa ay kasobaxen ama kahareen FA Cup champions league sas owgeed ayu kabtan ka u dhira galinaya kox disa si aysan udalin……….. MAN UTD. fc.
ismail
02-February-2013 at 4:14 am
haa waa sidaa hadalka u dhigay vidic jawabta ow siyaa tawa baha cty viva man u cidii kufarxi lahed iyo cidii isgaforinlahed waa ayada iyo yelakadeda pro thanxx vidic wowowowowo
Najiib mcne
01-February-2013 at 5:24 pm
Thanks khadijo viva arsenal
c.qaadir Galeer
01-February-2013 at 3:50 pm
khadijo arsenal maxey fa cup qadaa man utd ayaa lagu adinaya hadey Blackburn kasoo badiyaan sanadkan rvp ayaa joogo kabtankane waa fit dhawac mahin sanadkan premier league kaliyah marabno fa cup xataa waa qadeynaa Viva Tom Cleverley And Danny Welbeck
RED REVILLS
01-February-2013 at 3:41 pm
viva manufc
Safio
01-February-2013 at 3:09 pm
Kkkk no calacal man utd sanadkana sidii armay dhacdana viva khadija fc
abdirahman mohamed
01-February-2013 at 2:43 pm
waa sidaa uu sheegay kabtanka kooxda vidic waa inaan laysdhayalsan sidii liigii hore soo gaadhay islamarkaana fursadaha ka faaideeyaan
omar goley
01-February-2013 at 2:32 pm
vidic waa ruuntisa waa inaa xoojina horyaalka sidan uqadilahee 20 kan buxilaheen
hanada
01-February-2013 at 2:28 pm
k k k k 5geem iydoo ka harstahaya itee dhibcood ku hasaya
Vaaaan goooooooaaaaaal
01-February-2013 at 2:04 pm
Viiiiva man u kii neceb iyo kii jecelba waxaan u sheegayaa in wax ka hor istaagi karaa uusan jirin man u cubkan ee ha daalina vidicna wuu baraarujinaa man shit waxba looma hayo viiiiiva man u and fans
Mohamed Nur warabow
01-February-2013 at 1:50 pm
K.k.k.k.k.k. Shaki kuma jiro in man united ay qadeyso sanadkan rer man city waxba haisdalanina
Taakeeraha wen ee man untd
01-February-2013 at 1:18 pm
War shalay majoogin kabtanka hada asaa lugtiisa idinka difaacaya hana umeelina sidii shalay waxaa layiri dawaco meeshii mac ugabarato ayey macluul ugu maqtisaa man site ha ogaato shalay kabtanka ayaa maqnaa mantana wajoogaa viv man untd
man utd
01-February-2013 at 1:11 pm
asxaabta no calaacal
hilaac
01-February-2013 at 1:09 pm
khadijo dhugla ama cebcaw amajeclaw man utd waxba kugufalimayso ee naag yahay af kaagadheer nagadu
m_adan
01-February-2013 at 12:43 pm
tagerayasha man uitid hada o yilahayden sidi sanadki hore o kale ama ad amusi lahayden man city aya iska leh cab kan tas waxad cadaynayah kal soni darada ad qabtin maxa yelay 7 dhicod aninko ku hayah ayad hadanah calacalaysan
A.qaadir yare
01-February-2013 at 12:21 pm
Sanadkaan waa sanad kii roben vanperse lagu soo dhawey lahaay cupkan viv all man utd guul
YUNIZ ISMAIL YUNIZ
01-February-2013 at 11:19 am
Fikrad ahantayda aniga waxan dhihi laha man utd in adkeysato horyaalka ingiriska maxa oo ay ku guleysato
Khadijo
01-February-2013 at 11:03 am
Kkkk vidic and mancini hadaladoda way iska cadahay cida kobkan iska leh utd sanadkan waxba mahayan mancity wa kox an ladhayalsan karin city matagero lkn utd necbahay waxan rajeyna sanadkan in kadhacdo sanadki hore cml kkkkkkkk aguero fA cup yana hortagan gunners qadayso premier mancity women utd kob indhaha masareysin champion kkkk c.ronaldo ozil alonso dimarea ramos benzema xagee umareysan viva arsenal&their funs
Suldan nuur
01-February-2013 at 11:02 am
Sidaaa weye captian vidic u sheeg dhalinta da.da yar in ay fursadan dahabiga ah lumin si an kii 20aad uga guleysano kkkkkkkk mida kale mancini ohintisa ayan rabaa in an ku arko oldtraford kkkkkkk
carcar
01-February-2013 at 10:44 am
waa cabtanka cabtanada xamaasada geli naadiga waayo waa waxa lagugu doortey kabtanka naadiga qarniga waad guleysaneysaa kabitaano viva vidic
Onlf
01-February-2013 at 10:34 am
Mancini wuu iska hadlay koobkan waxaa iskale nemancha vidic
sadiqos
01-February-2013 at 10:21 am
sanadkan wa sanadki man unetid viva kabitano vidic
mahad-casri-guidetti
01-February-2013 at 10:20 am
waaja calaacal viva aguero
cali
01-February-2013 at 10:14 am
wan kuguulesankarna .hadanahay …,city
youssef
01-February-2013 at 10:13 am
vidic cub ka sanadka waxaa le man utd taasina is waydiin ma leh viva man utd for ever
deqo man united for ever
01-February-2013 at 10:10 am
vidic ha wal walin kob ku sanad ka man utd
deqo man united for ever
01-February-2013 at 10:06 am
vidic man utd sanadka way tashatay ciyalka city sanadkii dha wayd le lasiyey fursad sanad kaan waxba loomahayo viva man utd for ever
caliyare
01-February-2013 at 10:00 am
waa runtii vdic haladadaalo ciyaartodey man utd eff chapionss and plg vive vdic
Bashal~boy
01-February-2013 at 9:54 am
Akhyarta wa Runtis Vidic