Sir Alex ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay go`aanka tababaraha qaranka ingiriiska Roy Hodgson uusan ugu yeerin daafaca United Phil Jones kulanka saaxibtinimo ee qaranka ingiriiska dhamaadka todobaadkaan kula leeyihiin garoonka wembley stadium dhigooda Prazil.
Tababare Hodgson ayaa soo bandhigay 24-ka ciyaar yahan e qeybta ka ah kulankaas waxaana ku jira Jones saaxibkiisa ee ay daafac United wada joogaan Smalling kaasi oo heer ciyaareedkiisa United uusan wanaagsaneyn mudooyinkaan .
Macalinka qaranka ingiriiska ee 21-sano jirka ayaa laacibka magadhaw ahaan ugu yeeray kulanka saaxibtinimo ee ay talaadada la yeelanayaan dhigooda Swedan .
Ilo wareed ku dhaw Sir Alex ayaa wargeyska Daily Mail u sheegay in Sir Alex uu si weyn uga carooday go`aanka Hodgson iyadoo Jones uu ku tilmaamay laacib aan mudneyn in laga soo tago.
adam waawa
02-February-2013 at 2:13 pm
Phil Jones wuu uqalmaa
Khadijo
02-February-2013 at 8:56 am
Jones hadan laga tagin ma cahil ba laga taga chelsea matagero lkn jones iyo cahil iskuma matalen daafac qatara grate cahil viva welcott welshere and chamberlian
Matan
02-February-2013 at 8:27 am
Kkkk mesha ma angol ayalaxayisinaya waxa joga cahil oo ah nin badalilaha captan j wana dafaca ingiriska ugu fican wana arkiro dona
axmed amiir
02-February-2013 at 7:13 am
waa uu uqolmaa qof lagatago jones maaha difaac wacan waa fadhadhahle iska dhaliyaa
ali
02-February-2013 at 5:58 am
maxa iga galay alx
abaha, jecelka
01-February-2013 at 11:33 pm
duqa wad walantahay wayo ma mxad rabta inuu iskadaliy0 tas madicikart0, duqa ka ad kaw women untd only, sorrry
Maxamed axmed LFC
01-February-2013 at 11:27 pm
Waraaa kaalay adiga saadadaqadan adiga ma macalinka aya kaqabiirsan tahay see cml mida kale ciyaryahan halis ah ayaa loo dooda waxada tagera nimo miya jones muxu haya nafada waa sax smalling walow uusan line up ka ehen man lkn jones wuu kafiican yahay ee kacarar meesha tababaraha wuxuu kusoo shir tago faraha kala bax magaratay sxb hadad kubad wax kataqan mafahantay mahadsanid sxb
sadaq maxamuud
01-February-2013 at 8:33 pm
kkkk aduunka waaa yaab waxa laga taga jones waxaana lasoo wadaa cahil iyo wax lamid ah war kaaas tababare ma ahan meesha kacarar dheh lescot ma difaaca amoo iska dhaliyaa aaway ragii lagu yaqaane difaaca kkkkkkkk england inkaaraa heesato smalling waa dafac in oo wado waa uu kusaxnaa lkn malarabin in oo katago daafaca caalamiga ah ee reer man jones vivaaaaaaaaa man utd
Mahdi blues
02-February-2013 at 12:50 am
KKKKK Ma G.Cahil baad bar bar dhigtay Jones? Kubada soo baro, hal koox baa qalbiga kaaga jirtana sidaasina ma aha kubad. Jones waa laacib mudan amaan lknse wali ma gaarin heerka Cahill ee xaqiiqda raadi.
RED REVILLS
01-February-2013 at 7:38 pm
waa sax inlaga soo tago JONES … maxaa yeelay wuu naga jabayaa .. ama naga dhaawacmayaa .. markaa waxaan leyahay sirka waxba hakacadhoon .. kuwa kalena waxaan rajaynayaa inanay naga dhaawacmin !!!
manufc
caliyare
01-February-2013 at 7:32 pm
i am so sorry fou egland
Mahdi blues
02-February-2013 at 12:53 am
War Man City 2 sano baaba la yaqaane goormay nolol kuu noqotay?? Wllhi wadan aan joogo marka uu qofku dhaho City baa taageera waa lagu qosla xitta hadii uu commets bixiyo. waayo 2 sano kaliya baa la yaqaan kooxda.
Hodan
01-February-2013 at 6:44 pm
Jones maxxo kaqana lolodhashy waye mesha ma lesku fareya meshan wax jogo oo in kubad ad la qabsan rabta wa qaranka mucjisada adunka barazil marka dhocol kasma maleska so wadana ani ahan waaxan dhihi laha waliged ayn qaranka lagu so darin war da yarta ma arkin miya oo sida barcelona oo kale u ciyara jak wilshire osman carirk calavily difac cahil a cole
mhd
01-February-2013 at 6:07 pm
I canot live without man city.
samatar
01-February-2013 at 6:06 pm
mar waliba ingirka ma xulan yaqaanaan ciyaartoyda bal haduu jones ka tago yuu wadanaa? sorry englan
Ciise.bakeey.is ku duwihii.hore.1995. 205. war geska. Laacib.spotr.+ 27734318999
01-February-2013 at 6:01 pm
Waa. Mudan yahay. In. Laking
C/wahaab alnasri
01-February-2013 at 5:59 pm
Runta hadi laga hadlo uma qalmo in lagu so daro xulka egland
Adam aquilani
01-February-2013 at 5:57 pm
K k k k k k k k k k.ser.wu qaldanyahay.ma asaga aya koj u ah englan .marka u ka caronayo.viva lfc.
CR7
01-February-2013 at 5:57 pm
WA QALAD IN LAGA TAGO JOnis maxa yelay wa xidig dhamestiran hodson wa tilabadi kowad uu ku qaldamay ciyartan serkana wa sax inu ka cjaroodo
Ciise.bakeey.is ku duwihii.hore.1995. 205. war geska. Laacib.spotr.+ 27734318999
01-February-2013 at 5:56 pm
Waa. Mudan ya hay
kamadare maxamed xasan
01-February-2013 at 5:55 pm
asc dhamaan bahda laacin iyo aqristashaaya kutaxan laacib … Kadib waxaan qaba in jones uu kuficna in loogu yeero xulka wadankiisa balse maysan dhicin
bashkaawi
01-February-2013 at 5:54 pm
Waa layaab kan coach maaha jones ayaa laga soo tagayaa smalingna wuu ka xaysanayaa