Sir Alex Ferguson Oo Beeniyay Dacwadii Ay Ku Soo Ogeen FA-ga Ee La Xiriirtay Eedeymihii Calanwadaha. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Sir Alex Ferguson Oo Beeniyay Dacwadii Ay Ku Soo Ogeen FA-ga Ee La Xiriirtay Eedeymihii Calanwadaha.

Sir Alex Ferguson Oo Beeniyay Dacwadii Ay Ku Soo Ogeen FA-ga Ee La Xiriirtay Eedeymihii Calanwadaha.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 1-02-13 8:34 PM

Sir-Alex-Ferguson-Manchester-City-United-Prem_2758203

Sir Alex Ferguson ayaa beeniyay dacwada FA-ga ee ku saabsaneyd hadaladii uu ka yiri calanwade kulankii ay Manchester United barbaraha kala kulantay Tottenham.

Tababaraha United oo 71 jir ah ayaa ku eedeeyay calanwade Simon Beck inuu ku guuldareysatay inuu rigoore cad u dhigo Rooney, isagoo sidoo kale wax ka sheegay shaqadiisii maalintaas.

Sidoo kalena shaqadiisii maalintaas la xiriiriyay dhacdo kale oo uu sheegay in calanwadahan uu hadda ka hor ogolaaday gool offside ahaa oo uu Drogba ka dhaliyay Red Devils.

FA-ga ayaa weydiistay inuu sharaxaad ka bixiyo hadaladiisa, waxaana ay dacwad ku soo oogeen talaadadii iyagoo sheegay in Ferguson lagu heysto inuu calanwadaha ku tilmaamay mid dhinac u janjeera.

Ferguson ayaase diiday inuu aqbalo dacwada loo heysto isagoo dalbaday in dhageysiga dacwadiisa la qaado, taasoo FA-ga uusan weli go’aansan xilliga ay dhici doonto.

20 Responses to Sir Alex Ferguson Oo Beeniyay Dacwadii Ay Ku Soo Ogeen FA-ga Ee La Xiriirtay Eedeymihii Calanwadaha.

  1. c.qaadir Galeer Reply

    02-February-2013 at 9:02 am

    Duqa halaga lexdo FA Dacwada kadaya waa libaax alex Ferguson waa macalin jiro Viva Man utd And sir Alex Ferguson

  2. Abdifattah Gaanbe Reply

    02-February-2013 at 8:56 am

    MAN UTD. Hadi maro lowayy odeyga mar marsiyo halorad sho k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k oko yale weyne wax kama qadan wa libaxa premierleague <3

  3. Alhaji Reply

    02-February-2013 at 8:36 am

    Tani waxay mesha ka sareysa tuhunki ahaa in f a ga ay wax kuleyihin man utd macalinkuna u f a ga katirsanyahay

  4. salu Reply

    02-February-2013 at 8:21 am

    wan idin salamay dhaman asxabta reer lacib.net taba barre fergia ma jirto cid hesato oo dacwad ku so ogeyso f.a ga waxa eey maqashinayaan oo aay ku qancinayaa dadka okaliya wayo fergia waxa lo cananayaa halka mar ee loodhigi wayey qaladka laga galay imisa aya lodhigay oo aan sax ahayn isaga aya shakiyay oo is dhahay f. A ka miyey kugu dayeen xita adiga lkn mar waliba f. A ga waa adiga isku kalsonow cid kuma heesatee

  5. Bashka Reply

    02-February-2013 at 8:10 am

    K.k.k.k.k.k. Odaygan waligiba qaylo ayu ku badiya waxan ku rajeynaya ciqaab adag !!!

  6. shiekh mozour bin zayed al nahyan Reply

    02-February-2013 at 7:38 am

    odaygan wa walanyahay mida kale indho uciyarta kudawadoba malahan 71sano jirwaye weyneyso haloso qado viva mancity 3 liverpool 1 insha allah 1dzeko 1milner 1zabaleta liver 1captan

  7. cabaas Reply

    02-February-2013 at 6:28 am

    macalinka wuu soo xumaanayaa sanadkaan magaranayo willhi

  8. Gaas Reply

    01-February-2013 at 11:12 pm

    FA-ga haddii ay xiriir jira yihiin odaygan xanja ruuga badanaanba ku nacee ha laqsiiyaan ganaax uu shaqada uga fariisto

  9. Gaas Reply

    01-February-2013 at 11:10 pm

    odaygam cam camka ah arbiitarihii taageeri waaya ama calanwadihii sheega qaladka kooxdiisa dhahaya waa qaldan yahay, meesha waxa uu u maleyaa sida guriga hoyadiis, waa wax cad mar walba refereeyaasha waxa ay si cad u taageeraan man u, hal mar oo lagu qabtay ow ka qeylinaa hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  10. Jaja elmi Reply

    01-February-2013 at 10:13 pm

    That is true these ref make big mistake When the manage calls on it ,the FA punish this is reducolus.

  11. Suheyb cade Reply

    01-February-2013 at 9:57 pm

    F .A wa shiiday wa lagu yaqana markey shiidaan aye dadka xag xagtan

  12. Adan Reply

    01-February-2013 at 9:41 pm

    Ferguson wa runti ninki dawanaya oge rigoore iscad bay ahayd lkn waxan dhilaha qoladan FA ga dib ha udawaden ciyarta hana ku qan ceen sasan odhanlaha hadikale ferguson shaqo hakadhiganina wu idan kayaqana ciyarte.

  13. Birqaaye man utd Reply

    01-February-2013 at 9:31 pm

    FA ga shaqo la.aan ayaa heyso lkn Sir ka uma noqonaayo shaqo ee shaqo ha yeeshan Sir ka ma aha nin baqo

  14. ahmed Reply

    01-February-2013 at 9:27 pm

    odaga ganaax dheer qoorta haloo gasho xanjada halaqee

  15. youssef Reply

    01-February-2013 at 9:26 pm

    viva sir Alex ferguson viva red man

  16. Pro Cumar pervect Reply

    01-February-2013 at 9:19 pm

    Wa runtis mclinka

  17. Waeys muktar man u Reply

    01-February-2013 at 9:19 pm

    War duqa ciyar ma ahan e ha layska ilaliyo qibrad kawayn ayu wata waxat shaygaysan by jecelow

  18. youssef Reply

    01-February-2013 at 9:09 pm

    war qurux lowga maxaa lagarabaa magaca meskiin kama aha waaaaaaw viva sir Alex ferguson ca laacalka halajoojiyo viva man utd

  19. Hamze Reply

    01-February-2013 at 8:59 pm

    Duqa ha la ganaaxo

  20. Fa wa been macalinka wu saxan yahay tobare farge guul ayan ku rajeyna

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>