RASMI: Arsenal Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Malaga Nacho Monreal. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » RASMI: Arsenal Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Malaga Nacho Monreal.

RASMI: Arsenal Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Malaga Nacho Monreal.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 1-02-13 2:09 AM

monreal-arms-aloft490ai_1

Nacho Monreal kaasoo u dhaqaaqeen maanta oo aheyd maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga ka dib markii ciyaaryahanka uu heshiis la gaaray kooxda Gunners.

Arsenal ayaa mar sii horeysay heshiis lagu sheegay inuu gaarayo 10 milyan euro waxa ay la gashay kooxda Malaga oo ku saabsan saxiixa 26 jirkaan ka ciyaara daafaca bidix.

Waxaana ciyaaryahanka uu u soo dulaay London si uu tijaabada caafimaadka ugu maro kooxda islamarkaana uu heshiis shaqsi ah la gaaro kooxda Gunners.

Tababare Arsene Wenger ayaana ciyaaryahankan u arkay daafac bidix oo buuxin kara booska Gibbs inta uu dhaawacan yahay islamarkaana kula tartami doonaa booskaas Gibbs.

Ciyaaryahankan ayaa noqonaya saxiixa kaliya ee Arsenal ee bishaan Janaayo, inkastoo lala xiriirinayay ciyaaryahano badan oo uu ka mid yahay David Villa kaasoo baaqi ku sii ah kooxdiisa Barcelona.

51 Responses to RASMI: Arsenal Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Daafacii Malaga Nacho Monreal.

  1. ac Reply

    06-February-2013 at 5:11 am

    marwalba
    waxaa laisweydiyaa
    qaabka uu udhaqmo tababaraha arsenal
    wengar hadana waxaad moodaa inuu sifiican ugudanayo shaqadiisa
    1 marwalba wuxuu raadiyaa ineey kooxdiisa ugu fiicnaato uk
    2 isku aadiyo ciyaarhano tayo fiican leh isagoo uxusha aqlaaqda ciyaaryanka taasina ma arkaan taageerayaasha arsenal
    siwalba hanoqotee yaa dhaami kara tabarahaas aniga waxaan arkaa sanadka danbe ineey arsenal noqoneeyso koxda ugu fiican adoonka ee dulqaata

  2. said Reply

    02-February-2013 at 5:04 pm

    wah wah waxas aayaa kalsooni lagaa dhahaa macalin wenger cayaartoydisa wuu ku kalsoonyahay umana baahno cayaarahano kale wn ku kalsonahay macalinkayga iyo waliba cayaarayahanadayda halgamayaasha ah

  3. Mr.caalim Reply

    02-February-2013 at 6:20 am

    K.k.k.k. Waxan kula yaabay arsene wenger lcg 10 malyan ka bdn ciyaartooy kama bixiyo waxan doonaynaa ciyaartooy mgc iyo sumcad kuleh qaarada yurub

  4. Cabdullahi_143=love Reply

    01-February-2013 at 6:43 pm

    Waa sas arinta kkkkkkkkk arsan wegan waxa layaab ayu sameye maxayelay daafacaan aad ayu ucawin dona

  5. Farhan abdi Reply

    01-February-2013 at 5:21 pm

    Waxay genners aad ugu baah neyd striker sida villa kana wuu anfacaya viva jack wilshere

  6. Salan diid Reply

    01-February-2013 at 4:07 pm

    Wenger teamka iska dhaf oo ad real

  7. TIGER-XAVI Reply

    01-February-2013 at 3:54 pm

    Tagerayasha man útd maxa kagalay afaraha arsenal todahaka hadlan you are nonseles wad iska hadashin

  8. Gerrard Reply

    01-February-2013 at 3:20 pm

    Kkkkkkkkkk arsenal lacag la aan baa haysa taageerayaasha arsenal lacag ha u uruuriyaan inta uu san miskiinka dhiiga ku kicin winger ah viva fc liverpooooooooool kabtan jay

  9. Mandi Reply

    01-February-2013 at 2:53 pm

    Arsenal difac uma bahne striker ay ubhayhin.

  10. arteta Reply

    01-February-2013 at 2:35 pm

    arsen wenger wee ficam tahay intee difac soo gadatit lakin soo gadoo stariker gdby viva arsenal

  11. Xusni Reply

    01-February-2013 at 1:41 pm

    Asc najiib sxb liverpool inay koox mudan inlataageero xitaa caruurtaa og qofkasta oo kubadda ciyaara ama dawadaa wuxuu kutaamaa in uu malin fans keeda kamidnoqdo lakiin baryahan waqtigaa haya wiil sxb kay ah baa arsenal aad utaageera marka markasta oo ay ciyaarayso madax xanuunbuu kacawdaa wuxuuna dhahaa 2005 baa madaxayga xanuun la aan ugu danbaysay markaa waxan kula taliyaa bal inuu kooxkale taageero si uu cafimaadkiisu khatar usiigalin una dareemo daganaan markasta

  12. Welshere Reply

    01-February-2013 at 11:19 am

    Waxan qabaa inta uu sagna mesha ku jiro waxaba ma hir gelayan..viva arenal

  13. Qaalin geel Reply

    01-February-2013 at 10:57 am

    Arsenal naadi ka qatarsan ma jiro mida kale arsen wenger couch ka wanagsan aduunka ma jira ciyaaryahanadenana waa rag yar yar odadaal badan walcot, giruod,podolisk,wilshier,vermalin,arshavin all players of arsenal viva

  14. Khadijo Reply

    01-February-2013 at 10:51 am

    Daafaca spanish ah wa lobahan yahay wlc to emirates stadium u ,ll get best players lke padoliski welcott and welshere

  15. Khadijo Reply

    01-February-2013 at 10:43 am

    Wenger lama yareysan karo daafacan cusub wax wayn buu qabanaa wenger wuu iskudaye inuu lasoo warego vill lkn barka kabiyo diday 5bil kadib emarates iman hadan wan hesana player wax ku ool ah mikeal arteta wuu so kici arshavin sido kale laacib welshere welcott giroud padoliski sant cazorla kiern gibbs vermelon

  16. Abdirahman galkacyo Reply

    01-February-2013 at 10:23 am

    Ku tabay d.villa ku tabay hurdana waan ka tagay ku nacay wengar ku dooni maynee hurdana wan ka tagay ku tabay jose moriniyo ku tabay hurdana wan ka tagay
    viva arsenal taageere dhiig leh
    Ku tabay d.villa ku tabay hurdana waan ka tagay ku nacay wengar ku dooni maynee hurdana wan ka tagay ku tabay jose moriniyo ku tabay hurdana wan ka tagay
    viva arsenal taageere dhiig leh
    Ku tabay d.villa ku tabay hurdana waan ka tagay ku nacay wengar ku dooni maynee hurdana wan ka tagay ku tabay jose moriniyo ku tabay hurdana wan ka tagay
    viva arsenal taageere dhiig leh

  17. Abdirahman galkacyo Reply

    01-February-2013 at 10:17 am

    Arsenal waa naadiga ugu faca wayn horyalka england viva arsenal

  18. Najiib mcne Reply

    01-February-2013 at 10:08 am

    Xusni ma liverpool ayaad kox umaleneysa

  19. ahmed Reply

    01-February-2013 at 9:34 am

    arsenal waxa kamaqan garba buuxa oo awod uleh iney kubad karosan ama basan walcotna sidiisaba kuma fican garab wa lacib lkin qibrad buxda uma leh in u ka ciyaro garab chemberlina haba shegin wuxu gale maleh iska orad mahan hadad garab ciyareyso wa inad qibrad ku oroda awodna uyelata arsenal waxa kamaqan wa garba awod leh odaygana indhuulayahay wax u arko maleh wana baqil marka iska samra rer arsinal wana idin salamya aqiyart sharafta leh

  20. Xusni Reply

    01-February-2013 at 8:59 am

    Asc wenger saa kuwad waxba hasoo iibsan ilaa inta arsenal kamuuq beelayso arsenal shaan arkayey sanadkan meelgaadhi mayso ma girud baa wax uqabanaya ! Lakiin waxan layaabaa dadka koox sidan ah taageera ma quustaan miyaa

  21. Nuurb10 Reply

    01-February-2013 at 8:34 am

    Maxa isaga dhafi wese inad badiso halkulan madhici leheen dafac mahan andry santos naga fasax santos Thanks wenger

  22. Alta Reply

    01-February-2013 at 8:23 am

    Welcome arsene wenger shaq fcn ayad qabatay thank,s

  23. naasir diyabi Reply

    01-February-2013 at 8:06 am

    well come to gunn ninka cusub giroud haday ugashay waxaa loo keenay daafac monrral oowada karoos ah viva wenger waa taba bare qaali ah

  24. Muxyi Ali Muxyi Xaax Reply

    01-February-2013 at 8:02 am

    Welcome to Gunners with open hands <3

  25. Hazizkay Reply

    01-February-2013 at 7:28 am

    Lacag la’an a heyso faqerin waye k.k.k.k.k.k

  26. Hazizkay Reply

    01-February-2013 at 7:25 am

    K.k.k.k.k.k.k.k.k arsenal bolo duq walan misha dafac ya ugu bahan war kan hada lkn wax u tari mayo e hadu run shegayo werar ken dheh
    viva man u k.k.k.k.k.j.k.k.k al stars kagawa nani tom cleverly captain vidig viva andersn viva weyn waza any arsenal kalanta afarad ineyso gasha muhim ah

  27. m.wenger Reply

    01-February-2013 at 7:18 am

    Aqayarta villamuxu idinqabanaya odaygas oliver giroud miya idinka dhinty mise viila ayd ka dhigeysan werarr

  28. jordan halk Reply

    01-February-2013 at 7:01 am

    Wenger monreal vermaelan iyo sagna iyo mertsacker nagama celiyaan man united iyo chelsea isa adkeey lo yahow viva giroud giroud laacib waye aqiyaarey

  29. Ahmad sharaf Reply

    01-February-2013 at 6:49 am

    Waaaaaaw waa guuul feecan in aaqn helno daafac aaad u wanaagsan soodhawoow sxb Asenal.iyo banooni.macaan waaaw lubur sex iyo noobe aaa wali dhiman

  30. Mmc Jawaarey Reply

    01-February-2013 at 6:45 am

    Winger Wa Tababaraha Ugu Wanagsan E Nadi leliya In England. Winger Wu Yaqana Waxa Nadi ahan Ufican. Tankale Waxan lahelen ama Qofkisa An Bec ka aheyn Hadi ad tirahdo Wan rawa Wa kugu Ceb. Wain an Aminna Teamkena Muhimada wa Striker Wanagsan wan heysana

  31. Safio Reply

    01-February-2013 at 6:42 am

    Wenger oday walan ayatahay away goal dhaliyahan kasugaynay adanku xiraynaa maliyada oo gool dhaliye noqonaya shid

  32. Safio Reply

    01-February-2013 at 6:39 am

    Wlcm waxad nataraysaba iskayar e shid gaal bakheyl aht

  33. ali qays Reply

    01-February-2013 at 6:39 am

    Asc bahda laacib iyo dhaman aqtistayaasha qiima leh. Winger monreal ayuu nookeenay kolay player loo baahnaa lakin arsenal kuma filma bahideeda wikan 3 daa marka winger asiga waxuu firinaa dhaqalaha kabaxaa ee mafiriyo bahida nadiga. Why. Maba xishonayo 7 sanadood oo koob la aan ah buu soo taganyahay oo koobla aan ah asigoo waliba hogamiya naadi aad uwayn oo sumcadleh oo lagu qadariyo kubada cagta. Marka.

  34. Bashka Reply

    01-February-2013 at 6:35 am

    Wel com to fly imratis sxb daafac ayaanba u baahneeyn lkn aaway divid vila iyo diami mase lacgtee jeebka ayow gashtay udayga sanka dheer

  35. Daadir Reply

    01-February-2013 at 6:35 am

    Runti hal werar ayan ubahneyn anaga dafac uma bahnin arsenal ayado duqan lagaqawanin wlhi hormar magaareyso

  36. Qambax Reply

    01-February-2013 at 6:24 am

    Warkas aya imarayo wenger dafaca iiga dhis ayantan farmalen dhibasho kenay

  37. Deeq Reply

    01-February-2013 at 6:16 am

    Halagu arko monreal

  38. C/raxman adan cafi Reply

    01-February-2013 at 6:09 am

    Waa nin walan oo baqayl ah adunyada waxa ugu xun gal baqayl ah

  39. Xasan cali saciid Reply

    01-February-2013 at 5:30 am

    Soo dhawoo ayaan leeyahay ciyaar yahan ka cusua

  40. Ibra Arsenal Reply

    01-February-2013 at 4:04 am

    soo dhawaaw mar kale sxb Monreal waxaad timid xilli laguu baahnaa waxaana laguu xira ama aad xiranaysaa maaliyada nambarka ah 15 sxb adiga lee wayay howsha dhinacaaga ka qabo

  41. Ibra Arsenal Reply

    01-February-2013 at 3:41 am

    welcome ayaan leenahay difaaca cusub Monreal runtii waa wax loo baahnaa inuu yimaado kooxda maadama aan ka liidano daafaca tana waa talaabo fiican uu qaday macalin Wenger viva the Gunners

  42. cabdirisaaq Reply

    01-February-2013 at 3:31 am

    waanuu soo dhawaay nay na ninkaan cusuub waxa ugu daraan mar kay nooc walba soo ib sanayaan kann sidaan filayo santos ayaba dhama wax is ka dheerii faidoo malahaba bal maxa uu diiday ciyar yahanoo fiicaan intu xashiishka soo uurur sanayoo bal way nu egii inu wax iska difaco iyo in kalee

  43. Maxamed.raab Reply

    01-February-2013 at 2:50 am

    Buskut basha saas ma ahn sxb wax walbo weey hagaagayan ee hanaga habaarin koojka

  44. Maxamed.raab Reply

    01-February-2013 at 2:47 am

    Waah waah winger wxaan lee nahay saan oo kale nooga siiwat hal hadaan keenay wey imanayaan kuwa kale 5billod kabacdi

  45. Arsenal is da best Reply

    01-February-2013 at 2:41 am

    waa player fiican oo awoodleh dhankastana ka dhameystiran runtii lakin waxaan jeclaan lahaa inuu David villa iyo Mohamed Diame kusoo daro lakin ma dhicin taas don’t worry Kaalinta afaraad anaka iska leh koobna FA CUP indha adeeg aan ku qaadno viv arsenal & Captainka mustaqbalka Jack10

  46. siidka Reply

    01-February-2013 at 2:36 am

    adinka wax ma la socotiin sxb yaaal waayo winger waxuu dalbaday 1 vila 2 hummles 3 marka heshiis kii waa looga baxay waxaana ugu baxay nimanka iska leh naafiga marka fahma oo naadiga taageera sxb yaaal

  47. siidka Reply

    01-February-2013 at 2:33 am

    waa soo dhaweenay waxa uu qabtay arsen winger waayo naadiga raga sheer ku ah ayaa aad u lacag jecel

  48. Buskud Baasha Reply

    01-February-2013 at 2:31 am

    winger dhulka alle hala Gooyo aamiin dhaha idinkana, siduu kooxda u lug.gooyey oo kale

  49. ganaano Reply

    01-February-2013 at 2:27 am

    soo dhawoow Spanish waa lobahan yahay ninkan ad iyo ad

  50. yahya xabiib Reply

    01-February-2013 at 2:21 am

    wellcom ayaan leenahay niinka cusub

  51. Young moha Reply

    01-February-2013 at 2:13 am

    Welcom to gunnres

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>