
Roberto Mancini ayaa go`aan ku gaaray in kabtankii kooxda Vincent Kompany uu ka saaro liiska ciyaartooyda ka qeyb galeysa kulanka todobaadkaan ay garoonkooda kula leeyihiin kooxda Liverpool maadaama laacibka uusan weli ka soo caafimaadin dhaawacii ku gaaray kulankii Stoke City ee qeybta ka ahaa FA Cup-ka xiligaas oo la badalay daqiiqadii 30-aad ee qeybtii hore ee ciyaarta.
Daafacaan City ayaa tan iyo sanadkii dhamaaday waxa uu ka sheeganayay dhaawacyo isu dhaw dhaw oo kaga maqnaa koxda City , iyadoo kooxdaan ay weli ku guuleysan in ay helaan badalikiisa inkastoo ay keeneen Matija Nastasic kaasi oo qudhiisa ka sheeganaya dhaawac balse aysan ka wiiqeyn in uu ka qeyb galo kulanka Liverpool.
Kaaliyaha tababaraha Man City David Platt ayaa todbaadkii hore ku qiimeeyay dhaawaca laacibkaasi in uusan ka yaraan doonin sedex todobaad in laacibkaan uu garoomada Vincent Kompany .
Vincent Kompany ayaa haatan ku jiray liiska dhaawacyada Man City waxa uuna daris la noqday Richards ,waxa uuna Mancini uu ku rajo weyn yahay in labadaba ay soo kacaan dhamaadka bishaan socota.
faysal fantastic
02-February-2013 at 1:19 pm
Mancity2-4liverpool suarez2
Gerrard coutinho oobedel kusoo galay
Suraj mncity
02-February-2013 at 11:51 am
kkkkk waa wax lagu qoslo xaqiiqatan teda kale reer liverpool sidaan ayey jago ku heystaan waayo waxey la murmayaan mncity
Bashk suarez
02-February-2013 at 10:15 am
Livarbool 3 0 man city
shiekh mozour bin zayed al nahyan
02-February-2013 at 9:54 am
asc marka xigta man city waa naadi an layareysan karin hada naadigu wuxu ahan jiray baryo iyo waxa u hada yahay waxa udhexeyo farqi weyn waayo old traford 1_6 uga aysan badin lahayn dariskoda runti hada man city waqti xadirkan lajogo wa nadi laga cabsankaro. Nadigan wuxu kujira kalinta 2 maxa usabab ah? Maxa yelay booskan waxa kujiri jirtay liverpool hadana kalinta 8 ayeyku jirta marka man city madhihi kartid wa nadi jilicsan viva man city 3 liverpool 1
Khadijo
02-February-2013 at 9:05 am
Mancity 4 loosepool.0 nasri2 dzeko silva pool iska oya sanadkan champion uso bixi meysid women utd adinkana premier riyo xita kuma arkaysin viva gunners yana celinaa fa cupkan wa anaga viva welsher &lukas padoliski
axmed amiir
02-February-2013 at 7:20 am
liver pool 3 vs man city 0
man city boy geedi yare
02-February-2013 at 4:28 am
man city 3 liferbuul 0
Caaqil114
02-February-2013 at 12:34 am
inshaa allaah maalinta axadda ah waxaan rajeeynaa inaan natiijo fiican kasoo qaadannop garoonka mancity.. viva liverpool
Mahamed
01-February-2013 at 11:25 pm
Liverpool oo wajahi donta kooxda man city oo kakala maqan yahin captankoda iyo macalinkoda lkn liverpool waxey ku qasban tahay ina badiso si ay ugu dhawato koxaxa ku dhaw sida arsenal everton totanham waxeyna ku qasban tahay ina ado campions league
Mahamed
01-February-2013 at 11:24 pm
Liverpool oo wajahi donta kooxda man city oo kakala maqan yahin captankoda iyo macalinkoda lkn liverpool waxey ku qasban tahay ina badiso si ay ugu dhawato koxaxa ku dhaw sida arsenal everton totanham
Zur
01-February-2013 at 9:02 pm
Liverpool polo
ma Man City baa ?
Yaryaada ma Norwich miyad
moodeen Liverpool polo waa 3 0 ay Man City ay Guusha ku raacdey
Reer Women United sanadkan waa sidii Sanadkii hore 00000
qayla daaya VIVA Giroud + Garzola
Rajo fican
01-February-2013 at 8:28 pm
Wan kufarax sanahay inuu calacalo wuna dawanayay habenki dhawayd say uciyaraysay livapool
khadar
01-February-2013 at 8:19 pm
sxbyaal duqa manicini ah wuu kabaqaya kulaan lionpool ee bal aan eegno wadaraha agarsiso viva kulwade captain steven gerrard
Deeq
01-February-2013 at 7:57 pm
Man city 3 livepool 1 maca salaamo
RED REVILLS
01-February-2013 at 7:50 pm
looserpool 0—— 0 man chity …..
viva manufc
Alqadir man united
01-February-2013 at 7:50 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inoo daawacmo waala doonaa
man city 0 5 liverpool
shiekh mozour bin zayed al nahyan
01-February-2013 at 7:47 pm
man city wa nadi adag o xata sidu sanadka cusub udhashay gool lagama dhalin tas wa calamad mujineysa awododa mida kale liverpol wa bolo 2gool ayago leh aya lagu barejeynay wax kajar 5daqiiqo marka fikirkeyga wa san mancity 2 liverpool 1viva aguero nasri david silva
xasan liverpool
01-February-2013 at 6:53 pm
asc dhaman wad salamantihiin bahda webka laacib.net waxa an salamayaa dhaman somaladida oo dhan melkasta oo ay jogan horta man city awod sdias ah malahan hada xilixadirkaan waayo waxa heysta cadaadis badan oo dhanka maamulka ah una malaymaayo in ay wax kob ah ay qaadayso ciyartan dhexmaraysana liv iyo city waxa an qiyasa in laga badinayo waa qiyaas city lagaracayo liverpool hada way sookabatay ciyaaraheedana way fican yihin inkastoo aw tababaraha aw qariban yahay waa ninka werar bixinaa ee keyana difaac
Aaman kaa he
01-February-2013 at 6:52 pm
Mancity 2 liverpool 3 insha allah waa sidaan natii jada man city haniila arko cup kaan waa cup kii 20 kii man united
Hodan
01-February-2013 at 6:36 pm
Maxa muran idin dila reer liverpool etihad wa nigula jid jida lugtoo hore lacibkena sergeio kun aguero o maqan ayn garonkada barejo kugula galay marka david silva edin dzeko samir nasri jemis miler gert barry celos tevez peplo sabaleta calchy hart javi ma iska celin kartan oo joga garonka calamiga ah ee etihad arwes bole sana ado arsenal welcott iska celin waya miya kun aguero celi karta run ma ma shegtit viva kun aguero 16 31 10 21 8 7 18 22 5 14 33 6 inaba cadi mahn
feysal axmad
01-February-2013 at 6:17 pm
mn cty 3-1liverpool man cty viva adan diseko 10 guul guuuuuuuul
maanka cade
01-February-2013 at 5:43 pm
hajoogo ama hamaqnaado waa iskumid anaga hadaa nahay taageero liverpool marwalba waan kuqanacsanahay kooxdeyna vivi liverpool suarez7
Mtf
01-February-2013 at 5:40 pm
Ani waxay ila tahay city iney waji karto lvrp`l iyado ka ma qan yihn wlalaha toure iyo company viva city
Hamze
01-February-2013 at 5:31 pm
Viva liverpool
liverpool fan
01-February-2013 at 5:28 pm
let them be injury