Waxaa muuqaneysa in gool haye Antonio Adan in mar kale uu isu diyaarinayo kurisga keydka Real Madrid iyadoo wargeyska Marca ee ka soo baxa dalka Spain uu qorayo in gool hayaha cusub ee Real Diego Lopez uu kulanka berito oo ay Real marti u tahay kooxda Granada uu safanayo.
Kooxdaas Granada ayaa dadaal u galeysa in kulankaas berito ay badiyaan maadaama ay doonayaan in aysan ka harin kooxaha heerka koowaad ee Spian iyaga oo haatan ku jira kaalinta 16-aad ee kala horeynta kooxaha .
Lopez ayaa heer ciyaareed aad wanagsan soo bandhigay kulankii Barcelona ee bar bar dhaca ku dhamaaday iyadoo ciyaartaas fursado halis ah oo ay heleen Barcelona uu bad baadiyay .
Dadka falaanqeya ciyaaraha ayaa filaya in Lopez uu heer wanagsan soo bandhigi doono bilaha soo socda si booskaas uu u hubsado maadaama gool hayihii koowaad ee kooxda Ikar uu dhaawacan yahay isla markaana qilaafaad uu u jiro kaasi oo kala dhex aloosan macalin kooxda Jose Mourinho.
ali
02-February-2013 at 5:50 am
kkkkk kan wax masokordhinyo wa faatale
mohamed awale
01-February-2013 at 4:35 pm
waxa uu soo bandhigay kolhayaha cusub ee lopez taas oo aad loga helay dhamaan tagerasha real melkasta oo aduunka kajoogaan waanu tagersanhay
goolhaya cusub viva lopez barcelona ciyarta anu laciyaridono xitaa waxan
jeclaa in lasafo haben hore ciyaar ad u fiican oon hore loga baran real ayay soo bandhigeen wayo awal hore waxa noqornaa gaduud markasta oonu barcelona laciyarayno iyagaba 2 jaale lasiiyay habenka xiga ee anu barcelona lakulmayno waxan rajaynayaa guul real
abshir bajaaj
01-February-2013 at 4:03 pm
varane.pepe,marcelo.ramos
essien,alonso,khedira,ronaldo
ozil,benzema
intaas ciyartoy haday best u dheelaan waxay kagaadhi karaan natiijo wacan horyaalka yurub iyo copa del rey
Khadar nuur fiiq cadeey
01-February-2013 at 2:45 pm
Waa sax diego lopez hada wixii ka danbeeya wa ka koowaad fifa ronaldo ozil varante alonso benzema modric
nimcaan
01-February-2013 at 1:56 pm
lopez wuxu kaficn yahay xita raina kakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakakaka
Nuurb10
01-February-2013 at 1:54 pm
Lopez walobegay babkisa .k.k.k.k.k.k.k
Mumtaz
01-February-2013 at 1:52 pm
Waxaan rajaynaa in ay labadayda kooxodba ay guulaystaan