Laacibka dhanka garabka kubada uga sameeya kooxda Tottenham Gareth Bale ayaa mar kale amaan kala dul dhacay weeraryahanka Real Madrid Ronaldo oo uu ku tilmaamay laacib uu ka helo isla markaana uu ku daydo.
Waxa uu Bale yiri ” laacibkii doonaya in uu is hor mariyo oo uu noqdo xidig sare waa in uu la socdaa Ronaldo oo uu ka bartaa farsamooyinkiisa ciyaarta”.
” Waxaan aamisanahay in Ronaldo yahay laacib dhameystiran , waxaa la igu yiraahdaa waxaa kula gudboon in aad sameeyso farsamooyin uu sameeyo Ronaldo , balse inta ciyaarta socota ma sameyn karo waxa uu sameeyo Ronaldo” ayuu sii raaciyay laacibkaan Tottenham ka tirsan.
Bale ayaa carabka ku adkeeyay in Ronaldo uu tusaale u yahay ciyaaryahankii doonaya in uu is hor mariyo shakina kuma jirto in aan rajeynayo in sidiisa oo kale aan u ciyaaro, waxa uuna ku jiraa laacibiinta aan ku hamineeyno in kal bar heerarkooda aan gaarno waxa ay qabtaann sameyno ayuu sii raaciyay.
Waxaa xusida mudan in Bale si weyn looga gacan haatinayay dhanka kooxda Real Madrid balse kooxda Tottenham ay ku adkeysatay in laacibkaan si sahal ah aysan ku fasaxeyn.
Carsanyo 7
02-February-2013 at 8:48 am
Ala ciyaalka sports ka maseer badanaa hadana ma cr7 ayad ka masereysan bale wuxuu ka hadlay mowqafkisa ee iskadaya carurta aad RONALDO kusoo qabaneysan hadad farsamo rabtan c. Hala dawado messi aad shegeysan ragbaa cawiya lakin arka cr7 lugtisa cawisa
ali
02-February-2013 at 5:54 am
runaldo iyo laacib kala dher axsan laacib messe
kkkk
Samiir
01-February-2013 at 10:48 pm
Aniga bale lamayabani qofka araktitisa wukahadli kara lakin qofki rabo laacib inu noqdo hakudaydo samir nasri bale yanlalayabin way olamuqan karta r7 inuyahay ninka adunka olafican taasna wa araktitisa
rj
01-February-2013 at 9:23 pm
runtii ronaldo kaligis ayaa farsameysta kubada lakin messi wuxu heysta xavi iyo iniesta cadaalad daro ayey u siiyen ballon do’r
Cabdullahi_143=love
01-February-2013 at 6:34 pm
Sxbayalo waxan idin shegi lahay in u bale saxsan yahay marka cidii dooneyso in e hormar kagarto xaga kubada cagta waxan idin dhihi lahay in a farsamooyin kisa aa aad ufir satid
Gaas
01-February-2013 at 5:58 pm
Haddii ciyaar laga baranayo maa 4 sano oo weliba isku xigta lagu hor qaadan lahaa, godka lagu cadaabyoow muxuu go’uhu been sheegay
Gaas
01-February-2013 at 5:56 pm
Miskiinkana waxa ay ka gashay mar uun real ha ku qadato, hadii aad ronaldo amaanto isagana waa kuu doodayaa , bale waa ciyaryahan haduu ronaldo dhaho real waa lagugu daraa ayey ka gashay hhhhhhhhhhh
Caaqil114
01-February-2013 at 5:09 pm
kkkkkkkkk faanoole fari kama qadno ciduu faaniyo miyuu waayay, muuku daydo messi ama suarez ama weraryahanka mancity augero.
Ali ugas
01-February-2013 at 4:41 pm
Bale waa ku saxanyahaye arintase waayo Cr7 waa laacib wen oo lagu daysado in aso kale la noqdo
neymar
01-February-2013 at 4:14 pm
wlhi wa ciyal fay ali sports miyad wax kataqana bale so bar bar ayan kuleyahay gordhaw ayat bal tare 3 ciyari jirtay best in world messi exc
abdisalaanLos Blancos
01-February-2013 at 4:10 pm
bale: waa laacib wanaagsan sifiicana u ciyaaro natiijana leh CR7 is the best
C.maxamed dhubow
01-February-2013 at 4:09 pm
Bale benta ma ahan wax walbo kubada lagaga bahan yahay waa lacibka weyn ee c.rolando and ozil and bale and kerem b viv realmadrad
sadiqos
01-February-2013 at 3:55 pm
G.bale wu ku sax sanyaha amanta u amanay lacibka dunida ugu ficn ronaldo bale hadi ad rabto in ad ronaldo herka u jogo ka garab ciyar ama koxda fargusan kaso baro qibrad viva unetid and madrid
Aadan yare
01-February-2013 at 2:46 pm
G.bele wa runta lacibka adunka c.ronaldo adunko dhan wax kafarsamo badn majiran
lkn waxa kuso xigo weraryahanka kooxda laga cabsado magaceduna yahyay Man united
c.ronaldo wa meshi wax ukaso bartay
viva man united
cabdirisaaq
01-February-2013 at 2:57 pm
bale waxaad ku taagatahay dariiq run ah ronaldana waa laaibka kaliya ee kaa saacidi kara inaad noqotid laacibka dunida ugu fiican
falcao
01-February-2013 at 2:32 pm
Bale waa rubtiis ciyaryahan. iyo badh weeye
c.ranaldo wana nin dhamestrin bale asga waxan u rajaynaya in.uu noqdo c.ronaldo ii kale viva real madrid
KUN AGUERO
01-February-2013 at 2:18 pm
Ninkíi doonaya in uu laacib aduun noqdo waa inuu wax ka barta lius suarez viva YNWA
Marwaan Badde
01-February-2013 at 2:02 pm
ciyartoy jira weeyan Bale.
abdinaasir
01-February-2013 at 1:58 pm
Walahi run ayu shegay Bale, waxan odhan lahaa cidi donaysa inay kubada cagta heer kagaadho haku dayato C.ronaldo oo ah laacib jira oo kubadisu dhamaystirantahay… ciyartoyga Bale wuxu kuso baxaya Real Madrid marka inshallh wan kuso dhawaynaya kooxda, waxanan rajaynaya inuu kamid noqdo xidiginta ugu cad cad kooxda Madrid Inshallah..
nuur
01-February-2013 at 1:50 pm
Bale waa nin waxkafahan san kubada cagta waana lacib wax garad ah viiiiiiiva cr7
Nuurb10
01-February-2013 at 1:48 pm
Akhyarey cid walba oo cadaalad ah wa ogtahay inow ronaldo kasareyo messi qofkan eex qabin ronaldo nooba mahan messi goal hadow dhalshana jawab ayow kabixiya midas ayaa ah markatida ronaldo viva
Haaji
01-February-2013 at 3:50 pm
Kkk really uu rajo kaqabaa sas uu u faninayaa
Laacib aduka ugu fican waa mesi 2 Inyesta 3 Falcow 4 Suwaris 5 waa Ronaldo
Ayaanle
01-February-2013 at 1:17 pm
Bale saa kuwad waad gareysaa boska cr7 dadaal viva cr7 ozil marcelo bale real madrid
zaki
01-February-2013 at 1:11 pm
kkkkkkkkkkkkkkk
Abdifatah villa
01-February-2013 at 12:42 pm
K.k.k.k.k.k.k.k. Bale waxa faaniso miya weysay? Markad farxiyo faninesid
Mohamed
01-February-2013 at 12:38 pm
Bale Sida Ayan ka donaye Ku dayo Lacib muhim O wanagsan Si Ronaldo runti wa xidig Dhamestiran Oo ad u weyn recpect
Cr7
Viva Real/ Manutd N Juve
Mazacar
01-February-2013 at 12:37 pm
Kkkkkkkk
kkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkk
kkkkkkkkkk
kkkkkkkkkkk
kkkkkkkkkk
kkkkkkkkkk
kkkkkkkk
duli dheh viva messi
Maxamed nuur
01-February-2013 at 12:34 pm
Bale wax garad waaye saan aan kaa filaayay ronaldaha cusubi waa adiga cid kugu haysata malaha wad imaanayasaa real madrid viva ozil ronaldo & bale
Cumar yaango from leds mith
01-February-2013 at 2:28 pm
K. Heelo ninki donayo in u her ka garo kubada cagta ha kudaydo luz suarez viva