Fernando Torres Oo Mar Kale Laga Soo Tagay Xulka Spain Halka Michu Isna Niyad Jab Uu La Kulmay. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Fernando Torres Oo Mar Kale Laga Soo Tagay Xulka Spain Halka Michu Isna Niyad Jab Uu La Kulmay.

Fernando Torres Oo Mar Kale Laga Soo Tagay Xulka Spain Halka Michu Isna Niyad Jab Uu La Kulmay.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 1-02-13 6:50 PM

236894hp2

Tababaraha xulka Spain Vicente del Bosque ayaa ka soo tagay weeraryahanka Chelsea Fernando Torres xulka Spain ee 6da bisha Febraayo ciyaar saaxiibtinimo la ciyaari doona xulka Uruguay.

Ciyaaryahankii hore ee Liverpool ayaan qaab ciyaareed fiican kula jirin kooxdiisa Blues, waxaana sidoo kale uu ka maqnaa xulkii Spain ee bishii November wajahay Panama.

Del Bosque ayaa sidoo kale ka soo tagay weeraryahanka Swansea Michu inkastoo la filayay inuu u soo yeeran doono ka dib qaab ciyaareedkiisii fiicnaa ee Premier League, halka ciyaaryahanka Bayern Munich Javi Martinez uu isna sidoo kale ku jirin xulka.

Goolhayaha Real Madrid Iker Casillas ayaa dhaawac ku maqan, iyadoo goolhayaha Liverpool Pepe Reina uu buuxin doono booskiisa xulka.

Daafaca Chelsea Cesar Azpilicueta iyo xiddiga Malaga Isco ayaa labadoodaba qarka u saaran inay saftaan kulankoodii ugu horeysay ee xulka, ka dib markii lagu soo daray xulka Spain ee isbuuca soo socda ciyaari doona.

Gerard Pique, Carles Puyol, Xavi iyo Xabi Alonso ayaa dhamaantood xulka ku soo laabtay ka dib markii ciyaartii u danbeysay ay dhaawac kaga maqnaayeen.

Xulka Spain ee wajaya Uruguay:

Magaca Kooxda
Goolhaye:
Victor Valdes Barcelona
Jose Manuel Reina Liverpool
Daafac:
Gerard Pique Barcelona
Sergio Ramos Real Madrid
Carles Puyol Barcelona
Cesar Azpilicueta Chelsea
Jordi Alba Barcelona
Alvaro Arbeloa Real Madrid
Nacho Monreal Arsenal
Khad Dhexe
Andres Iniesta Barcelona
Cesc Fabregas Barcelona
Sergio Busquets Barcelona
Santi Cazorla Arsenal
Xavi Barcelona
Isco Malaga
Xabi Alonso Real Madrid
Weerar:
David Villa Barcelona
David Silva Manchester City
Alvaro Negredo Sevilla
Pedro Barcelona
Juan Mata Chelsea

23 Responses to Fernando Torres Oo Mar Kale Laga Soo Tagay Xulka Spain Halka Michu Isna Niyad Jab Uu La Kulmay.

  1. TIGER-XAVI Reply

    02-February-2013 at 1:24 pm

    Wanku faraxsanahay xidigaha arsenal cazorla § monreal viva arsenal

  2. Salandiid ina adan Reply

    02-February-2013 at 7:46 am

    Forres waxa magaca ka dishay cse marka waxan dhihi laha ku lawo teamkadi hore

  3. Caaqil114 Reply

    02-February-2013 at 6:40 am

    sorry tores sidaan maa u danbeeysay qarash xoog lehna waa lagu bixiyay qaab ciyaareedkiisana weli wuu liitaa..

  4. Hassan warta. Reply

    02-February-2013 at 2:53 am

    Walee adaa Fernando Torres katagtay mourinho aa kaafiican del Bosque qurun aa abaal laheen.

  5. Hassan warta. Reply

    02-February-2013 at 2:49 am

    Walee ada Fernando Torres kasoo tagtay abaal laawe aa tahay del Bosque qurun

  6. Ana Waykan Reply

    02-February-2013 at 12:37 am

    Spain waa Xul aad u qatar ah, Waxa meesha Isna ka Maqan, Jesus Navas, kaas na wa ka soo tegay, listga kuma arko, waa wada laacib sooc ah, wayadan Spain wa u shidan tahay

  7. arjun Reply

    01-February-2013 at 11:45 pm

    ciyalka arsenal fanska ah melna magareysin wankaxumahay rer stres.com

  8. Hodan Reply

    01-February-2013 at 10:49 pm

    Barcelona aya ku dhisantahy spain meshan aqri pedro 11 david valla 7 a iniesta 6 xavi 8 jordo alba 18 puqei 3 buyol 5 fabregas 10 sergeio qusteqet 16 viva barcelona

  9. abdirahman salad jama Reply

    01-February-2013 at 10:17 pm

    wan ka xumahay in laga soo tago el nino oo ku magac deer fernando torres juan mata and cesar viva chalsea wad salaman tehen mahada laacib

  10. Mazacar Reply

    01-February-2013 at 9:48 pm

    Viva juan and cesar

  11. Saad abdosh hassen Reply

    01-February-2013 at 9:13 pm

    Waa ka xumahey waaxan ka caadodey ina lakasotakey laacib ka wanagsen ee weyn f.torres.spain meel magadeyso intu kamaqanyahey torrs.laacib net. Waarxuun iyad shegten viva torres love

  12. Adan Reply

    01-February-2013 at 9:12 pm

    Waxaan kaxumahay in torres laga soo tago balse hadii uu torres kasoo tago ma aheen in uu michu kasoo tago

  13. Khadijo Reply

    01-February-2013 at 8:05 pm

    Waxa kuleh dafaca qatara nacho monreal and best midfiler sant cazorla

  14. Daacad Dar-illaahay Reply

    01-February-2013 at 8:03 pm

    waxaan halkaa aan ka arkayaa names expensiuve ah waana ciyaartoyda aduunka 1,Andres Iniesta,Cesc Fabregas,Sergio Busquets,Xavi hernandez,David Villa,Pedro,Gerard Pique,Carles Puyol,Jordi Alba waxaan kaloon aad uugu farax sanahay weeran yahanka man city devid silva. I hope th players the wonderful play and good before play

  15. podoliski Reply

    01-February-2013 at 7:58 pm

    arteta laga soo tagay blse labada ciyaaryahan ee casorla iyo monreal wengar waa khabiir naadiga waxa uu ku dhisayaa xidigo spain waxaa xalay cidi nagaga fikaday david villa marka waxaan guul u rajaynayaa all playes arsenal iyo all fans

  16. Nuurb10 Reply

    01-February-2013 at 7:51 pm

    Waxakuleh santi cazorla and narcho monreal viva germany and purtugal

  17. mahd Reply

    01-February-2013 at 7:33 pm

    Isco isco isco isco isco isco isco isco isco isco isco isco

  18. xamza Reply

    01-February-2013 at 7:17 pm

    asc dhamaan kkk waxaan kufaraxsanahay cayartoyda speen oo barceloona kuleh 10 cayaar yahan halka real boolo ay kaleeyihiin 3 cayaaryahan kkkkkkkkk forza naadiga aduunka barceloona kkkkkkk

  19. c.qani Reply

    01-February-2013 at 7:16 pm

    cesar azpilicueta waa laacib soo koraya wuu uqalma in lagu soo daro xulka spai
    n

  20. shiekh mozour bin zayed al nahyan Reply

    01-February-2013 at 7:15 pm

    david silva aya ku leh viva man city

  21. Demba ba Reply

    01-February-2013 at 7:14 pm

    Waxaa kuleh juan mata and pedro

  22. Hamze Reply

    01-February-2013 at 7:10 pm

    Viva mata

  23. mahad-casri-guidetti Reply

    01-February-2013 at 7:06 pm

    silva aya ku leh if allah say he will get line up

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>