Suuqa Kala Iibsiga Oo Xirmay – Liiska Ciyaartoyda La Kala Wareegay Maalintii Ugu Danbeysay Ee Suuqa. | Laacib.net
Home » Suuqa » Suuqa Kala Iibsiga Oo Xirmay – Liiska Ciyaartoyda La Kala Wareegay Maalintii Ugu Danbeysay Ee Suuqa.

Suuqa Kala Iibsiga Oo Xirmay – Liiska Ciyaartoyda La Kala Wareegay Maalintii Ugu Danbeysay Ee Suuqa.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 1-02-13 1:36 AM

946359-15592204-640-360

Suuqa kala iibsiga ayaa si rasmi ah u soo xirmay, waxaana uu ku soo xirmay wajigabaxa Peter Odemwingie kaasoo isagoo aan ogolaansho heysan ka soo tagay kooxdiisa islamarkaana iska xaadiriyay albaabka hore ee kooxda QPR, laakiin QPR ayaa u diiday inuu dhismahooda soo galo iyadoo ixtiraamaya West Brom oo aan ogolaansho siinin ciyaaryahanka.

Peter Odemwingie ayaana ku laaban doono berri subax tababarka kooxdiisa isagoo ka qoomameynaya talaabooyinkii uu qaaday ee uu doonayay inuu ku qasbo heshiiskiisa, marka xiddiga reer Nigeria aan intaas ku dhaafno ciyaartoyda la kala qaatay maalintii ugu danbeysay ee suuqa waa sida tan:

PREMIER LEAGUE

Arsenal ayaa xaqiijisay inay la soo wareegtay daafacii bidix ee kooxda Malaga Nacho Monreal, kaasoo haatan ah ciyaaryahan Arsenal ah.

Goolhayihii shalayto iska diiday Chelsea inuu la hadlo Jack Butland  ayaa heshiis afar sanno iyo bar ah la galay kooxda Stoke City, laakiin waxa uu amaah ugu laabanayaa kooxdii uu ka soo wareegay ee Birmingham Cityinta ka dhiman xilli ciyaareedka.

Alou Diarra (West Ham to Rennes, amaah)

Liverpool  ayaa iska fasaxday goolhayaha reer Brazil Doni kaasoo ku biiray kooxda reer Brazil Botafogo

Manchester City oo weeraryahanka da’da yar ee reer Ghana Godsway Donyoh la soo wareegtay laakiin waxa ay isla markiiba amaah ku siiyeen kooxda Djurgarden ee Sweden.

Jermaine Jenas (Tottenham to QPR)

Stanislav Manolev (PSV to Fulham, amaah)

Brek Shea (FC Dallas to Stoke City)

Kevin Mbabu (Servette to Newcastle, lacagta lama shaacin)

Heurelho Gomes (Tottenham to Hoffenheim, amaah)

Danny Graham (Swansea to Sunderland, £5m)

Yacouba Sylla (Clermont Foot to Aston Villa, lacagta lama shaacin)

Chris Samba (Anzhi to QPR, 12.5 milyan ginni)

Urbe Emmanuelson (AC Milan to Fulham, amaah)

Paul Scharner (Hamburg to Wigan, amaah)

article-2270816-1744BDD7000005DC-276_634x486

Chris Samba oo ku soo laabtay Premier League

LA LIGA

Barcelona  ayaa amaah ku fasaxday xiddigeeda da’da yar Isaac Cuenca kaasoo inta ka dhiman xilli ciyaareedkan ku biiray kooxda Ajax.

Emre (Atletico Madrid to Fenerbahce)

Robert Acquafresca (Bologna to Levante, amaah)

Diego Buonanotte (Malaga to Granada, Lacagta lama shaacin)

Daniel Pacheco (Liverpool to Deportiva Huesca, amaah)

SERIE A

Capture

Tababarkii ugu horeeyay ee Mario Balotelli ee kooxdiisa cusub ee AC Milan

Ezequiel Schelotto (Atalanta to Inter Milan)

Bartosz Salamon (Brescia to AC Milan)

Mommo Sissoko (PSG to Fiorentina, amaah)

Fillipo Boniperti (Juventus to Parma, lama shaacin lacagta)

Galinetta Alberto (Parma to Juventus, lama shaacin lacagta)

Marcel Buchel (Siena to Juventus, lama shaacin lacagta)

Andrea Schiavone (Juventus to Siena, lama shaacin lacagta)

Bruno Pereirinha (Sporting CP to Lazio, lacagta lama shaacin)

Diego Fabbrini (Udinese to Palermo, lacagta lama shaacin)

Alejandro Faurlin (QPR to Palermo, amaah)

Mauricio Sperduti (Newell’s Old Boy’s to Palermo, lacagta lama shaacin)

Mario Balotelli (Manchester City to AC Milan, £20m)

MacDonald Mariga (Inter to Parma, Amaah)

BUNDESLIGA

Alexandru Maxim (Pandurii Targu-Jiu to Stuttgart, lacagta lama shaacin)

LIGUE 1

David Beckham (Si xor ayuu ugu biiray PSG)

Adrien Rabiot (PSG to Toulouse, amaah)

70 Responses to Suuqa Kala Iibsiga Oo Xirmay – Liiska Ciyaartoyda La Kala Wareegay Maalintii Ugu Danbeysay Ee Suuqa.

  1. Mustafa garabey Reply

    05-February-2013 at 1:03 am

    Liverpool champion sanadkan wey uso baxeysa inta lacib an so gadayne wan ku kalsonahay natijada liver mayara

  2. C/qaadir c/llaahi cumar Reply

    02-February-2013 at 9:07 am

    Wallah sanadkan kooxda arsenal aad iyo aad bay ulidadaa maxayelay waxikalidada xaka wararka wali 9 nobo buuxa mahilin sanadkan waxalakayaba kalinta afarad in an wayno

    • cmar aadan xasan Reply

      05-February-2013 at 11:14 pm

      ha warwari sxb maanta inaynu kaalinta 4aad gaadhno olvier giroud ayaa ku filan waayo tootanhah waxba noo ma jirto everton a waynu dhaafnay

  3. Aay Reply

    02-February-2013 at 1:44 am

    Naadi haka ahaato man utd hadi kale horyalka marku bilawdo haka burburto

  4. Abdi hashi Reply

    01-February-2013 at 11:40 pm

    Wenger meeshuu lacagta uwado waala fahmi la yahay hadii lacagtii lon dhiibaba hal ciyariyan wlh taas aresenal her maku gaareyso ilaa wenger lala xisaabtamo nh

  5. marwaan Reply

    01-February-2013 at 9:00 pm

    Ack dhamaan waa salaamantihiin taageerayaasha arsenal meel kastooy joogaaaan macaaal ciyaaar yahanabda kooxda siiba jack welshre …. la wareegista laacibkan aaad ayaanu ugu bognay waaayo waa dhaaawacmay gibbs maanaan haysan mid kale waaayo santooos waaaaa uuu culusaada mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm kkkkkkk guul a
    resnal

  6. Bashk suarez Reply

    01-February-2013 at 4:37 pm

    Suuqa sanadkan liverbool silayaqaney u ga adeegatay waayo dhex iyo weerar weykentay sanadkan wan soo aadeyna chabuslega guuul ridhis

  7. Xasaan c/laahi Reply

    01-February-2013 at 3:43 pm

    Asc dhamaan rer laacib iyo madaxda lcib eeheyo wasas naadi wa barca ama iskadhaf chelsea guul ayadana odiwengi maskiin mira qare sory

  8. c/raxiin Reply

    01-February-2013 at 1:51 pm

    waxay ila tahay inaanay city waxba u noqon doonin ciyartoga daanyeerka

  9. Liban cade Reply

    01-February-2013 at 1:03 pm

    Waxaas oo dhan halqof real madrid kama iibsan aaad baan uga xumahay

  10. haa saas laraba mario wa tufax hos ka qurmay

  11. Abdi hakim husein Reply

    01-February-2013 at 9:22 am

    Asc qarabo subax wangsan dhamn faniska liverpool anaga horay ayn uga qaraabanay suuqa dagalka epl waa siduu u bilaawday xadana waraa jiri doonee wiishkalee hayeero viva forz liverpool IloVE WLH LIVERPOOL

  12. eto Reply

    01-February-2013 at 8:16 am

    sxb saaciid maxaa war laga siya ayada la xarashayaa oo dayn la ciirciraysa kkk

  13. Suraj mncity Reply

    01-February-2013 at 8:06 am

    Asc aqayarey dhamantin subax wngsn Laacib.net war iga siiya xld mncity iyo villa halke wax ukala marayaan ok mhd snd

  14. Abdi hakim adam sheikh omar Reply

    01-February-2013 at 7:31 am

    Fashilki suuqa ee kooxda manchester city waa mid lawada filaye balse koxda QBR ayaa ka faa’iidaysaty suuqa iyada oo lasoo wareegtay ciyaaryahano tayo wacan leh.

  15. shiekh mozour bin zayed al nahyan Reply

    01-February-2013 at 7:25 am

    yes yes yes the best striker of the world aya imaday man city viva dzeko milner aguero tevez and donyoh welcome bacda amahda lagu fasaxay

  16. Caaqil114 Reply

    01-February-2013 at 7:20 am

    liverpool weeyka faa’ideeysatay oo weerar iyo dhexba weey keentay laakiin waxeeysan keenin waa difaaca ineey naga adkeeyaan ayey aheeyd dhanka difaaca gaae ahaan baalka bidix ee 3ka waayo haduu dhaawacmo qofna uma fadhiyo Luis enrique.

  17. Saacid Reply

    01-February-2013 at 7:01 am

    Laacibnet waxan niga codsanena ina warbixin naga sisan aqbarta manchester united iyo waxay laso waregen plz

  18. Abdifatah villa Reply

    01-February-2013 at 6:20 am

    Kk.k.k.k. Waxa ku qoslaya sida odemwinge lo galay kooxdisa ayu ka cararay markasa laso ceyriyay k.k.k.k.k.

  19. burco Reply

    01-February-2013 at 1:44 am

    welkom to Ajax Isaac Cuenca

  20. Nuux craxmaan Nuux Reply

    01-February-2013 at 1:33 am

    War degdega koooxda tottinham hospr ayaaaa heshiis la gaaartay weerar yahanka qatarta ah eeee reeer brazil leonardo damio lacagta lagu kala iibsadayna waaaa 19m kusooo dhwaw epl damio

  21. Nuux craxmaan Nuux Reply

    01-February-2013 at 1:30 am

    War degdega laacibkii muda badan bartilmaameedka u ahaaa kooxda haysata horyaaalka eee yurub eee chelsea ama blues ayaaaa si rasmi ah ula wareeegtay koodda maaal qabeeenka reer ruuush eee azhi laaacib kaaasna waaaa da yarka reeer brazil willian hadaaan nahay tageerayaaasha chelsea waaan ka xunahay laaacibkaaa na dhaaafay

  22. Nuux craxmaan Nuux Reply

    01-February-2013 at 1:17 am

    Laacib.net akhbaarta chelsea war nagasiiya fadlan

  23. Nuuradiin Reply

    01-February-2013 at 1:15 am

    Arsenal maxaa ku soo kordhay

    • cumar aadan xasan Reply

      05-February-2013 at 11:24 pm

      run ahaan tii arsenal uma baahna cid na ilaa weeraryahan falcuo oo kale ah oo podo iyo cazorla iyo wilsher caawiya

      • cumar aadan xasan

        05-February-2013 at 11:32 pm

        run ahaan tii arsenal uma baahna cid na ilaa weeraryahan falcuo oo kale ah oo podo iyo cazorla iyo wilsher caawiya

  24. Nuuradiin Reply

    01-February-2013 at 1:10 am

    Villa maxay lee yihiin

  25. xabeeb Reply

    01-February-2013 at 1:08 am

    arsenaaaaaaaaaaaaaaaaaaaal news naga siiya plz hadii aad awoodaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  26. Yusuf miirwaaq{yuu- yuu company} Reply

    01-February-2013 at 1:07 am

    Balotelli kusoo dhowoow kooxda ugu koobabka badan qaarada yurub milano AC.MILAN

  27. nuurmilano Reply

    01-February-2013 at 1:00 am

    suuqa italy ushidan sanadkaan seria da wey soolaabatay forsa milano

  28. Yusuf axmad maxamad yuu yuu company Reply

    01-February-2013 at 12:50 am

    Waa yaab kala iibsiga cayaartooyda maxay ka badali doontaa awooda kooxaha suuqa galay la arki doonee. MilAN KA CABSO

  29. C/aahiok Reply

    01-February-2013 at 12:44 am

    Mario ballayli wax ba uma qaba doono milan

  30. xaamud Reply

    01-February-2013 at 12:30 am

    sxb arsenal war ma ka heysaan?

  31. xaamud Reply

    01-February-2013 at 12:23 am

    arsenal ?

  32. Cali milano1.4.3. Reply

    31-January-2013 at 11:52 pm

    GUUL WADE SUPER MARIO BALETOLI
    K K K K K K K K K K K K

  33. nuurmilano Reply

    31-January-2013 at 11:41 pm

    dadkaan maxaa ka qaldan meesha waxaa lagu soo qoray italy waxa laga iibsaday kaliya waa maxay man u iyo arsinal aadka sheekeneesaan

  34. C.raxiin Reply

    31-January-2013 at 11:36 pm

    Aqayarta lion messi

  35. Xasan yuusuf Reply

    31-January-2013 at 10:45 pm

    Waxan jeclanlaha iney man utd laso waregto yohan cabye

  36. mohamed viola Reply

    31-January-2013 at 9:38 pm

    asc dhaman tagerada man untd midakale waxan halkan kasalan abukar shante & intekalebo

  37. Cismaan salaad Reply

    31-January-2013 at 9:20 pm

    Asc

  38. Fitaaxlfc4life Reply

    31-January-2013 at 9:02 pm

    Diakite oo sheegay inu jecel yahay inoo xirto funaanada liverpool kuna cayaaaro anfield waxaan lagu heli karaa qiimo jaban difaacna waan u baahanahay viva lfc

  39. Najiib mcne Reply

    31-January-2013 at 8:23 pm

    Haka yaabina inay arsenal wax kento viva arsenal

  40. Fatin mancity Reply

    31-January-2013 at 8:23 pm

    Maxaa mancini suqakumajiro miyaaaane

  41. Haarka Arshavin Reply

    31-January-2013 at 8:07 pm

    Arsene wenger lacagti loogu soodhiibey suuqa kala iibsiga wuu ku qayilay marka talo Arsenal ayee jirta

  42. Fatin mancity Reply

    31-January-2013 at 8:03 pm

    Adinko mahad san Mancity kawarama

  43. maxamed Reply

    31-January-2013 at 7:10 pm

    barcelona ka warama

  44. Caaqil114 Reply

    31-January-2013 at 7:07 pm

    mahad sanidiin bahd laacib.net

  45. s nasri toure Reply

    31-January-2013 at 7:02 pm

    laacib net ee s mario baxay ee city yaa imaan doona ee majabkeena dhow
    wererkii city wuu lumay tevez baa ka xaray soon d vila ama ebramovic
    viva man city tevez dzeco

  46. s nasri toure Reply

    31-January-2013 at 7:01 pm

    laacib net ee s mario baxay ee city yaa imaan doona ee majabkeena dhow
    wererkii city wuu lumay tevez baa ka xaray soon d vila ama ebramovic
    viva man city tevez

  47. abdikariin Reply

    31-January-2013 at 6:57 pm

    asc asxabta dhaman maxa kusoo kordhay manutd?????????????

  48. dino bagio Reply

    31-January-2013 at 6:41 pm

    horta waan idin salaamay dhaman bah weynta sport ee somaliyed gaar ahaan shaqlaaha laacib mariga amaah kuma imaan e waxuu ku yimid sharciga italya looga yaqaano meta cartalino qeyb wadaag ciyaaryahanka ee 2 kooxood

  49. cabdi risaaq xasan tacaalaa Reply

    31-January-2013 at 6:24 pm

    asc dhamaan bahweenta laacib waxaan ka cotsaneena iyeey aqbaar naga siyaan arsenal waxa ku soo kordhay winger cotsigiisa mala aqbalay viva viva arsenal

  50. axmed Reply

    31-January-2013 at 6:00 pm

    Forza ac milan forza. Forza per sempre viva viva viva somalia ogni volte

  51. KUN AGUERO Reply

    31-January-2013 at 5:20 pm

    Tom ince to liver YNWA

  52. yassin Reply

    31-January-2013 at 4:50 pm

    aad ayaa ugu mahadsantihiin wararka cusub ee isboortiag.

  53. Dajiye Reply

    31-January-2013 at 4:47 pm

    Asc dhamaan bahweynta sportska xiiseysa run ahanti laacib.net aadbad ugu mahadsantihin madama aa waqtigina qaaliga uso hurten waxana idinka codsanaya anigo ku hadlaya magaca taagerayasha man uniten inaa wax nagaso ogeysisan sida u marayo xaalka man utd iyo laacibinta ey daneyneyso viva somalia and banaadir telcom and man utd viva kabtan cisa dheere

  54. Nabadoon Bashiir Macoow Reply

    31-January-2013 at 4:19 pm

    War bixin naga siiya red devlis maxaa kusoo kordhay

  55. deeeeeekow yare Reply

    31-January-2013 at 4:04 pm

    viva maaaaaaaaaariyo

  56. Xusni Reply

    31-January-2013 at 3:50 pm

    Asc villa oo qarka usaaran inuu kubiiro man city

  57. youssef Reply

    31-January-2013 at 3:43 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk divid villa ugawaran arsenal walikamasamrine

  58. Abdifatah villa Reply

    31-January-2013 at 3:43 pm

    You will never walk alone VIVA LIVERPOOL

  59. Garaziini Reply

    31-January-2013 at 3:34 pm

    Asc kooxda liverpoolfc ya imaanaya warbixin naga siiya fadlan xaalkeda meesha u marayo thnk u

  60. Sayidcali xusen Reply

    31-January-2013 at 3:15 pm

    Laacib.net arsenal maxaa ku soo kordhay ama ka nusqaamay ? fah faahin nasiiya

  61. Sharci yaqaan Reply

    31-January-2013 at 3:07 pm

    Man City waxa ay lumisay ciyaar yahan tayo fiican leh mana helin doonta bedelkiisa Super Mario

  62. aadan cumar Reply

    31-January-2013 at 3:02 pm

    liverpool yaa yimid yayse udhawdahay

  63. yusuf Reply

    31-January-2013 at 3:01 pm

    Laacib.net divid villa xaladisa kaso warbixiya

  64. Ismaaciil Arteta Reply

    31-January-2013 at 2:59 pm

    Wuuw

  65. Hazizkay Reply

    31-January-2013 at 2:57 pm

    Ciyarahan dabicad lahan wu baxay k.k.k mario

  66. Maxamed cumar c/laahi Reply

    31-January-2013 at 2:52 pm

    Chicharito w.rooney

  67. Zakaria mohamed abdullahi Reply

    31-January-2013 at 2:49 pm

    Laacib.net

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>