
Xiddiga Barcelona Dani Alves ayaa ku eedeeyay taageerayaasha Real Madrid in ay kula dhaqmeen fal cunsurinimo ah isaga oo sheegay in ay ku dhawaqayeen erayo ka dhan ah kulankii adkaa ee xalay.
Waxaa lagu wadaa in ururka kubadda cagta Spain ay baaritaan ku sameeyaan arintaas hadii Barcelona ay dacwad rasmi ah ka soo gudbiyaan oo ku aadan arinta Alves.
Wargeyska Sport ee ka soo baxa dalka Spain ayaa sheegaya in falalka noocaan ah ee ka dhanka ah Alves aysan wax cusub ka aheyn dhanka taageerayaasha Real Madrid marka la joogo garoonkooda.
Dhanka kale mar uu ka hadlayay Alves kualnkii xalay ayuu bogiisa twitter ka yiri ” Barcelona ciyaaro heerkoodu wanaagsan yahay ayay soo bandhigeen , natiijida murago ayay aheyd taasi waxaa ka sii murago badan hab dhaqanka cunsurinimo ee taageerayaaasha Real”.
Waxa uu laacibkaan reer Brazil sii raaciyay “Aad ayaan uga faraxsanahay waxa aan ahay, waad mahadsan tihiin”.
LAMIIZ
02-February-2013 at 11:06 pm
asc waa nin adag ALVES waanah nin gob ah REAL lana oron karo waxaan ma samen wey sameyeen oo naadiga ay dunida ugu nicib yihiin waa DCB taa ced waliba baa og imikanah dee arinkaa baaris ma ubaahna waxa lagu yiri alvesnah waa run
Maxamedkarani
01-February-2013 at 11:16 am
Wan idin salamey dhaman asxabta.salankadib anigawaxan qaba in ciyartoybadan o real ah laganaxo sida arbiol iyo alanso kulankli ilkalasiko. Midakale tagerayasha real waxa ay sameyen ma ahan wax lodulqadankaro waxan arkeynay pique in jantasigar madaxa loga dhuftey,alba asna qashin logu firdhiyey,alves lacayey. Marka aniga ahan waxan qabaa in laganaxo taageerayaasha iyo coyaartooyda qaarwaadnamahadsantohoon
Magaceygu waa xudeyfa
01-February-2013 at 7:03 am
Alves ma,aha mid qal qal gili kara kooxda real balse wuu mudanyahay in la caayo maxaa yeelay taageerrada kooxda real waan in aay ka qiiroodaan kooxdooda ma,aha in aay meesha u imaadeen ee waxa aay u imaadeen taageera nimo good by
Baban
31-January-2013 at 5:43 pm
Kkkkkkkk taageerayasha Barce waa xidigaha dunka realna way ku qasbantahay inay caytanto maxaa yeelay dhuunta ugashay haday ahan lahayd xaga koobabka ama abaalmarinaha world best marka Alves don’t worry ur the best 4 best viva mesi viva c.fabregas viva Alves viva Barcelona
David de gea
31-January-2013 at 5:23 pm
Al ves nol pol agadhin facking facking guy
Messi.10+C.ronaldo.7= hazard 17
31-January-2013 at 3:01 pm
Danyeer hadu yahay adina dhurwaa ayatahay adi miya yurub ah af tarmusyohow
Abdikariim Ali Yuusuf
31-January-2013 at 2:52 pm
Ugu horreyn waad salaaman tihiin akhyaarta laacib.net.
Waxaan jeclaan lahaa in aan ogaysiiyo dadka aan ogayn inta ogna way mahad san yihiin, maahan kooxda aa taageerto in aad u eexato haddii fal noocan oo kale ah dhaco. Taas hadaan ka soo tago xitaa anaga dhexdeenna ayay ka jirtaa arrintaas. Qofku waa bani Aadan, hadduu doono xitaa ha ahaado gaal lkn muuqaalkiisa aad arkayso Ilaah ayaa u sameeyey waxba hala yaabin. Teeda kale annaga xitaa jareer timo jilicsan aa nahay yaanana waxba kor isu qaad qaadin.
Waad mahada santihiin.
Bile xaaji,dalabey
31-January-2013 at 2:13 pm
K.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.k.xalay waxay ahed mid ad uwanagsan ciyarta barcelona lakin nasibka ayan sacidin lakin waxa laya banahay say real yelidonto marka ay takto new cam walayabidona dhankale real wa lugu yaqan in ay tuur yeeyan ciyartowda mid ku cusub ma ahan vivivivivivivi f.c. Barce
Abdifatah villa
31-January-2013 at 2:09 pm
Dani Alves is the best
xudeyfa syl
31-January-2013 at 1:47 pm
Midka dhayo wuu is tahilaa war adi cadan miyd tahy bal is weydii mids lolz meel iska dhig tageronimada waxn wa jinsiyad wana kaxunahy waxybaha cunsuriyada alves wax dhib kuma sugna way dhcdaa viva brca
al haji
31-January-2013 at 12:45 pm
wuuu istahilaaa in danyeer ladhaho oo la caayo
Mohamed
31-January-2013 at 11:26 am
Asc
marka hore waxaan salaamayaa dhamaan dhalinta xiisaysa ciyaaraha
horta anigu waxaan tageer sanaa xalaytoolo inay badiso real madrid
lkn may noqon aad bana uga xumahay natiijadii xalayto
tankale cayda lacaayey alvesna aad baan uga xumahay qofkastaana jinsiyadiisa inlacaayo ma jecla xitaa
sadiqos
31-January-2013 at 11:17 am
k.k.k.kk.k.k.k.k. War nikan alves aha wa nin iga badiya wa nin magac radiska jecel viva c.ronaldo and m.ozil mudric cade wa ino comp nou gagbta tihin cune
Abdalla mumin Abdalla
31-January-2013 at 11:02 am
Abdalla mumin Abdalla hahahahahaha yab
Akram Osman
31-January-2013 at 11:01 am
<3 viva madrid <3
qasaye
31-January-2013 at 10:58 am
K.k.k.k maya maya maya uma qalmo in lacayo alves wayo waxa u udhela koxda sanadka waana xidig can ah ciyarta ha waxa uciyara herka calamiga
Qaliif
31-January-2013 at 10:56 am
alves waa ninka dhibay real haduu kahorimado qal qal dheri ah ba kudhaca cayaartooyda madrid mida kale war kan madriid wata miskiin baatahay jarer kulaha ma cadaan baatahay yaab o misna yaab
said qlbi
31-January-2013 at 10:54 am
waaa uu uqalmaaa wax lacaayo suu wuxuu rabay xalay inuu cr mustaqbalkiisa kuciyaaro