
Arsenal ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis kala gaartay kooxda Malaga saxiixa daafaca bidix ee Spain Nacho Monreal, sida ay ogaatay Goal.com
Laakiin Gunners ayaa heshiiskii ay ku keeni laheyd daafaca dhexe ee Athletic Bilbao Fernando Amorebieta uu burburay ka dib markii uu ciyaaryahanka go’aansaday inuu sii joogo Spain inta ka dhiman xilli ciyaareedkan.
Kooxda London ka dhisan ayaa maanta oo ah maalinta ugu danbeysa suuqa kala iibsiga Janaayo waxa ay indhahooda ku hayaan Spain, iyadoo Arsene Wenger uu raadinayo xilli danbe ciyaaryahano uu ku adkeeyo daafaciisa jilcan.
Arsenal ayaa wadahadalo kula jirtay saacadihii ugu danbeeyay saxiixa Monreal oo 26 jir ah waxaana ay kula soo wareegayaan lacag 4 milyan ginni ah.
Sida Goal.com ay sheegeyso Monreal ayaa haatan diyaarad u soo saaran London isagoo heshiis shaqsiyadeed la geli doona Arsenal.
Tabbaaraha Gunners ayaase wajahaya inuu waqtiga la dagaalamo isagoo isku dayaya inuu tartan u helo Gibbs oo haatan dhaawac ah halka sidoo kale uu iska dayayo inuu Andre Santos u diro Fenerbahce.
ismaaciil dufle
01-February-2013 at 9:26 pm
shan horted shan ka faaiideyso
Nairoush wilshere
01-February-2013 at 12:48 pm
Inkasto anka jeclan lahaa nin werar ah lakin waa isagaba waan ubaahanahay
Muscabyare
01-February-2013 at 12:47 pm
Yaxye beeee
Muscabyare
01-February-2013 at 12:45 pm
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk baxa salada
Ali Aliow Adan
01-February-2013 at 1:31 am
wenger xaladiisu lama garanayo sababtuna marka ay sacadu ay dhmaato ayaad qof soo weydiineysaah, anigu fikradeyda waa in eriyo asene wenger taas ayaan macquul.
Ahmad sharaf
01-February-2013 at 1:20 am
Udagaan faqri waaye suuqo furmin ayuu nagu qancinaayay waxaan kiinayaa cayaartaw aaaad ku qanci doontaaan lacagna waa loo dhibay lkn. in wax kabaxaan maaahane in uu wax keeno waaaba kudhib gaajo kudishay arsiwengar Asrenal.magaceedi hoos ayuu udhigay inuuna burbursho.ayuu ugu talagalay
C Fitax bire {Ayaanle}
01-February-2013 at 1:02 am
Masha allah na’ima allaha ku xafido yaaqey niyada ina ka noshahay aya wngsn lkn afka markasta laga hdlaa noolow nimcaay. Hambalyo dhaman ma quustayasha arsenal
Safio
01-February-2013 at 12:06 am
Wengerow suuqa hanag gadin waxba noomaso wadid e fadlan odagan xasid sanaa xitaaku fasaxayo aakhiru saaca ayuu fasaxaa kkkk
axmed
01-February-2013 at 12:04 am
waryaa caawa maxaa ka qaldan laacib
Abdala karaama-16
31-January-2013 at 11:27 pm
A.wengar waqtiga wad naga cuntay ewelbo inad wax kento ma adan rawin anagane ranad walbo waxan kufikirna sanadkan a dad fcn lakena marka wax ad sowato male e duqyahaw minta leh nada
Naim0 ViVa ArSeNaL
31-January-2013 at 11:26 pm
Haaaaheeey Seyladii Waa Xirantay,Hadan Arsenal Nahayna Waxaan Soo Iibsanay Montreal.Laacibkaas Oo Aan Ka Dulqaadnay Kooxaha Lacagta Hurgufa Sida Psg.Chelski,Man Shityy Xata Man Uf Lineka Gadaal By Uga Jirtay.Laacibkan Montreal Ah Waa Nin Bir Ah Oo Aan Aagisa La Mari Karin.So Xero Galinta Xidigan Mustaqbalka Sare Leh Waxaa Ku Baxday Aduun Dhan 40M$,Taas Waxay La Micno Tahay In Arsenal Ay Bankiga U Jabisay Si Ay U Hubiyaan Farxada Dhmn Goonerz ka Melkastaba Ha Joogane.Waxaa Fududeeyey Montra In U Imaado EMIRATES STADIUM Layliyaha Caalamiga Professor Arsene&Montra Oo Asagu Laftiisu Ku Riyoon Jiray In Uu Mar Maaliyada Gunnerz Xirto.Welcome Montreal To The Home Of FOOTBALL
Abdullahi qabridahar
31-January-2013 at 11:08 pm
Waryaa winger bakhaylsanaa haduu ordayaa kawaran wakhti badan ayuuhaystay hada maxuutarayaa wartag quudyahaw
axmed
31-January-2013 at 10:58 pm
maxey u amusan yihin qoladan laacib
Mustafe
31-January-2013 at 10:53 pm
Munrael sodhaqso
Khadijo
31-January-2013 at 10:49 pm
Kkk yanan isdaalin hadaa nahay tagerayasha arsenal hadi u rabo wenger inuu wax ibiyo mar horuu iibin saacadan orod orod muxuu taraa
Naim0 ViVa ArSeNaL
31-January-2013 at 10:24 pm
Montreal Hada Muxuu Soo Kordhin Karaa,Waa Squailli Kale Un
akram
31-January-2013 at 10:08 pm
codsi waraka soo dadajiya heshiisyo badan ayaa dhacay ilaa hada waad mahad santihiin
GUNNRES 4 my life
31-January-2013 at 10:06 pm
yes d.villa neh woo iman do0na
Najiib mcne
31-January-2013 at 10:05 pm
Maxirmin suqa 2sac aya dhiman
Maxamud jilacow
31-January-2013 at 10:03 pm
Asc asxabta lacib.net waxan leyahay ani ahan waankaxumahay in uu suqa nagaxirmo madama aan ahay tagere arsenal
maxamed
31-January-2013 at 9:46 pm
sxb arsenal suqi wuu kaxixmay waa kas warku e maguqanacday
axmed
31-January-2013 at 9:59 pm
WUU XIRMAY AA
axmed
31-January-2013 at 9:24 pm
asc all aqyaarta waxaan rabaa in aan ogado suqa kala ibsiga caawa miyuu ku ek yaahay
jacky boy
31-January-2013 at 9:20 pm
wlcm
Nuurb10
31-January-2013 at 9:17 pm
Sodhaqso hafadhisto santos fara waxkuma hayee
A/qadir juba
31-January-2013 at 9:14 pm
Welcome monreal wan kudoneyna hadan nahay tageraha arsenal
hussein
31-January-2013 at 9:12 pm
as