
Xulka kubada kolayga Soomaaliya ayaa maanta wajihi doona semi-finalka FIBA Afrika Zone 5 xulka difaacanaya koobkaan ee Rwanda, iyadoo Soomaaliya ay u jirto kaliya inay gaarto finalka inay Rwanda ka talaabsadaan maanta.
Xulka dalkeena ayaa Group B oo ay kula wehliyeen xulalka Kenya iyo Burundi kaga soo baxay kaalinta 1aad iyagoo guulo waa weyn ka gaaray labada xulba oo ay gaaraaaceen.
Xulkaan Soomaaliya oo lagu tilmaamayo midkii ugu adkaa muddo sannado ah ayaa isha ku haya inay ka qeybgalaan tartanka qaramada Afrika ee kubada kolayga oo Soomaaliya ay ugu danbeysay inay ka qeybgasho 30 sanadood ka hor hadii ay ku guuleystaan tartankaan Zone 5.
Xulka ku guuleysta Zone 5 ayaa si toos ah ugu soo bixi doona tartanka qaramada Afrika ee kubada kolayga, laakiin waxaa wadadeena taagan kaliya Rwanda oo semi-finalka ah iyo weli Kenya ama Masar cidii iyadana finalka u soo baxda.
Markii ugu fiicneyd ee aan tartanka qaramada Afrika ee kubada kolayga ka gaarnay meel fiican waxa ay aheyd 1981dii markaasoo Soomaaliya ay soo gashay kaalinta 3aad ee abaalmarinta maarta, iyadoo sannadkaas koobka lagu qabtay magaalada Mogadishu.
hussein yare
25-April-2013 at 12:15 pm
hadii aan nahay somaliya maxa nahay cada qatayal maxa yelay ciyartoydeena wiligood hormar magarayaan inta lawado musmaasuq wiligina ma badineysiin hadii
aad rabtiin in ad badisiin qofwalbo halagu wado lugriisa iska dhafa afara qawiilka nin waliba lugtisa hawado dee mar kaas ayaa la ogan donaa in aan natija keneeyno iyo inkale hal mar tijabiya bal waa fikradeeyda isku daya in ad tixi gilidan xanaq aya iga ken in aad idin cayo maxa yelay somaliya wadan kasta ayaa ka so badinayo maxa kenay waa kis weeydiyaa isma wey dineeysiin guul darada wad ku qanacsan tihiin waba nila yabanay wlhi kubada afara qawiilka ka dayaaa meelka oo ad joogtaa waxan idin leyahay guu leesta insha alaah maxa yelay qofka walakaga ah meesha uu ka qaldanahay waa in aad u sheegtaa soo sax ma ahn qof ayad amita ku dishay mar kaas ayad qof kale oo qawow ku jiray ayad dheelineysaa mar kaa aya laga so badinaya is weeydii meesha lagayasto mahadanidiin
Wiilo mahamed shere
21-March-2013 at 7:14 am
Waxan u rajeyna wadankeyga somaliya guul iyo farxad ay uso hoyan wiilashena somaliyed guuuuul viva somaliya
Ali turcaye
27-January-2013 at 12:21 pm
Wadan keyga waxan urajeynaye guul iyo sharaf ine kagaren dhankasto
Maarkalyooni boy
25-January-2013 at 8:55 pm
VIVA MACALIN BAARAJAB KOOXDIISA DA,YARTA.
ABDULRAHMAN
25-January-2013 at 8:37 pm
PLS NOO SHEEGA MEESHA AAN KA FIIRSAN KARNO LIVE,AM IN LONDON
liibaan
25-January-2013 at 5:57 pm
inshaa alaah guur wayn oo taariikhi ah wayna qaadayaan koobka inshaa alaah aamiin viva somalia waad mahadsan tihiin laacib.net
Caaqil114
25-January-2013 at 5:14 pm
inshaa allaah weey guuleesan doonaan maanta ciyaarta weey adag tahay xulkeena qaranka guuleesta ayaan leeyahay.. aamiin…
Axmad-deeq
25-January-2013 at 5:08 pm
Guuul ayaan urijenaa xulka qaranka dalgenaa somaliya guuul lama ilowaan ayaa ga gaari donaa goobgan guuul wacan ciyartooyda
C/nuur
25-January-2013 at 4:35 pm
Insha allah wadankeena guul ayaan urajeyneynaa aamin aamin aamin
waa liibanyare
25-January-2013 at 3:52 pm
soomaaliya guul ayan urajeynaa caawa insha allhau caawa waan badindonaa insha allhu niyadina qer usheka
Harun
25-January-2013 at 3:43 pm
Insha allaah waan guuleysa,neynaa?
Dhaaye Somali
25-January-2013 at 2:27 pm
Asc.dhaman bcda sln dalkena wnx ugu duceynaya nabad,
Rajadeyda wa Guul 99% darenkeyguna wa mid muwadinka dhabta ah o kaliya u daremi karo SOMALIA 4 Ever. thnks all
“Mahad gara wxa leh ciyaryahanada matalaya Qaranka”
Xuseen Abdi
25-January-2013 at 2:23 pm
ASC Dhaman Somalida an jclhy,
isha Allah wan ku guuleysaneyna tartankan hade ciyartoyda som ay mujiyaan kalson o ah in ay qadikaran kupka, I wish to success.
ahmed abdi
25-January-2013 at 2:01 pm
viva somlia guul ayaan urajeeynaaaaaaaa <3 <3<3<3<3 somlia MY
MOTHER COUNTRY
LIBAN
25-January-2013 at 1:50 pm
i am proud to be somali VIVA SOMALIAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA
masuul
25-January-2013 at 1:08 pm
Wadankeena Hooyo waxaan u rajeynaa guul aad u weyn maanta insha allaah waa eey badinayaan cupkane waa eey qadidoonaan ,
GUUL SOMALIA
Viva jack wilshere theo walcott saint cazorla mikal arteta tomas varamaline tomas rosocky lucus podolisky gibbs sanga diaby all paleyrs arsenal
25-January-2013 at 12:58 pm
Isha alaah guul dalkeyka somaliya guul laku farxo viva somaliya
Abdirazak said
25-January-2013 at 12:39 pm
Somalia guul for ever i love my country
wadani dhab ah i love somalia
25-January-2013 at 12:30 pm
asc aal inta muslim qaasatan dadka soomaalida meel waliba ay jogan waxa ugu hambalyeenaa laabdii guul aan soo gaar nay guusha 3aad neh waxa alle ka bar yeenaa in si sahal ah inoogu fududeeyo aamin aamin aamin guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul soomaali
guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul
S.kayfka
25-January-2013 at 12:13 pm
Guul aan urajaynaya dalkayga somalia wayo waa muhim iyo sharaf inaan qaadno kobkan wadankayaga somalia wan jeclahay jecliyaa dalkayga wadankay iyo diintayda mcn ee (فرقان)somaliya hajirto teamkedu
garaad
25-January-2013 at 11:51 am
un sha alah guul iyo wax lagu farxo
super Elnino
25-January-2013 at 11:36 am
xulkeena iyo ciyaartoydeena iyo wadankeenaba waxaan u rajeynaa guul hore iyo guul danbo intaba.calankeena hajiro cimrigiisa ha raago cadowgiisa ha jabo aqyaarey ducada inoo badiya maanta waan guuleysaneynaa insha allaah
Naim0 ViVa ArSeNaL
25-January-2013 at 11:28 am
Waxan Teamkena Soomaliyeed U Rajaynayaa Guul U Shacabku Ku Riyaaqo.ViVa Soomaalia
ceenkaas
25-January-2013 at 11:27 am
Aloow guuleey dadkaan niyadooda ciilka kabuuxa ee dhibaatada kadaalay guul walaalaha soomaaliya isku qarxiya ciyaartaan sidii qof jana raadinAa cml wAa sharaf hadaa soo hooysaan koobkaan
mohamed abdulahi
25-January-2013 at 11:17 am
Asc waa salaaman tihiin dhamaan bahda laacibna wadku mahad santihiin sida aad lona socodsiisaan xulkena gul ayan idiin rajeynaa insha allah waad gulesan dontan sido kale wiilasha kubada caqta dhiig is galiya oo sharafteyna kor u qaada
prince barrow
25-January-2013 at 11:03 am
soomaali ma ihi aaaaa walee nin aduunyo joogow maxa aragti ku laban marki hore waxan arki jiray dad afka somaliga inkirayo lkn manta waxan arka dad somali nimadoda inkirayo wlhi wax magarata tihine wax kalana wan idinka sugeyna
insha allah galabta guul ayan u rajeyna koob kana wuxu noqon dona ki ugu horeyay e somaliya laga so dajiyo tan iyo bur burki
Hani
25-January-2013 at 11:00 am
Guuuul aaa dhamaaaan farxad waaarta isku duubni ada jira allahayaw dalkayaga nooo siiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiii guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul somaliya waliga
faahin yare vivva arteta jack cazorla
25-January-2013 at 10:58 am
lkn waa imisa saaaac
cumar
25-January-2013 at 10:54 am
Waad ku mahadsantihiin maadaama aad labo wadan ka soo badiseen hadana guul ayaan idiin rajeeynayaa wiilasheenoow insha allaah waxaad mataleeysaan shaqsi kasto oo soomali ah. mar mas ‘uuliyad weeyn ayaa idinsaaran. Guuleesta oo isa garabgala oo alle ha idin garab galo
xudeyfa syl
25-January-2013 at 10:45 am
Insha allah gul wcn and nasib wcn xulkena kubada koleyga aqyarta ducada halagu kalmeyo matalayasha dalkena kana alle haka dhigo ki muqdisho la geyn laahaa viva somalia
Savy
25-January-2013 at 10:26 am
Xulkena somalia waxan urajenaya guul an lagu dhibton insha alah
Jaaale
25-January-2013 at 10:24 am
Guul ayaan urajeynayaaa dhalinyarteeena kubada kolayga insha allah iyo macalimiintoodaba.
C/casis haaji
25-January-2013 at 10:16 am
Asc wiilasha somalia waxan u rajeynaya guul insha allah
Camels
25-January-2013 at 10:10 am
ALLAHA idin guuleeyo. Viva somaliya. Kobkaan insha allah waan qaadi doonaaa
sakow
25-January-2013 at 9:53 am
عاشت الصومال .إلي الأمام
sakow
25-January-2013 at 9:51 am
كم أحب فوزك يا بلدي الحبيب وسوف تطيح كل من واجهك إن شاالله
asad yare
25-January-2013 at 9:49 am
Guuul guuul insha allah
Mursl haryan
25-January-2013 at 9:42 am
Guul ayaan u rajeyna xulkeena inshalalah viva som
Nasro
25-January-2013 at 9:41 am
Garaaca oo guuleesta waligaan aadbaan idin jecenaheeeee guuuuuuuuuuul xulka dalakayga
damba BA ___ hazard _____ oscar ______ mata______ lampard______ Ramires _____ David luiz _____ moses _____ terrry_____ cole_____ ivanovic___ cech
25-January-2013 at 9:36 am
Guuuuuuuuuuuuuul weeeyn aya urajenaya wadan kena hoyo insha allah wana uso baxena AFrica mel weyn na wan kagarena insha allah viiiiiiiiiiiiv somaliya
Jabra ajaay
25-January-2013 at 9:34 am
Guuuul cayartoda somaliyed alow nagarab gal marwalabgal alow adan kutala saranaa marwalba guuuuul
Ismacil
25-January-2013 at 9:31 am
Guuul wen ayan u rajenaa wadankega insha alah wad badinesan
Huwal ku hadal walal iska hadal ma ficn waxa hubso
25-January-2013 at 9:21 am
Wan idin wada salmaya dhamantina
Chelsea Boss Mastar Maxamed huwal
25-January-2013 at 9:19 am
Gula ayan ura jina
daadir sh.cali
25-January-2013 at 9:19 am
Guul ayan urajeyna wadankena insha allaah way badin donan maanta viva somalia allaha idin garab galo
intisaam
25-January-2013 at 9:17 am
viva xabibty somalia guuuuuuuuuuuuuuuuul baladnaa somalia
maxamed viva somalia
25-January-2013 at 9:14 am
kkkkkkkkkkkkkkkk wale waa yaab oo wllo sidebaaden soomali u ahayn waadbaqoraysaaye
Ahmed sanka
25-January-2013 at 9:06 am
Guul aan u rajaynyaa insha allah inkastoo aanan ahayn somalia way badinaysaa
Ducaysane
25-January-2013 at 9:06 am
Viva Somalia Insha allah Guuuuuuuuuul maanta!we are Final Insha allah
bulbul
25-January-2013 at 9:04 am
Guul ayan urajeyna xulkeyna insha allah
neeshin11
25-January-2013 at 9:00 am
insha,allah wadankena somalia tan hormar la,anta ah wuu kagudba xulkenane guulo kuwaan kawaaweyn ayuu gaari doonaa vivah our nation
Nuurb10
25-January-2013 at 8:57 am
Guulan lagu daalin angarno insha.allah viva somalia feysal and ahmed guul nageya ilaahow nogurmo viva arsenal
gorgor samatar
25-January-2013 at 8:55 am
VIVA SOMALIA GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL AN LEYAHAY INSHA ALLAH
Mox'ed dalxoreye macqulsom
25-January-2013 at 8:54 am
Xulkeena waxaa urajeynaa guul taariikhiya
deqo man united for ever viva somalia for ever
25-January-2013 at 8:52 am
insha allah xulkeena kubada kolayga way kaguulaysanayaan Rwanda viva baladkeena soomaliya viva all somaliya guushuna waaxageena in sha allah
Farnada torres
25-January-2013 at 8:51 am
Somalia guul wacan walalahayga somaliyeed viva for ever
Suheyb cade
25-January-2013 at 8:46 am
Xulkena geesiyasha halyayada an marna la ilowi donin xulkena kubada koloyga waxan urajeyna guul raxo leh viva xulkena
Mohamed nuur naaib oo na joga masar tageere man united
25-January-2013 at 8:46 am
Xulkena k kolayga galbta gula u rajeyna somalia kabtanka kuxenka k.kolayga {aadan cumar cali dhuxulow o ku magcdher aadan bufow guul ayan ku rajeyna galbta wax i tusa khudbada doca idin marayna insha alah}
Abdi risaq mahaday
25-January-2013 at 8:43 am
Waxan urajeynaya dalkena hoyo guul guul ilahey haku guleyo wadankeyna aaad ayan u jeclahe viva somalia
c/raxmaan daacad
25-January-2013 at 8:37 am
Xulkena kubada kolayga waxaan urajeynayaa guul insha allah
Nasri Barcelona
25-January-2013 at 8:37 am
Viva Somalia.
GUUL WACAN
j.mata
25-January-2013 at 8:34 am
waxan urajaynayaa guul xulken inshallah