
Xulka Rwanda ayaa u talaabsaday finalka FIBA Afrika Zone 5 ka dib markii ay semi-finalka si dirqi ah kaga badiyeen xulka dalkeena Soomaaliya.
Ciyaarta oo aheyd mid xamaasad leh ayaa labada xul ay ahaayeen kuwa si aad ah isagu dhow oo aan farqi weyn u dhaxeynin ilaa dhamaadkii ciyaarta.
Xulka Rwanda ayaana ku badisay 86-83, waxaana ay finalka FIBA Afria Zone 5 la kulmayaan xulka Masar oo 88-41 kaga soo badiyay xulka Kenya.
Berrito ayayna dhaceysaa ciyaarta kama danbeysa ee loogu soo baxayo koobka qaramada Afrika ee kubada kolayga, saacada Afrikada bari marka ay tahay 8pm.
Xulka dalkeena Soomaaliya ayaa dadaalay intii uu tartankaan socday, waxaana ay Group B kaga soo baxeen kaalinta koowaad iyagoo garaacay wadamada Kenya iyo Burundi. Taageerayaasha Soomaaliyeed ayaana muran la’aan u arko inay yihiin geesiyaal howl qaran qabtay.
sultan ishqi dhawal booramaawi
28-January-2013 at 10:41 pm
waxan hambalyo uga dirayaa dhammaan shacbiga somaliyeed meel kasta oo ay joogan waxan ku faraxsanahay somalia oo dib u usoo kabatey ka dib bur-burkii ba’naa ee uu soo maray dalka hadana waa ALXM
mahad gardaro
28-January-2013 at 7:35 pm
waaaaaaaaaaaaaaaw waa shaqo wanaagsan waana ku faraxsanahy in calankeena iyo ciyaartodeena ay garaan meshan o kale masha allah inaan koobkaan iyo koobabka badan qaadno ayaan rajeyneenaa insha allah dhalinyarada somaliyeed ee shaqada wanagsan qabtayna waan u mhd celinayaaa kuwa aan dhiiga iyo damiirka laheen ee niyada ka dilaayo ciyartoyda iyo tagerayaasha somaliyeed waa iney iska dhafaaan arintaas sbbto ah maaaha arin wanaagsan in lagu matalo waa wax weyn ee calankaaga iyo magacaaga la geeyo meelaha qaaaar waa wax weyn
soomane
26-January-2013 at 9:08 pm
asc dhaman umada mulimka ah qasatan walalheyga somaliyed….. aan ku bilabo hambaliyada aan hawada u marinayo umada somaliyed qasatn dhalinyaradi gesinimada mujiyay kalifayna in la ino ogolado ka qayb galka;;;;; kobka kubada koloyga ee africa kana dhici doono ever coast 7bo bil kadib….. Darenkeya aad bu u kacsan yahay farxad iyo murugaba hadan ka gudbo darenkeya….. Aan dhaho waxad haysaan wadadi gusha ee haka cajisina tarikhda aya idin xusi dontee somalia ha nolato ha warto ha jirto waliged guulaysta insha allah
soomane
26-January-2013 at 8:57 pm
asc dhaman umada mulimka ah qasatan walalheyga somaliyed aan ku bilabo hambaliyada
Shacabka xalaasha ah.
26-January-2013 at 8:25 pm
Maasha ALLAAH. Waxaan ku faraxsanahay inay Soomaaliya u muuqato, siday waagii nabadda ay ahaanjirtay, koox awood badan oo Africada bari ugu adag. Hada oo uusan wali qaranku dhisneeyn oo uusan jirin dhaqaale kaabikara daryeelka iyo agabka cayaartooydu u baahanyiin ayeey heerkaas soo gaareene, maxaad moodaa haday helaan waxkasta oo ay u baahanyihiin? Waxay ila tahay waxaan meel fiican ka gaarilahayn koobka aduunka iyo Olympics ka ee kubadda kolayga. Waxaa ii muyqata karaamadii naga mawneeyd 22 sano inay soo laabatay, Al-Xamdu LILAAH. SOOMAALIYA HA JIRTO WALIGEED.
muktar hassan guled
26-January-2013 at 4:14 pm
waxaan ku faraxsanahay guulaha aan garnay oo aysoo hoyeen ciyaryahanaden wanaagsan insha allah koobkan kan ku xiga aan qadaynaa
kader halabe
26-January-2013 at 12:37 pm
kkkkk wa ayo waxa spori ciyaari war caruurtanad moodo qoxootiga ee macaluusha ladhimanaya meesha dhaafiya sportina waxba kamagaranayane haka cuqubo shubanini e ama marka hore waxay cunaan siiya maynanba qadeynine kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
yuusuf
26-January-2013 at 12:00 pm
runtii waa wax laga murugoodo in ay soo hadho kooxdeeno laakiin waxaan ku faraxsanahay in aynu gaadhnay heer semi final marka waxaan odhan lahaa aynu u hanayno walaalaheena qaarada inugula nool………………….ILAAAAAAAAAHAY AMARKIIIIIIIIIIII
Caaqil114
26-January-2013 at 11:33 am
walaahi maashaa allaah hambalyo ayaan leeyahay xulka qaranka soomaaliya ciyaar adag ayey lasoo baxeen rwanda waa dalkii ku guuleestay koobkan oo difaacanaayay sidaas ay tahay shalay si dirqi ah ayaa looga adkaaday somalia 86-83 waad natiijo aad iskugu dhow. meel fiican ayey soo gaareen inlasii hormariyo ayaan rajeeynaa. waxeeyna mudanyihiin abaal marino sharafta ay dalka usoo hoyaan iyo guulihii ay gaareen.. viva somalia for ever…
mustafa khaliil
26-January-2013 at 9:50 am
garsooreyaashaa ha loogu dadaalo sida wiilashan oo kale hambalyo wiilashii dadaalka dheeraadka miijyey yaanana laka deyn wiilashaas.
M jufe
26-January-2013 at 7:32 am
Wlh wan ka xumahay gul darada daren keygana mala so ko bi karo somalia guul
qalinle
26-January-2013 at 3:00 am
DHibmalaha waa ay nooqorayd inaan kaharno xulkayna soomaaliyana waxay muujiyeen geesinimo iyo waliba karti dheeraad ah maxaa yeelay waxaanu soo garaacna laba wadan waxwalibana waa iska nasiib waanu gaari doonaa inshaa allah dadaalkana meeshiina kasii wada mahadsanidiin dhamaan.
Kaafi sahasom
26-January-2013 at 12:30 am
wlh blh wan ka naxay guul darada indhahayga ilma ka timid markan aqriyay in nalaga badiyay lkn dhib malahan insha ALLAH wan gulaysan dona intan iyo in ka bdanbo dhalinta somaliyed e dadaashay waxan le yahay HAMBALYO HAMBALYO guuuul SOOMAALIYA
Mohomed jomoc harib yare
26-January-2013 at 12:28 am
Waxan tahaniyad salaamed halkan uga dirayaa ciyaartooydii ciyartay k/kobada kologa garaynah heerka wanagsan u nah muujiyay qaran koodad harka ay manta ay joogan
Birqaaye man utd
26-January-2013 at 12:19 am
Waaa inoo sharaf in aan soo ban dhigno ciyaar wanagsan iyo tariikh in ey wali noosha,ahy Somalia waaana dadasheen waana idin mahad celineynaa hadii aanahay shacabka somaiyeed
نورعلي
25-January-2013 at 11:57 pm
ممرغ في المسلمين
نورعلي
25-January-2013 at 11:51 pm
اليوم ممرغ مصرالعربية
نورعلي
25-January-2013 at 11:41 pm
عفون الشعب صومال
نورعلي
25-January-2013 at 11:30 pm
١مصر
٢رون
٣الصومال
٤غني
مبروغ الجامعة العربية في مصر وصومالي
نورعلي
25-January-2013 at 11:18 pm
مصر ١١٥ رون ٥٥
الصومال ٨٥ غني ٥٣
hamari
25-January-2013 at 11:15 pm
asc dhamaan umada somaliyed hadii anaa fikirkayga cabiro waxa aan ka xumahay caawa guul daradii nagu dhacday lakin waxaa muhiim ah inaan africa ka soo mooqanay somali beri sanaadkii waxa ay caan ku ahayd basketka waxaa kaloo xusid mudan macalinka xulka qaranka somaliyeed baarajab, guuuuuuul guuuuuuul guuuuuuuuuuuul somalia
deekow yare
25-January-2013 at 11:06 pm
viva somali guuuuuuuuul
alcadaala liverpool laacib.nen
25-January-2013 at 11:04 pm
waaan kufaxsanahay wiilasha qaranka oomaliyed guush iyo shafafta ee u sooohoyeen dalkeena hooyo run ahaantii ciyaarta waxee eheed mid adag in kastoo aaan jeclaa in aan badino hadana nasiibka ayaa nadiiday waxaa dhawac soogaaray ciyanka qaranka maxamed oo gacanta kajabay waxaan u rajeeyna in oo ale noo caafiyo guul vivi somali
deqo man united for ever viva somalia for ever
25-January-2013 at 11:01 pm
dhib malaha insha allah markale ayaynu gulaysan viva dal kena somalia
abdullahi siyad
25-January-2013 at 11:00 pm
dhabtii aad iyo aad ayaa ugu xumaday natiijada ciyaarta lkn waxa aan kufaraxsanahay geesiyasha dalkena usobaxay insha allah next game kalinta 3 waa xagena soomali melkasto oo ay jogaan guul ayaa urajenaa insha allah
Jaaale
25-January-2013 at 10:55 pm
Dhib malaha janisyo kale iyo guul ayaan sugeenaaa,weelasheenana wey dadaaaleen weena mahadsanyihiin.
Nuurb10
25-January-2013 at 10:55 pm
Waxas waxba uma aragno kenya and burundi oo intan bur bursanen bashali jiray bilad sokama qadan viva somalia feysal and mahamed all somalia guul
haashim
25-January-2013 at 10:48 pm
waa gaxumahay guuldarada somalia soogaartay laakiin maadaama aa safiican udadaalnay marga dhib malahan waa inoo waqti gale insha allah hambalyo hambalyo somalia
somaliya
25-January-2013 at 10:41 pm
dhib ma lahan maadaama uu nasiibka naga badiyay waaan ka xumahay waana dadaalnay kaalinta 3xaad anaga ayaa leh
Lilmuu_citizens_
25-January-2013 at 10:39 pm
horta mesha sideedaba waa ciyaar waana tartan, tartanna waa cad iyo madow, waad badin ama khayrkaa ayaa badinayo…
Way dadaaleen runti wiilashan ku cyrayay magaca dalkeena hooyo SOMAALIYA.
xaamid
25-January-2013 at 10:34 pm
wiilsha calanka qadayoow guulesta waligiin wan in hambalyeynaya insha allah halka kawada
nasir
25-January-2013 at 10:26 pm
aad baan uga naxay guuldarada nuucan ah wayo waxaan uqalanay inaan usobaxno finalka lakin guukleesta mel walbo joogtan somalia
Geedow
25-January-2013 at 10:25 pm
Aad iyo aad ayan ugu qanacsanahay natijada ciyarta wana sidi lo bahna dhib malahan ciyaraha kale ayan sugi dona hadu alle idmo in sha’allah
Mohamed nuur naaib oo na joga masar tageere man united
25-January-2013 at 10:21 pm
Ciyrta waqtiga naga hile daqiqadi ugu dambesay fursada helnay faysal aya bel dareye dhb malahan halahan wa magc weyn dalkena o dagal ka jiro o bur bursan wan dada layna awguriyo somalia
gula
25-January-2013 at 10:19 pm
Waan kanaxay wana kaxamuhay dalkena inuu kuharo halkas
kkkkkkkkkkkkkkkk
25-January-2013 at 10:18 pm
guuleysta waa na raaliga liseen waan ku qanacsanahay natiijada aa soo hooyseen
Mohamed nuur naaib oo na joga masar tageere man united
25-January-2013 at 10:18 pm
Dhb malahan ciyarta wan dawanayi kabtanka ku xeganka aadan bufow wan u jeday wax qawadka dhb malahan maalin un wa guleysan dona insha alah xulka dalkena