
Goolhayaha Real Madrid Iker Casillas ayaa la sheegay in Jimcaha qalliin faraha loogaga sameeyo.
Kabtanka Los Blancos ayaa waxaa laad ku dhuftay Alvaro Arbeloa kulankii Copa del Rey ee Valencia taasoo qasabtay in garoonka laga saaro.
Baaritaano lagu sameeyay ayaa lagu ogaaday in ciyaaryahanka uu suulka iyo far uu ka jabay iyadoo warar la isla dhex marayana ay sheegayaan in laga yaabo in uu saddex bilood ah.
Si kasta ha ahaatee wararka ka soo baxaya dhaqaatiirta kooxda ayaa waxa ay sheegayaan in goolhayuu uu ku soo ladnaan karo lix illaa siddeed toddobaad kadib marka qalliinka lagu sameeyo subaxnimada Jimcaha.
Dhaqaatiirta kooxda ayaa la fahamsan yahay in ay doonayaan in goolhayaha uu garoomada ku soo laabto ugu yaraan lugta labaad ee kulanka Manchester United ee wareegga 16ka ee Champion League.
Waxaa la rumeysan yahay in Casillas uu ugu yaraan seegi doono lugta hore ee la qorsheeyay February 13keeda sidoo kalana shan kulan oo La Liga ah iyo labo lug oo Copa del Rey ah kuwaasoo ay isaga horimaan doonaan kooxda Malaga ama kooxda Barcelona.
yaaser
27-January-2013 at 9:40 am
waxaa nasiib daro ah inay klaasikada wadda maq naadaan ciyaar tooyo muhiim ah sida casilaas pepe ramos fabio di maria taaso aan wali dhicin even barca aan ku dhicin lkn gool baan rajaynaynaa
yaaser
27-January-2013 at 9:34 am
waxaa nasiib dara ah in ay klaasikada wada maqnaadaan ciyaar tooyo aad umuhiim ah sida casillas di maria fapio pepe ramos ha sa ahaatee gool ayaan rajaynaynaa
C/kaamil
26-January-2013 at 5:11 pm
Wan jeclahay liverpool
Asxaab
26-January-2013 at 4:40 pm
Asc waxan jeclahay inay reso mar walba man utd maxa yelay waxay tahay koxda an ugu jeclahay dalka ingariska i love you man utd
Xuseen
26-January-2013 at 4:34 pm
Wuxuu fakirkayga kutirsanyahay casalis gacanta haka go o maxa yelay aniga ii dan waye in uu ka maqnado kulanka barca iyo real madrid
Xuseen
26-January-2013 at 4:31 pm
Wuxuu fakirkayga wuxuu kutirsanyahay kulanka ( man utd ) iyo ( Rael madrid ) yu weefa janbiyus liig wareega lex iyo tabonad bishe so galaysa
Mahad abdi jabane
25-January-2013 at 5:35 pm
Asc waxan cfd urajeenaya casilas hada casilas wuu soo kacaya rer barcelona xage galee siin
Boqorada man utd
25-January-2013 at 1:52 pm
Maya ka daaya habar plz… Cassiles waa real legend…soo kabsasho wacan ayan ku rajaynaa…lkn waxa muhim noo ah u soo gudbida wareega 8ad Man utd… Viiiiva Redevils….
Ahmed sanka
25-January-2013 at 9:10 am
Aad aan ugu xumahay iker lkn dhib maleh waad caiimadaysaa
dek0
25-January-2013 at 9:02 am
macqul ma aha
C/wali maxamad axmad
25-January-2013 at 7:36 am
Asc waxan u rajeyna cafimad gol hayahena inu ciyow socafimado
Saacid sudeysi
25-January-2013 at 2:43 am
In kaston taagero man u.t.d hadana ad ayan uga xumahay dhaawaca lacibka
libaaxyada africa
25-January-2013 at 2:26 am
fadlan caayda waa reeban tahay fikirkaaga haku saabsanaado waxa laga hadlaayo sportigana maahan wax leesku naco waa is dhexgalka bulshada marka cassilles kadaaaaaaa habaarka iyo aflagaadada thnks ha joogo ha maqnaado waa isku mid hadii aanunahay fc barcelona..guuuuuuuuuuuul axadana ossasuna waa iska caabindoonaa insha allah……..
Cali man united
24-January-2013 at 10:55 pm
Casilas sxb dhaqso kuso bugso oo naga qabo mucjisa gaaban ii soo socota
Aabdirashiid
24-January-2013 at 9:10 pm
Dhimo dhimo gacantaneh haka godo real wey u dhamatay
Aabdirashiid
24-January-2013 at 9:10 pm
Dhimo dhimo gacantaneh haka godo real neh wa ay u dhamatay
abdi risaq
24-January-2013 at 8:44 pm
Asc. Legend iker wax laga. Xumado waye kooxds captain keda cafimad urajenena
Rvp20
24-January-2013 at 8:43 pm
Dhimo cassilas
Cali man united
24-January-2013 at 10:54 pm
Waxa ka mid tahay miyaa taageerayaasha barcelona sxb hada ayuu cfmdaa mise manshester united sorry
Nuurb10
24-January-2013 at 8:38 pm
Sokabsasha wacan cassilles