Howshii Dhigista Cawska Ee Garoonka Stadio Koonis Ee Magaalada Muqdisho Oo La Soo Gabagabeeyay. | Laacib.net
Home » Africa » Howshii Dhigista Cawska Ee Garoonka Stadio Koonis Ee Magaalada Muqdisho Oo La Soo Gabagabeeyay.

Howshii Dhigista Cawska Ee Garoonka Stadio Koonis Ee Magaalada Muqdisho Oo La Soo Gabagabeeyay.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 12-01-13 2:44 AM

Koonis 1

Waxaa la soo gabagabeeyay caws dhigistii garoonka kubada cagta Koonis ee magaalada Muqdisho kaasoo in muddo ah socday.

Xiriirka kubada cagta Soomaaliya ayaa uga mahadceliyay FIFA howsha dhigista cawska macmalka ah ee garoonka Stadio Koonis ee magaalada Muqdisho, waxaana xogahaya guud ee xiriirka kubada cagta Soomaaliya Cabdi Qani Saciid Carab uu sheegay in haatan la soo gabagabeeyay wajigii hore ee howsha dib loogu dhisayo garoonka.

Shirkada Green Fields ayaana fulisay howsha goglida cawska macmalka ee garoonka, iyadoo sawiro la baahiyay ay muujinayaan inuu garoonka u ekaaday sida garoomada caalamiga ah, inkastoo Cabdi Qani Saciid Carab uu sheegay inay sugayaan in FIFA iyo Green Fields ay dhameystiraan dhismaha kale ee garoonka Koonis.

Koonis

Horyaalka kubada cagta Soomaaliya ayaa la filayaa inuu bilowdo bisha April ee sannadkan, waxaana xiriirka kubada cagta Soomaaliya ay rajeynayaan in la dhameystiro gabi ahaanba howsha dib loogu dhisayo garoonka kubada cagta Koonis oo sidoo kalena loo yaqaano garoonka Banaadir.

 

74 Responses to Howshii Dhigista Cawska Ee Garoonka Stadio Koonis Ee Magaalada Muqdisho Oo La Soo Gabagabeeyay.

  1. c/kaafi maxamed Reply

    04-April-2013 at 4:25 pm

    asc aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay ,aadaama ay yeelatay garoon ciyareed oo lagu magac baxay koonis

  2. Ahmed mohamed Reply

    16-March-2013 at 4:59 pm

    Wlh aad ayan ugu farxay markaan arkay dhulkeyga hooyo oo isbadal weyn kudhacay. Blse waxaa is weydin mudan islamarkana weydinayaa gudomiyaha kubadada cagta : garoonka stadium mogadisho o lagu magacabo isbartiibo aaway asagana mala iloobay maladhisayo miyaaa waa garoonka ugu dad qaadka badan ed Africa hambalyo Ilove somali

  3. Cali pato El.sharaawy Reply

    11-March-2013 at 10:41 am

    INSHA ALLAAH WAXAAN FILAYAA IN MAR AAN U SAFTO QARANKEEYGA
    ILLAAHAY AGTIISA WAX KAMA AHAN

  4. cade cabdirisaaq cade Reply

    20-January-2013 at 9:41 pm

    ammin ammin ammin allow wadanka noo hagaa ji walhi waan dhibtoonay

  5. A.rahman mj ozid Reply

    20-January-2013 at 7:00 pm

    Masha allah waxaz aa ka quruxa allow noo dhis dalka nabadna nooga dhig…

  6. rooble wajeer Reply

    18-January-2013 at 10:25 am

    Walaahi waa wax ad logu farxi walahi aniga waxan ku ciyari jiray garoonka iyadoo qofkii dhulka ku dhaco ama ciyaaryahankii kufaa uu dhiig ka dadan jiray, waayo garonka waxa uu la mid ahaa sida airporka diyaradaha jaayga ah tasna waxay dhibaato ku aheed ciyaartoyda oo aan waqtigaas heysan garoon ay ku raaxeysanayan marka ay ku guda jiraan game ka ay ciyarayan, lakin waxan hada is leeyahay sidaas wa laga reysan doonaa 100% hadiiba mar la dhigay cowska mashal’al viva gos

  7. Mohomed jomoc Reply

    17-January-2013 at 1:13 pm

    Daa ayan ugu faraxsanah hawsha aya qabteen masuuliyiinta kumada cagta ee soomalia waxan kale öo aan ku farax sanah hadalka soo yeeray gudoomiyah xiriirka kuba cagta ee somalia ee ahaa in uu furmaayo horyalka kubada cagata soomalia

  8. Maxamud Reply

    15-January-2013 at 1:15 am

    Walaalayaal waxaa kunoolahay dalka ghaana markaan arkay stodio konis oo isla cagaaran waan ilmeeyey sababtoo ah garoonka dhaxdiisa adigoo fadhida ayaa badda leerteda ku raaxeysane masha alaah

  9. apdalla vic Reply

    14-January-2013 at 10:15 pm

    wan kufaraxsanahay inuu noqodo garonka konis like anfiil ookale masha alah waa wax qabad weyn oo eyqabteen dowlada somaliya intas iyo inkabadan ayaa urajenayaa somaliya hanoolato

  10. suusan said Reply

    14-January-2013 at 12:08 pm

    aad ayaan ug farxsanhaye garoonka muqdisho somliya oo kamid noqdaye garoomada caalmaka farxad nooga wayna majirto wlhy somliya guul iyo gobanimo waarta

  11. nuur Reply

    14-January-2013 at 11:54 am

    asc.kulli sananras qimaha badan kadib/alle wadankena ha ino fiicneeyo walhi ad ayan ugu farxasanahay

  12. Islamic Reply

    14-January-2013 at 11:21 am

    Ad iyo ad ayan ugu farahsanahay madama ay yelatay garoonka adunka wadankena somalia hanolado

  13. Mohamed y.hassan dheen Reply

    14-January-2013 at 8:06 am

    Qabiil in laga tagoo qaranimo loo gudbaa haboon dhalinyarooy dhisa nooolashiiina

  14. C=raxman Reply

    13-January-2013 at 6:12 pm

    Wlh aad ban ugu faraxsanahay maxa yelay waxan arka goronken oo la mid ah garomada aduunka hambalyo hambalyo umada somaliyed

  15. cabdullahi omar Reply

    13-January-2013 at 11:45 am

    waaaaaaaaaaaaaw masha allah

  16. C.lahi farah Reply

    13-January-2013 at 6:51 am

    Dhabtii wa wax ku qali ah dhaman umada somaliyed qasatan dhalinta ciyarta kubada in ey janis uhelidonan ku ciyarida cowska kaso anka firsaneynay in badan garomada adunka qasatan reer yurub ad ayan usodhaweynaya madama anka mid ahay ciyartoyda kubada cagta somaliyed qasatan qeybta serea B weyku mhdsan yihin dhaman cidwalba oka geysatay gacan by

  17. Cumar yaango from leds mith Reply

    13-January-2013 at 12:50 am

    Waw waxasa imarayo wa arin lagu farxo madama ey somaliya markan ey dhib iyo rafad kadalen ey fahmen n0lasha dhaßta mesha ey kujirto nolal wa naßad iyo barwaqo stedio konis ad ayu ifaya hada wa hor marki kowad o ey kagaran garomada magalada muqdisho man sha.alah

  18. Cali fabio Reply

    13-January-2013 at 12:30 am

    Hampalyo hampalyo ,,, waxan ahay ciyaaryahan soomaaliyeed waxan ka ciyaara horyaalka canada hadana waxan ku suganahay muqdisho masha allah somalia hanoolaato

  19. Mr.arsenal Reply

    12-January-2013 at 10:32 pm

    Kkkkkkkkkk it is fly emirates

  20. diini Reply

    12-January-2013 at 8:57 pm

    caaaaaaaadi ma ahan

  21. Bulabazi Hassan Reply

    12-January-2013 at 7:58 pm

    woooooooow masha’allah

  22. Nine eleven attack Reply

    12-January-2013 at 6:19 pm

    Dhawaq farxadle maahe dhiilo kama sugaayi somalia alow nabad waarta amiin amiin yaaa rabi in sha alllah viv somalia

  23. Cshaale Reply

    12-January-2013 at 3:35 pm

    Wlh adban ugu faraxsanaha inan arko garonka banadir stadium manshallah

  24. maxamed dalmar Reply

    12-January-2013 at 2:38 pm

    aad baan ugu faraxsanahay in aan aan arko satium konis oo la dhisay oo ciyaar lagu dheelaayo

  25. yaaska Reply

    12-January-2013 at 2:31 pm

    koonis the best stadium

  26. cismaan Reply

    12-January-2013 at 2:19 pm

    aad ayn ugu faraxay dhigsta cawska garoonka koonis insha allah dalku nabad ayu noqnay

  27. liibaan Reply

    12-January-2013 at 1:57 pm

    asc dhamaan bahda laacib iyo dhalinyarta ku taxan waxaan le yahay mashaa alaah inshaa alaah waxaan ilaahay ka rajaynayaa intaa iyo in ka badan wadankeena somalia bahda laacib.net aad ayay u mahadsan yihiin hawsha ay mar walba ay noo qabtaan waad mahadsan tihiin dhamaantiin

  28. mukhtar bulshawi Reply

    12-January-2013 at 1:35 pm

    aadba ugu faraxsanahay garonka quruxda badan e cons stadium waxana leyahay wa talabo hormar leh insha alah waxana rajaynaya in stadiyaha weyn e muqdisho in asana ladhiso thanks all of you

  29. Saadaat manutd Reply

    12-January-2013 at 12:58 pm

    Asc laacib.net iyo inta ku taxan bahda laacib.net aad ayaan idinku mahad celinyaa soo gudbinta horamarka wadankeena waa guul dhalinyrada somlia usoo hoyatay ilahay ha inoo ziyaadyo

  30. Ibra ali ibra Reply

    12-January-2013 at 12:48 pm

    Waaw masha,allah ilahayoo dalkeeyna kadhig dal nabadoon iyo dal barwaaqo ah waan kufaraxsanahay in sida horyaalka birimiliiga sida horyaalka caalamka oo kale

  31. ccd Reply

    12-January-2013 at 11:07 am

    Mashalah ilaahi dalkeyna nabad buuxda haka dhigo

  32. Baraxgeel Reply

    12-January-2013 at 10:53 am

    Hambalyo gudiga sportiska ee somalia waa bilow fiican inaad ka bilaawdan goroonkii lagu ciyaaray dhismihiisa waa guul fiican viv viv banaadir telkom

  33. cabdikariim Reply

    12-January-2013 at 10:52 am

    Nabadaa naas lanuuga leh mise gabaraa naas lanuuga leh hhh somaalia dhankeeda dhawaq farxadle mooyee dhiilo kama sugaayi by boys southafrica

  34. Baraxgeel Reply

    12-January-2013 at 10:51 am

    Hambalyo gudiga sportiska ee somalia waa bilow fiican inaad ka bilaawdan goroonkii lagu ciyaaray dhismihiisa waa guul fiican

  35. Axmed Reply

    12-January-2013 at 10:44 am

    Ad iyo ad ayan ugu farxay markan maqlay warkan waxana si rajaynaya in garomada kale e gobolada kale iyo garonka muqdisho lo howl galo insha alah

  36. Hanad Reply

    12-January-2013 at 10:39 am

    Mansha allah waa arin farxad leh Aad iyo Aad ayan ugu farax sanhay in ay somalia hormartay

  37. lucky yare Reply

    12-January-2013 at 10:34 am

    Mansha allh ilahow dalka horu marka uu garayo noo soo dadaji

  38. Xareed Reply

    12-January-2013 at 10:23 am

    Masha allaah waa horumarka ay kutilaab saneeso soomaaaliya waxaan rajeeynayaa in laga dhiso magaalooyinka kalee waa ween mahadsanidiin

  39. Yahye Reply

    12-January-2013 at 10:18 am

    Waa wax lagu farxo konis waxa kuxigo stadiou muqdisho horseed insha allah

  40. hanad Reply

    12-January-2013 at 10:16 am

    mash alh waa wax lagu farxo in anu aduunka kamid noqono 42sano ayaan dunida kadanbeeynaa ee ilaah somali hamideeyo hana kadhigo dad wadankoda jcl saan wada ognahay soomali wadani ah wuu yaryah waxaan ku qanacsahay qaxooti nimada iyo gacan hoorsiga taana nolol maaha ee soomaliyeey nabada aan kawada qeey qaadano insh alh

  41. king cr7 Reply

    12-January-2013 at 10:11 am

    masha allah somalia sidedii hore ayay ku noqonaysaa insha allah wlhi wn qiiroday markan arkay somalia o kal go goday insha allah way midoobayan somali oo dhami viva somalia

  42. Yuusuf fc barcelona Reply

    12-January-2013 at 10:08 am

    Waxan jeclanlaha in an garonka kuciyaro viva aboosto10 khadka dhexe

  43. nuure Reply

    12-January-2013 at 10:05 am

    Asc aqyarta waad salaman tihin dhamantina meel kastoo aad jogtin wlhi waa farxad somalia oo isbadel weyn kadhacay waxan jeclahay inaan kulaabto wadankeyga somalia

  44. Deekow yare Reply

    12-January-2013 at 10:01 am

    Asxaabta maalin wacan weligey waan ku riyoon jirey inuu mar un garoonkena sidaa noqon doono isha allah alow nabad nasii iyo caafimaad alow naga saar qabyaalada hadey nu nahay somali taasa nadishey

  45. Xidiga sanadaka 2013 viv Mata Reply

    12-January-2013 at 9:54 am

    Man shalaah wan ku farax sanaha runti

  46. Abdifatah villa Reply

    12-January-2013 at 9:51 am

    MashaALLAH waxa alah ka baryaya inu nabad waarta nasiyo VIVA SOMALIA

  47. C.x Reply

    12-January-2013 at 9:44 am

    Asc.lacib saxibayal ad ayad u mah santihin runti markan arkay wan farxay wy waxa igu danbesay aso san ahen alow ino kordhi si an u difacno dhulken iyo calan kena waxan ugu baqaya qof walbo o gacan kagesan karto haka gesato hormarkisa wana gari donna insha alah guul mel walbo o ad ka joktan dunida somali ale hadin barakeyo

  48. deqa man united for ever Reply

    12-January-2013 at 9:29 am

    masha allah ilaahow dalkanoohagaaji iyo dadkaba aaaaaaaaaaamiim yaarabi viva soomaaliya for ever

  49. Dr saciid Reply

    12-January-2013 at 9:17 am

    Dheh maa shaa allah ilaahow noo ziyaadi anigu waxaan ahay wiil soomaaliyeed hadana waligay ma arkin soomaliya lkn aad ayaan oogu farax sanahay hormarkan wadankayga uu sameeyey xaqiiqdii illin ayaa iga soo daadatay markaan akhriyey aad ayaan oogu mahad celinayaa bahda laacib waad mahad santihiin.

  50. codsi Reply

    12-January-2013 at 9:11 am

    waxan kacod sanaya dhalin yarada muqdisho inay horumarka kashaqeyan ayna sodhaweyan dhalin yarada ka imaneysa gobolada kale e somalia viva puntland fc and awaale stadium

  51. matiri Reply

    12-January-2013 at 8:53 am

    yasAlam xasus ayangalay markan arkay konis cajib waqtifican ayan kusoqatay intan goronka kujiray mantana anomacalin ah ayan rajeyna in aan dib ugu laabto insha alaah.

  52. Maaaaan untd Reply

    12-January-2013 at 8:38 am

    Wlh markan aqriyay news kan waku farxay inshalah mar dhow lugteyda wan sari dona garonkan io dhulk£££££na hoyo viva somaliya

  53. Savy Reply

    12-January-2013 at 8:35 am

    Wa farxad usohoyatay umada somaliyed

  54. Nuurb10 Reply

    12-January-2013 at 8:30 am

    Msha.allah allaha nosiyadsho viva somalia

  55. Nuurb10 Reply

    12-January-2013 at 8:28 am

    .k..k.k. Deqa hordada kakac sax magaca ilaahey somalia guul intas kabadan allaha garsiyo viva somalia and konis

  56. Xasan yare Reply

    12-January-2013 at 8:21 am

    Masha allah ilahey ha aya mahad iska leh o wadankena cadowga ka saray viva somali

  57. cumar Reply

    12-January-2013 at 8:14 am

    Asc www walaalaha soomaliyeed aad ayaan ugu faraxsanahay hoowsha eey qabteen xiriirka kubada cagta somalia in kastoo eey lasoo daaheen wax yaabo kabadan oo ka sii mihiimsan ayaa wali naga dhiman sida dugsiyada tababarka dhalinyarada isbortiga somalia iyo waliba ku tababarashada garoomadaan sidii eey uga dhamaato mar masiyaha ciyaartooyda qaranka matala mahadsanidiiin

  58. Xasan yare Reply

    12-January-2013 at 8:14 am

    Wlh aad ayan ugu farax sanahay hormarka u wadankena garay ilahey aya mahad iska leh

  59. Guuleed.(kismaayo) Reply

    12-January-2013 at 8:11 am

    Runtii waa hormar lagaaray laakiin waa in lagu daro dhismaha sidoo kale sportiga wuxuu ku soo koobmay magaalda muqdisho. Waa in la fiiriyo gobalada. Waxaan halkaan ugu mahad celinaa wasteka laacib.net oo aan dhihi karo waa wabsite ka qarnigaan loogu aqrisi badanyahay waxaa i soo jiitay sida dag daga ee u soo saaraan wax kasto oo ispoortiga ku saabsan. Sidoo kale waxaa salaamaa dadka aqristo wabsiteka laacib.net meel walba ee joogaan. Soomaaliya ha noo laato. Good by.

  60. Wlal'kanaa Reply

    12-January-2013 at 7:56 am

    Waw waxn dareemaya farxad madama an arko garoon ad u qurux bdn oo aan leenahay waxna rajayna inan mar ku ciyaaro ano qarankayga u dheelaya viva iniestacade

  61. deqa man united for ever Reply

    12-January-2013 at 7:49 am

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw bismi aahi maasha alaah viva somalia viva baladkeena somalia viva shacabkeena somalia viva all somalia for ever

  62. iid cabdi siciid Reply

    12-January-2013 at 7:43 am

    waar waxaasi wax soconaaya maah ee waa macmal

  63. Ahmed Reply

    12-January-2013 at 7:25 am

    Masha alah walahi si aad iyo aad ayan ugu faraxsanahy inaan maqlo wadankeyga o laka dhisayo garomo alxamdulilah marka dambena waxa u mahad celiya dadka kudadalay arintas

  64. Diri c.kariin9 hurwaa boy Reply

    12-January-2013 at 7:18 am

    Ad ayan uku faraxsnahay wana hormar lagaray ilaaha baa mahadleh viva somaliya all

  65. pirlo Reply

    12-January-2013 at 7:18 am

    aaad ban uku faraxsanhay casimadena dalka iney so hagageso ilahow somali is jeclesii oo qabilka ka saar anigu waxan ka imi baargaal cirifka raasi casayr aadna wan uku faraxsanahay casimadedo sidan iyo si kasi fican usi dhismesa viva muqdisho iyo somaliyo dhan

  66. Saalax dhere Reply

    12-January-2013 at 6:56 am

    Asc waa guul weyn oo somali u sohoyatay ayaan dhihikarnaa lkn waxa dhiman guulo xirir ah oo qaran iyo teamamkuba sohooyan inshaa alaah wn sugi

  67. Vaaaan goooooooaaaaaal Reply

    12-January-2013 at 6:53 am

    Aad ayaan ugu farax sanahay horumarka aan gaarnay ILLAHAY wadankeena nabad ha inooka dhigo dawlad kheyr qabtana ha ina siiyo

  68. Axmadka degmada mahaday Reply

    12-January-2013 at 6:16 am

    Wlh wan ku faraxsanahay masha allah lkn weli waxba dhiman thnx all fns the red devills and laacib.net bay all

  69. Eng-carab Reply

    12-January-2013 at 5:47 am

    Guuul masha alllaah waa riyo in badan aan kusoo riyooney lkn maanta runta taagan masha allaah

  70. dayax Reply

    12-January-2013 at 4:45 am

    aaaad iyo aaad ayaaan ugu faraxsanahay garoon noo qaas ah inaan yeelano oo ku marti galino garoonkaas wadamadaa nala dariska ah maashlh soo gudbintiin

  71. Xaafid Shariif Reply

    12-January-2013 at 3:31 am

    Mansha allah aad ayaa ugu faraxsanahay inaad indhahayga ku arko garoonkeena oo caalamka lajaanqaadayo waana guul allah nasiiyey ee allah noosiyaadiyo

  72. abukar caato Reply

    12-January-2013 at 3:11 am

    aaad ayaaan ugu faraxsanahay inliidhiso gorooon kamid ah garoomo aanka yeesho caalamka thkz

  73. wiilka sanadka Reply

    12-January-2013 at 2:57 am

    aad ayan ugu faraxsanahay in aan aan yeelano garoon kamid ah garoomada caalamka oo kale thnks dhamaantiin

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>