
Xabi Alonso ayaa aaminsan in Cristiano Ronaldo uu ku faraxsan yahay noloasha Real Madrid, mana uu aaminsana in weeraryahanka abaalmarintii FIFA Ballon d’Or ee laga qaaday inay dhaawaceyso moraalkiisa.
Xiddiga reer Portugal ayaa abaalmarinta laacibka sannadka adduunka u waayay mar kale ninka ay xafiiltamaan ee Lionel Messi, laakiin ciyaaryahanka khadka dhexe ee reer Spain ayaa qirtay in saaxiibkiisa ay isku kooxda yihiin uu diirada saarayo uun shaqada kooxda.
“Cristiano Ronaldo waxa uu igula muqdaa mid aad fiican. Waxaan isla joognay xafladii Ballon d”or, waxaana haatan ka fekereynaa kaliya ciyaarta Celta” ayuu Xabi Alonso ku sheegay shir jaraa’id.
“Waxaan qabaa in Cristiano uu ku faraxsan yahay halkaan, shacabkana waa ay ku faraxsan yihiin. Shaki iigama jiro inuu heysto taageerada kooxda.
“Dabcan, waan u cusbooneysiin lahaa Cristiano qandaraas.”
27 jirkaan ayaa qandaraaskiisa haatan ee Santiago Bernabeu waxa uu dhacayaa June 2015.
Abdirashid
10-January-2013 at 1:09 am
Asc gudigiin marka hore waxaan wax u sheegaya dadka ka hadlaya abaal marinta ballo’dor ka intayna kahadlin kahor waa inay bartaan shuruudaha lagubixiyo iyo cida codaynayso. Hadii ay fifa kaliya codaynayaan kabtanada xulalka iyo tababarayaasha cod kooda lama qadeen sidaas awgeed ha o dhanina messi fifa ga ayaa lashaqeynaya hadii aan lahdlo cida le gerrard messi ayu u codeeyay madama uu naco cr7 xitaa hadii uu u codayn lahaa cr7,gerrard waa shaqsi kaliya ogow dont 4 get the score is 46lio 23cr
maanka cade
09-January-2013 at 10:21 pm
dadka qaar ayaa iskahadal u hadla dadkana aflagaadeya waxas oo kale bulshada lala madhax yimado
kuhadal hadal murtileh oo xanbaarsan xikmad intaas waa i kawaano vivi laacib.net iyo qoraa sare mohamed baleti bye
maanka cade
09-January-2013 at 10:16 pm
habenwanagsan waxan salamayaa dhaman inta fikirga wanagsan kuhadla qaasatan abdifitaah villa salan kadib waxan lahadlaya wiilasha kala ah
cabdirahman salaad and maat uted wiika wato sxbayaal markahore taaqiikhda kubada cagta soobarta c.ronaldo waa laacib lkn liverpool maxookasameyay ma is wee diiseen
c.rndo asiga man u joogo ayaa 4 afar goal looka badiyay
markale asiga oo joogo real ayaa 4 afar goal looka badiyay waxna maka qaadin intaba marka aqyartiyee iskahadal looma hadlo taageyranimada ayaa idinku cusub habenwanagsan markale inta fikirga wanagsan asc vivi liverpool and barca
Xalane
09-January-2013 at 8:45 pm
Ronaldo intu jogo madrid aya ballon dior ugu dhaw waayo madrid wa koxda kaliya ee barca iska celin karta man u wad taqananan waa hablo barca uma babacdhigi karaan viva madrid for ever f¤¤¤c barca
Xalane
09-January-2013 at 8:43 pm
Ronaldo intu jogo madrid aya ballon dior ugu dhaw waayo madrid wa koxda kaliya ee barca iska celin karta man u wad taqananan waa hablo barca uma babacdhigi karaan
Moha
09-January-2013 at 7:56 pm
CR7 kuma faraxsana kooxda Alonso dadka ayu ben ushegaya after tagero la anti ay u mujiyen isaga casilles iyo ramos miyu ku farxaya sida joornaladi kaso baxay portugal shalay qoreen Ronaldo waxa messi u jabiyey teammate kiisa qasatan kuwa Spanish ka e morinho cuqdada u qabo los balancos xaladeda way xuntahay Portugal. Iyo spanish ayu team ka ukala qeybsanyahy aniga madrid jogo iga waresta wa beentiis Ronaldo kuma faraxsana hadu morinho tagana wu baxaya morinho na hal lug bu kutaganyahy tagerayashi aya ka so hor jeestay ramos iyo cassiles dartood
Kamaal bile
09-January-2013 at 3:49 pm
The best player c.ronaldo balse messi fifa ayaa taageer san ronaldo waxaa u muhiim u ah in realmarid oo is kaga tago!
Hayuuwa
09-January-2013 at 3:07 pm
C.ronaldo waa laxaqira FIFA ba tagerto Messi
Blues boy
09-January-2013 at 3:07 pm
Aniga labadoodaba masiiyeen iniesta ayan sin lahaay
Cabdi rahmaan salaad raage
09-January-2013 at 1:52 pm
Kkkkk horta waxaan leeyahay aqrista yaasha laaacib duhur wanagsan mida kale gerrard oo la shegay inuu u codeeyay ma aha wax kale ee waxa uu xusuuustaa taariiq hore ee uu ku dhigay xidigeena reer portugal balse waxaan dhihi lahaaaaa asga ayay quseysaaaaa hadane ma aqaaan waxa iga celinaaayo haweenka axada fifa man unitd guul wacan
Maaaaan untd
09-January-2013 at 1:28 pm
Captan G wuxu ugu coden wayay ronaldo waki man u jogay bu dhibay horyal badan bu kaga qaday lugtisa marka cil aya ka hayo xidigena hore axada neh carada cunsinena liverpool viva man untd
king cr7
09-January-2013 at 1:28 pm
niyada dhiso mar hadii fifa tagerto messi way iska cadayd inuu ku gulaysanayo dadaalkaaga libn laab halala madrid viva cr7 guul champions legue viva ronaldo
Anfild
09-January-2013 at 1:03 pm
Captan gerrerd wuxu tageray una codeyay l.misse sababta ma taqanaa viva faras cadde stevanka 8
Nuurb10
09-January-2013 at 12:47 pm
Ronaldo wa ogyaha naftisa inow yahay laacib kasareya messi balse asiga lomarabo abalmarintan viva ronaldo
Bishaar
09-January-2013 at 12:43 pm
Waa ku farxsan nahay hadalka ronlado 100%welcom ayan leyahay lacibka reer purtiqal
Abdifatah villa
09-January-2013 at 12:42 pm
K.k.k.k.k.k.k. C.r7 inu waasho wax yar aya uga dhiman miskiin waxa ku dhihi laha isaga tag spain o iska aad France ama England VIVA BALLON dO’r WINNERS 2012 LEO MESSI
matiri
09-January-2013 at 12:40 pm
matiri
Hanad
09-January-2013 at 12:24 pm
Fifi they dont know cr7 why fifi they sboting mise that is not good they dont know enthing