
Ku dhawaad seddex meelood labo meel oo ka mid ah taageerayaasha Real Madrid ayaa aaminsan in tababare Jose Mourinho inuu saameyn xun ku yeeshay sumcada kooxda, sida lagu sheegay ra’yi uruurin la sameeyay oo lagu daabacay jariirada Madrid ka soo baxda ee Marca maanta.
704 ka mid ah taageerayaasha rasmiga ah ee kooxda ayaa lagu weydiiyay garoonka ka hor ciyaartii axada ee Real Sociedad ama taleefan lagu wareystay, hadii tababaraha reer Portugal talaabooyinkiisa iyo hadaladiisa ay dhaawacayaan sumcada kooxda, 61.6 boqolkiiba waxa ay yiraahdeen haa, halka 33.1 ay yiraahdeen maya, sida ay sheegtay Marca.
Taageerayaasha aya sidoo kale la weydiiyay inay qiimeeyaan qaab ciyaareed ahaan tababaraha, iyadoo celcelis ahaan ay ku qiimeeyaan 10kiiba 6.68, taasoo ah inuu labo boos hoos uga soo dhacay isla ra’iyi uruurintaan oo la qabtay March 2011 markaasoo ay ku qiimeeyeen 8.82.
Laakiin taageerayaashii ka qeyb qaatay ra’yi uruurinta ayaa 54.4 boqolkiiba waxa ay qabeen inuu tababaraha sii joogo kooxda xilli ciyaareedka soo socda, halka 41.8 boqolkiisa ay sheegeen inay tahay inuu baxo, sida ay daabacday Marca.
Ra’iyi uruurintaan oo ay Marca ka saaciday shirkada Sigma Dos ayaa calaamad u ah in walaac uu ka dhex jiro Real, kuwaasoo 16 dhibcood ka danbeeya kooxda ay xafiiltamaan ee Barcelona.
mustafe mohamed osman
10-January-2013 at 10:19 am
kooxda real wuu baabiinayaa ee waa in laga qabtaa wadba garan maayee
daji
09-January-2013 at 10:29 pm
hhhhhhhhhhhhhhh odaygii barcelona aa ku ciyaarta oo sharaftii uu lahaa baabiisay hhhhhhhh ha kugu taagtao dheh faan meeshan looma iman iyo af sxb kubad baa taal isa soo adkee viva barc
xudeyfa syl
09-January-2013 at 9:27 pm
Hhhhhh yaa idin gary rero quuq horta isaga hara champion dalrey ilen horyalka arki meysan hhhhh viva reds
Boban
09-January-2013 at 9:25 pm
K k k war hadu kaka aso fcn u binji ku haleyay ma hadu rawa hadana inu kabtankena ku dhelo wale ada albabka ka baxayo e hano imado tawabare kaka dib uso celiya farxadisa asa iyo cayartoyda kale e u dulmiyey duqan fuck of muorinho
inesta
09-January-2013 at 9:16 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk WAA WAALANAYAHAY WAA LA NACAY NINKAN WAALAN BARCA AYUU CADOW
maxamed
09-January-2013 at 7:39 pm
waa run wlh sumcadda kooxda ayuu ku ciyara
matiri
09-January-2013 at 7:37 pm
asc matiri
rivaldo
09-January-2013 at 7:09 pm
asc @laacibnet morinho aya u dhaqmayo sida somalida qabyalada u jeceshahay oo kale allow ya u shego sportska inu lahen qabyalad
IsDAJIYA
09-January-2013 at 6:52 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk WAA WAALANAYAHAY WAA LA NACAY NINKAN WAALAN BARCA AYUU CADOW KA DHIGTAY SIDAN AYAAN U DANBAYSAY
jack
09-January-2013 at 6:38 pm
war odagaan cudur purtuqis aaku dhacay waxaa ciil ka haayaa isku xirnaanta spain
marka odaga intuu is lahaa isku dir real iyo barca waxaaba meeshi ka sii saa iday jaceyl
odayga marka ceyaartoyda spain ee real oo ku waashay viiva spain and real madrid
Luciano gadho
09-January-2013 at 6:27 pm
Mui
maxamedcase
09-January-2013 at 6:04 pm
waxanleyahay muriniyo waatababareficanlakin nasiibkaweyi.hasiijogo.
ali
09-January-2013 at 6:00 pm
hahaaaaaaaaaaaaaaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk war kan aniga waan ka qaylyay waa nin waalan
ali
09-January-2013 at 5:58 pm
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk awal muxuu meesha ku hayay ha tago madax adeeg meesha loogama baahana iyo isla weenan aan waxba ahayn kooxdaan waa xoox wayn sumcad aduunka ku leh waana kooxda aduunka ugu wayn uguna caanssan umana baahna nin anshaxa ka dhintay wuxuu rabo ku hadlaya markaan intaan ka badan kooxda hoos u dhac baa ku imaanaya byyyyyyyyyyyyyyy
chelsea Tv and barce Tv
09-January-2013 at 5:34 pm
waxa ceeb ah in casilis o jogo captanimada u wato ronaldo sidi dhacday habeen 3aad waxa kalo ceeb mourinho sidu casilis iyo ramos ula dhaqmo una sharfo xidigaha portugal waxa kalo ceeb ah in la arki wayo xuquuqda leita kaka iyo luca modric waxa kalo ceeb ah in mou u markaste guldaraysato real u qoorta u galiya kaliya xidigaha spain lkn ogaada ogaada in anaga(barce) ay na anfaceeso inad is qab qabsatan
hamze
09-January-2013 at 5:32 pm
asxabta ‘laacib .net marka hore wan ini salamay hadii fikirkayga kahadloo haeska qul quloo duqoo mesha sharfta kaga buuubtee
mawaxuu suga inay man utd garaaacdoo oosiqaabdaran osharafdaroo ah looburiyoo kkkk
chelsea Tv and barce Tv
09-January-2013 at 5:30 pm
jose mourinho kubadisa waxa fashilisay barcelona mxa yelay barce hal mar ayey barejo kentay inta kale way badisay hadi xita labo barejo ay gali lahayd niyada aya u dhisman laheyd lkn mclimow mesi ayaaba didan evry cup adunyada yaalo inu qaato ayu raba leo mesi
Lacib.net podolski ARTETA BENZEMA HIGUWIN WILSHER VERMALEN SEMI KHADIRA SANCI CAZORLA OZIL HARUNYARE?
09-January-2013 at 5:29 pm
Asc all & lacib.net runti adunka waxa u tagera padan realmadrid xata spen marka murnhow wa nin fcn lkn hala ken0 rooney iyo falco hana la ipiyo ronaldo
Muktar.k.liver.fcb
09-January-2013 at 5:28 pm
hadii.aan fikirkayga kadhiibto waxaan qabaa inuu dhamaysandoono xiliciyaareedkan
Baydhabo janaay
09-January-2013 at 5:15 pm
Jose
waa ok lkn waa macalin
caalami ah
lkn Real madrid nasiibka ayaa
diidan