Mourinho Oo Daawan Doona Kulanka Man Utd Iyo Liverpool Isagoo Maanka Ku Haya Kulankooda Champions League. | Laacib.net
Home » Champions League » Mourinho Oo Daawan Doona Kulanka Man Utd Iyo Liverpool Isagoo Maanka Ku Haya Kulankooda Champions League.

Mourinho Oo Daawan Doona Kulanka Man Utd Iyo Liverpool Isagoo Maanka Ku Haya Kulankooda Champions League.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 9-01-13 4:19 PM

078_24_bosses_1_6.jpg

Tababaraha Real Madrid Jose Mourinho ayaa ka qeybgeli doona kulanka axada ay Manchester United ku soo dhaweyn doonto kooxda ay xafiiltamaan Liverpool garoonka Old Trafford.

Tababarihii hore ee Chelsea ayaa shaaca ka qaaday inuu sameyn doono safarkii ugu horeysay afar safar oo uu ku indha indheyn doono kooxda Sir Alex Ferguson oo ay isku arkayaan wareega 16ka Champions League.

Man United ayaa wareega 16ka waxa ay la kulmi doontaa Real, iyadoo lugta hore ay ka dhici doonta Santiago Bernabeu 13ka Febraao, lugta labaad ayaa Old Trafford ka dhici doonta 5ta bisha March.

“Waan u sheegay Sir Alex Ferguson inaan imaanayo” ayuu Mourinho u sheegay The Sun.

“Manchester United iyo Liverpool waa kulan weyn.

“Waxaan mar walba doonayaa inaan kooxda aan iska soo horjeedno si toos ah u daawado. Waxaan jeclahay inaan halkaas aado aan shaqsi ahaan u daawado iyagoo ciyaaraya.

“Waxaan rajeynayaa ka hor inta aanan la ciyaarin United inaan arki doono iyagoo ciyaaraya seddex ama afar jeer. Waan hubaa Sir Alex isagaba sidaas ayuu sameyn doonaa. Waxa uu u imaan doonaa inuu na daawado.”

53 Responses to Mourinho Oo Daawan Doona Kulanka Man Utd Iyo Liverpool Isagoo Maanka Ku Haya Kulankooda Champions League.

  1. mustfe nadiif cali Reply

    22-January-2013 at 8:01 pm

    man untd

  2. mustfe nadiif cali Reply

    22-January-2013 at 8:00 pm

    waxaa badinay manchester united

  3. mahad lbn Reply

    17-January-2013 at 2:18 pm

    real madrid 6_0 manchester united

  4. Mohamed sharaf Reply

    12-January-2013 at 10:45 am

    Man u 3 Real 1 insha allah

  5. xamse Reply

    11-January-2013 at 8:14 pm

    kkkkkk ma utd sanadkan nasiib ayyay ku badin haysay markasta nasiibka kabatay walee lakiin hakuriyonina inaad real kabdisan

  6. nuurdiin Reply

    11-January-2013 at 5:25 pm

    waxaa badineeys 4-5

  7. Khadijo Reply

    11-January-2013 at 2:22 pm

    United sanadkan way liidata kooxaha wa weyn arsenal city chelsea lvpool dhamantod hal gool lee uga badisen only banoniga ku hilshe hal kob xita haku riyon viva gunners young players

  8. Khadijo Reply

    11-January-2013 at 2:10 pm

    Kkk man u premier league been been kubadisa sorry real taarikh bay kugu dhigi liverpool 8 man u 1 viva arsenal jack welshere

  9. Lixle kinyawi Reply

    11-January-2013 at 11:48 am

    DHAMAN WAXAN SALAMAYAA DAADIHIYASHA LAACIB.NEt hadaan falaqeyo kulanka man utd iyo real midrid kulanka hore waxa badineso man utd 2 kulanka danbe waa barbardhac jose iyo faragos waa wiil iyo aabihisa murinho waa in oo kaxishoda faragosan

  10. Caydiid balad weyne Reply

    11-January-2013 at 8:29 am

    Kkkkkkkk wale waloya ba real wayo rooney kagawa young vanberse valense ischolis gigis wale ya ka qabanaya laacib ka wen v.prs gool

  11. dj_abdi_yare Reply

    11-January-2013 at 1:49 am

    man utd ozil di.mario c.ronaldo iyo ramos lee ayaaka shaqeyaayo inta kale maba u so safeeno majirto maxaa yelay man utd maa real madrid oo dhan u safenaa waaba ceeb oo aana la.arag inta kale nii xisaabi beeyno hala haas werar koda iska celiya lee maxaa yelay ri ayaa tihiin man utd rina caana ma.diidi karto real dhan hadaa nii safo football dhan waa.naceeysiin.viva real for my life

  12. dj_abdi_yare Reply

    11-January-2013 at 1:38 am

    walle man utd wax waa su gaayaan real madrid ayaa iga hor imaaday duusana igama imaan yaa niiga yeelaayo kkk kkkkkkk viva c.ronaldo real madrid

  13. dj_abdi_yare Reply

    11-January-2013 at 1:30 am

    c.ronaldo iyo di mario yaa celi doono waaw haka reebin banzema dhameestiraha golasha viva real morinho waxba yoo daawan daalo diyaarada dheereeyso intaa hey sano man utd waa hoos taada lugahaada aktooda ka fiiri macalin xanjo cuno 2004 fc borto oo xun adiga oo wadato ooka so reebtay champion marka macalinka real waxaan dhihi lahaa dhaqda man utd waxba hadaawan intaa daawan laheed hal coffe iska cab ee ii mushaax caasimada spain real madrid viva miiga dheereeyo c.ronaldo

  14. dj_abdi_yare Reply

    11-January-2013 at 1:16 am

    an waa yaabanahay ciyaal kaan man utd ku waashtay yaa wax usheego meshan liverpool iyo chelsea ma jogaan horyaal egland lama jogo oo haari wabb nii hii liyaayo meshan real madrid ayaa niiga so hor jeeda ee ciyaal man utd cagaha dulka dhiha champion waaye marka is dajiya kaka waa taqaa niin ayaan u maleyaa ciyaal man utd balan waxaa ah kaka hada kahor tariiq waa niigu dhigay lkn kal kaan waa daalo diyaarada dheereeyso c.ronaldo ayaa taa riiq niigu dhigaayo waana arki doontaa viva c.rnldo kaka cade

  15. Xasan Reply

    10-January-2013 at 1:21 pm

    Sxb yaal manchester unted walaltumaya waxanatu maya gronaldo aya hatarik kadhalin dono gronal do guleyso sxb anaka nah wanku takay rid oona ronaldo waa xidiga realmadrid wa a ronaldo

  16. Abdirizak Anam Reply

    10-January-2013 at 11:54 am

    Asc dhaman aqiyarta lcp net iyo inta tagerto utd sln kadib aniga waxan dhihi laha inad wax dawato muhim ma ahan mar wlbo waxa muhim ah inad ciyarto jose na ha iskadawado dawasho hadi utd wax loga qadayo an aragnee real.na waxa înogu muhimsan wa game.ka axada ee reds.ka hatan ujedadeyna wa 3.points game.kas wayo city.na waxay wajaheysa arsenal marka wa inan kafaidaysana home.kanaga maro jose waxan leyahay dawasho wcn viiiiva MANCHESTER UNITED

  17. caliyare Reply

    10-January-2013 at 11:50 am

    ozil kaka kadira mtric ……… Carick tom cvly rooney falgcher yasalam waxasaa come ladhahaa

  18. ilyaas xaaji Reply

    10-January-2013 at 11:34 am

    waxaan salaamayaa bahda sport iyo laacib intaba saadaashedu waa bar-bardhac lugta hore championska lugta dambana waxaa lagu tuman doonaa kooxda morinho.

  19. De hunter Reply

    10-January-2013 at 8:18 am

    Marka hore asc w.w. Rer man utd waxan kuleyahay Aqyaarey waxba yaan la isku daalin kulankas wayo cR7 player celinkaro majiro mana jo0go man utd kaqiime 0zil,alons0, modric’ khedira, kaka, mawaxaa kahor imaankaro carrick, tom c.l.vly, weyne r.n.ey, marka rag isku qalma ma.ahan viva chelsea,bayern, n realmadrid

  20. Farxaan yare Reply

    10-January-2013 at 2:26 am

    Man utd all welcome to jose murinho indho wax ma qadan ceebtan u sarino real madrid spain markey u labato in gacmaha lagu tatago aya balan ah

  21. abdisalaan Reply

    09-January-2013 at 9:48 pm

    waan kaxumahay Jose inaa u daawasho tagto man u hadaa nahay taagyeeriyaasha Los Blancos in laga badiyo iyo iney badiyaanba waxba nagama galin waayo anaga liiska noogama jirto lkn hadaa rabtana iskatag waxaaba laga yaabaa iney qaqal qagaan mar hadaa adiga daawaneyso kkkkkkk viva Los Blancos hala madrid

  22. Man unatid Reply

    09-January-2013 at 9:28 pm

    Ku So dhow mourinho arag arag roney van persia iyo man unatid

  23. Valencia Reply

    09-January-2013 at 9:12 pm

    Walaashey fartuun aan ku saxo, manutd iyo realmadrid waxaa badis badan manutd, manutd waxey badisay sadex jeer realmadrid-na labo jeer, 3kulana barbar dhac ayey galeen.
    marka taariikhda aan ku xasuusiyo realmadrid wan kula taageernaa laakinse hadana manutd ayan daneyneynaa maxaa yeelay sanadkan ayadaa ku leh.

  24. qajaaf Reply

    09-January-2013 at 8:57 pm

    man united iyo real madrid wax la isku keeno ma aha man united waa libaaxyo real madrid sida ey ugu cabsato barcelona ayey nooga cabsataa man united waa koox aan afka lagu soo taagi kirin viva man united

  25. C.rashiid.rashka@Rashka~2011 Reply

    09-January-2013 at 8:52 pm

    Kikikikikikik war reer man untd tabar iyo ciyartoyba mahayan odaygaan 71jirka ah markuu baqtiyo war noyala koley ama refree lacag siiya ama si nasiib ah kubadsha adinkee idintala wana wada sugeena kulanka axada livrpool 4 man u 2 hahahahaahha viiiva CHELSEA FC the blues hahahahaahha DEMBA BAAA

  26. Oscar Reply

    09-January-2013 at 8:23 pm

    Reer loserpol isku xishooda ee qodobka ku ekaada waxa laga doodayo waa in aad ka doodaan jose oo Manchester si uu u daawado man u v Liverpool mooyee ciyaarta lagama hadlooyo

  27. O kaaley man unitd ma waxaad moodaan in ay tahay naadi yar walle caadi ma tihiin taagera yaasha liverbool iyo Real madriid sxbyaal ista jiya maadama aan nahay man unitd liverbool waan karaacney waad arakteen idinku ba xase a haadee sanadkaan idna nama hor taagna kaalinta 8 daad ayaan ku jirtaan bal iska aamusa hadaba joose wuxuu raba inuu tabare ka noqdo soodhawaw viva joose and Ronaaldo

  28. maxamed Reply

    09-January-2013 at 7:43 pm

    I love united

  29. maxamed Reply

    09-January-2013 at 7:43 pm

    kkkkkkkkkkkkk viva united viva sir viva van persie viva kleveley viva rooney

  30. phelip Chuku Reply

    09-January-2013 at 7:18 pm

    k.k.k.k.k.k.k.k tagera yasha man Utd ma is ceebsanayan war itee bay besta team kurkan lean upka adunka hal qof ogoma jiro

  31. Gaas Reply

    09-January-2013 at 7:10 pm

    hhhh maxa ka daawane waxba kuuma soo kordhayaan in lagu gaduudiyo an ka aheyne, waa kooxdii kaa diri laheed real madrid ee sidi chelsea barcelona difaaca ugu gashay difaac ugu gal ee koontaro atack la ciyaar nimanka yeyna naga badinine hhhhhhh walba sidaasna ku day

  32. kulan_yare Reply

    09-January-2013 at 7:01 pm

    Viva man man man libaaxyada gad gaduudan viva viva viva

  33. Anfild Reply

    09-January-2013 at 7:00 pm

    Man webb 2.5 liverpool suarez 2 d.egger.1 skartel.1 suturege.1 winpool 4 ever heppy where ever you are webb wax haku qabto ader warkada r.babel aya cadeyay 4.points ayad hu hayneysan viva liverpoooooooooool aniga waxan ka baqanaya in man city aay so dhafi weyso kooxda
    mr bean (arsenal)

  34. kulan_yare Reply

    09-January-2013 at 6:59 pm

    Wlcm murinho lkn waad daawan kartaa waxaadsa kaqaadeeeeeee naxdin iyo niyad jab oo waxaadbo kusiganee inaad waalato mida kale ogoow inaad kahareeyso championska oo aad uga niyad jabeyso sida horiyaalka spien ee indhahaaga wax ku arag

  35. Suldan nuur Reply

    09-January-2013 at 6:54 pm

    Kkkkk walaahi runti bogan laacib markan aqriyo qosolpan kala kulma maxaa yelay nacas kasta aya faalo ku so qoraaaya midankan leh da adiga 3 iyo halpay ku dhamaaneysa kkkkkkkkkkkkkk man united seefteda bananka ayay tala sanadkan kooxa wa weyn in an ka cadeysto ayan rabaa aqyaarey

  36. deqo man united for ever Reply

    09-January-2013 at 6:33 pm

    mourinho ku soodhowow manchester gaar ahaan mas laxol axlaam ooay kuciyaarto man united daawona sida aan ugalno liverpool meshaa niyad jab ayaad kalakulmaysaa iyo digniin adag viva best team in the world man united for ever

  37. HASSAN FAQI Reply

    09-January-2013 at 6:19 pm

    asc,,manchester gurigeeda ayaa loogu raaxeynayaa si fiican haloo fiirsho hana ilowdo sedexda dhibcood

  38. Xusni Reply

    09-January-2013 at 5:55 pm

    Asc axadda insha allaah joska hortiisa ayaanu ku rafaadinaynaa kooxda man u oo baryahan faan kasoo hadhadhay lakiin waxan kabaqayaa inlagu ciilbaxo oo darsin goolala laga dhaliyo silooga jaro beentii iyo refereegii ay kulankii hore kubadiyeen.

  39. max, deeq jalwa Reply

    09-January-2013 at 5:39 pm

    wad so dawasho tagi kartaa lkn waxad arki dontaa untd oo wax silcineyso waxadne ka qadeysaa argagax imaw waxad lakulme man untd 5 levarpol 1kkkkkkkk viva gad gaduudka

  40. Fartun c/dule shire Reply

    09-January-2013 at 5:34 pm

    Waa xaqiiqo in real madrid soo baxeeyso wayo isku tariq ma ahan labada koxod xita kulamada eey dheeleen man vs real madrid isku mid maahan xaga badiska

  41. RED REVILLS Reply

    09-January-2013 at 5:28 pm

    k.k.k.k.k.k.k.k. jose mourinho wa ka cabsanayaa unated k.k.k.k.k.k.k.k.kk

    viva van persie
    viva rooney
    viva chicharito
    viva manufc

  42. reds Reply

    09-January-2013 at 5:23 pm

    Liveepool 3 man u 1 iiga.qora sxb yaal duul eedan idinka garaneyn ayaa iila soo socodsiiyay waadna arki doontaan goolashana waxaa lakala dhalin doonaa 2 qeybood ee ciyaarta qaybta hore man u ku hor mareeso waxaana u dhalinaya rvp lkn masii heynayaan oo 10 daqiiqo kadib waxaa bareejeenaya kaptan stv gr8 qeybta labaad daqiiqadaha 85 iyo 93 waxaa ciyaarta 2 goal kulul dhalinayaan luis suarez iyo daniel str hadee sidaa noqotana ogaada in aan lacag idinkaga qadanayo qofki qamaaraya ee asxaabtiisa lacag kula djiganaya kooxda badineeso iyo tan laga badinayo in uu ogaado marka lacagta qofkiiba waa 300 dollar

  43. mahamed yusuf Reply

    09-January-2013 at 5:20 pm

    kkkk

  44. Ruudka10 Reply

    09-January-2013 at 5:15 pm

    Dadka labo nadi isla tagero waa nacasnimo ilahey labo qalbi idin mayeline hal kox ku ekada

  45. maxamed Reply

    09-January-2013 at 5:13 pm

    way cabsadaaan markay leverpool arkaan

  46. RONALDO Reply

    09-January-2013 at 5:03 pm

    K.k.k.k.k.k. duqas maxu ka qadaya man united nin ka qabirsan ayaa joga meshas intu ku cebowi laha waxa u dhanta inu iska jogo madrid

  47. sumaya Reply

    09-January-2013 at 4:56 pm

    Real madrid vs Man u 3-1

  48. sumaya Reply

    09-January-2013 at 4:53 pm

    Man u vs Liverpool 2-3

  49. amin Reply

    09-January-2013 at 4:52 pm

    WUXUU DONAYAA INUU IDIN DAAWADO MESHAAN KA JILICSANTIHIIN UU ARKO KADIBNA WUXU DONAYAA INUU CASHAR IDIIN DHIGO MORI AND REAL GUUUUUUUUUUUUUUUUUUI

  50. Kigawa Reply

    09-January-2013 at 4:43 pm

    Inagoo safsaf utaagan aan taageerno man united

  51. Fergusen Reply

    09-January-2013 at 4:39 pm

    Hahahahahahahhahhahahaha

  52. Eng-carab Reply

    09-January-2013 at 4:38 pm

    caadi ma ahan waa laba khabiir uu ku baaba,ey kubada indhahah ayaa laga sii marin rabaa meesha ay ka jilcantahey man u ee ha is adkeeyaan ani ahaan man u waan taaageeraa real na kaba sii daran marka koox aan u rabo in laga badiyo maba jirto asxaabey

  53. caliyare Reply

    09-January-2013 at 4:37 pm

    daawo hadhow waalaigaadey yaadan dhihini bootaale mrno vive man utd 4

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>