
Ciyaaryahan Danny Welbeck ayaa wadaa amaah ku dooneysa ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan kooxda Reading, sida ay qortay jariirada The Sun.
Tababaraha Manchester United Sir Alex Ferguson ayaana ka fiisaranaya inuu fasaxo weeraryahanka reer England.
Kooxda lagu naaneeso The Royals ayaa sameysay u dhaqaaqistii ugu horeysay ee 22 jirkaan.
Waxaana dhiirogelin u noqday jawaabtii ay ka heleen United, iyagoo rajeynaya in heshiiska amaahda ay gaaraan bilowga isbuuca soo socda.
Welbeck ayaa ka dhacay doorashada weerarka Man United tan iyo intii uu Old Trafford yimid Robin van Persie. Waxa uu sidoo kale ka danbeeyaa Wayne Rooney iyo Javier Hernandez.
Dhanka kale Fergie ayaa doonaya inuu amaah ku diro weeraryahanka da’da yar Davide Petrucci iyo daafaca dhexe Scott Wootton oo uu caawiyo wiilkiisa Darren Ferguson oo macalin ka ah kooxda Peterborough.
mohamed arsenal
09-January-2013 at 1:50 pm
adeer meesha rugby loogamahadlaayo ee waxaa looga hadlaayaa man united ee hawada noobanay adooraali ah
Faysal dayib Manutd
09-January-2013 at 1:42 pm
Naga tag chacharita rapna v.goal chacarito
deqo man united for ever
09-January-2013 at 1:40 pm
Danny welbeck iskabxa oo soociyaarbaro waad soolaabanaysaa insha allah viva man united for ever
Manutd
09-January-2013 at 1:40 pm
Please wa codsi kan hana dhafiyo waxanba nacey banoni gadal u celintisa iyo asago chacharito boska ku ciririnaya viva rvp and roney kagawa chacharita
messi the man of the world
09-January-2013 at 12:30 pm
kkkkkkkkkkkkk haye ilmahahi lagu fanijieray miyaabo lanacay kahkahkahkah wale sane wan sugaye war rvb wa wayel sanadki ugu dambesay uu marayah waye ka dhamatay cml ilmahna ceshta viva all fans of barcalon me love barca
Carsanyo 7
09-January-2013 at 12:19 pm
Nagatag dheh hasoo ciyaar bartee ninkan wa xasid viva chicharito and rvp
Man utd
09-January-2013 at 12:15 pm
Waxaaan dhihi lahaaye laacibkani dada yar ee welback waxaa yimaday v.goal and rooney gagawa jijirito all kacabsada waa werer yahanada united
saki
09-January-2013 at 12:13 pm
sirku wuu saxanyahay lacibka wellback amaah ha udiro kooxduu doono macalinku
Boqorada man utd
09-January-2013 at 12:06 pm
Waa sax waayo bench waxa u dhanta amah si uu xirfad dheerada u helo wakhtigan u bahano ayan soo ceshan doona viiiiva Man utd!
max, deeq jalwa
09-January-2013 at 11:54 am
Wan ka xumahay in welback uu bos ka wayo nadigena lkn dhib malahan amaah wali waa ciyr yahankena waxad timka uqaban lehed van perise ayaa qabanayo sxb welback viva gad gaduudka
Zaki Abdi
09-January-2013 at 11:38 am
Waxan dhihi laha nigu WELBACK wa mustaqbalka UNITED marka amaaaah hakusii diro intu kursiga keydka iskaga jiri lahaaaaaa wad mahadsantihin UNITED FANS.
matiri
09-January-2013 at 11:26 am
eywa
ismail
09-January-2013 at 11:14 am
welback waa noobaha mustaqbalka kooxda tawabare sir alex waa ku saxsanyahay in uu amaah ku dhiibo cml waayo banooniga aaa kasii lumaayo hadii uu boos joogta ah helin
Oscar
09-January-2013 at 11:04 am
Kkkk wooton ma ahan goalkeeper ee waa daaafac maxaa idinku dhacay
Nuure united
09-January-2013 at 11:03 am
Welbeck ha iska tago waxba noo muuna haynin VIVA. VAN PERSIE ,ROONEY,KAGAWA,NANI$CHICHARITO the best players in the world.
Mudane qoor
09-January-2013 at 10:42 am
Welback iska bax team kaan sanad kan mado naayan caajis qof ah hatrick cup ayaan rajeyney naa all man united fans waa salaaman tihin and laacib.net