
Andre Wisdom ayaa heshiis cusub oo waqti dheer ah u saxiixay kooxda Liverpool isagoo mustaqbalkiisa u hibeeyay kooxdiisa.
Wisdom oo 19 jir ah ayaa kulankiisii ugu horeysay ee kooxda u ciyaaray koobka Europa League bishii September ee sannadkii hore markaasoo uu fursad siiyay tababare Brendan Rodgers, waxaana uu xilli ciyaareedkan kooxda u saftay 14 kulan.
“Sharaf weyn ayay ii tahay inaan kooxda u saxiixo heshiis cusub, aad ayaana ugu faraxsanahay” ayuu Wisdom u sheegay website-ka kooxdiisa.
“Waxa ay aheyd go’aan sahlan, labada gacmood ayaana ku qabsaday markii fursada loo ii soo hordhigay sababtoo ah waa koox weyn waxaana doonayaa inaan u sii ciyaaro Liverpool.”
Wisdom ayaa ku biiraya Raheem Sterling, Luis Suarez, Martin Skrtel, Daniel Agger, Suso iyo Jonjo Shelvey kuwaasoo heshiisyo cusub u saxiixay kooxda Anfiled ka dhisan xilli ciyaareedkan.
mustafe liverpoolfc, luis suarez/ sterling, gerrard
09-January-2013 at 10:45 pm
waan layaabay tababarahan sida uu uga sexeexayo heshiisyada oo uu ugu cancinayo ciyaartoyda waanan ku amaanayaa macalikeena
Abwan jacel
09-January-2013 at 9:15 pm
Asc dhamaan akhiyarta taageerta liverpool ciyaalka mn undted axaada ayaad shekeyn doontan duf idin ku bax 5jer qaada cshbiyon caruur
DJ Abtiyo
09-January-2013 at 8:03 pm
Anigo ah tagere arsenal ah hadana kooxda liverpool waa kooxda qudha ee tarikhle marka laga hadlayo kooxaha ugu quwada wayn europe wanan ku farax sanahay inay da.yartu dhaman wada saxixan horey waxa u saxixay suso sterlling shilvey sturige viva guners jack wilshere
faransa
09-January-2013 at 5:28 pm
wisdom waa geesi soo baxay asaxaabey waa dhiiga cusub ee mr rodgers
Xusni
09-January-2013 at 4:14 pm
Asc kan carcar labaxay katag meesha waxadan garanayn hasoo dhexgaline nadiga ugu facawayn kubadda cagta ee liverpool baa lagashee kaynayaa ee taa lasoco la!
xudeyfa syl
09-January-2013 at 4:10 pm
Wow waa wax lgu farxo inu mustaqblkisa u hibeyo liverpool
Abdifatah villa
09-January-2013 at 4:04 pm
Cunugan magac la,aanta ku dhacday o carcar la,baxay waxa tahay ciyaar barad Liverpool wa riyada player kast u ku riyodo inu halmar kashto maaliyada REDS VIVA CAPTAIN STEVEN GERRARD
mahamed yusuf
09-January-2013 at 3:28 pm
sas kuwad tababare briand
Anfild
09-January-2013 at 3:24 pm
Carcar midkadan la baxay watahay ayan filaya man united supporter wayo waxad ka masertan liverpool wayo united ma ahan wax jirto wa qashin orod champions leage final la ciyaar barca sunta misse ha idin gaartee war liver wa riyada da,yar walbo zandan ayaa so baraarugay asago liverpool udhelayo ciyaartoyda dunida dhaman waxay isku sawiran maliyada 5 starka viva suarez and gerraaaad
Farxan
09-January-2013 at 3:18 pm
Wad qal dhantahey wax xun aya amin santahey sxb waa ciyaryahan da yar wena ku habuntahay ino u ciyaro liverbool
Farxan
09-January-2013 at 3:15 pm
Waw waw waxa ka mid nagahe ciyartoyda ugo fiican liverbool sas aya laga dona
carcar
09-January-2013 at 3:12 pm
waan ka xumahey inaad u saxiixdo qandaraas waayo waxaa tahey nin yar oo doonaya inuu soo baxo uma qalanto iney hesho ciyaar yahan kan yar liva kala dheer sorry