Andrea Pirlo: Chelsea Waa Ay Ku Qaldan Tahay Inay Fasaxdo Lampard, Waana Ku Soo Dhaweyn Lahaa Juve. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Andrea Pirlo: Chelsea Waa Ay Ku Qaldan Tahay Inay Fasaxdo Lampard, Waana Ku Soo Dhaweyn Lahaa Juve.

Andrea Pirlo: Chelsea Waa Ay Ku Qaldan Tahay Inay Fasaxdo Lampard, Waana Ku Soo Dhaweyn Lahaa Juve.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 9-01-13 9:37 AM

article-2259278-16CF7416000005DC-432_468x286

Andrea Pirlo ayaa u sheegay Chelsea inay qalad tahay inay iska fasaxaan Frank Lampard, isagoo intaas ku daray inuu jeclaan lahaa inuu ku arko Juventus.

Ciyaaryahanka khadka dhexe ee England ayaa ka tagaya Chelsea dhamaadka xilli ciyaareedkan, iyadoo kooxda aysan dooneynin inay qandaraaska u cusbooneysiiso.

Laakiin Pirlo oo 33 jir ah islamarkaana hal sanno ka yar Lampard ayaa u sheegay US TV: “Waxaan ka hadli karaa kaliya waxa aan arko.

“Waxaan arkana waxa ay tahay in Lampard uu weli yahay mid ka mid ah ciyaaryahanada khadka dhexe ee dunida ugu fiican.

“Hadii uu doonayo inuu isku dayo inuu ka ciyaaro Italy, hubaashii waan ku soo dhaweyn lahaa Juventus. Italy si raaxo leh ayuu Frank uaga ciyaari karaa afar sanno kale.”

22 Responses to Andrea Pirlo: Chelsea Waa Ay Ku Qaldan Tahay Inay Fasaxdo Lampard, Waana Ku Soo Dhaweyn Lahaa Juve.

  1. Abdinasir ahmed B5 Reply

    10-January-2013 at 10:12 am

    Lambad waaqalad in uu katago cheasea

  2. Khadijo Reply

    10-January-2013 at 8:50 am

    Man u madharagto lamparda rabtin v persie wa gadaten lamparda kooxdaada ku nuure ha utagin naadiga dunida ugu necbahay women united viva gunners

  3. c/rashiid shaataa Reply

    09-January-2013 at 4:52 pm

    runtii chalsea waa naadi aad iyo aad uitaal daran marka waxan oran laha in uu ka mustaqbal doontooo uu isaga tago waayo chalsea kubada aya lagu ilawa runtii

  4. saxaafa man utd and really 4life Reply

    09-January-2013 at 3:05 pm

    Asxbeey runtii lambard waa qabiir hadane ma fahmeeyso chelsea wax qabadkiisa qofkii 30sano gaaro kubad in eey ka dhunto ayeey u heeysata lasoco wali birlo 30sano wwuu ka weeyn yahay hadane wax qabadkiisa arka kk

  5. C/samad saalax abuubakar Reply

    09-January-2013 at 2:43 pm

    Hadaan firkirkayga kahadlo ma ahan wax fiican in chalsea ay iska fasaxdo ciyaaryahan lampard sababtoo ah waa ciyaaryahan ku wanaagsan qadka dhex bye

  6. hanad Reply

    09-January-2013 at 2:11 pm

    lampard isaga tag rugby team aniga chelsea ayan tagera lkn ifka waxan ogunecbahay wardeyga rush iskushega ah e iskaleh go to woman united kadib 5 kayar hakadhalinin eyda jisarinta ah

  7. Vandam Reply

    09-January-2013 at 1:59 pm

    Cr7

  8. Mohamed dini Reply

    09-January-2013 at 1:29 pm

    Waxan layahay lapard wuu jogi chelsea matagidnno waa lacibka kaliya ee chelsea goroonkeda chelsea

  9. Abdifatah villa Reply

    09-January-2013 at 12:34 pm

    Lampard iskaga so tag rugby team Welcome to Juventus VIVA PIRLO, XAVI AND GERRARD

  10. c.x.h Reply

    09-January-2013 at 11:58 am

    juventus ma imaadoo super pirlo marchisio vidal ayaa kugu so dhawqenaayo welcom to juve

  11. ahmed Reply

    09-January-2013 at 11:48 am

    wilcome? juva? real? gacmo furan

  12. Zaki Abdi Reply

    09-January-2013 at 11:42 am

    Lampard wlcme 2 MANCHESTER UNITED bro u r still a great player anaga boos ku heyna iyo so dhaweyn thnx UNITED FANS.

  13. M. ÖZIL Reply

    09-January-2013 at 11:34 am

    Waa runtis lacibkan A.PIRLO waayo f.lampad waa lacibka chalsea oo kubada ku hayo qibrad wuxuna leyahay qibrada banooni

  14. qadar cali Reply

    09-January-2013 at 11:24 am

    wlc to Sothamtona f.lambrado ku so dhawow sothamtona cfc

  15. Yuusuf fc barcelona Reply

    09-January-2013 at 11:15 am

    Frank lampard waxan jeclan laha inow ku bero man utd viva manutd

  16. Xidiga wisil Reply

    09-January-2013 at 11:02 am

    Super frank larmpaard

  17. Riise+crcr Reply

    09-January-2013 at 10:39 am

    Ciyartoy hadi af lagu celin karo ama lagu ceyrin karo xabi alonso ayan kuheyn laha liverpool hadan qof eryi karanana lucas ayan ku eryi laha sidas daraded lampard hadu katago chalsea wxey tilmamaeysa inan ciyartoy aynan xaququ laheyn runti wu uso halgamey daneyste abrom mavicaya kawada mesha lkin tagerayasha chalsea aya lobahanyahey iney kadhidhiyan

  18. Deekow yare Reply

    09-January-2013 at 10:39 am

    Chelsi ninki 3o sano gaaro waa inuu meel kale raad sadaa waa shaki la.aan weyan lcb badan baa hortaa tagey siidaa sxb drogba kaa horeeyey iyo ka sii badan marka raali noqda dhamaan intii naga tagta viva chelsia blues

  19. Ducaale ikhyaar Reply

    09-January-2013 at 10:33 am

    Pirlo waa qabiir hadan gadeynana iyagan ka gadaynaa women untd cabada waligiin viva ba hazard mata and lampard

  20. xanaan ali Reply

    09-January-2013 at 10:10 am

    rugby team ma aha ee is kagatag lampard

  21. kagawa Reply

    09-January-2013 at 9:57 am

    Lampard welcome man.united labosano oo kale meshas ayaaaaa kubashaleysa viva r.v.persie and kagawa

  22. cabdikariim Reply

    09-January-2013 at 9:56 am

    Chelsea meel kuu Dhanta malahan sxb laakin jizaar weyaan ee isaga tag ayaan kudhihilahaa

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>