Tababaraha xulka qaranka Soomaliya Abdi Farah Ali oo loo yaqaano Geela ayaa u codeeyay abaalmarinta FIFA Ballon d’Or xiddiga xalay ku guuleystay abaalmarintaas markii afaraad oo isku xigta isagoo ka mid ah tababarayaasha FIFA ku jira ee codkooda dhiibanayay.
Tababare Geele ayaa dooqiisa koowaad ee abaalmarinta ka dhigtay Lionel Messi, halka kaalinta labaad uu u codeeyay xiddiga reer Brazil Neymar halka kaalinta seddexaad uu u codeeyay goolhayaha Juventus Gianluigi Buffon.

Si la mid ah kabtanka xulka qaranka Soomaaliya Nur Abdikarim ayaa isna u codeeyay xiddiga xalay abaalmarinta ku guuleystay Lionel Messi halka kaalinta labaad uu u codeeyay Cristiano Ronaldo, waxaana uu kaalinta seddexaad geliyay kabtanka xulka Spain Iker Casillas.

Dhanka kale tababaraha xulka England Roy Hodgson iyo kabtan Steven Gerrard ayaa iyagana codkooda siiyay Messi inuu ku guuleysto abaalmarinta, halka kaalinta labaad ay geliyeen Ronaldo.
Laakiin waxa ay ku kala duwanaayeen kaalinta seddexaad, Roy Hodgson waxa uu kaalinta 3aad u codeeyay Falcao, halka kabtanka Liverpool uu u codeeyay saaxiibkiisii hore Xabi Alonso.
Dhanka Spain tababare Vicente Del Bosque ayaa isna u codeeyay seddex ka mid ah ciyaartoydiisa Casillas oo uu kaalinta koowaad geliyay, Xavi iyo Iniesta.
Casillas isaga laftiisa si la yaab leh ayuu kaalinta koowaad ugu codeeyay Sergio Ramos halka Ronaldo uu kaalinta labaad ugu codeeyay, waxaana uu seddexaad geliyay Iniesta.
Messi oo codeynayay madaama uu yahay kabtanka xulka Argentina ayaa isna doortay kaalinta koowaad Iniesta, kaalinta labaad Xavi iyo Sergio Aguero oo uu kaalinta 3aad geliyay. Tababaraha xulka Argentina ayaa isna sidoo kale seddexda ugu sareysa tartanka ka saaray Ronaldo waxaana uu u codeeyay xiddigiisa Messi.
Portugal ayaa iyadana sidaas oo kale sameysay, Bruno Alves oo u codeeynayay booska kabtanimo ee Ronaldo ayaa kaalinta koowaad doortay Ronaldo halka tababare Paulo Bento uu isna kaalinta koowaad doortay Ronaldo balse uu kaalinta seddexaad ugu codeeyay Messi.
Tababaraha xulka Italy Cesare Prandelli ayaa u kaalinta koowaad ugu codeeyay xiddigiisa Andrea Pirlo, halka uu kaalinta labaad geliyay Buffon, waxaana uu kaalinta 3aad u codeeyay Messi. Kabtan Gigi Buffon ayaa isna kaalinta koowaad ee abaalmarinta u codeeyay xiddiga Italy Pirlo.
Kabtanka Jarmalka Philipp Lahm ayaa isna seddexdiisa cod ay ahaayeen Iniesta, Messi iyo Ronaldo, halka tababaraha xulka Jarmalka uu u codeeyay Mesut Ozil, Manuel Neuer iyo Xavi.
Tababaraha France Didier Deschamps ayaa u codeeyay Messi, kaalinta labaad Ronaldo, kaalinta seddexaad Xavi, kabtanka xulka France Hugo Lloris ayaa isna kaalinta koowaad geliyay Casillas, kaalin labaad Falcao, kaalinta seddexaad Drogba.
Kabtanka reer Brazil Thiago Silva ayaa u codeeyay Messi, Ronaldo ayuu labaad geliyay halka Ibrahimovic uu ka dhigtay seddexaad.
Tababaraha xulka Holland ayaa u codeeyay Messi, kaalin labaad Ronaldo seddexaad Falcao, halka kabtanka Netherlands Wesley Sneijder uu u codeeyay Robin van Persie, Messi labaad iyo Ronaldo seddexaad.
Codeyntaan ayaa dhacday markii la soo saaray liiska 23ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta, ka dib FIFA iyo France Football ayaa soo saaray seddexda ciyaaryahan ee ugu codadka badan iyadoo natiijada kama danbeysta xalay lagu dhawaaqay.
10ka Ciyaaryahan Ee Ugu Sareeya Iyo Sida Boqolkiiba Ay Cododka U Kala Heleen:
| PE |
|
| 1. LIONEL MESSI 2. CRISTIANO RONALDO 3. ANDRES INIESTA 4. XAVI 5. RADAMEL FALCAO 6. IKER CASILLAS 7. ANDREA PIRLO 8. DIDIER DROGBA 9. ROBIN VAN PERSIE 10. ZLATAN IBRAHIMOVIC |
41.6% 23.68% 10.91% 4.08% 3.67% 3.18% 2.66% 2.6% 1.45% 1.24% |
Akaraani
15-April-2013 at 3:34 am
1. Messi 2. Pirlo viva JUVENTUS
ozame omar
09-January-2013 at 4:18 pm
kama helo kubada messi waxaan ka hela kubada van persea
Ibraahim bidaye cabdu lahi
09-January-2013 at 2:40 pm
Taas wa midan ku hami wey nen in u ku guleysanayo messi
Ilyaz
09-January-2013 at 8:58 am
Cr7 still we love you ta Kale fifa waxay siisa xidiga nin loqorsheeyay dunida kamay dhicin in 4 jeer oo is ku xigta nin qudha qaado kaligiis taasna waa cadaalad daro
Viva.somalia.blues
09-January-2013 at 5:10 am
Captain somalia ayaa siyay
khaalid
09-January-2013 at 10:56 am
waxaan ucodaynaa misse
cabdimaalik ali bashi
08-January-2013 at 11:40 pm
Waa kaxumaxay dhibka ku dhacay walaalkeeena muslimka ah eee laku maka caawo yaya toure mise yaxaye toure waana rajeenaa inuuu ka soo kaco injuryka waxaa na ku leeyahay illah hakaa soo kawiyo dhaawaca noqo ninka uku laacibsan aduunka cadowkaa hajawo yaaya toure
cabdimaalik ali bashi
08-January-2013 at 11:28 pm
HORTA RUN AHAANTII REAL TOOKADAAN WAAALAKA QAADAY LA LIGA LKN NEXT TIME ANAGAAA AYAAA ISKA LEH CUP YAAASHA WAANA LAXALINAA XIFAAALTANKA KADHAXTAAKAN KOOOXDA HALKAAS AYAA UQA BAXAY
cabdimaalik ali bashi
08-January-2013 at 11:31 pm
THE BEST TEAM IN THE WORLD
REAL MADRID SECOND FC CHELSEA
wiilka sanadka
08-January-2013 at 8:06 pm
aduunkaan markaad fiiriso waxay walbo ku socdaan garabeeshan tabarayasha aduunka iyo kabtanada aduunka qof waliba wuxuu codkiisa siinayaa qofka ay isku wadan yihin ama qof ay taageraan kaliya ee ma fiiriyan labadan ciyaaryahan yaa fiican kubaad ahaan runtii maanta ayan ogaaday wax walbo markey laacib.net ay noo soo bandhigtay sida ay ukala codeyan tabaryasha iyo kabtanada aduunka aad ayad umahadsntuhin laacib.net
Roo saafi
08-January-2013 at 7:47 pm
Woooooooooooooooow! Messi is the best player in the world viva messi
macalin ismail Stjørdal
08-January-2013 at 7:45 pm
Haddii uuu Ronaldo xulkiisii keenay semifinal koobka yurub ma aragtiin miyaa
halka uu Messi geeyey koobka laatiin ameerica waxa uu geeyey final
ok waana koobka ugu adaga ee la ciyaaro koobka yurub waa mid fudud u fiirso
koobka laatiinka Messi ayaa u qalma xitaa sanadaha soo socdo waxa uu sameeyaa
Record jebin hadda xalay waxa uu jebiyey recordkii u yaalay Balaatiini ee ahaa
3 jeer oo isku xigto oo uu ku guulaysta xiddiga adduunka viva Messi and barca.
Xadis
08-January-2013 at 7:00 pm
War abalmarinta drogba aya laha hadi uwayay ronaldo aya leh lkn ronaldo hadi u rabo kob wel come to man utd
Abdallah Tahir Osman
08-January-2013 at 5:16 pm
A valid Argument for the FIFA
Ballon d’ Or:
Year 2010 | Messi vs. Wesley
Sneijder
Sneijder : Inter Milan’s Talisman as
they win the Champions League,
Serie A, Coppa Italia, Italian
Supercopa, Club World Cup. Guides
Netherlands to the WC-2010 finals
where they marginally lose out to
Spain.
Messi : Wins only the La liga. Flops
on the WC stage for Argentina
without even scoring.Still wins the
Ballon d’Or Results: 1st: Messi,
2nd : Xavi, 3rd: Iniesta ( Where’s
Sneijder !! ) Simply Ludicrious !!
Apparent Reason by FIFA : Messi
scored more goals
—————————————————
Year 2011: Messi vs. Ronaldo
Ronaldo : Highest goal-scorer in
Spain & the whole of Europe. Wins
The Pichichi & the Copa del rey
scoring against Messi’s Barcelona in
the final.
Messi: Wins the La Liga & the
Champions League but
overshadowed by Ronaldo in terms
of the number of goals scored.Wins
the Ballon D’Or again.
Results :1st: Messi, 2nd : Ronaldo,
3rd: Xavi
Apparent Reason by FIFA : Messi got
more trophies. Fair enough.
————————————————–
Year 2012: Messi vs. Ronaldo
Ronaldo : Wins the La Liga, Spanish
Supercoppa, Stars for Madrid in the
Champions League eventually losing
to Munich on shootouts in the S/F
Almost single handedly guides
Portugal to the Euro 2012 finals
losing to Spain in the Shootout.
Messi: Highest goal scorer in
Europe.Breaks some records.Still
wins the Ballon d’Or.
Results :1st: Messi, 2nd Ronaldo,
3rd: Iniesta.
The Only Apparent Reason by FIFA :
Messi scored more goals:|
maxamed
20-April-2013 at 3:52 pm
messi is the best player in world
abdilaahi
08-January-2013 at 4:25 pm
wllaal wsxaa fiicnayd inuu ronaldo ku guulaysto waayo isagaa u qalmaey sanadan
messi fanny
08-January-2013 at 6:15 pm
messi messi
Mahdi blues
08-January-2013 at 2:59 pm
Wlal suaal. Africa in ay indhaha ladahay waxay uwada codeeyeen lacibiin shisheeye. bal eeg Yurub 80% waxa ay u codeeyen kabtanada xulalkooda. Africa o dhana waxa ay u codaysay Wadamo shisheeye. Hadii ay Drogba siin lahaayen ama ninkale oo madow ah wuu soo bixi lahaa. lkinse Africa codkeeda rag buu u xisaabtan yahay.
sadaq maxamuud
08-January-2013 at 2:37 pm
ani fikirkeyga waxaan aaminsanahay in uu ronaldo uqalmay waayo xulkiisa wuxuu keenay semi final kooxdiisane wuxuu laqaaday la liga and super cupka lkn waa aduunyo ronaldo haduu rabo sharaf ha imaado man utd
Yoonis
08-January-2013 at 2:21 pm
Aad ayaan ugu faraxsanahay koobka uu qaaday messi waayo wuxuu ahaay laacibka sanadka
ibrahim
08-January-2013 at 1:56 pm
Wankaxumahay inuwayo Ronaldo biladsharafti xalay labixiyay inkasto an waxba shaqo ankulaheyn sportga hadana Saxan xasussnahay gagarkii u u fidiyay Somalia hadu msntahelin insha alaaah malinkale ayan urajenaya
C/casis haaji
08-January-2013 at 1:43 pm
Asc wlh waa wax lagu farxo codeynta ku dhisan qibrada oo ey dhibten mr geele &c/kariin viv somalia
Maajidinho lanzendorf
08-January-2013 at 1:41 pm
Wadankaygow iska dhibataysnaw wale adunku wu ka marmi way codkaga insha alla malin dhaw iniga ayad codka kowad igu codanaysa viva somali. Respect maajidinho viva hargaysa and great somalia wow
abdikani
08-January-2013 at 1:19 pm
messi ayaan ucodeeyey anigu
Omar yare
08-January-2013 at 12:40 pm
Cod ayaa meesha yaala xataa somali aya codaysay waa ii farxad xidiga adduunkuna wuu iskacada LIONEL MESSI PLAYER OF THE world
maxamed
08-January-2013 at 12:29 pm
1.Messi is the best player inthe world 2.steven gerard 3.suares
Nuurb10
08-January-2013 at 12:29 pm
Ronaldo qofkan u codeen igadhafa captan hadey qabto somalia qaranka soxojiya arsenal and real madrid guul wcn viva somalia
maxamed
08-January-2013 at 12:28 pm
Messi is the best player inthe world
djamadrid
08-January-2013 at 5:41 pm
anigu 2012 waxaan u codeeyn lahaa CR7 oo si layaab leh uga dhaxmuuqday LA LIGA 2012. isaga kaligiis ayuu ku socdey sannadkaas.
sannad lama eegeeyn sida aan xalay ka arkay natijada.
axmad (oslaye)
08-January-2013 at 12:23 pm
kkkk ala maxan layabay ciyalka warka isk shega messi waa laacib loomana didi karo marka yan la is oomin ciyalsiyaha warka micna darada kuhadlayow messi the best pleyer inthe world kk wana ku faraxsanahay inuu marki afarad qado
Leylo l'verpool
08-January-2013 at 12:10 pm
Runti messi wuxu muujiyay laacibtinimadisa waayo wax walbo dabeecad aya laisku dhaafay cr7 iska kaga noqo EPL waxana ku frxsnahay gerrad oo codeeyay
awil saney arteta
08-January-2013 at 12:02 pm
Wa tana somali hormar wexe Ku gari la dahay a san eh hadi a Mel gartid xita malugu ogolo vivvvva xulka Somalia &arteta
CEELQODE
08-January-2013 at 11:56 am
DADKA QAARKOOD WAA DOQOMO WALAHI WAXAA ARKEE QOF KU DHAHAAYO SOMALIA YAA U OGOL INEY MEESHAAS TAGTO WUXUU MOODAA IN MEESHA LA TAGAAYO! DOQON DHEH.
WAR CODEYNTA ADO WADANKAAGA JOOGA AYAAD DHIIBANEE,INTAAS OO TABARAYAAL AH IYO KABTANO SIDO KALE WARIYAAL INEY MEESHA TAGEEN MIYAAD MOODAA!
DALKAAGA HAYASIN CAWAN BAA TAHEE, WAX KUUDHAAMO SOMALIA MAHELEYSID ILEEN WA U DHALATEE… WALAHI COMMENT WAYADAN MASO QORIN COMMENTSKA DADKA QAARKOOD MARKAA ARKO WAA XANAAQAA…
VIVA GEELE N KABTANKA QARANKA
LAMIIZ
08-January-2013 at 11:07 am
ASC kkkk aniga manta waxaan kufaraxsanahay wadan kenii oo kawada qaatay codeenta lamooda in ay tahay wax FIFA ay qofka ayada iskasiisa lkn may waxaa si wax kama joraan weyye imika LAACIB.NET waxay dadbadani ay dareysiisay runtii in laacitanimada ay cod tahay mida kale halkaani waxaan ugu mahad cilinayaa m.GEELE iyo inika da’ada yar ee ina ABUUKAR ama ay dadku uyaqaniin CABDIKARIIM salaama wllyaal
Nuur hasan
08-January-2013 at 11:06 am
asc marka hore sida laacib.net ad nogu so gudbisadan sportiga iyo halka ay wax kale marayan alaba , inta ka dib tabarayasha aduunka waxan ka aminsanahay in usan waqtigan jirin tababare kale saar karo cad iyo madow taa waxa ka goleyahay tabarahayasha u codeyay nin garbihisa tagan yahin lacin waweyn oo ay kubada asaga moye cid kale aysan la radinayan ayay codka siyen .lkn ninka kartidisa iyo awodisa sport ku dagalama la sinayo c.r7 wa nin geesi sporti xulkisa ka dhex muuqda man u wuu ka dhex biqayay oo marka ad kubada man u dawanaysa wuxu ahan jiry ninka ay ishadu qabanayso durbadi, madrid marku yimadayna wuu ka si daray .oo wuu ka dhex hilacayay runtii .qarabkisa wuxu u yahay hogamiye ay ku dansadan . Cr7 waxan leyahay marbay garan donan rabayasha calamaka xaqiiq sii dherayso halgan kaga salama all
Adan
08-January-2013 at 10:56 am
Iniesta deserved. Ala somali yaa isnabaya maxa Couch ka xafadisa muu ka codeye ilen qof u ogol inuu meshas tago majirte ama hambalyo ayuu al jazeera ugu diray
Adan
08-January-2013 at 10:52 am
Ahahpahahah ala yaa isnabaya an somali aheyn. War couch kina and captain kina qof og majirto iney dad ama dugag ey yihin. Qaranka somalia its nt fair 2 select players 4rm 1 location do fair and den insha alah we gona improve. Accordin 2 me iniesta deserved though messi broke many record
Biibaaye 10
08-January-2013 at 10:51 am
Fifa ciyaryahanka ugu fcn ayada aya bixisay xalay awal waxa bixi jiray joornaliste amo captan amo caoch wa qaxdaro iniesta aya laha mase c.ronaldo
ISMAIL ANFAIL
08-January-2013 at 10:48 am
Kkkkkk wawaxan iska filenay cadced duhurjogto madabosho gacantuye L Messina wasaas okale waxan sodhaweyay sida macqulka ah ee ree LIVERPOOL FC iskumidka uganoqden lagasobilabo coach captain ilaa tageero inesiyan codka L.Messi waxana lamid ah tababaraha Somaliya iyo captainka kuwa tagera Man Boolo iyo C.Ronaldo wan utacsiyenaya waxana leyahay marwalba siadas uahada malxiisyaal uililasa lol. WE WILL NEVER WALK ALONE
Abdi jabar
08-January-2013 at 10:25 am
Asc. Runti waxa mesha laga saray lacibka ugu wanagsan dunida waa M.OZIL, R.KAKA iyo PIRLO. Lacibinta waa ku wan lakin messi iyo ronaldo, ineista wal ciyartoy iska cadi ah lacibnimadana waxaa ku leh MESUT OZILLLLLLL
Ahmed borama
08-January-2013 at 10:24 am
Waaxaaa ay ila tahay in arinkan codaynta ah ee xalasha lagu kala baxay ay kasoo baxeen natijo wax ku ool ah lana wada riyaqay oo u hanbalyaynaya reer barca reer dalxumana leh waa reer c.ronaldo kadida iska duwa .
abdulkadir hirabe
08-January-2013 at 10:12 am
meelaha qaar wwaxaad moodaa in ay u codeynayaa sidi somali oo u codey laheyd haduu nin somaalia taramayo waana wax aan fiicneyn in laga eego qofka meesha ay somalidu wax ka eegto ee waa in laga eegaa horumarka uu sameynayo qofka adiga oo u eegeynin yuu u dhashay
Misbaax
08-January-2013 at 10:12 am
Aniga waxa u codeeye 1 yaya toure 2laacib.net 3aniga aya isku dodeeye viva muqdisho
kamal g
08-January-2013 at 10:05 am
hhhh saas waaye Ronaldo iyo wixi taageero sakiin liqa lol viva king of football leo messi
abdulhamid mahamed nor
08-January-2013 at 9:48 am
asc. Geelow waxa tahay nin wayne ciyaari yahanadaada. Qofka niyada kajibinayo waa adigee saas isku dhaan. Maxaa yeelay tababaro waxa la dhahaa ninkii balwadisa kala dheereysto ciyaartoy diisa. Hadaba geele mida kale ciyaari yahanada isku xag ka dhig siday kuwada jecladan. Hadaladaydana qalad ha u fahmina. Waxaana jecel nahay inaan guul ka sugnoinsha allah.
Suldan nuur
08-January-2013 at 9:45 am
Kkkkk ronaldo sxp manchester united imow markasa ball dor arkeysa hadi kale ishaad ka daweneysa mar kasta viva captianka qaranka somaliyed ciyaar yahan somalia u dhashay aya noqon doona sanadka danbe world player of year kkkkkkkkkk viva nuradin 7
Anás Yare
08-January-2013 at 9:43 am
Asc all asxaabeey waxaad moodaa kabtanada qaar iyo macalimiinta qaarkoodba waqtiga eey dhiibanayeen codadkooda in fekerkoodu ku saleeysnaa ineey Bush gareeyaan ciyaartooda eey isku wadan ka sôo jeedaan waxaad arkeeysaa ciyaar yahan aan weligiisba ku riyoon inuu mar uun noqdo xidiga aduunka kabtan iyo macalina eey ugu codeeynayaan ama isku wadan ayaa nahay ama is ku xulbaan joognaa Lionel messi waa mucjiso kubada cagta waxaad arkeeysaa iskoorsdiisa is dabajooga ah 91goal halsano ebid ninka ugu goolasha badan barceloona markii 4 EE. Uu ku guileeysto FIFA B.D,r viva messi best blayer
real and nuetid
08-January-2013 at 9:39 am
war kubada cagta wey halawday sanad kasto messi maxa la dhaha messi xaq ba loga lahay xalay vvvv ronaldo
Nasri Barca
08-January-2013 at 9:38 am
C.raxman Axmed bulale.
Horto si wax lo qoro so baro intadan qof ka hadlin.
“Misse” waxa la dhaho ma jiran.
Wa “Messi” marka sxb dad wax haka shegin ado si wax lo qoro adan aqon
hazard/kagawa
08-January-2013 at 9:36 am
somali.adi.mel.farta.ugu.fiiq.hal.mar.ayey.kududayan.in.ay.walanyihin.tabaraha.iyo.kabtanka.somalida.majiro.tababare.an.u.codeyn.nin.wadankisa.eh.maxey.kalinta.3ad,nin.somali.ah.ugu.coden.wayen.ufba.la.idinyiri
Abdiraage mahamed shire
08-January-2013 at 9:34 am
Lionel messi 2ronaldo3oscar
Mohamed saalah awis
08-January-2013 at 9:34 am
Uku horeeen waan slaaamay taageeerayaaasha sharafta padan eee Liverpool foot ball club then anika waxaan qabaa inay tahay sax lkn ay kasiii sax santahay [Messi, Iniesta, iyo walipa Xabi Alonso]
C.raxman axmad bulale
08-January-2013 at 9:27 am
Ma u qalmo messi in lasiyo abal marinta waxana uqalmay xidiga rer spain ee iniesta halka uu misse uqalmay kalin 3 aad kabtan somalia iyo tababaraha somalia waxan dhihi lahaa wad nagu dhoreysayn wayo misse maxay usiyayn c.r. 7 ama iniesta k k k k k k k bye laacib.net
deqo man united for ever
08-January-2013 at 9:26 am
viva somalia
Dr saciid
08-January-2013 at 9:26 am
S.c waaaaaw maan shaa allaah waxaa halkaan xiiso igalisay inaan kabtan iyo coach aan leeyahay ee xulka qaranka soomaliyaa taasi waxaan ogaaday inaan kor usoo kici karno maan shaa allaah cod bixinta kabtanka xulka soomaliya iyo qaranka codkooda oo sifiican loo tix galiyey
Cabdicasis mire
08-January-2013 at 9:25 am
Iniesta italiya seedhahay
lfc
08-January-2013 at 9:22 am
waw saas baan kaarabaa geele