
Maanta waa maalinta koowaad ee sannadka cusub ee 2013, waxaan dhamaan akhristayaasheena leenahay meel kasta oo ay joogaan sannad wanaagsan oo wacan.
Shabakada Laacib.net oo labadiisa ee ugu danbeysay akhristayaal badan ku yeelatay bulshada Soomaaliyeed ayaa waxa ay u rajeyneysaa sannadkan cusub inuu noqdo midkii noo hagaagee lagu han weyn yahay.
2013 Laacib.net waxa ay sii laba jibaari doontaa adeegyada aan u heyno akhristayaasheena qiimaha iyo qaayaha leh, waxaana sannadkan soo kordhin doonaa adeegyo cusub oo aan rajeyneyno inay akhristyaasheena la dhici doonaan.
Mar kale sannad wanaagsan oo wacan, Happy New Year 2013.
nuur
01-January-2013 at 2:07 pm
asc shqalaha lacib.net kuli wan idin wada salamaya kulli sido kale sanad wanaagsa. en alle qeer ha idin siyo waxaan idinka codsanaya in hadalka ad si cad inogu fahansisan yacni mararka badanan ma dhameesna waadna mahadsan tihin alle ha idin xafido
Ibra chicharito
01-January-2013 at 1:49 pm
Sidoo kale sanad wacan oo wanagsan laacib iyo bahda kuxiran laacib iyo dad weeynaha somaliyeey meel kasta ey jogaan sanad wanagsan iyo umada somaliyed in uu dhibka kaqaado
Abdi
01-January-2013 at 1:33 pm
Laacib.net waxan ushegaya marka ay so qoran wararka ciyaaraha in ay so wada dhameystiran maxa yelay markey soqoran wax bo maka fahmaysid ciyar yahanka falcao waxa rabtay chelsea ayey dhahen hadana marawo ayey leyihin wax tosan aya lasodira
liibaan
01-January-2013 at 12:09 pm
asc oo sanad wanaagsan bahda laacib.net iyo dhamaan dhalinta ku taxan webkan qaaliga ah ilaahay khayr kiisa hana siiyo sanadkan cusub sharkiisana ilaahay hana hareer mariyo waad salaaman tihiin
Ducaale ikhyaar
01-January-2013 at 11:12 am
Sanad wanagsan laacib.net and tagerayaasha xamasada badan ee chelsea melwalbo aad jogtan waan idin salamay
sajaa++chelsea
01-January-2013 at 10:26 am
Sanad wanaysan oo wacan mel walba aad jogtan umada somaliyeed shabakada laacib.net jir oo joog ayan leyahay wa iftiinka bolshada sbortiga qasatan ani aad ayan uxiseya sanadka kisa kale ilah hanagu garsiyo barare iyo bash bash
goya
01-January-2013 at 9:37 am
asc shaqalaha laacib.net meel walbo oo ay calamka kajoogan my asxbteyda iyo aniga waxaan idin leenahay happy new year sanad walbo ku gaara bash bash iyo bareere iyo hormar wacan oo wanaksan
Ibrahim kuusow alcdaala waa taageere weyn man unitd
01-January-2013 at 8:36 am
Hambalyo hambalyo aad iyo aad baat u mahad san tihiin shabakada laacib net dhamaan dadkeena somaaliyeed meel walba ay joogaan waxaan lee yahay sanad wanaag kulu caami wa antum bil geyr asxaabey waan idin salaamey sidoo kale wiilka magaca isku sheekay deeqo man unitd waanku salaamey sxb magacaki waa magac cajiib ah deeqo man unitd ika dheex kkkkk sanad kaan sanad kiisa illaahey hana gaarsiyo waad mahad sandihiin laacib net
samiir dhiblaawe
01-January-2013 at 8:02 am
thanks all shaqalaha shabkada sharafta leh lacib.net sidoo kale sanad wanaagsan
Qanciye
01-January-2013 at 9:05 am
Hambalyo hampalyo Shabakada Laacib.net iyo dhaman umadena somaliyed waxan idin leyahay sanad wanagsan shabakada laacib wa shabakad agteyda qali ka ah markale sanad wanag san
deqo man united
01-January-2013 at 7:23 am
sannad wacan oo wanaagsan dha maan wa laa lahayga soomaaliyeed meel walba oo ayjoogaan kulu caam wa antum bi khayr ba lda keena alaha nabad inoo ka dhigo dad kii nana alaha isu soojeediyo aamiin yaa rabil caa la miin
Abdifatah villa
01-January-2013 at 7:11 am
Sanad Wanaagsan o wacan waxa umada somaliyed u rajenaya meel wlba o dunida ey ka joogan caafimad iyo nabad waarta Thanks my favourite website Laacib.net