Jose Mourinho: Waxaan Ka Baqayaa Koobka UEFA Champions League Kaliya Kooxda Kooxda Juventus. | Laacib.net
Home » Champions League » Jose Mourinho: Waxaan Ka Baqayaa Koobka UEFA Champions League Kaliya Kooxda Kooxda Juventus.

Jose Mourinho: Waxaan Ka Baqayaa Koobka UEFA Champions League Kaliya Kooxda Kooxda Juventus.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 29-12-12 1:50 PM

 

Tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho ayaa qirtay inuu ka walwalayo halista Juventus ee koobka Champions League.

Kooxda heysata horyaalka Serie A ayaa ku dhameysatay kaalinta koowaad ee group adag, waxaana tababaraha reer Portugal uu ka warqabaa inay adag tahay in koobkaan lagu garaaco kooxda Antonio Conte.

“Daafac hadaan u hadlo, ma jecli Juventus sababtoo ah waan ka baqanayaa.” ayuu ku yiri wareysi uu siiyay Tuttosport.

“Waxaana dhihi karaa in kooxda Conte ay ku guuleysan karto Champions League.

“Waa markab isku xiran oo adag oo aan la quusin karin. Ciyaaryahan sarre miyaa ka maqan weerarkooda? waan u maleynayaa. Waxa ay taasi la micno tahay in goolashooda ay ka imaan karaan meel walba xilli walba, waxa ay ka imaan karaan ciyaaryahan khadka dhexe, weeraryahan diilinta banaankeeda taagan, koox sidooda u dhisan waxba ma ahan hadii uu joogo Benzema ama Higuain.

“Waxaana ay tani i xusuusineysaa kooxdeydii Porto ee 2004. Hadii uu jiro cid ilowday, Porto waxa ay ku guuleysatay Champions League.”

41 Responses to Jose Mourinho: Waxaan Ka Baqayaa Koobka UEFA Champions League Kaliya Kooxda Kooxda Juventus.

  1. bashiir buuxe Reply

    08-January-2013 at 11:45 am

    Wan badinaynaa jose marka is daji nacasyohow waxan ku iri ciyartoyada hala cilobin kaka iyo cassilas

  2. mukhtar roble Reply

    03-January-2013 at 2:35 pm

    asc horta ka fikir sidad man_unt aad u so dhafilahayed marka aya laa ee gi doonaa

  3. Abdifatah yare Reply

    31-December-2012 at 2:40 pm

    Hahahahahahahahahahahahaha jose mourinho walsha wase ALEX FAGIE iyo shayaadindisa gud guduudan kama baqaysid

  4. Tutale2002 Reply

    31-December-2012 at 8:35 am

    Teda kala ha ogadan lacib.nt in melah wararka ayka qoran in la aqrista waxan dawanay si tos ah o lo wareysanay joso mny ya ku guleysan kara kobka mar la weydi 4ayu shegay 1bayar munij 2man u 3reall 4barca wana mid jirta marka bulshada ha ku qaldin koxda ad tagerta mesha shaqa kaliya ayad ka haysa hadi sidan ku socotit wax aqrista lama heli dona webka

  5. Tutale2002 Reply

    31-December-2012 at 8:27 am

    Ruxa qoray aqbartan wa tagera jufa mar si horeysana wenga ayay ka qoren ben hadana wa muriniyo marka waxan inka codsaneyna hananacsinin webka koxa ka daran aya dhela jufa kana halisan

  6. hamse Reply

    30-December-2012 at 7:59 pm

    esga iyo dhagol ka c qonaldo mesha ha kaqul qulaan way ku khashifmen waleeeeeee
    k viva barcelna

  7. hamse Reply

    30-December-2012 at 7:56 pm

    mourino wuu esku xaaray walee duqa calaacalee qudhan mesha ka qul quldheh way kadhamatay

  8. Cabdishafi Reply

    30-December-2012 at 5:00 pm

    Morinho wa runtis sababto ah man u real way so dhafi karta lakin juve way adagtahay sanadkan sas darted inu kabaqo macalin morinho wu sadalin kara b/cs khabir ku xeldher

  9. abdisalaan Reply

    30-December-2012 at 1:09 pm

    haa waa runtiis mou: juve halis teeda ayeey leedahay waayo ma laha laacib si gaar ah aad iskakaga ilaaliso dhamaan tooda waa wadada halis dhabcan anigoo ah taagyeero Los Blancos juve keli ayaan isha kuheya siduu macalinka sheegey

  10. dj_abdi_yare Reply

    30-December-2012 at 1:06 pm

    kkk waaaaw juve caadi maahan waaaw maamada sidaa maaba loga baqaa kkkk man utd in ee real wax u sheegi karin oo og yahay jose lkn juve waa yaqaan 2003 zidan figo ronaldo raul carlos laacibiin ayaka oo jogaan ayaa championka 2003 laga reebay real haka reebin dhaqda barcalona isla xiligaan 2003 ka juve ayaaka reebtay asxaabeey hadaa xasuu sataan 2003 viiva

  11. calick{raadeeg} Reply

    30-December-2012 at 12:11 pm

    jose runtii waa macalin qibrad dheeer u leh ciyar yahanada reer talyani wayo juva sanadka wa la dhikaraa iyada ayaa ku leh axaabay lkn nasibka iyo calafkaba wayna taageen sidan u nahay reer madrid

  12. EX_SIIGAALEE_EX Reply

    30-December-2012 at 11:36 am

    SC WR WB ,,WAR LA ARAG ,,OO LA MAQAL ,,,,MOURINHO,,, MUU ISKA AAMUSO ,,OO ,,MIYUU DAFIREY ,, KOOXAHHA ,, KALE ,MISE WUU IS DABAALINAA,, AWAY BACA ,,, BAY, MANC,,, WAR LA ARAG ,, JOSE ,, INOO KOXDIISA LIIDATO AYUU QIRAY ,,, LAKAIN REAL WA ANAADI AGAG ,,OO DHULKA LA GALAY ASIGA ,, HADA AXASUUSATIIN HORE BAAN U DHAHAY ,, REAL WAXA ALA HARAYO WAA,MACALINAKA,,MIDA KALE ,,JOSE ,, HALKAAN INOO ,,KOOPAP BADAN KA QAADEYN WAA CADEED HADA WUU KA TAGA A,, MARKII UU NAADIGA ,, BADA DHAX GEEYEY AYUU ISAG BAXSANA A,, WAR LA ARAG ,,LANA MAQAL,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW,,KIKIKI JOSE ,,, BARCA ,,KAWARAN HEEE,, MAXA NINKAL HEESTO ,, LA LIGAHA ,,KAWARAN ,,KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  13. c/raxmaan kaambo Reply

    30-December-2012 at 10:14 am

    wuxu meesha kuhyo majidho

  14. fitaax kidhaale Reply

    30-December-2012 at 9:41 am

    Kkkkk marinho waxu shegayo waxa ka jiro man u warkeda iska dhaf hawada lagu cunaya e

  15. Cleverly Reply

    29-December-2012 at 11:39 pm

    Warka mourinho wuxuu noqday mid dadka intooda badan ku qoslAan lkn waxaan la yaabanahay mourinho barca afka miyuu ku xasdaaa haduu ciyaar ugu taaG WaaÝaÝ aniga barca ma taageero lkn waa naadiga Ðunida ugu fcn

  16. king bondhere Reply

    29-December-2012 at 6:36 pm

    kkkkk horta waxa layac nahay ninkan calancal ka kuwashay waxasa baqtin laga dhaha horta adiga untid so dhaf xare waxid barcalona wey ku dhiman tahay kkkkkkkk viiiiva barca

  17. shine as roma Reply

    29-December-2012 at 4:50 pm

    hahahaha
    aqyarta horta man untd maxe taree markale egland dhaxdisa logu qaada juventus ayana ku qadan donto murinho wa nin ku leh qibrad dhinaca championka hadalkisana wa sax hore u dhahen coach yal kale sida winger iyo ancheloti

    viva azuure italy koxahoda
    juventus
    ac milan
    inter
    as roma
    napoli
    ss lazio
    fierontina

  18. RED REVILLS Reply

    29-December-2012 at 4:44 pm

    mourinho waa runtii juventus waa koox adag waliba sanadkaan aad ayay u adagtahay , markaa waa mid waleecaada leh !!

    manufc

  19. dayax Reply

    29-December-2012 at 4:36 pm

    aqayaray sanadka sanadki barcelona wu tagay kii realna horu utagay marka sanadkan wa marwada duqda keeda waye nOH haday noqoto koox cilenesana waa milan oo taqana kubadeda lkn ilama ahan meastro pirlo in la cilin karo viiiva ac milaaan

  20. Mohamd Reply

    29-December-2012 at 4:11 pm

    Horta man-united soo dhaf kabacdi juve kabaq.. Man-u mambo y0te… Reds 4lyf.

  21. M.shukri del biero Reply

    29-December-2012 at 3:39 pm

    Aqyarey wad ujedan hadalka morino horayna waxa uhadlay wingar waxeyna dhamantod kabaqayan juventus e ya naga xiga chambion lig k.k.k.k iyo horyal wa maya

  22. Xusni Reply

    29-December-2012 at 3:19 pm

    Asc waa runtii ninkani horyalka nadiyada yurub khabirbuu ku yahay man u sidaasay kugu daysay ma real bay iska dhicin kartaa norwich kox lamiday baryahan dirqi ugabadisaa ye

  23. Gaas Reply

    29-December-2012 at 3:11 pm

    odayga waa iska booteynayaa valadolid ayaa ku soo garaaci tagtay nasiib ayad uga soo fakatay, malaga ayaa ku soo garaacday hadana waxa ay ku jirtaa championaha, kooxihii aan spanishka ahayn ee waawenaana wa socdan, warkaaga waxa aan u fahmayaa mid aad ku siyaasad dileyso man united lakn waxa aan sugnaa waa jawaabta odayga sir alex, bayern iyo barca oo weligood kaa reebi jiray championagana waa socdaan hayeey

  24. Xasan chelsea Reply

    29-December-2012 at 3:03 pm

    Viva chelsea is the best team in the world

    • salman Reply

      29-December-2012 at 3:14 pm

      sxb hadey tha best time maxey uga hartay Champions League. sxb iisheek taa sxb chelsea haku shegin koox weyn waxa ay la mid tahay qpr rangales tan ugu hosesa primer lige sxb lasoco taa sxb sare

  25. zaki Reply

    29-December-2012 at 3:02 pm

    hayeeeey
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Waaa idiin dhamaatay
    Man utd 0vs-jos murinho 6
    Yaab badana murinho
    Man unt hadad soomarto
    Barca iyo munich
    Yaaa kaacelindoono
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Viva barceloona lional messi

    • salman Reply

      29-December-2012 at 3:18 pm

      sxb sare waan dar darena real madriid c.ronaldo ayaa inoo soo waregayo janwar lasoco taa sxb sare untd waa tha best time in the wold koxna kama cabsato in ayada laga noxo moye sxb

  26. Xasan chelsea Reply

    29-December-2012 at 3:01 pm

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tababare waa kan bensema ama hugwin Mel ay jogaan koox walbo waa la gabadinaa cml

  27. phelip Chuku Reply

    29-December-2012 at 2:58 pm

    shaki kumjiro inay hahayso man u xooxaha Egland madhafayan 16
    xaaaaaaax viva Barca Championkan wakiii 5 naad

    • salman Reply

      29-December-2012 at 3:23 pm

      hahahahahahahahahahahaha war jira moog sxb xalay mad ku riyotay warkas barca haso dhafto horta Ac. milan sxb mar kaas lee soo hadal bro

  28. Soleyman Reply

    29-December-2012 at 2:44 pm

    K.k.k.murinho marka hore untid ayuba kaso gudben marka waxa u ugu ordo juvantus waba qalad marka kobkan waxan rajeyna in usan ingland iyo manjastrunid

  29. Mohamed nuur naaib Reply

    29-December-2012 at 2:41 pm

    Markad iso dhaftid le ka baq juventus botolo yo o hoganka 16 laga ga haayo kkkk boto badane buru ruqle kkkk

  30. hiiraash Reply

    29-December-2012 at 2:38 pm

    Kkkkkk juve inaa kabaqdo qasabay kugu tahay maan waabad soo dhafaysaa qiyaastayda lkn juve ama barca mel aad kamarayso malahan sidaa daraadeed koobka marwada duqdaa baa leh viva juventus

  31. c.x.h Reply

    29-December-2012 at 2:36 pm

    waaw jose wa macalin wax walbo og wuxuna ogyahay qatarta kaga iman karto juve coz juve sanadkaan koox ku aaado aduunka ma jogto viva juve viva CONTE viva MARCHISIO VIDAL PIRLO (MVP)

  32. Barasta Reply

    29-December-2012 at 2:35 pm

    K.k.k.k.k.k.k.k man u sidan ayee ku hartay k.k.k.k.k

  33. dhiiga juventus Reply

    29-December-2012 at 2:34 pm

    Hhhhhhhhh is the best team juventus chamka wa turino waxana sugeyna barca ama bayar munich kkk no other team

  34. seyga rushka Reply

    29-December-2012 at 2:33 pm

    haa wll si fiican buu u hubaa maxaa yelay kubadda waa cad iyo madow marka ma ahan in aad wax weyn ka dhigdid man united waan ka badin doonaa madrid 2,man united 1 saadasho waa ceynkaaaaaa
    kkkkkkkkkk

  35. Crashied kaarlos Reply

    29-December-2012 at 2:28 pm

    Juventus habalagaadhee Maarkee man u real kudhaafi kartaa?

  36. nuurmilano Reply

    29-December-2012 at 2:27 pm

    kkkkkkkk man u sidaan ayuuku soo reebay juve ayuu kabaqayaa iney reebto

  37. deqo man united Reply

    29-December-2012 at 2:14 pm

    jose mourinho mahubtaa inaad man united dhaafaysid markahore taa kasoofikir hadaa naan cashar lama ilaawaana kuudhigin waa la arkidoonaa waa adiga nayaraystee viva man united

  38. kayfka Reply

    29-December-2012 at 2:13 pm

    calaacal loma bahna waxa kabaqasid 2da milano oo awoodada okale haysan ayaa kabadinayay marka sxb mourinho waxba ha cabsan adiga ayaa ka awood badan ee haisdhibin tagere madrid ah llove all soomali people except one person

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>