Vicente Del Bosque: Bayern, Barca Iyo Real Madrid Ayaa Ugu Awood Badan Champions League. | Laacib.net
Home » Champions League » Vicente Del Bosque: Bayern, Barca Iyo Real Madrid Ayaa Ugu Awood Badan Champions League.

Vicente Del Bosque: Bayern, Barca Iyo Real Madrid Ayaa Ugu Awood Badan Champions League.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 27-12-12 1:03 PM

Tababaraha xulka Spain Vicente Del Bosque ayaa qaba in Bayern Munich, Barcelona iyo Real Madrid ay yihiin kooxaha ugu xooga badan xilli ciyaareedkan koobka Champions League.

Tababaraha ayaa amaanay shaqada Jupp Heynkes ee kooxda Bayern Munich, isagoo sheegaya in kooxda Jarmalka ay awoodo inay ku guuleysato koobka.

“Muran la’aan, Barcelona, Real Madrid iyo Bayern Munich ayaa ah kooxaha ugu xooga badan.” ayuu tababaraha u sheegay jariirada Jarmalka ee Bild.

“Aniga iyo Heynkes si fiican ayaan isku naqaanaa, wax badan ayaana ixtiraamaa. Shaqo weyn ayuu qabtay intii uu macalin u ahaa Real Madrid.

“Waxa uu kooxda u soo hooyay koobkoodii 7aad ee Champions League 1998dii, ka dib 30 sanno oo ay taageerayaasha sugayeen. Shaqo fiican ayuuna haatan qabanayaa.

23 Responses to Vicente Del Bosque: Bayern, Barca Iyo Real Madrid Ayaa Ugu Awood Badan Champions League.

  1. bilaal Ribbery Reply

    10-January-2013 at 11:24 pm

    waa run sadexdan naadi ayaa ugu awood badan wareega 16 hhhh lkn waxan la dhayalsan karin ribbery iyo robben oo sanadkan ku soo tala galay inay hoyiyan championka oo sanadki hore ayka qaadey fc dameeraha waa chalsea captian phillam lahm sanadkan waa sanadkii uu ruxi lahaa koobka dhagaweyne viva bayern munich arsena winger 4 kayar kaga soo badin mayno

  2. samiiiiiiiir Reply

    09-January-2013 at 10:48 am

    Odaygu waa khabiir looma diidana lkn wixiisu waa qabyaalad sbbtoo ah coachka bayern waa sxb barca iyo realna waa spain meeyey englandkii arsenal iy man united wakaa xaq uma hadlin kkkkkkk viva arsenal cazorla 19 and wilshere 10

  3. mr Arafaat Reply

    05-January-2013 at 9:33 am

    asc dhaman reer barcelona guushu wa xagena fifa barca

  4. AGUERO villa messi xavi Reply

    31-December-2012 at 6:37 pm

    sxbna real waa u dhamaatay sxbna real ha ku so dhariin misha waxa ugu shiidan barcelona fifa barcelona and man city sxbna

  5. Thomas Müller Reply

    28-December-2012 at 7:10 am

    Wuu kusax sanyahay macalinki hore e real madrid wayo mesha man united waxba kama aha dad ka awod badan ba jira sida real madrid,barca,munich marka waxan leyahay taagerayasha man united dhafa dhibatada championka sadexdas mid un ba kugulesanaye

  6. Djamba Djamba Reply

    27-December-2012 at 8:38 pm

    1. Juventus
    2. Barcelona
    3. Real madrid
    4. Bayer munich
    5. Malaga
    6. Brusia Dortmund
    intaas mid kamid ah ayaa qaadi doonto Man Utd waxaa ceeb in ee so gasho kuwa u tartamaayo champions league maxaa yeelay difaac iyo qad dhexe maheestan.

  7. asad yare Reply

    27-December-2012 at 4:35 pm

    aniga waxan is leeyahay sida loo kala awood badanyahay waa
    1.Barca
    2.B.Munich
    3.Brusia Dortmund
    4.Real Madrid
    5.Juventus
    6. Man Utd
    lixdaas ayaa mid qaadayaa saan is leeyahay.

  8. Wilshere Reply

    27-December-2012 at 3:33 pm

    Viva arsenal and best coach arsene wenger

  9. deqo man united Reply

    27-December-2012 at 2:52 pm

    war odagaan madaxacad waxba makala oga ee reer rugby yaanuu idinkafarxin man united waysoobaxaysaa waadna arkidoontaan meesha manchester united ayaa maraysa eehamoodinina inay rugby marayso viva best team in the world mnachester united by rugby

  10. Anfild Reply

    27-December-2012 at 2:16 pm

    Afka ala kuma gooyo war run badanaa oday cabdulee
    united=leeds marka champions Leage laga hadlaayo viva
    5 champions lfc

  11. Saalim cesc Reply

    27-December-2012 at 2:16 pm

    Ciyalka man united kuwashay ayan firin udiraya mawaxa ladhela primerleague mase kobka yurub…..wan wada ognahay in albitere ad ku tashatan horyalka lkn championka midas wa ka bedelanyahay lasocda carurnimo yesan idin qadin meshan waxa kaliya e laga raba kox awodeda kusocoto mase wa maya………REAL VS MAN UNITED KULANKAS DAWADA CIYALKA MAN UNITED KABACDI HADLAY VIVA FUTURE ARSENAL CAPTAIN WILSHERE10

  12. garbo Reply

    27-December-2012 at 2:10 pm

    oo meeday man utd ninkani caadi maaha

  13. Saalim cesc Reply

    27-December-2012 at 2:09 pm

    Macalinka macaliminta hadalkisa wa sax 3da kox o chapionka isku hesta wa kuwas haba usi awod badnato nadiga la magac baxday barca iyo ninka lamagac baxay record breaker……waxan dhihi kara record breaker waxan ula jeda messi ye iyo barca wa lacibki iyo koxdi ugu ficna e calamka somara tasna waxa caden u ah wax qabadkoda viva best ever barca and best player ever record breaker i mean messi10+f.arsenal captain jack wilshere10

  14. nuur Reply

    27-December-2012 at 1:39 pm

    Viva man united and real madred labaduba waa laba naadi oo waawayn kkkkkkkkkkkkkkkk rugbay and city haka reebi barc boolo qashin

  15. barcelona Reply

    27-December-2012 at 1:37 pm

    viva barcelona

  16. Abdifatah villa Reply

    27-December-2012 at 1:30 pm

    Kuwan man.utd ku waashay ader EPL laka ma hadlayo ee UCL man.utd caruur aye ka tahay UCL VIVA BARCELONA

  17. Sharci yaqaan Reply

    27-December-2012 at 1:29 pm

    Runta Ayuu ka hadlay Vicente Del Bosque Ciyaalka Man U madaxa martay waxaan leehaya manu abood kuma dhama kooxahaas iska daa xataa Shakhtar iyo Banfica aya ka xoog badan marka waxan dhihi lahaa meel kala dhiga Taageera iyo kubada cagta meel islama galaan koox waa taageeri kartaa laakin wa ain aad ogaataa aboodeeda iyo cida ka abooda badan

  18. C/laahi. Buluuska. Reply

    27-December-2012 at 1:28 pm

    Waa ku raac sanahay. Del. Bosque. In barca iyo munich iyo real madrid ee yihiin kooxaha ugu abood badan champion leagye. Laakiin wuxuu ka tagay naadiga ka socoto talyaaniga ee. Bianconeri . Juventus.

  19. Chacherito Reply

    27-December-2012 at 1:27 pm

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.manchester united ayu mesha kasaray lkn wan arki dona fabrea

  20. C/laahi-Sandhooye+chicharito Reply

    27-December-2012 at 1:21 pm

    Vicente del pesque wuxu ilaaway kooxda ugu awooda badan ingland manchester united,

  21. robin van goal Reply

    27-December-2012 at 1:09 pm

    Vicente Del Bosque Go home, you are drunk

    hadiba united ee awoood lahen

    • nuur Reply

      27-December-2012 at 1:49 pm

      Viva man united viva madred viva vps viva cr7 viva sirka viva murinho viva somalia viva nuurdheere oo joga ethiopia addis ababa

  22. Cabdi qani c.ronaldo Reply

    27-December-2012 at 1:08 pm

    Viva real madrid

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>