
Patrick Kluivert ayaa ku taageeray Barcelona inay si sahlan kaga gudubto Milan marka labadiisii kooxood ee hore ay ku kulmaan Champions League.
Labada kooxood ee reer Yurub ayaa isku wajihi doona wareega 16ka marka Champions League uu dib u bilowdo Febraayo 2013.
“Barca waxa ay joogtaa heer kale.” ayuu 36 jirkaan u sheegay Mundo Deportivo.
“Sida xaqiiqda ah iyaga ayaa ugu cadcad Champions League, inay wax xun ku dhacaan Barcelona ayaa Milan ka badbaadin karta inaysan harin.
“Milan waa koox fiican, weligeedna koox tartameysa ayay noqon doontaa. Horyaalka Talyaaniga waa mid adag, laakiin Barca wax badan ayay ku tahay, koox walba ayaana sidaas ka dhihi lahaa.
“Milan waxa ay weysay labo ciyaaryahan oo muhim ah Zlatan Ibrahimovic iyo Thiago Silva. Barca taas bedelkeeda waxa ay sii hayaan qaabkii ay guulaha ku gaarayeen ee Pep Guardiola. Waxba isma bedelin markii uu yimid Tito Vilanova.
“Xaqiiqda waxa ay tahay waxa ay u ciyaarayaan si la mid ah sannadkii ugu horeeyay ee Frank Rijkaard, sannadkaasoo ahaa sannadkeygii iigu danbeeyay kooxda.”
c.fitaax cazorla 19
03-January-2013 at 11:03 am
C.fitaax s.cazorla
cumar
02-January-2013 at 12:48 am
waa runta sxb si sahlen ayey uga bixi donta waliba championk waxa qadaya barcelona sxb ka jeefo bro fifa barcelona and man city
Jankar
28-December-2012 at 11:00 pm
Salatan ibrahim majogo milan maxa odayga qarwayo kkk
maxamedcase
28-December-2012 at 4:21 pm
barcasa walagabadinaya acmil ayaakabadinaysa waayo waanadikhibradle kunagulaysankara cupka
acmilan
28-December-2012 at 7:26 am
Asc dhamaan aqyaarta sharafta leh. Barcelona. Hadey horyaalkeeda badiso. Kani waa kaduwanyahay. Oo waa championleague marka waxaan idin shegayaa sanadki hore ayeey been been nagu reebtay lkn sanadkaan leeyska yeeli maaa. Tan kale. Milan waa naadi champion. Cid walba weey ogtahay. Viva milan
Bemalow
27-December-2012 at 11:15 pm
Ninkan wow iska halay sadkii hori ayaa laba rigore ben lodhigay e aqyarey ciyarta kadib ayan is warisan dona viva shevchenko
wadani
27-December-2012 at 10:44 pm
Ac milan mala yareesan karo waad ogeedeen wixii dhacay 2005 lefarbuur m sida sahlan ee kuhanatay iyo 2008man unated ee uuga gudubtay barc waad ogtihiin hadii lakeeno geedkii dhaga ha weenaay oo lagu khaado heestiisa dareenka meesh oogaaraayo
Saalim cesc
27-December-2012 at 10:11 pm
Patrik kluivert weraryahan wen o barca uso dheley waye hadalkisana run waye barca ma team lala barbar dhiga jirta? adinka an idin weydiye viva record breaker messi10
cumar barcelona and man city
27-December-2012 at 7:59 pm
sxb waa ruunya viva barcelona and man city sxb balondr messi no c.ronad
Ibrahim kuusow alcdaala man unitd
27-December-2012 at 7:34 pm
War aqyaarta waan idin salaamey salaan ka dib haddii aan ka hadlo fikigeyka runtii isku awood ma ahan Ac.milan iyo barcelona waxaan isleyahay mar hadii uka takey ibraahimo vich shecraawe meesha waxba ku mahaayo kaaleya qobkaan waa qobkeyga champion leag ee man unitd iska illaawa reer baarka iyo reer milan iyo taakeera yaasha Real madriid viva man unitd
Wiil ka manutd
27-December-2012 at 7:22 pm
Red dibels iyo calaama wan idin salamay walalyaal ishege he sida an u diir sado ciyaraha epl pls ishega marabo inay idhafaan ciyaraha sabtida
indho
27-December-2012 at 7:21 pm
Milan wa team weyn oo an lala bar bardhigi karin kooxaha kale tariikh ahan iyo magac ahan wey ka weyntahay barcelona lkn hada waxa hareyey siyasada dhaqale ee itly ka jirta wan ka xumahay iney milan u muqato sidan lkn waqtigu wuu is bedeli dona one day !!!!
Mahamud
27-December-2012 at 7:16 pm
Asc waan idin salaamay iqiyaarta hadaan kubilaabo fikirkayga waan ogahay inayna labada kooxood isku awood ahayn hada kubada cagta waxkasta waalaga filan karaa sanadkii horaba waxaa kaguulaysatay chelsea cidna mafilayn hadana sidii ookalaan rajayn
Ahmed xavi 6
27-December-2012 at 7:15 pm
Thanks kalvert waxa tahay halyay an la ilaaweyn waxad ka mid tahay xidigihi rer nadarland e so samata bixiyay barcelona xaga aragtida milan iska dhafi chambions leage sanadkan wa sanadki lagayn jiray nou cam marka hadan dib u egno 2009 wan kuguleysanay 2010 inter aya narebty 2011 iyo wambly wan wada ogayne ki 2012 waxan nareby nasib iyo chelse o u qalanty inay qado marka wa sanad dhaf shekadu mid kalena an idin xasusiyo wambley wa garon trikh no le waxna ku qadany 2 chambions leage marka maxa didaya inan hadana ku jabsano ricord thanks fans barcelona
nuur milano
27-December-2012 at 7:15 pm
sanadkan magac inaanku ciyarno fila tabartena weylidata lakin marwalba forsa milano
siciid_oscar
27-December-2012 at 6:38 pm
Lama dhayal san kar milan sharkeeda ayey lee dahay championla