Weeraryahankii hore ee Chelsea Didier Drogba ayaa maanta soo booqday garoonka tababarka kooxdiisii hore ee Chelsea iyadoo ay soo baxayaan warar sheegaya in laga yaabo in Drogba dib ugu soo laabto Premier League.
Booqashada maanta Drogba ee garoonka Cobham ee tababarka lagu qaato ayaa yimid kadib markii ay soo baxeen warar sheegaya in laga yaabo in isaga iyo Anelka ay dooneyso kooxda Shiinaha ka dhisan ee Shanghai Shenhua inay iska iibiso kadib markii uu ka dhex dhashay kooxda khilaaf dhinaca maamulka oo u dhexeeya dadka shirkada ku ah naadiga.
Guddoomiye Zhu Jun oo leh 28.5 boqolkiiba kooxda ayaa waxa uu sheegay in uusan bixin doonin qarashyada kooxda haddii aan la siin awood dheeri ah oo uu ku dhex lahaado kooxda.
Zhu oo hadda maamula kooxda ayaa waxaa shirko ay ku yihiin kooxda Shanghai Shenhua illaa shan shirkadood oo ay leedahay dowlada Shiinaha.
Khilaafkan ayaa waxa uu saameyn ku yeelan karaa mustaqbalka laacibiintii hore ee Chelsea Drogba iyo Anelka, iyadoo labada laacib uu mid walba qaato toddobaadkii lacag gaareysa £250,000 toddobaadkii.
Inkastoo maalgelin badan lagu sameeyey kooxdan Shenhua ayaa hase ahaatee waxaa weli ay ku jirtaa kaalinta tobanaad ee horyaalka Shiinaha iyadoo leh 27 dhibcood halka kooxda horkacaysa kala horeynta horyaalka Shiinahana ee Guangzhou Evergrande ay ka leedahay 47 dhibcood.
Zakariye
12-March-2013 at 10:30 pm
D.drogba soo laabo wali wan ku baahan nahay
ahmed hassan kaahiye
31-August-2012 at 4:38 am
waad wada salaaman tihiin dhamaantiin aad baan u faraxsanahay hadii uu drogba chelsea ku soo laabtay waayo waa cadow jabiye drogba waana nin lagaga baqo chelsea wuxuuna iga farxiyaaaaaaaaa markuu arsenal goalka ka dhaliyo iyada iyo barcelona tobobaraha arsenal kiniinkii dhiikarka hays ka soo iib sado ilayn libaaxii baa soonoqday drogba ku soo dhawaw chelsea qacma furan anaguna waxaanu nahay taageerayaashaadii drogba halkaan ka farxayo kooxihii ingiriisku way wada naxeen ilaa taageerayaashoodiiiiiiiiii like arsenal man u man city liver pool ilayn father koodii baa soonoqday well come to open hand drogba waa inoo ciyaarta suparka championka waa inoo sidaaaaaaaaaa teegeere lambar 1 well com bleus like chelsea kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk drogba the best blayer of the world drogba
Mahad c/laahi
29-August-2012 at 4:03 pm
Kooxda chelsea waa koox awood badan qaadi karta oo qalmata
Fantanio
29-August-2012 at 3:16 pm
Chelsea wan jacelahay haazad drogba iyo f.torres kasheke sxbyal ya ku lah
C/yare sheikh ali ahmed iidle
29-August-2012 at 1:37 pm
Asc dhamaan inta umada somaliyeed magacayga waa c/yare sheikh ali ahmed iidle oo ku nool south africa run ahaantii waxaan aaminsanahay arsenal inay tahay naadiga dunida ugu fiican horyaalka sanadkaan ay ku guulaysan doonto insha alaah taageerayasha arsenal have a nice day
drogba
29-August-2012 at 12:27 pm
drogba hadii oo soo noqoda arsenal wey gacangashay
ahemekla
29-August-2012 at 11:55 am
libaaax libaaaaaaaaax libaaaaax geesiga Premier League
ahmed yar
29-August-2012 at 11:31 am
hadn figradeyda ka dhiibta drogba waa lacib wayn oo lagu faani kara haduu soo laabtan chalsea aay farxad u tahaya
Aweys
29-August-2012 at 11:08 am
Asc dhaman saa u jogtiin dunida dacaladeda anigo dagan kaaraan kaar ahaan xaafada arjantiin magaceyguna yahay aweys xusen naanestuna tahay macalinka waa taageyraha qaaska ah man uneted darogba waxa dhihi lahaa ragba yimid meesha oo ka mid yahay rpp fan gool iyo shinj kagawa ee ka caga cagey ha umaleynin sidi hore horyaalka ingiriiska@py nabadey
ALI
29-August-2012 at 10:22 am
Waas salaaman tihiin. Didier Drogba waa halyey African ah una ciyaari jiray kooxda Chelsea..Hadaba haddii uu ku soo laabto naadiyo badan ayaa ka naxaya oo ka mid tahay kooxda sii baaba’aysa ee Dayacan( ARSENAL) oo uu hore u garaaci jiray.
Chalsea 2 kanou 3
29-August-2012 at 9:22 am
Chalsea 3 5 arsenal chalsea 2 3 kanou kkkkkk tagera chalsea hidi an idin shego tariqda chalsea waa dawladi shiq sharif ee somalia kkkkkkk viva arsenal and best coach arene wenger
Hanad beytu love
29-August-2012 at 9:17 am
All wan idin salamay inta xiiseysa kubada way fcnthy in uu D.drogba uu usoo labto koxdisa wayo ila& hadda kama maranto koxda waxan leyahy so labo oo cadowga jibi
Shinji kagawa
29-August-2012 at 9:15 am
Drogba waxa uu uso noqday arsenal ayu madax xanun ku ridi raba F. Torres na lineka qabob bu i didaya k.k.k.k.k viva man u van goal and 10
nation stricker
29-August-2012 at 9:07 am
asc dhaman bahda lacib.net waxan shegaya drogba wa laa cib kas oo ka tagay chelsea lkn boskisa waxa ino buxiyay f.torres hadu soo labanayo na wan so dhaweyney na
Xasan ade
29-August-2012 at 9:07 am
Boqashadu kamatakana imaansho maxayelay dhanka qilafka shinaha iyo boqashada chalsea maxakulmiyay
Deko yare
29-August-2012 at 9:02 am
Halyeyadi ukacay iney drogba soo dhaweyan weyku mahadsan yihin wuu mudanyahay inuu soo laabto waayo waa halyey
Ashley cole Waxan ahay ayan ahay waxan ahay guuleysi
29-August-2012 at 7:24 am
Drogba welcome back your home stamford pridge
Nuur macalin aweys nuursali
29-August-2012 at 6:50 am
Runti darogba haduu mar lawaad rajo u kaleyahay inuu ku soonaqdo koxda diyar aya nahay maxayelay horyaal england hada ayuu xisa ldyahay wellcome
Hazard17
29-August-2012 at 3:53 am
War kuwan yaa naga kexaysta wa coloshiyol u shaqaystayal arsinal lkn ka gadayna viviviv hazard
Cumar kabiiroow
29-August-2012 at 3:39 am
asc waxaan idiinku salaamay salanta islaamka salaan ka dib waxaan idiin sheegayaa ninka markuu helyay yahay uu naadiga wax u qabto wuu soo booqan karaa wana la so dhaweyna drogba waa laacib weyn oo africa ah ninkii ka xun iyo ninkii ku farxaayo mida kale hadii run la sheegaayo nin nadi ka tagay oo lacibiinta iyo taageerayaasha soo dhaweyaan waa nin la jecelyahay drogba waad aragtaan lacibinti ayuu dhax taganyahay asagoo ka tagay wana ku faraxsanyihin wana wada qoslayan damiinka hada noo joogo oo liveerpool ka soo iibsanay muu ku laabto oo uu soo booqdo dhagax ayeey ku dilayan marka waxaan dhihi laha aniga Viva drogba drogba soo laabo adigo nabad qabo iyo wadaadkeena anilka
Deeq
29-August-2012 at 3:23 am
Ma u maleynayo in Didier uu soo laabanayo lakin hadii ey dhacdo waan soo dhaweynayaa
F.torres and drogbo
29-August-2012 at 3:11 am
Dhamaan waad salamantihiin bahda wepka then drogba waa helyey ka oysiyey kumanan tagere marka waxaan leyahay iso lbo arsinal iga xasuq barca iga dubo bayarna iga cun wah waah chach try A.col d.luz evenc
mata rameres hazrd drogbo torres moss waa time faresh ah
1st chelsea fans 2st barce fans
29-August-2012 at 2:45 am
Drogba o so laabta ferguson iyo wenger wadnaha istaagi doono so laabo libaaxi chelsea
C/lahi ole
29-August-2012 at 1:53 am
Run ahanti drogba waxa ouimaday wa inolaqado markale champion marka sodhawaaw ayandhihilaha drogba viva ole hazard
FLASH BOY 8
29-August-2012 at 1:42 am
soolaabo wali walaga jacel yahay garoonka chelseka maxa yeelay geesi aan ku duuulno waaye drogbo isoo laaaabo ugaaskeyga kkkkkkkkkkkkk
Hani
29-August-2012 at 1:02 am
Albaaabka chelsea waa kuu furanyahay halyeeyga afrika wlcme back to my team
sheekeeye
29-August-2012 at 12:54 am
kkkkkkkkkkkkk waxaasaa sasabasho kaa ah war waa uu ku caasiyoobay chelsea ee meel kale ha aado
Rooney
29-August-2012 at 12:46 am
Bqashadu wa cadi sida hanry meqa boqashukuyimid arsenal drogb lacag umahaysan 250 mad senkartan week kasta sida v.persie viva v.persie
C.naasir farhan abshir
29-August-2012 at 12:43 am
Waan ku soodha weeyneenaa hadii aad markale kusoo noqoneesid chelsea wlcm drogba and anilka
samiir dhiblaawe
29-August-2012 at 12:28 am
Eboow cade boqasho lee haku simin ee inoo soo labta lacibiin tenaay waa idiin bahanahay albabka waa idiin furan yahay viva chelsea and torres anf hazrd
Mata torres hazard ramires lampard essien meriales osscar11 viva all chelsea
29-August-2012 at 12:08 am
War mel lagaa jecal hada katakto mel laga necab ayaa tage viva laacibenta chelsea viva torres raxeso and hazard viva
Lilmuu_luv_Manchester_City
29-August-2012 at 12:03 am
dis Site Is Craze wlhi Sumtimes Yu Retarded faggots
Dun Lie
Robarto di mate
28-August-2012 at 11:57 pm
Welcome back excellant didier drogba hero we love u.
Maxmed axmed
28-August-2012 at 11:48 pm
Waan jeclenhy inaa sodhaweno weraryahanki hore ee chelsea didier drogba lkn waqtigan booskiisa waala buuxiyey waana lagamaarma
Moha dahir
28-August-2012 at 11:43 pm
Waan ku soo dhaweyneynaa dragba way ku baahantahay wali kooxdaada walcom to chalsea
dadii no
28-August-2012 at 11:34 pm
oscar numberka ha iska diyaariyo heeeeeeee
Man city
28-August-2012 at 11:31 pm
Ninka kooxdi uu adaypa hadey iskhilaftay mel kale maheysto ,bos carirsi waye imashadisa
Makaiil, cade
28-August-2012 at 11:22 pm
Sxb welcome your home
Mata torres hazard ramires lampard essien meriales osscar11 viva all chelsea
28-August-2012 at 11:20 pm
War mel lagaa jecal hada katakto mel laga necab ayaa tage viva laacibenta chelsea viva torres raxeso and hazard
oscar
28-August-2012 at 11:14 pm
asc dhamaan shaqalaha webka iyo akhyaarta kalaba runtii drogba waanin taatiikh kuleh chelsea mana ilaawi doono hadaan nahay taageera yaasha chelseafc waana soo dhawaynay naah
man city maan geedi yare
28-August-2012 at 11:14 pm
wa iska cadi boqashada d.drokba viva man city
ad.hazard
28-August-2012 at 11:06 pm
wan jeclanlahyn in oo nosoo labtao lakin hada wanka maramna viva chalsea hazard,torres,mata
ismail
28-August-2012 at 11:02 pm
booqasho fasax ah le waye ninka familkisa iyo carurtisa a dagan ingiriska sas le u yimaday asxbtisana chelsea u so booqday