Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag | Laacib.net
Home » Maqaal » Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag

Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag

Waxaa Qoray: Mohamed Aseyr
Twitter: Taariikh: 26-08-12 10:33 PM

Didier Drogba ayaa sheegay in sababata ugu weyn ee uu ugaga tegey kooxda Chelsea uguna biirey Shanghai Shenhua aysan ahayn in uu lacag badan helo.

Ciyaaryahankan reer Ivory Coast ayaa dhinac Bari u wareegay bishii June ee sanadkan kadib markii uu sideed sano u ciyaarayay Stamford Bridge waxana uu sheegay heshiiska uu ugu wareegay Shiinaha uu ahaa oo kaliya mid mustaqbalkiisa uu u xushay.

Drogba ayaa rumeysan in uu waxbadan ku kordhinayo kooxda uu u ciyaaro ee ka dhisan dalka Shiinaha uusana dhib badan kala kulmi lahayn Europe haddii uu sii joogi lahaa.

“Tan ma aha musaafuris dahabi ah,”ayuu Drogba u sheegay Telefoot. “Waa xulasho mustaqbal,waxan aan u qaatay si sax ah. Waxana aan ogahay inaan wax u keeni karo kooxdayda cusub. Waa ii fudeyd inaan iska sii joogo Yurub balse waxaan doortay China. Muhiimadu ma ahan lacag,waxaan halkan u joogaa in aan helo waayoaragnimo cusub.”

Drogba, oo hadda ka dhinac ciyaara laacibkiii ay isla joogeen Chelsea ee Nicolas Anelka, ayaa dhaliyey afar gool lix kulan oo uu u saftay kooxdiisa illaa iyo hadda.

Waxana uu 34jirkaan uu sii raaciyey in uusan u joogin Asia in uu sii sagootiyo sanadihii u dambeeyey ee mustaqbalkiisa.
“Halkan uma joogo inaan ciyaaraha uga fariisto,”ayuu yiri laacibkii u dhaliyey Chelsea goolkii ay ku qaadatay koobka Championka Yurub bishii May ee sanadkan.

 

26 Responses to Drogba: Waxaan Ugu Biirey Shanghai Shenhua Waa Waayaragnimo Ee Ma Ahan Lacag

  1. Drogba is chelsea legend jir o jog waliga drogba

  2. Xasan ibraahim m m Reply

    27-August-2012 at 10:39 am

    Drogba jir oo joog wilikaaa waa runtaa chelsea waxad uka taktay inaad jawika bedelato lkn lacagna mesha kama merna lkn hadii aan nahay takera yaasha chelsea nama so marin nin adika ka najido fiican tusaalo hadii an u so qato goolki ad bayer munich ka barejey haysay iyo rikoradi ad ka dhalisay 19 ki may ee 2012 drogba hadii ad u mahato chelsea wad u so noqo kartaa waa gurikaka viva drogba & aniilka 2 diina guul wacan

  3. D.drogba best plyer EPL waye runti cadi mahan finlkast drogbaaaaaa goal wey tagna jirtay waxone uga tagay sharaf kooxdis Chelsea aso u qady ChampionS leageu iyo Af cup WA LABO CUP OO QALI. AH WE NEVER FORGET D.DROGBA VIVA FNSKA BLUES WE ARE EUROPEAN CHAMPIONS VIVA HAZARD VIVA TORRES

  4. Xasan ibraahim m m Reply

    27-August-2012 at 10:22 am

    Drogba waa runtaa chelsea waxad uka taktay inaad jawika bedelato wana ku mahad santahay lkn lacag mesha kama merna waayo waxa ad u ordeyso waa lacag hadii ad lacag ad heyso lahed kox ayad yela laheyd sida roman ibrahimo vich cml dhanka kale waxa tahay ninka kaliya oo chelsea wax muhima u qabtay marka hadii an nahay takera yaasha chelsea wilikeyn maku ilabi dono viva drogba & aniilka

  5. Xasan ibraahim m m Reply

    27-August-2012 at 10:22 am

    Drogba waa runtaa chelsea waxad uka taktay inaad jawika bedelato wana ku mahad santahay lkn lacag mesha kama merna waayo waxa ad u ordeyso waa lacag hadii ad lacag ad heyso lahed kox ayad yela laheyd sida roman ibrahimo vich cml dhanka kale waxa tahay ninka kaliya oo chelsea wax muhima u qabtay marka hadii an nahay takera yaasha chelsea wilikeyn maku ilabi dono viva drogba & aniilka

  6. Anelka Reply

    27-August-2012 at 9:53 am

    Lacag ayad bari u aaday dorgbo

  7. fifa Reply

    27-August-2012 at 9:46 am

    kkkk drogab ani waa kaa diiday waayo waxaa u daaleysid ayaa lacag marka china waxaa u tagtay inu cash kaada saa’ido sxb

  8. Nasri Reply

    27-August-2012 at 5:59 am

    War waxan wuxu hayo maleh waxa cawin jiray kaliya ciyaryahanada chelsea hadduu wax yahay wadankisu wax u keni laha Penalty-na maka qasariyen. Duf ku bax.

  9. 1st chelsea fans 2st barce fans Reply

    27-August-2012 at 5:39 am

    D.drogba jir oo joog waliga geesika africa geesika the bleuska geesika preimer leaga car wa ka 15sano ee u danbeysay striker drogba lamid ah ya keeni karo epl ka

  10. Didiey Drogba wlhi cidkastaa ogsow wax tarkaga kubada cagta iyo waxad kaqabatay chelsea mana ku iloobi doonan wanaku sacab tumenaa hadan nahay taageera chelsea vivi Didiey Drogba good lucky you tean shena

  11. mustafe tiitaa Reply

    27-August-2012 at 12:43 am

    Drogba wan tagera ad ayan uga xumahay ka tigitaanka chelsea wayo ciyaartay chelsea ciyaarayso drogba ayan ku so xisaabtami jiray hadana torres iyo hazard

  12. drogba Reply

    27-August-2012 at 12:29 am

    d. drogba waa lacib weyan drogba is best player

  13. samiir dhiblaawe Reply

    27-August-2012 at 12:27 am

    War nin yahoow sharaf ayaa leedahay katagi tanka ad katagtay waxaa ku farxay arsenl oo aad ku raxay san jirtay iyo women utd lkn wali waa kujeecelnahay wilkena guuul ayaan kuu rajaynay naa waa huba inaa gul ku hogaminaysidr

  14. Deeq (Dhaloow) Reply

    27-August-2012 at 12:25 am

    Drogba nin culus
    kuma iloowi doono
    Qof kamid ah Jamaahiirta
    The BLUES.
    كبير يا دورغبا
    ولن ينساك احد من جماهير البلوووز
    شكراااااااااا

  15. C/lahi ole Reply

    27-August-2012 at 12:23 am

    Run ahanti drogba hadalgisa warun ninkas neh wa furaha teamka chelsea wuna gusolabandona chelsea viva hazard oliech ole

  16. Mohamed deeq Reply

    27-August-2012 at 12:03 am

    D.drogba wa ciyaryahan waxtar leh kooxdu tagana melbu garsina ninkan wuxu katagay chelsea kaliya ma’ahan wuxu kale uu katagay arsenal oo markasta ka dhalin jiray viva drogba

  17. deeqoooooooow Reply

    26-August-2012 at 11:58 pm

    asc kkkkkkk caawa cidii real aheed waa ladubtay kkkkkkkkk ciyaalka real caawa madax xanuun maseexanayaan kkkkkkkkkkk

  18. Oscar Reply

    26-August-2012 at 11:50 pm

    Waw Haa waa runtiis libaaxa aduunka iyo aabaha chelsea
    Drogba waad soo laaban kartaa amar la aan chelsea ….. Chelsea waa guri kaada oo saacad walbo aad u soo laaban kartid viva Drogba
    libaaxyada libaax xooooooooooooda

  19. Oscar Reply

    26-August-2012 at 11:47 pm

    Waw Haa waa runtiis libaaxa aduunka iyo aabaha chelsea
    Drogba waad soo laaban kartaa amar la aan chelsea ….. Chelsea waa guri kaada oo saacad walbo aad u soo laaban kartid viva Drogba

  20. asc all and lacib.net waxaaan salaan qaaas ah u tirayaaa aqristiyasha kumar iyo raga ba waxaan ikinka codsanaaa wana ika qanin saaxibkina baan ahay so? Muraaad aan leyahay murdtaas o ah waxa iku dhacay jini jacel marka ii duceya hdlkegana xuman yaa lofahmin xata niyada ka dhig webkana raali ika naqo wlh jacel jaceloow xaaal qaado ayan ku leyahay by

  21. Mahdi Reply

    26-August-2012 at 11:44 pm

    D. Drogba waa halyey, waxa uu mudan yahay xushmad iyo qadrin laacibtinimo.

    Henry Arsenal wuxuu uga tagay in uu qaado koobka Champions League Laakinse Drogba isagaa u qaaday kooxdiisa koobka koobabka kooxaha u qaalsian. 9 Final iyo 9 Goals ma aha mid ciyaar yahan kasta sameen karo.

  22. mohamed,toress Reply

    26-August-2012 at 11:36 pm

    Waaaaaaw cadi ma ahan waa runtii ninkan waxu ku koray yurub marka yaan lomalayn inuu lacag dontay ee waaya arag waayo yurub kama usan helen bos marka waxu rabaa inuu ciyaaaro waqti badan

  23. Diini malaay Reply

    26-August-2012 at 11:00 pm

    Drogba waciyaar yahan aat ufiican o wax tarleh waxaan aat mgu faraxsanahay madaama u chanbiyon u laqaaday chalsiya wa kobka kaliya udhinnaa vefa dorogba

  24. Hani Reply

    26-August-2012 at 10:59 pm

    Our hero we love chelsea loves u n fans likes u

  25. haabiil Reply

    26-August-2012 at 10:56 pm

    marnaba ma ilaawi doono dider drogba guulihii oúu nala gaaray hadaan nahay chelsea noolow drogba.

  26. Deeq (Dhaloow) Reply

    26-August-2012 at 10:43 pm

    Drogba nin culus
    kuma iloowi doono
    nin ka mida Jamaahiirta
    The BLUES.
    كبير يا دورغبا
    ولن ينساك احد من جماهير البلوووز
    شكراااااااااا

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>