Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne

Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne

Waxaa Qoray: Mohamed Aseyr
Twitter: Taariikh: 24-08-12 8:20 PM

Weeraryahankii hore ee England ayaa dhaliyey gool la yaab lahaa kulan uu u ciyaaray kooxdiisa LA Glaxy.

Beckham ayaa labo gool uu u soo dhisey kooxdiisa iyo gool uu ka dhaliyaha koornaha waxa ay sababeen inay 5-2 ugaga badiyaan kooxda Metapan.

Beckham oo nolol ku daray filim loogu magac daray ‘Bend it like Beckham’, kaasoo qeyb ka noqonaya goolka uu ka dhaliyey Metapan kaasoo ahaa koorno si toos ah u gashay kubbada shabaqa uuna qaban kari waayay goolhaye Fidel Mondragon dhamaadka qeybtii hore ee ciyaarta.

Hase ahaatee waxaa nasiib darro ahayd in kulankaa ay daawanayeen oo qura illaa toban kun oo ruux halka kuraasta garoonka lagu ciyaarayay ee Home Depot Centre ay markiiba fariisan karaan 27,000 oo ruux.

Ciyaartan ayaa waxaa kaarka cas loo taagay oo garoonkana laga saaray weeraryahankii hore ee kooxda Tottenham Robbie Keane iyadoo ciyaarta ay ka dhiman tahay toddobaatan daqiiqo.

httpv://www.youtube.com/watch?v=XpgXfeMxeFA

23 Responses to Video: Kabtankii Hore Ee England Beckham Oo Dhaliyey Gool Uu Si Toos Ah Ugaga Soo Laaday Koorne

  1. mohamed alfa Reply

    13-April-2013 at 6:21 pm

    man uneted ya kahor tagan primaliga in ay qaday wan kaxu mahay 3 dhibac ee nagala qaatay man city ay naga qadatay waxan hambalyo gar eh udiya mune seir alex farkusan iyo xidiga roney and v.persie
    farkusen axan ushe gaya in uu san keydka uu san kalin
    a.young maxa yelay ninkas waa xidiga man uneted ..

  2. Abshir Reply

    01-April-2013 at 1:49 pm

    Nadiga real madrid oo ah nadi leh sagal champione waxan rajaynaya in aan soo afjarno championekan

  3. cabdulaahi yare Reply

    25-August-2012 at 9:37 am

    waxaan o dhan lahaa bekham waa halyeey gii hore ee man united wuuna karaa sidaas inuu sameeyo viva mu and xaafad jacayl

  4. dayax_LAMPARD Reply

    25-August-2012 at 8:35 am

    Wa laacib bekham lkn ogsoonow wa looga horeeyay FRANK LAMPARD aa ka dhaliyay barcelona kulanki 4.2

  5. Fabregas Reply

    25-August-2012 at 2:54 am

    K.k.k.k. Wax lalayabo wa badanyihen bacary sagna aya daliya wali wuxu kadaliya man utd

  6. eden hazard Reply

    25-August-2012 at 12:46 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. daadir hazard Reply

    25-August-2012 at 12:45 am

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. hassan jama Reply

    25-August-2012 at 12:19 am

    sanadka waxaan filayaa in ay chealsea qaaday so laligaha england ,inkasto aan u baahanay weeryahan khatar ah

  9. C/lahi ole Reply

    25-August-2012 at 12:00 am

    Beckham wa laguyaqana tasi wa cadadisa marka waxgale walagasugayaa marka viva david beckham mr ole

  10. Liibn cali Reply

    24-August-2012 at 11:44 pm

    Waa caadi taas layaab maleh hada kahor waxa dhaliyay fabrizio miccoli wuxuna ka dhaliyay xulka portugal

  11. cabdifataax indhayare laska Reply

    24-August-2012 at 10:57 pm

    Aar sulekhakam intas ayey taqan bari bu adun ka kaliga yaqanay hada waxas okala walawada dhaliya anaaba dhaliyay lasanod 2 vs burou 1 marka de waxas hano bun bunina dhakh yahay waxa so qorta daasad foqol daasad mardanbe hano dhelikham

  12. ABSHIRUNI Reply

    24-August-2012 at 10:22 pm

    TAN WAA CAADI WAX LALA YAAWO MAAHAN WILIGIIS AYUU DALIN JIRAY BEGHAM WAA FIRIIKIIKISTE WEEN OO ADUNYADA LAGA AQAAN

  13. shiji kagawa Reply

    24-August-2012 at 10:19 pm

    k.k.k.k.k.k.k.k.k.k. beckham waxa barnay uu weli ku dhaqmaaa

  14. eden hazard Reply

    24-August-2012 at 10:15 pm

    zuzu gooshii uu roma ka dhaliyay cml lee waaye viva zuzu and beckham world best players.

  15. garyaqaan Reply

    24-August-2012 at 10:13 pm

    hore aya waxa o dhaliyay fbrecio micolle

  16. c.qaadir Reply

    24-August-2012 at 10:01 pm

    waxad hilmamten injiner zuzu sidan aya sidan ookale roma kadhaliyay waayahisi marwada duqda ah viva juventus

  17. Mata Reply

    24-August-2012 at 9:26 pm

    Wa iska caadi

  18. Lucas Reply

    24-August-2012 at 8:50 pm

    Vidio. Maad noo saartAan heeeee

  19. Deeq yare bakol Reply

    24-August-2012 at 8:48 pm

    Haye beckham waxaa waa laku yaqaana maxa yelay waa ciyar yahan magaca ku leh adunka

  20. Nesta Reply

    24-August-2012 at 8:46 pm

    Waa wax caadi ah ma ahan wax lala yaabo riquilmi ayaa dhaliyay hada ka hor

  21. zubeyr Reply

    24-August-2012 at 8:42 pm

    waxad ogatan inu jogo macalinkisi tababaray sir alex rvp aya saso kale laga dhiga vivi man utd vivi 26 vivi 10 vivi 20 and 7

  22. Oscar Reply

    24-August-2012 at 8:30 pm

    Wa layaab …chelsea

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>