Ciyaaryahan Alex Song Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Barcelona. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Ciyaaryahan Alex Song Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Barcelona.

Ciyaaryahan Alex Song Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Barcelona.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 20-08-12 7:09 PM

Alex Song ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Barcelona dib markii uu maray tijaabada caafimaadka kooxda Barcelona.

Ciyaaryahanka reer Cameroon ayaa saxiixay heshiis shan sanno ah, isagoo Gunners uga soo tagay heshiis 15 milyan ginni.

Song oo sabtidii aan ku jirin kooxdii Arsenal ee ciyaartya Premier League ayaa kooxda reer Spain waxa uu dib ugala midoobayaa Cesc Fabregas oo hore Emirates Stadium ay kawada ciyaari jireen.

Heshiiska ayaa goordhow qalinka lagu duugay, iyadoo 24 jirkaan saxaafada loo soo bandhigi doono berri.

Dhaqtarka kooxda Barca Ricard Pruna ayaa u sheegay website-ka kooxda:

“Waxaa jirkiisa ku jirta xadi aad u yar oo cadiin ah, waxaana uu leeyahay murqo tayo wanaagsan leh. Uma maleynayo inuu dhaawac ka soo gaaray murqaha tan iyo intii uu 17 jir ahaa. Waana war wanaagsan. Baritaanadii oo dhan waxa ay u dhaceen si wanaagsan, diyaar ayuuna u yahay inuu ciyaaro.”

Song ayaa ahaa xilli ciyaareedkii hore ahaa ciyaaryahanka ugu caawinta badan Arsenal Premier League isagoo gacan ka geystay ilaa iyo 11 gool.

16 Responses to Ciyaaryahan Alex Song Oo Si Rasmi Ah Ugu Biiray Kooxda Barcelona.

  1. Nannie Reply

    01-September-2012 at 5:46 am

    Neopetshelpur on November 7, 2011 Someone messaged me tnlileg me they got too many random events guys, so please don’t go crazy with the generator.. they only got a warning tho no ban

  2. Xasan xamdi Reply

    21-August-2012 at 8:36 am

    Xayawan tag viv cozerla

  3. Yusuf barca Reply

    21-August-2012 at 8:11 am

    Viva song kuso dhawaw nadiga adunka

  4. bulshaawi Reply

    21-August-2012 at 7:57 am

    realmadrid oo niyadjab ku bilaabatay iyo barcelona oo wacdaradii lagu ogaay bilawday

  5. bulshaawi Reply

    21-August-2012 at 7:52 am

    waxan ad ugu faraxsanahay alex song oo ku biiray barca wana hubkii aan kula dagalami lehen realmadrid luka mudrich waxan uhayna song

  6. Abdiweli kashka Reply

    21-August-2012 at 7:02 am

    W0w! S0ng waxan lenahay gacma furan kus0dawaw tedakala waxa kagah0reya mesha walalka cesc fabregas ee iscawiya.

  7. lilmuu_Up_Man_City Reply

    21-August-2012 at 12:27 am

    Up Man City
    Up Man City
    Up Man City
    Up Man City
    Up Man City

  8. Shariif cabdale Reply

    20-August-2012 at 11:59 pm

    Waa dabeecad xunyahay song marka lama qabsankaro wenger. Arsenal uma bahna cidna waxay ku gulaysankarta many cups. “Shariifka”

  9. xudeyfa syl Reply

    20-August-2012 at 10:12 pm

    wow war wngsn aha welcome nadiga adunka

    • Lilian Reply

      01-September-2012 at 9:23 am

      naveenraj8d on October 24, 2011 if you want a free hd tv go to this link , make an accout, coelmpte any one offer from the list and get the no. of referrals they tell you and you are done your TV will be on its way!hdtv(.)freebiejeebies(.)co(.)uk/22496 (remove the ()’s)please use the exact link and help me to get referrals!

  10. asc all and lacib.ne wenger fadlan ku.dar russkey and ramzex asbaxyashi waawa burise m.vila ken gurud we joga goalhayaha faranca na ken arsenal faranso le wax kuu qaadaa oh.

  11. maxamuud amoore y m c m b Reply

    20-August-2012 at 8:10 pm

    Asc dhamaan dhalinta somaaliyeed meel walba aad dunida ka joogtaan. Waan sugeynay in uu imaan doono. Coup new. Wow wow. Villa oo soo kacay. Cayaarti xalay xamaasad gooni ah ayee igu beertay beeee. Saeed balateli mahad sanid sxb. Skysports mustaqbalka. Waa amooore oo idin leh eiid mubaarak

  12. Chelsea Reply

    20-August-2012 at 8:04 pm

    K.k.k.k.k. Wooooooow.jjjjjjjjjjjjj.arsenal.sanakan walaguxaqa baratheryal kuxaqa kuxaqa sifiican .k.k.k.k.k.k.k.k by. Abdikarin cade.

    • Marilu Reply

      01-September-2012 at 6:13 am

      That kind of thninkig shows you’re an expert

  13. haabiil Reply

    20-August-2012 at 7:00 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkk waxaa jirka kaga jira xoogaa yar oo cadiin ah

  14. zaki lfc Reply

    20-August-2012 at 6:18 pm

    waan ku faraxsanahay song in u ku soo biiro barca gacmo furan ku soo dhawow ayaan lenahay

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>