
Arsenal ayaa marka kale hogaanka u qabatay doonitaanka xiddiga Real Madrid Nuri Sahin, waxaana ay ku dhow yihiin inay saxiixiisa kaga adkaadaan Liverpool, sida ay sheegayaan wararka soo baxaya.
Sahin oo 23 jir ah ayaa isku soo saaray Borussia Dortmund xilli ciyaareedkii 2010-11, taasoo keentay in Jose Mourinho uu geeyo Santiago Bernabeu.
Lakiin xiddiga Turkiga ayaa awoodi wayay inuu boos joogta ah ka helo Real Madrid, iyadoo dhaawacyo ay u diideen inuu saameyn ku yeesho Santigao Bernabeu.
Liverpool ayaa ku cadcadeyd inay amaah ku soo qaadato Sahin, iyagoo sidoo kale doonayay amaahda ka dib inay si joogta ah u la wareegaan, lakiin warar haatan soo baxaya ayaa sheegaya in kooxda reer London ay qarka u saaran tahay inay ku bedesho ciyaaryahan Alex Song oo ku biiray Barcelona.
Maxamed yare
20-August-2012 at 5:50 pm
Sxb wa maxa’ed vanyare lakin hada lukas yare marka arsenal waa labo mid tan 1 inay kob qado 2 in wenger naga tago alaha dile asbaxa waa ceb wayn in an 8 years an kob qadi wayno marka sxbyaal an usabarno eyga xun wenger oo cadaw dhiso moye wali ma arag asago nadhisay layab
Musdhaf maxamed bare
20-August-2012 at 4:06 pm
Wenger wa.eyeydhalahay hadawa.wainu kena ciyartoyfican
Farxaan cali
20-August-2012 at 2:35 pm
Arsenal aad baan ujeclahay balse waxaa nacay wengar inta uu jogo mar danbe taageri maayo ma ninka siiyay v.persie man united ma ninkaas ayaa qibrad leh
Zaki Aadam Daacad
20-August-2012 at 1:31 pm
Sahin wlcme our home no bench u will get line up viva arsenal guul iyo guul daro thnkz
Teige
01-September-2012 at 7:18 am
That addresses several of my concerns acuatlly.
ali muse Dahraan
20-August-2012 at 12:53 pm
Sahin waa ciyaaryahan aad ufiican inuu arsenal imado aad Ayaan ugu farax sanahay waxey ilatahay in laga nasan dono sung iyo qasaradisa waxan suknaba waa Imashaha sahin arsenal
dandurey
20-August-2012 at 12:42 pm
Sahin waa cayaryahan tayadisu aad u sareyso wuna buxi kar boska u baneyay song viva arsenal.
axmed maxamed hasan
20-August-2012 at 12:28 pm
sahin welcom tuu arcenal songa bax xawashyahow viva wengar anad arcenal guuul insha alah
Abdi aziiz
20-August-2012 at 12:25 pm
Sahin waa cayaar yahan wanaagsan hadane da,yar alex song kama liita inuu ka fiicanyahay maahane marka arsenal cayaar yahankii baxo uma darsato lakiin asaa udarsado mahadsanidiin
C/rizaaq/cesc
20-August-2012 at 12:05 pm
Nuri sahin wellcom to arsenal lin up ayaad hileysaa guul arsenal insha allaa
Luka modrig
20-August-2012 at 12:01 pm
Ninkaan waxuu kufiicna real madrid lkn waxii laka rabay ma uu san sameen vivi cr7
Cawil. Som
20-August-2012 at 12:00 pm
Welcom shahin arsenal cidkasto tagtah waxan hubaa inan waxaba iska badalen
Dahir/Kalaay
20-August-2012 at 11:56 am
Wa sax A.song hadow boxo wax la raba nin uqalama en lakeno xita nuri sahin aya ila fican wayo wa shuday song o banoni shudayo wa liaga ma aragtay aqristow?wa maya nuri wa ku bad abure wa burburiye wa shudaye sifican ayan ukasa ninkas koxdadna wax wen ayow ku so kordhin kara think you wengar vivi Arsenal
Cawil. Som
20-August-2012 at 11:52 am
Waxaan idiin sheega dad ka arsenal tageera oo dhahaya arsenal tagerid deda waan iska dayay oo waxan ku biiray chelsea iyo man cty wa ceeb
maxamed
20-August-2012 at 11:51 am
sahin welcome to arsenal viva madrid and arsenal viva ozil benzama and viva giroud and sahin and arteta
Duceysane
20-August-2012 at 11:51 am
asc wad salamantehen dhamantin arsenal nuri sahin lamaso warige donto&Liverpool sidling kale sahin real atop sijoge hagagan.
tutale
20-August-2012 at 11:49 am
iska imaw ARSENAL wad aragta inan nahay hoyada ciyartoyda wad aragta dad an laga aqan adunka inan barnay adunka waxan ku sineyna furah kubada cagta hada bosad waysa lugu le waxad arki ayado lugugu dagal xata reall nafteda
maxamed
20-August-2012 at 11:46 am
sahin waa ciyaryahan wanagsan wuuna uqalma arsenal wana nin wax kusokordhinkara koxda
Wenger
20-August-2012 at 11:46 am
Welcom to best team arsenal and best coach arsene wenger
van sakariye
20-August-2012 at 11:45 am
Naga imaaw cinyow hoyadaa cuneee wenger aanba naceeeeeee
Carabow
20-August-2012 at 11:44 am
Song akuleh
Kabtan.xusni
20-August-2012 at 11:36 am
Baraawo viv sahin and arsenal