Messi: Ma Jiro Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Jira Aniga Iyo Ronaldo | Laacib.net
Home » Maqaal » Messi: Ma Jiro Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Jira Aniga Iyo Ronaldo

Messi: Ma Jiro Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Jira Aniga Iyo Ronaldo

Waxaa Qoray: Mohamed Aseyr
Twitter: Taariikh: 16-08-12 1:03 AM

Lionel Messi ayaa diidey fikrado ah in khilaaf shaqsiyeed uu kala dhexeeyo xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo.

25-jirkan reer Argentine ayaa waxaa uu la hadlay saxaafada kahor kulanka ay yeeshen xulalka Germany iyo Arjantin oo ka dhacaya magaalada Frankfurt.

Markii la weydiiyey u magacaabida Ballon d’Or iyo xiriirka kala dhexeeya weeraryahanka Madrid,waxana uu beeniyey warar la isla dhex maro oo sheegaya in labada ciyaaryahan ay  ka dhex jirto cadowtinimo xoogan.

Messi ayaa sheegay in warka oo dhan uu yahay mid ka yimaado saxaafada. “Weligey lama tartamin Cristiano mana la dagaalamin.”ayuu u sheegay Messi wargeyska Ole.

“Ma jiro wax naga dhexeeyo, xushmad kaliya balse waxaan jeclaan lahaa in Iniesta ama Xavi oo sanado badan soo hooyay guulo tartanka adduunka iyo kii Yurub inay ku guuleystaan abaalmarinta laacibka Yurub haddii aan aniga ku guuldareysto.”

“Ronaldo waa ciyaaryahan weyn iyo sidoo kale Casillas waxaa dabeeciyan laga hadlay tartanka abaalmarinta xitaa. Laakiin saaxibtinimada ciyaartoyda aan isku kooxda nahay ayaa iiga weyn.”

Messi ayaa waxaa uu kamid yahay saddexda laacib ee isugu soo haray abaalmarinta laacibka ugu wanaagsan Yurub isaga iyo weliba Iniesta iyo Ronaldo.

19 Responses to Messi: Ma Jiro Wax Khilaaf Ah Oo Ka Dhex Jira Aniga Iyo Ronaldo

  1. muktar Reply

    14-May-2013 at 11:49 am

    messi isthe best ever

  2. muktar Reply

    14-May-2013 at 11:44 am

    waxaan filayaa mahube ineey sanadan tii messi tahay marka dhankasta laga qiimeeyo,

  3. M. c. Shido Reply

    11-March-2013 at 12:30 pm

    Way iska cadahay cida kugulesaneso laacibka ugu wanagsan yurub waxana kugulesanayo ciyaar yahanada barc viva messi ama iniesta

  4. Yoonis cadde Reply

    22-August-2012 at 9:13 am

    Waan idin salaamay bahda laacib .net iyo dhalinta jecel sportga hadii an ka hadlo fikirkayga sanadkan waxaa leh cr7 reer barcelona dhagax laqa meessi byy byyyyyyyyyy

  5. C/risaaq yare Reply

    18-August-2012 at 9:41 am

    Ronaldo waa kii messi oo xaraan ku haysta laliga kala kciye ben bentiisa ronaldo dad kuma tiirsano ee waa laacib ishubo xave iyo dad kale mahoos nimaano anakoo is wadno ayaan meel tageynaa hadaan nahay ronaldo messi waa kii ciilka bilaawde iyo cuqdada markaan boska kaa bixiye ee inaad fashilmato ayaad kacab saneysaa adoo dhala gaaban tartanka ad ila galeyso siduu u yaalaa kkkkkk vivi c.ronaldo

  6. Mahad hassan Reply

    16-August-2012 at 5:03 pm

    Sxbyaal sanadkan wax guushu raaci messi viva messi

  7. axmed maxamud axmed (nuune) Reply

    16-August-2012 at 2:59 pm

    runtu waa in miss uu ku guulaysanaayo waan la hubaa taas shaki uma baahnaa aniga iyo idinkuba waad ogtihiin

  8. mubarag cali jamac Reply

    16-August-2012 at 1:56 pm

    asc messi wuxu ogady in laga shacab bdn yahay marka wuxu ogady in uu ronaldo ku gulysnyo abalmarinas messi bay bay wakhtigagi wa dhamady wana benta ronaldo wad la tartami jirayty inesta wa lacib khatr ah lkn marki messi ku gulaysnayay bu ,messi kan qadi laha hada tan waxa iskale c ronaldo

  9. Abdifataah villa Reply

    16-August-2012 at 10:38 am

    VIVA LIONEL MESSI GUUUUUL

  10. Shirwa Reply

    16-August-2012 at 8:05 am

    Asc sanadkan waa sanadkii C.R.7 Waana xaqiiqo

  11. daadir Reply

    16-August-2012 at 4:56 am

    war ina ader haleska siiyo qofki la dono missi uma bahno intaan ka badan laacibtinimadisa mahan mid idhaha laga xiran karo

  12. samiir dhiblaawe Reply

    16-August-2012 at 4:43 am

    Fack c/ronaldo fifa messi

  13. ducaysane Reply

    16-August-2012 at 4:42 am

    Viva Messi and Iniesta!!GUUUUUUUUUUUUUL weligiiiiin

  14. Craxman maxamed cumar Reply

    16-August-2012 at 4:38 am

    Asc hadan ka dhiibto fikir keyga aniga waxan aamin sanahay in sadkan uu mudan yahay macalinka macalimiinta iniest

  15. Reds joe allen Reply

    16-August-2012 at 2:01 am

    Lionel messi sanadkana waa kiisa yaa dood kaqabo viva messi

  16. C.r.7 Reply

    16-August-2012 at 1:30 am

    sanatkan waxa kuleh c.r.7 danyer lugogaban wa lagu fahmay dalagab

  17. Fabio borini Reply

    16-August-2012 at 1:21 am

    Messi waa lacib weny waxad lama tartamo

  18. Axmednur Reply

    16-August-2012 at 1:18 am

    Messi maak ayaad u sasa weheesaa ronaldo waana fiicantahay midaas

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>