
Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa sheegtay inuusan heysan wado ka kale oo aan ka aheyd inay aqbalaan dalabkii Manchester United ee Robin van Persie, kaasoo heshiiskiisa uu ugu biirayo United ay ka harsan tahay kaliya inuu tijaabada caafimaadka maro iyo inuu qalinka ku duugo heshiiskiisa cusub.
Lakiin markii TV-ga TF1 ay weydiisay Wenger inuu soo xerogelin doono ciyaaryahan kale oo uu ku bedelo Van Persie, Wenger waxa uu ku jawaabay: “Mar hore ayaan soo iibsanay ciyaaryahanadii aan ku bedeli laheyn”.
“Waa murugo inaan weyno ciyaaryahan awoodiisa oo kale leh. Hal sanno ayaa qandaraaskiisa uga harsaneyd, sidaasi darteed wado kale oo inoo furneyd ma aysan jirin”.
Van Persie ayaa ka diiday Arsenal bilowgii xagaagan inuu heshiis cusub u saxiixo Arsenal taasoo keentay inay haatan ka iibiyaan Manchester United halkii uu si bilaash ah kaga dhaqaaqi lahaa xagaaga soo aadan.
Waxaa lagu soo waramayaa in heshiiska ay kula soo wareegeyso United ee ay aqbashay Arsenal inuu gaarayo 24 milyan ginni.
Shaficeye
24-August-2012 at 12:38 pm
Arsenl ,van uma horen lacibin bdn ayaa hore uga taktey koxda …hadaba lacibin bdn ayaa nojoga,,
yahya
22-August-2012 at 7:31 am
kaalaya waxaa is weydin mudan arsinal sanadkaan yaa u dad ah maxaysa ka filaysaa tartamada sanadkan waay sanado gudohod ay ku dirtay ciyaariyahan laf dhabaro u ahaa sida, nasri fabrcas van persie hadana waxay fasaxaysaa alex song waa la yaab
daahir
21-August-2012 at 2:16 pm
haii aanahay taageero yasha naadiga man united waa inoo farxad inaan helno robwn van persia
aweys
20-August-2012 at 10:57 am
arsenal uma dhutineyso vp iyo wax lamida
liibaan amadi
18-August-2012 at 8:49 am
ma ahan inaa isku dha dhajino van bersie hadii uu tagayo lakin hadi uu baxay badalkiisa iyo mid asi olawa jibarkisa uqalmo wan hesanaa
jimcaale ramsey
17-August-2012 at 9:16 pm
hadaanu nahay taageerayaasha arsenal haduu van persie nagatagay waanu haynaa cid booskiisa gasha uma baahnin anagu waligayana ma niyo jabno si kastoo lanooga badiyo ama cidkastoo naga tagta
dilkey cadde
16-August-2012 at 9:09 pm
waxaan u malena inaa la safi waayo asxaabey uu binji dhab uu dhaho
wll back lee lasafaa
Maxamed yare
16-August-2012 at 3:08 pm
Horta man u way dadashay lakiin waxa layab leh nin sida rvp oo kala ah inuu go aansado inuu kubiiro koox ay xafiltaman waligedna lama arag wuxuu lamid yahay sidii lius figo waxaana arki doona arsenal iyo man u kii isbedel kuyimaadee aan aragno waana first one ey arsenal xoojiso go aamadeeda aingu waxan dhihi laha arsenal waa in si wada soo iibinta labo nin mid wa mirallas midna wa llronte kkk wana strong team haday usurta gasho
Dr.khadar
16-August-2012 at 3:02 pm
Van caqli ayu leyahay wuxu arkay meshan inaysan wxba kasosocon songana kuxiga Wenger hadafkisu kaliya wa ino sosaro lacib kadibna nadi kala ku fa,ida ninkan cup marabo inu qado cidu rabu keni kara nadiga wa mel dadka lagu tababaro hadhowna suqa.. Haypertention bu udhiman k.k.
masuul
16-August-2012 at 2:19 pm
wenger calaacal iska dhaafy kooxda dugaan laga soo adeegto summerka ayaa kadhigtay sanad walibo waxaa baxaa kan ugu fiican kooxda marka aan aragno wax aad meesha ku haaysto sanadkaan
axmed
16-August-2012 at 2:04 pm
wel done wa arin farxad leh in uu van presei kasoo dago man utd
Ribery
16-August-2012 at 12:52 pm
Arsenal uma hitineyso nin curiyaan ah oo hadii 1 hal qof la raacsiyo garonka ku dhacay arsenal uma van persie iyo wax lamid ah
ladane
16-August-2012 at 12:51 pm
adyan uga xumahay inuu ka tago arsenal
wayo waxay ka racawday lacag
fureheed dhamaa
nimcaan cali
16-August-2012 at 12:31 pm
aad ayaan ugu faraxsanhy imaanshaha robin vanpersie ee mancheser united waxaan hanbalyo u dirayaa dhaamaan taageerayaasha manchester
meelkasta oo joogaan maadaama aan helayn weerar dhaba
Shaafici
16-August-2012 at 11:59 am
Arsenal wax dhibato ah kumayelanayo katagista rvp man utd wax u kuso kordhinkaro mala mxa yelay wa ciyariyahan dhawac badan podoliski and oliver Giroud viva arsenal
faatah
16-August-2012 at 11:20 am
waa layaab iibsiga rvp
Nur nadif
16-August-2012 at 11:13 am
Asc dhaman lacib.net sln kadib hadan nahnay tagarah man u waan so dhawayana vps wall.com man u k.k.k.k by
Ebra
16-August-2012 at 11:13 am
Waaaa waaaah aryaaa ila qoslaaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Kkkkkkk RVp hada baa arakteen reer arsinal xagaagii tagay baa iyo sanodo badan baa ilaashanayay lkn hurdada kayoosa reer arsinaal man unated magarrtsaaan
All cups waa mun unated byyyyy arsinal in wengr
Rooney
16-August-2012 at 11:12 am
Welcome prince persie to manchester united
mzee Giggs
16-August-2012 at 11:11 am
info man united. 1 David de Gea 2 valencia 3 Evra 4 Vidic 5 rio Ferdinand 6 scholes 7 Nani 8 Shinji Kagawa 9 Robin van persie 10 Wayne rooney 11 ashley young wow yana celi dono
Yahye
16-August-2012 at 11:07 am
Rooney vs v.p meshas difaac aya ku gacan galay
mzee Giggs
16-August-2012 at 10:45 am
kk wenger iminka aya calacale marki o dhahaye musharka ii kordhi wu didana lakin hada mushar badan iyo kobab badan ayu hela viva manchester united rooney + Robin van goals ah ah maxa ka so bixi dono
Os.man u no.7
16-August-2012 at 9:56 am
Vpr Welcome to shayadinta cas cas waow wangu farax sanahay imasha hisa old terrafod wa gul noso hoyatey united 4ever
Abdi khair omar moh'ud
16-August-2012 at 9:36 am
Mar hdi an van persie laso waregnay mxa la suga he ma la’iska qusto horyal dambe indho lama sarayo man city haku tagnato kkk by bye dhaman rer united
Mohamed hassan hussein
16-August-2012 at 9:34 am
Aad ayaan ugu faraxsanahay v.pasea marka hada waa la isujooga sanadkan hadii aad wax kadhadhamisaan united
rooney vdic
gagawa ferdinand nani
hanaades jones ashli yag
walback ismaaling gigs
baabatov jooni evense valanc
v.Goal evra kaarig
falega raafial adason calevary
Mohamed hassan hussein
16-August-2012 at 9:18 am
Asc dhaan shaqaalaha laacib.net salaan kadib hadaanahay taager reer united waan soodhawaynaynaa ciyaryaanka heerka caalami kusoo dhawaw goroonka lagu naanesa maslaxa riyada ee oldtrafod vivi v.pasea
c kariim
16-August-2012 at 9:13 am
Kkkkkkk arsenal sanadkastaa laacib ayaa ka tago waxaan xasuusan henry iyo febrigas oyo nasri iyo maant vanpers maxaa dabeecad ma lahan mala heshiin karo laacibiinta
Ali zaki
16-August-2012 at 9:02 am
Hadan nahay taagerayasha reer manchester aad ayan usoo dhaweneyn laacibka reer holland van goal waa ciyaryahan u qalma unu udheelo naadi heer caalami. Ku soo dhawow masraxa riyada van goal.
Ribaaj persia
16-August-2012 at 8:57 am
Bbbbbbb sndkan imbitin ayan ku qaadayna preimar legue gool dhalinta iyo chmapionka iyo fa cup iyo carling cup wax iga fakanayo malahan owolbo ingland xoog ayan ku haystay hada waxaan u dhaar sanahay barcelona sidan u garaci lahaay viva rvp
Cumar Haybe Durraan (shiino + yackoo)
16-August-2012 at 8:56 am
WAXAAN HUBAA IN MAGACIISA UU BAABA’AY WUXUUNA KA DABA TAGI DOONAA KUWA MAGACOODU BAABA’AY, ARSEENA SHANTA SANO EE DANBE MAR AY KA FIICAN TAHAY MA JIRTO EE ILA SOO ARKA V. P. HALKA UU KU DANBEEYO, WAXAA IS WEYDIIN LEH AYAA ARKAY V.P. KUBAD INTA UU SOO QAATO OO DAAFACA DHAAFAY XIRFAD DARTEED GOOLAL KU DHALIYAY, LUGTII XUMAYD YAA U SAARI SONG LAMA JOOGEE.
C/rizaaq/cesc
16-August-2012 at 8:56 am
War arsenal waxba uma aragto tagitaankiisa maxaa yeelay mar hure ayey katashatay waan la arki doonaa sadkaan arsenal wacdarada ay dhigdoonto insha allaah
Cabaas yare
16-August-2012 at 8:48 am
Man utd waa koox qarniyeed marka loo fiiriyn kooxyada kale ka dhisan premier shiqka hadana sirka ma ahan qof la yaraysan karo wuxu leelinaya ku dhowaad nus qarni vamperse waa ciyaaryahan u qalma inuu ka ciyaara red devils team waxan aminsanahay vampersie hadu kusoo biiro kooxda inuu heli doono magac ka wayn marku jogay the gunners team wan jeclahay inu kusoo biro manutd team maxa yeelay wuxu deris layahay shawaqyda kaso horjeeda bye bye bye aqyaarta waa fikradi {onkod4me}
zubeyr
16-August-2012 at 8:47 am
waxan layabanahay rer arsenal shalay wuxu aha laacib mantana wa duq aan ciyari karin waxan dhihi laha xishoda mida kale rer chelsea ma hilmamten sidu idinku galay homkina marku wiyuhu laha rvp 3 chelsea 3 arsenal 5 vivi man utd vivi 10 vivi 26 and 9/rvp
Mursal abdilahi
16-August-2012 at 8:45 am
Markahore waxan salamaya wallahen oo so gudbiyo wararka isportiga laacib.net aad bay u mahad sanyihin dhamantod hadan qodobka an ka hadlo rvb waa lacib weyn tagerayasha arsenal aad ayay u jeclayen lkn wey wayen waxey kaxun yihin ku birida man untd rvb waa best playr runt aad ban oga naxay aniga lkn lacibka lama xaqiro sanadki hada arsenal asaga ayaa waday kalinta sadaxad saga kenay vanpaise top scor hadana waxan dhihi lahaa god luck rvb runt waa halgama naga tagay tagerayasha arsenal runta lagama naxo nasibken ayan qabna podoliski an firino viva by rvb
Muscab mujahid
16-August-2012 at 8:32 am
Asc marka hore aqayar wepka hadan qodobka u so laabto ani iga yabiyey ciyalka arsenal tagera hadan qeylada badan rvp manta muu xumaday awalba wad amani jirteyn war ninkas wali laacib hada ayuna kasii lacib sanan donaa wel come rvp to old traffod and namber 20 viva rooney kagawa and harnandez
Manchester is a red
16-August-2012 at 8:31 am
Hada ayoo warjiraa RVP ninki kaxun iyo ki ku faraxsan ba ase utalaa ninkan mahan torres flop e wa rvp marka iska hubsada came on (utd
Waliid jawari
16-August-2012 at 8:30 am
Viva man united welcomto van gool
Jaabir yare
16-August-2012 at 8:30 am
Asc dhaman bahda lacib.ned iyo takerayasha arsenal wan ka maranaa v.bersie ma ogtahay en arsenal asigon dhelen 4-0 ay ku dhufatay colon vivi
sezezny sangn kosoyolny varmalen Gibbs arteta song cazarola walcott Giroud L.bodolsk wan kamaranaa v.bersei vivi Giroud vivi L.bodolsk vivi walcott
Van man
16-August-2012 at 8:25 am
Kkkkkkkkkkkkkkkkkk walahi waa arin layaab leh arsenal haduu jogo waa lahaanin jiray manta markuu kasoo tagay ma waxaa ladhahayaa wuudhawac mayaa reer arsenal xishooda van parsie xushmeeya
Bad-booooy
16-August-2012 at 8:20 am
Salaan dhamaan akhyaarta ku xiran laacib.net salaan kadibn rvp ku biiritaakpnka uu man u igu biiray maaha koob ee wa lcg darteed arsenal waxee uso bandhigtay ugu badnaaan 130.000-a-week halka man u uso bandhigtay ama uu hadaba mushaar ahaan u qaadan doono 200.000-a-week taa kadib rvp 8years arsenal laso joogay 7 kamid ah treatment-table kuso qaatay sanad kaliya injury free aha wax ween buu ismooday intuu dhaawac aha miiska mushaarkiisa loogu gen jiray walibo heshiis loo cusbooneesiin jiray maanta marki looga baahna inuu abaalki gudo ayuu lcg ka doortay hope he regrets lyk hlep flamini n co. Lkn hadu rvp xilli cayaareedka bilaabmaya dhaawac la,aan ku dhameesto united ayaga iska le epl iyo ucl intaba maan jecleen inaa sidaa idhaahdo but xaqiiqda lama dabooli karo rvp inkaarta wenger kuma gafi doonto reading ayaa ku kala jareesa den one year out kadib ferguson xanjada ku fakatay hahah any how arsenal weekaso kabsan kareesa lkn horyaal ee qaadeesa madhihi karo inkasto sanadki hore hal weeraryahan heesanay sanadkaan 2 lkn lama oga sidee noqon doona hadi oliver/podlsk min 20goal dhaliyaan 20goal kayarna an concede gareeno may be we can be champions ama kaalinta sedexad ugu dambeyn waan heli kareena arsenal goal dhalin waligeed dhib kuma qabin cuz kubadeeda weerar ah lkn daafac ayaan daciif ka nahay siiba bidix iyo midig sagna qof badasha lama hayo wenger daafac iyo goal haya hadu keena iyo daafac dhexe it should be enough but if we concede more den 50goals lyk last season we can,t even compete top4 arsenal sanadki hore every game seddex goal inee dhaliso u baahnayd si ay u badiso mxaa yeelay ugu yaraan laba goal laga dhalinayay taa hadee yareeso wax waan qaban karnaa arsenal rvp matabeeso lkn daafac u baahan wenger go gt some full backs
SAF
16-August-2012 at 8:15 am
asc maalmulka iyo akhristayasha laacib, fikirkeyga: waxaa lagu yaqaan kooxda Arsenal in hubkooda laga gato oo lagula dagaalamo hadana waxaa u sii dheer in eyba caayaan qofkii gacan tooda ka baxa.. Man united waxaa ka tagay CR7 ma aysan caayin Ac milan waxaa katagay KAKA ma eysan caaayin, waxaan layaabanahay RVP oo qaatay laacibkii ugu fiicnaa uguna Goal dhalinta badnaa hadana Captain kooda ahaay hadana u sababay inay kaalinta 3aad soogalaan waxa ay ku ceeynaayaan?????????????
Finaly dhhawac dhaawac ayay kuhaayaane dhaawaca soo ma.ahan qofka waxa u qoran, sanadka hadda bilaabanaayo, MESSI, RONALDO, ROONEY, DROGBA, VAN PERSIE, XAVI yaa dhaawacmaayo yaa og ???????????
First chelsea fans second barce fans
16-August-2012 at 7:54 am
Song for barcelona
walcot for chelsea eber wa idin dhamaatay
First chelsea fans second barce fans
16-August-2012 at 7:51 am
Wa lcag khasaartay hadu david luiz ama vermalen ay jabiyan gadibna sanad danbe macayaarayo eber waana duqooba
First chelsea fans second barce fans
16-August-2012 at 7:48 am
Horta labadan koox waxay isku haystaan an dhex galo
rvp arsenal sabab ayu uka tagay waana taqaanan wa cup la’an 8sano ayu jogay 1bilad basu helay waligiis mida kale Rvp wa duqoobi rabaa wa 29jir drogba cml maaha o 34jir asoo ah ayu 18jir cml u cayaari jiray wa lcag khasaarte sabra reer arsenal anaa niyada idin dajina london kawada dhisanahay ileen e
shariif abukar
16-August-2012 at 7:45 am
asc dhamaan waxan halkan kasalamaya tagerayasha arsenal rumahanti waxan weynay ciyaryahan aad uweyn hadana waxaba iiga sii foolxumo badan hub aad lahan jirtay halagaga so horjesto waan oga in RVP ka tegayo koxada lkn waxan ka jeclaan lahaa in ow ku biiro koox ka baxsan EGLAND PREMIER LEAGUE lkn waxan filaa RVP ugu horeynin sandadii laso dhafay inaan weyno sida asigo kale ah waana kaso kabsanay hadana waan ka maarmi doona ayaan filaa hal ciyaryaha u dhunin madoon sidaan qabo mahad sanidiin bahad laacib.net iyo tagerayaasha arsenal
cadnaan ozel
16-August-2012 at 7:36 am
welcome man utd van koob walba waad ku guulaysanaysaa
aweys geedow
16-August-2012 at 7:32 am
viva man unetid welcome to van gool
aweys geedow
16-August-2012 at 7:29 am
viva man unetid
Arteta
16-August-2012 at 7:20 am
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
WAR WAAKA HOOS BAXDAY REER WOMEN UTD MA 3OJIR DHAAWAC TARIIKHDIISA KUSOO QAATAY OO LUGTA BIDIX KU DHEELA AYEEY 24MILYUUN KALA BAXEEN??
TOLOOW SEE WAX KA NOQDEEN ODAYGII SIR ALEX AHAA MISE KOOXDA P.S.G AFDUUBKII AY U GEEYSATAY LACIBKII REER BRAZIL EE MAURA AYAA ODAYGA INDHAHA TIRTAY KKKKKKKKKKKKKKK
WAR WAXBAA KA DHACAY MESHAAS
WALHI ARSENAL U DHUTIN MAYSO KAAS
WAANA RUN PROFOSSOR ARSENE WENGER
ASAGOO JOOGA VAN POOR AYAA LA KEENAY
BADALKIISA WALIBA NUMBERADII KOOXDA
OOLA WADA MAGACAABAY AYAA PODOLSKI DIB LOO DHIGAY
WAXAANA LA OGAA IN LA IIBINAAYO KKKKKKKKKKKK
PODOLSKI 10…. VARMAELEN CAPTAIN….
CMON ARSENAL… WE LOVE YOU GOONERSSSSSS
Abdalla
16-August-2012 at 7:16 am
First dhamaan waa idin salaamay second waxan leeyahay rvp gool uu habeysto ma dhalin jirin ee cagtaa loo galin jiray asaga un ayaa la siin jiray balse manutd kuligood goal ayey rabaan markaa suu laacib ku noqdoo garan maayo arsenalana curyaan ay noome istaajiso hadey hesho waa enough ayagaa u shaqeynaya so viva arse cazorla song giroud podlsk arteta wilshere and so much more
Rabiile~nani~17
16-August-2012 at 7:14 am
Awal ayaaba ayakoo dhax ka liitay iyo hal striker heysanay ayaa la yaabanaa bal ka warama hada oo hal dhex ah la helay iyo sadax weerar ah runtii uma maleynaayo horyaalkii sanadkii hore labo daqiiqo nooga badbaaday inuu sanadkan na dhaafaayo waxana filayaa in horyalka oo ka dhimantahay lix ciyaarood lanoo sii caleemo saaro viva dhaman man utd & fans viva van goool
Mahbub-k
16-August-2012 at 7:09 am
Wlhi wa cjib inan lasoo waregno ciyarihiyaan taayo iyo qibrad deerad leh snadkan utd damu
diyeesheva
16-August-2012 at 7:05 am
welcome big loser man united lakiin maxaa ku soo kordhin kartaa the nose tearm is there city manchester blue moon
Naim0 ViVa ArSeNaL
16-August-2012 at 7:01 am
Waa Idinka Saan U Faraxsane Vp Bos Ma U Haysan Uu Ka Dheel0 Wapa Haddu Injury Ka Padpaado.Rvp Ma Taqaanan E An Idin Par0 H0rta;8San0 Ayu Arsenal j0gay.7san0 0 Ka Mid Ah Waligis Season Buuxa Ma dheelin.2011/2012 Bes Bu Injury Ka Padpaaday Markas U 30Goal Xiray@Epl,Wax U Sameyn Waayey R00ney.Rvp Waa Laacib Lkn Wuxu U Paahan Yahay Caawiyal Fican Sida Walcot,S0ng,Sanga&Gervinh0 0 Deeqsiyal Ah.Lkn Nani Iy0 R00ney 0 Midkasta In U G0al dhash0 Rap0 Pal An Aragn0 Waxay U Awoodan. Professor AW Waa Ku Saxan Yahay In U Ibiyo Intu Seasonka S0 S0cda Bilash Ku Pixi Laha.Ilen Asaa Rapa In U Tuulada Ka Dhelee Waxa I Muuqata Rvp Gameka U Everton Ku Japay Kadibna Seasonka Dhaqtar Ku Dhameystay,Markas Hadalkina Sugaynaa
Awal cumar cabdi
16-August-2012 at 6:37 am
Marka hore waxan halkan ka slm dhaman bahda wargeyska Laacib.net Hadan ugudbo qodobka barnamijka waxan Leyahay waa Guul u so hoyatay man utd waayo waxa hal mel ka wada Dhelay top scores sanadki hore v.persie w.Rooney viva united
Barcelona
16-August-2012 at 6:36 am
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk RVP wuu yimide man utd wax ha u qabto hadduu shaashadaha kabaxaya bcz welback baa ninkan kaga leh marka wax badan kursiga kaydka wuu soo fariisan doona RVP arsenal waxba kama qaadi doona sanadkan nimanka carada qabsan doona waa Chelsea marin ,Hazad.torres, matta, remeir, lampard wakas nimanka carada qasaata Hulk uyo cavani waa la keenaya si dag dag man utd xaggee bay naga galeysaa sanadkan waan tumaynaa kkkkkkkkkkk
Di¡di ahmEd man united
16-August-2012 at 6:16 am
R.v.p wlc 2 manchester united wow meshey isku heley Rio ferdinan vidic evra rafael school Gigs nani valencia Ro0ney Roben van bersie wale meshas dad wa weyn iskugu imaday allow namoti dhaha rer man city iyo chelsea iyo arsenal war aa sugayo kkkkkk
Di¡di ahmEd
16-August-2012 at 6:10 am
R.v.p wlc 2 manchester united wow meshey isku heley Rio ferdinan vidic evra rafael school Gigs nani valencia Ro0ney Roben van bersie wale meshas dad wa weyn iskugu imaday allow namo dhaha rer man city iyo chelsea iyo arsenal war aa sugayo kkkkkk
C.qadir sanka
16-August-2012 at 5:49 am
Wa arin fcn in man utd u ku biiro R.V.P wayo wxu heli kara qimen fcn welcome R.V.P
hatim hazzan al baraka
16-August-2012 at 5:39 am
Wlhi ad bn ugu faraxsanahy r v p inu yimado man utd cz maxa yelay wa nin ad u yaqan premlega iyo koxaha wa weyn sida lo tapto shabaqoda dhaman tagereyasha man utd waxan idin leyahay hambalyo wa gul so hoyatay sanadkan waxan rajeyna inan keno old trfod cup wax ku ol ah insha allah viva man utd
haatim bin hazzan
16-August-2012 at 5:37 am
Wlhi ad bn ugu faraxsanahy r v p inu yimado man utd cz maxa yelay wa nin ad u yaqan premlega iyo koxaha wa weyn sida lo tapto shabaqoda dhaman tagereyasha man utd waxan idin leyahay hambalyo wa gul so hoyatay sanadkan waxan rajeyna inan keno old trfod cup wax ku ol ah insha allah viva man utd
OMAR MOHAMED (omar ozil)
16-August-2012 at 5:35 am
RVP WLCME 2 UNITED U DESERVE 2 BE MAN U PLAYER SO U HVE 2 WORK HARD
Husni
16-August-2012 at 5:35 am
Viva rvp and ma united
Faisal v.persie
16-August-2012 at 5:32 am
Man utd u can’t be lke man city while is there aguero.silva.nasri.baloteli.yahya.kompany.and dzeko so many other.
Qabiirka
16-August-2012 at 5:29 am
Asc dhaman tageera man u waxan dhihi lahaa meel eey isku heleen Rooney iyo Van persie yaa shabaqa kacelin raba horyaal kaan horyaal iga dheh saasa larabaa viva man u
cabdi caziiz cabdul caadir cartan 4 ever
16-August-2012 at 5:28 am
haa was sax r.v.p in laka ii biyo united winger aad iyo aad ayuu uku saxan yahay hada ne wax arga fifa united rooney young kagawa vidic nani valencia giggs and r.v.p
Maxamud sacdi mark mullah
16-August-2012 at 5:26 am
Rvp ku sodhawow man untd wxna lagu baridona sida kabka loo qaado
kayse
16-August-2012 at 5:18 am
WELCOME RVP WAXAAD AHAYD QOFKA UGU MUHIIMSAN XAGAAGAN DADKA AY KOOXDU DOONAYSAY
Feysal cade
16-August-2012 at 5:16 am
Marka hore waxa an halkan ka salamaya dhaman shaqalaha laacib.net & akhristayaasha webbkan waxa kale o an si gaar ah u salamaya tagerayasha man united oo an leyahay idin hanbalyeynaya waxa idin rajeynaya farxad iyo reyreyn madama an ku guleysaney hamigeeni aha in an so xero gelino ciyaryahanka sanadka ee EPLKA sanadkan waale koxo badan wey oyi donaan o ay ka mid tahy arsenal arsenal isagona van goal jogin ayan waxa an kaga reyney 8-2 hada madama u yimid van goal wa 16-2 k.k.k.k.k.k.k
viva van goal,rooney,nani,kagawa,valencia,rafeal,captain vidic,fletcher,A.youn & david de gea
Falis
16-August-2012 at 5:12 am
Waa guul ay gaartay Man United
Qadar
16-August-2012 at 5:08 am
Wa wax inu no imado ciyar yahan weyn si v. peirse
Waji puk
16-August-2012 at 5:07 am
Welcm rvp we need u
cabdikarim salad
16-August-2012 at 5:07 am
wa ok
U can't see me
16-August-2012 at 5:04 am
Dat is wt i thougt.