Arsenal Oo Diyaar U Ah Inay 15 Milyan Ginni Kaga Iibiso Alex Song Kooxda Barcelona. | Laacib.net
Home » Africa » Arsenal Oo Diyaar U Ah Inay 15 Milyan Ginni Kaga Iibiso Alex Song Kooxda Barcelona.

Arsenal Oo Diyaar U Ah Inay 15 Milyan Ginni Kaga Iibiso Alex Song Kooxda Barcelona.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 16-08-12 3:22 PM

Arsenal ayaa qarka u saaran inay Alex Song 15 milyan ginni uga iibiso Barcelona ka dib markii wadahadalada labada kooxood ay horumar sameeyeen, sida ay shaacisay goal.com

Kooxda reer Spain ayaa ogolaaday inay bixiyaan lacagta ay Arsenal ku qiimeyneyso ciyaaryahanka khadka dhexe ka dib markii horumar dhanka wadahadalada ah ay gaareen labada kooxood.

Arsenal ayaa diyaar u ah inay 24 jirkaan u ogolaato inuu noqdo ciyaaryahankii afaraad ee shantii sanno ee ugu danbeysay ka taga Gunners una dhaqaaqo Nou Camp.

Song ayaa qarka u saaran inuu raaco wadadii Thierry Henry ee 2007, Hleb 2008 iyo Cesc Fabregas 2011.

Barcelona ayaa waxa ay dhiirgelin ka qaaday markii weydiisashadii ciyaaryahanka loogu soo jawaabay inuu ciyaaryahanka diyaar noqon doono hadii la soo bandhigo qiimaha saxda ah.

Kooxda reer Catalan ayaa markii hore diidaneyd inay bixiso lacagta 15ka milyan ginni ee ay Arsenal ku qiimeyneyso ciyaaryahanka, lakiin ilo ku dhow dhow labada kooxood ayaa u sheegay Goal.com in qiimaha heshiiska la isku raacay.

Song oo Arsenal ku soo biiray 2005tii, markii hore uu si amaah ah ku yimid, ayaa lagu wadaa in loo ogolaan doono inuu heshiis shaqsi ah kala xaajoodo Barcelona.

Labada kooxood weli ma aysan ka hadlin arintaan.

32 Responses to Arsenal Oo Diyaar U Ah Inay 15 Milyan Ginni Kaga Iibiso Alex Song Kooxda Barcelona.

  1. Abdiwahabm.m(duca qabe) Reply

    20-August-2012 at 1:41 pm

    Arse wenger haduu arsenal sii jooga waay udhamati inta joogtana sida jaajada ayuu ugadgada duqan Bussiness ayuu ujaga mesha

  2. Zakaria mohaa Reply

    17-August-2012 at 11:51 am

    Waa bayabee arsenal xagee kudan beey dontaa markii laga ii biyo Song iyo vnp wingar waali

  3. Akaash farma cade Reply

    17-August-2012 at 6:54 am

    Asc arsenal haday iska iibiso song way udhamaatey

    • TETANO Reply

      17-August-2012 at 11:27 am

      WALAALA YAAL WAAN IDIN SALAAMAY WAA WALAALKIIN tetano loo yaqaano,

      anigu waxaan taageraa arsinala ilaa 1975, ilaa 2012, balse hadii aan

      fikradeeda kahadlo. arsinaal manoqon doonto koox aad loo jeclesan,

      doono, waayo , in badan ayey kaalmahaa sare nasiib u imaan jidhay ..

      balse iminka, lagama yaabo, in xitaa laga baqo, sanadkani waxaaba ka

      baqanayaa in kaalmaha hoose xitaa ay weeso, sanadkani waxaa hadana,

      katagay fanbersen iyo laga yaabee rag kaloo mohiim ah,, anigu taba

      raha

  4. axmad zaki Reply

    17-August-2012 at 6:08 am

    asc war aqyaree van hala ibsho hadii larabo war xaguu uwadaa captainka cusub alex song waa yaab yaa naga dhacsha winger hhabar haku dhaceee song ayaa ka tageraa arsenal wlh kkkkkkkkkkkk

  5. Dabaalato Reply

    16-August-2012 at 11:58 pm

    Asc dhamaan bahda ku xirin shabakada iyo hool wadenada waa yab duqaan isku dhax yaacey naaga qabta arsenal waxa uu ka dhigey suuqa yaanyada yaa hurey hee walee sandakan mesha ay ku danbeysa aan aragno reer arsenal samra calool xuma waa gurigina

  6. Abdi Reply

    16-August-2012 at 11:50 pm

    Wax laibinaayo majirto waa been maxa yelay maxa arsenal ciyaryahanadeda raqiis ka dhigay

  7. cazuz yare Reply

    16-August-2012 at 10:44 pm

    kakakakak walahay wan yaabnahee wenger muxuu arsenal saa ugu galayaa balse waxaan aaminsanahay inuu busines man yhy waliba islaweyn oo is dhahaya arsenal bedel fcn wad u helayasaa

  8. Sade Reply

    16-August-2012 at 10:12 pm

    Ma anfeceso k.k.k.k

  9. Sade Reply

    16-August-2012 at 10:06 pm

    SXB WINGER NADIGA WUXU KA DHIGAY YANYO YA RAWO MARKA SAN MA ANFECESO WAX KALE HASHEGO ODAGAN SONG went barka rvp went another club hadana waxa ku so xigo ramsey sagna koshaley iyo rosiskey fadlan winger san uma dulqadan karno

  10. Nadir yare 10 Reply

    16-August-2012 at 9:41 pm

    Arsenal wa suuq we need wilsher viva mata lampard and hazard dont forget Torres

  11. Cayduruuus Gurey Reply

    16-August-2012 at 8:42 pm

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw Waa layaaab arsinaaleey xageed usocotaaa intaaan. kabadan Waaa dambi Waa nacasnimo rbv iyo song hdaa dirtay mxaa soo haray meeshay kooxaha laacib ka raadsanayaaan ayaga lacagay ka raadinayaaan hda ka hor man u 8deeday kuuu dhiibtay lkn hda16nay kuudhibaysaaa waaa hubaaal anaa ku iri

  12. c/laahi dhegayare Reply

    16-August-2012 at 8:10 pm

    welcome alex song

  13. oday, Reply

    16-August-2012 at 6:18 pm

    saln somalidu waxy ku mahmahdaa nin turle asaa yaqaan siduu gogol ugu sexdo wigerna asaa yaqaan sida dani ugu jirto waxaan aminsanahay inuu winger wayahay nin khibrad uleh xaga suqa kala ibka nimankan hada tegaya isagaa kenay markii hore idinka miyaa ushegay oo yiri lacibinta keen marka ninkan hada tegaya waxaa lakenayaa nin kasii fiican hasugi wayina oo kadayar kana aqoon badan marka war jiraba cakaru iman sanadkan waa lasu jogaa mah mah somaliyed ayaa ah

    MARKA LAY YAABO AYAA LAYGA YABAA

  14. Cecska Reply

    16-August-2012 at 6:12 pm

    Dadkan cup wey qadi wayen dadkala la kena viva wengar pest couch

  15. FLASH BOY Reply

    16-August-2012 at 6:10 pm

    welcom Nou Camp stadio barca Halke Dagaal Ku Tahay talow mourinho iyo ciyalkisa shaqo ayaa u Taala kkkkkkkk viva my team barca

  16. masuul Reply

    16-August-2012 at 5:33 pm

    Run ahaantii sidaan xal ma aha sanad walibo kooxda dadka ugu fiican in laga gado tageerayaashane eey kooxda ku caajisaaan aniga wali ma fahmin wenger meesha oow kooxda u wato song 15m ugu qalmo , ee wenger meesha waxoow ka dhigay dugaan laga soo adeegto ee aan aragno meesha oow kooxda geeyo

  17. Cawil. Som Reply

    16-August-2012 at 4:59 pm

    Anigu ka hadli karayo wayo arsenal wada ay ku socoto wala arkaa wingar dan baa igukhas baysay ayuu lahaa iibinta RvP lkn song dani kuma khas bayso ee waa ugu talagalay burbur ka team ka

  18. maestro Xavi hernandez Reply

    16-August-2012 at 4:41 pm

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk “alex Song” Welcome at Dream Team FC Barcelona, Visca Barca, vamos El Barca, Viva Blaugrana, & Forza Catalonia 4 Ever

  19. mustafe liverpoolfc, luis suarez Reply

    16-August-2012 at 4:40 pm

    habaabado iibiya maxaa nagagalay anaga waa noo dan

  20. Arteta Reply

    16-August-2012 at 4:35 pm

    Arsene wenger markii wax laga waydiiyey arinta song iyo barca wuxuu ku jawaabay arinta song lamid maahan arinta Rvp waayo song heshiiskiisa wuxuu dhacayaa 2015 taas micnaheeda waa ma jirto baahi loo qabo in la iibsho song… lakin hadii aan 15milyan ku iibino oo soo gadano M’villa waa wax wanaagsan

    Arsenal4life

    ——————Szcez———————-

    Sagna———-Kos——Varmaelen———Santos

    ——Arteta———Song/M’villa——-Cazorla—-

    ——–Walcott——–Giroud———Podolski—

  21. liyoonta macqulsome Reply

    16-August-2012 at 4:28 pm

    Song not for sale goal.com waa wepka ugu beenta badan inta wep aduunka ka jirto wenger asaga ayaa afkisa ka sheegay song iib ma ahan

  22. Yahye Reply

    16-August-2012 at 4:23 pm

    Arsnl hadi song .van p tagan arsenal 5.0 chelsea waa mesheda barca viva

  23. Mahat Reply

    16-August-2012 at 4:15 pm

    Wlh seasönkan arsenal way udhamatay hadu katago song

  24. zubeyr Reply

    16-August-2012 at 4:00 pm

    k.k.k.k.k way udhamatay rer arsenal lkn chelsea way ka adagtahay igado sas ah mida kale rer chelsea oscor iyo m.marin ma waxay iska celin karan scholes and shinji kagawa oo wata w.rooney and rvp jawabtu wa maya vivi 26 vivi 10 and rvp

  25. Naim0 ViVa ArSeNaL Reply

    16-August-2012 at 3:57 pm

    Warkan In U Xaqiiq Ahayn.Goal.com Mararka Qaar War Peen Ah Bay S0 Tabisaa.Lkn Haddu Run Yahay,Wlh Waa Arrin Dhibkeda Leh 0 Nas0 Wajahday.Haddi S0ng Tag0 Laacib Weyn Pan Tapi D00na,Tas Waa Xaqiiq

  26. A.rahman ina manqabojiye Reply

    16-August-2012 at 3:49 pm

    Wenger wu ugutalakaley ino kalabka kala keceyo fadlan wenger kuma rabno teamk feraqey,lacib.net hada tehen rag aqyar iga garseya wenger intaas

  27. Liiban cali Reply

    16-August-2012 at 3:44 pm

    Arsenal new season kan dhib caheda shaki aya ku jiro kalinta 8 chelsea number 1
    marini ocsar hazard

  28. Cabdullahi Reply

    16-August-2012 at 3:40 pm

    Kkkkkkk arsenal waywaasheen

  29. maska Reply

    16-August-2012 at 3:38 pm

    hhaaaaaaaaaaaa dareeriya wixii koob la aanta kuwa koobabka uruursado ayaa lagu bedelayaa

  30. KHAdeR KEYOW Reply

    16-August-2012 at 3:31 pm

    arsenal mel ayey usocota viva chelsea guul

  31. Galayr Reply

    16-August-2012 at 3:26 pm

    haha wala biliqaystay iska day

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>