Weeraryahanka Real Madrid Cristiano Ronaldo iyo laacibiinta Barcelona Lionel Messi iyo Andres Iniesta ayaa isugu soo haray tartanka laacibka Yurub ee UEFA.
Saddexda ciyaaryahan ayaa helay codadka ugu badan ee 53 weriye oo ka wakiil ahaa dhammaan xiriirada kubbada cagta ee ka jira dalalka qaarada Yurub.
Ciyaaryahanka qadka dhexe ee Juventus Andrea Pirlo ayaa kaalinta 4aad galay halka Xaviga Barcelona oo sanadkii hore kaalinta labaad galay uu noqday kan shanaad ee ugu badan codadka.
Saddexdan laacib ee ugu sare martay ayaa waxaa cod loo qaadi daano bishan August soddonkeeda magaalada Monaco halkaa oo uu ka dhici doono qori tuurka tartanka Champions League.
Abaalmarintan shaqsiga la siinayo ayaa waxaa aasaaskeeda qeyb ka ah warbaahinta ciyaaraha Yurub(ESM) waxana uu aqoonsadaa ciyaaryahanka ugu wanaagsan iyadoo aan loo eegeyn dhalashadiisa balse ay tahay in uu u ciyaaro mid kamid ah kooxaha xubnaha ka ah UEFA isla markaana ciyaaray xilli ciyaareedkii ugu dambeeyey.
Samiir
09-March-2013 at 7:45 pm
Waxan Dhihilaha Ronando Aya Qadi Dona
cabdiwalixasan
22-August-2012 at 4:59 pm
hadaan figir ka dhiibto waxaan dhihila haa war kama taag no inuuu khon doono laacib ka uku wanaagsan sabab to ah waxa uu cigtiis uk hor khaaday horyaal ka sbainya messi oo idhihiis oo shan ta ah
c/wali
19-August-2012 at 6:10 pm
acm ha hara messi kor ronaldo
Injineerka
16-August-2012 at 5:30 pm
Asc madawda vavi dabool ayaa kasaarnaa 2 sano lkn hada wey iska qaaday waxaana leh sanad kan iyo 3 sano oo kale andres iniesta lujan inshaa allaah madaxda wepkan ha iga qorto warkaa bbbbbbbyyyy iniesta
mubarag cali jamac
15-August-2012 at 5:39 pm
waxa ku gulaysanaya lacib ronaldo wayo isaga aya labadaba ka fiican
qadar
15-August-2012 at 4:13 pm
rolandon mess midna sanadka wax umaa haayo waa andare iniest wiil ka sanadka qadanaya
Mohamed kaabe
15-August-2012 at 12:22 pm
Laacibka sanadka waa messi ee ronaldo maxaan kuu qabta sorry you are young hen
C/kariin xusen dalqaf
15-August-2012 at 12:14 pm
Waan idin slmy aqiyaare meel kastow aad dunida ka jogtaa intaa kadib hadii aan ka dhiibto fikir kayga mesi mesha wax u yaala ayaa san jirin lkn iniset iyo c.ronaaldo waxay u dhawyihiin in ey gulaystaan marka aan xaqiiqda aan ka hadalno labada nin ey tartamaya waxaa lagu kala saari donaa super capy ka dhaxeya real madrid iyo barcelona kii qaaday kobka ayaa u sii dhawaanaya guusha dadka qaar aad baan uga xumahay fikirka xun ee ka dhibanayaa mesha waayo ciyaryahanka aad taaqersay wuu guuldaraystay ciyarhanka kale guuleystay gushiisa qira ninka raga ah guuldaradisa wuu qira
Mohamed kaabe
15-August-2012 at 12:14 pm
Asc dhamaan akhyaarta hadaan fijirkeyga ka dhiibto waa markii 4aad ee mucjisada kubada cagta ee messi macalinka macalimiinta kubada cagta lio messi fifa messi
Jamaal
15-August-2012 at 11:50 am
Asc all muslim sln kadib rmd krm hadi an fakarkeyka an ka hadlo tan sadalin uma baahno sababto ah ronaldo aya iska leh horyalka u qaday nadigis waliba brc ow lugtis uka qaday tan kale qaranka mel fican ow keyay asga ayana waday tan kale mesi waxna maqadin yurub ma u ogalaba 4 o isku xigto
digireey
15-August-2012 at 11:01 am
Sanadkan wakii ronaldo messi mesha wax oma yalaan ee katag dheh ha isku cceybeynin cml kkkkk messi muxuu isfaniyaa maba hadli karee nin hadlu ayaa is faniyo kkkkk sida c.ronaldo viv ozil and ronaldo
Kaahil cade
15-August-2012 at 9:25 am
Shaki kuma jiro inu l.messi u qadayo sanadkan aqyarta dhahayan c.r7 aa iska never noloshisa dambo arki mayo hal mar u kulaha wona qatay viva messi 72 goals messi sanadkan waxa jabiyay rikorada ugu badna e abad la jabiyo 50goals laliga 14goal champions leage and another goals
Bashka al xuseni tawakal fc b/weyne
15-August-2012 at 8:56 am
Akhyarey hadan mid idin shego waxad kala sartan lacibtinimada iyo dhaqanka qofka ee qofka hadu showiste yahay ama uu nin fican yahay tasi asagey quseysta e waxa la firiya wax qabadkisa iyo shaqadisa aniga waxan aminsanahay ama anku kalsonahay in c.ronaldo aan laga xigin waayo asaga ugu cod badna hadana aniga boska messi waxan urabay birlo ama casilas lkn dhib malahan wa c.ronaldo ninka bashahan loogu sacabo tumayo
Nuri sahin 5
15-August-2012 at 8:25 am
Ugu horeyn waan idin wada salaamay dhamaan muslimiinta meel walba ooy joogaan asc ramadaan kariim hadii aan fikirkeyga kadhiibto run ahaantii cr7 sanadkaan wuxuu kuguuleystay codeynta taageeraha qaarada yurub iyo abaal marinta uu bixiyo wepsiteka goal.com marka ilmahaan ku waashay barcelona waxan adunka lama socotaan ee fikirada aad iska soo dhiibaneysan iska dhaafa
Jacfar qanciye
15-August-2012 at 5:20 am
(Asc bahda wab laacib.net hadi an fikirkega ka dhiibto 1.c.ronaldo 2.a.ineista 3.mesi )
Jacfar qanciye
15-August-2012 at 5:19 am
Asc bahda wab laacib.net hadi an fikirkega ka dhiibto 1.c.ronaldo 2.a.ineista 3.mesi
C/lle ahmed muumin
15-August-2012 at 4:33 am
C.r7 ayaan urajeenayaa viva c.r7viva man united
Salaad sabca
15-August-2012 at 4:04 am
Asc waxaa ku guleysan doono leonalmisse cr7malxiisad cml dhiq dhiq dhiq
abdirizak omar hassan
15-August-2012 at 2:42 am
sanadkan waxaa shiki la,aan ah inuu cristano ronaldo ku guulaysanya
xiddigimad
waayo sanadkan aad ayuu uga ciyaar fiicanaa messi iyo inestaba markaa diid ama doon ronaldo ayaa ku guulaysana hadii uu allale yidaahdo
eng abdirisaaq omar says
cumar jaacoole 7
15-August-2012 at 12:39 am
war hooy malintii iyo habeenkii maa kala garan la,dihiin war mise iyo enyesta meel ay joogaan ninkaan xoogaan leeyahay dhahaayo maxuu sheegayaa meshan xereg jiid mase musaaraco maa ladheelaa mise yaan yel 100/99 viva mise
moalim
14-August-2012 at 10:47 pm
sanadkaan waaa sanadkeee ineista waaa macroof missi iyo ronaaldo meesha waxba koma haa yaaan
ineista
14-August-2012 at 10:44 pm
ineista viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva sanadkaan waa sanadkeeee ineista 2 ronaldo missi 3
LAMIIZ
14-August-2012 at 10:30 pm
kkkkkkkkkkkkk war yaa la sidaalin bahashaani waaxaa iskale MESSI uu sanat kaani wacdaro kadhigay qaarada yurub hadi kalena ay wadaan garab hasiiyaan CR7 ama INIESTA markaana dee waxaa inoo cadaneyso in awal marintaani sideeda banaan lasiinaayo nin udhashay wadamada yurub hadii ladonaya ama laga hatlaayo waxaa haq kule MESSI viva MESSI
a/rizak
14-August-2012 at 10:05 pm
waa naadiga ugu wayn aduunka
muxsin
14-August-2012 at 9:52 pm
aniga fikrad ahan waxa seen lahaa laacibka yurub inesta ayan udoran lahaa viva spain..
The only one
14-August-2012 at 9:30 pm
C.ronaldo is the only one who can win the award.
saidkey
14-August-2012 at 9:25 pm
sanadka waxa kulah lacibinta barcenola (1)niesta (2)messi (3)ronaldo
M'o Bossaso
14-August-2012 at 9:17 pm
Ronaldo. Horyalka asaga aya qaday kobka yurub mel wanagsan ayu qarankisa gaarsiyey .2dan lacib o kale wa 2&3 waxaba ka fican captain cassilas walhy kubadi adunka way is rogtay.
bishaar
14-August-2012 at 9:34 pm
waxba kubda lagaa waydiin mayo
ronaldo baad ku sastay iyo real madrid
joon
14-August-2012 at 9:15 pm
cr7 ayaa qaadan dooooooooona best player in Europe award!
bishaar
14-August-2012 at 9:30 pm
kubada waxba lagaa waydiin mayo hadaad tiri messi cassilas baa ka fican
M'o Bossaso
14-August-2012 at 9:10 pm
رونالدو
maxamuud amoore y m c m b
14-August-2012 at 9:00 pm
Asc dhamAan bahda web laacib.net. Waa idin slmay dhamaaan taageerayasha. Barca meel walba aad dunida ka joogtaan. Sadar muuqda suaal ka dhan sanadkaan xidiga yurup waxaa ku leh inesta ama messi. Malxiiska sanadkaan kaalinta 3. Malxiis haka noqdo waxa aan la yaabay aa ah dadka ku haayo malxiis cr7 aa kuleh yeesan tuqsiga idinku qoslin kaas waxaa dhaama maxamad. Nuur shaarkey. Wow xidiga somaaliyeed. Viva xidiga barca. Messi. Inesta xavi fabregas villa song oo soo socdo amoore oo ah taageeraha ugu wanaagsan barca. Viva my barca is my life barca wlh
c.lahi mohamed hashi qorsul
14-August-2012 at 8:30 pm
hadan sadaliyo waxa ku guleysanaya
1.messi
2.c.ronaldo
3.ineista
hadan ku gulesto sadalin tayda maxan u qalma tas waxan waydiinaya laacib.net macasalama asc
ozil
14-August-2012 at 8:29 pm
wwwwwwwwwwww cr7 ayaa iskaleh maxaa yeelay isaga ayaa ugu horeeyo waxaana rajaynayaa in uu helo sanadkaan insha allah guuuuuuuuuuuuuuuuuul rel madrid guuuuuuuuuuuuuuuul cr7
deeqoooooooow
14-August-2012 at 8:10 pm
asc dhamaan hadaan kahadlo fikirkayga sanadkaan cr7 waxba uma haayo waayo waxaa latar tamaayo laacibka aduunka iyo inesta oo ku guuleestay koobka yurub marka messi waxaa ladhihi karaa waxa uu isku darsaday gooldhalinta chanpionka iyo tan horyalka inestana waxa uu sooqaaday koobka yurub cr7 maxaa lagu siinaayaa waayaab aniga ahaan waxaa ku guulesanaayo inesta ama messi cr7 waxba uma haayo ciyalka real qusta kkkkkk
Axmed saaxili
14-August-2012 at 7:30 pm
Sanadkan waa sanadkii cs7 sabca masaa ib
Anas abdikadir
14-August-2012 at 7:27 pm
Asc bahda reer lacib.net wad salamantahen dhaman inta tagerta messi $anadkan wa leh hadu helin na inasta aya iskakeh by ronaldo showiste wax u leyahay malahan daminka dawada wayn leh
siciid hanad
14-August-2012 at 7:25 pm
waan idin slamay akhyaarey sanadkan waxa leh cristiano ronaldo wayo qimaynti euro uxu sogalay kalinta kobaad
(1) ronaldo
(2)messe
(3) iniesta
Ramires
14-August-2012 at 7:24 pm
Drogba ayan urabay laken madama u kaharay waxan u rajeyna messi
Abdifataah villa
14-August-2012 at 6:55 pm
Ronaldo wa showiste laacib tinimo wax kama oga sanadkan messi ayaa ku leh c.r7 waligis magarayo messi
runshege
14-August-2012 at 6:26 pm
c.7 ayaa iskalex sanadkan
Cabdi yare
14-August-2012 at 5:58 pm
All dhamaan waxaan salla mayaa aqayarta laacib.net waxbo uma hayo misse waa ronaldo guushu caad kama saarno laacib ka yurub waa c.ronaaldo all thanks aqyarta
CAADI ISKA DHIG
14-August-2012 at 5:42 pm
kkkkkk cr7 waxa kaliya aa uga baqayay cassilas in uu ka qaado mar ba haddu ku jirin wax celin karo meesha ugama jeedo
bishaar
14-August-2012 at 9:51 pm
waxba ku bad lagaa waydiin mayo nin aan xitaa saadasha ku jirin baad leedahay waan uga baqayey
Maxamed atoore
14-August-2012 at 5:40 pm
Cr7 ayaa ku leh sanadkan carab laawaha meshan waxbo u ma yaalan
Reer man untd
14-August-2012 at 5:29 pm
Kkkkkkk awalbo aqyarey walasugayay an c7 uleyahay sanadkan viva united and madrid
Nani
14-August-2012 at 5:28 pm
Lacibka ugu fcn wa messi maxa yeelay isma faalinayo lkn ronaldo wuu is faaliya qof isfaalinayo lcb ma noqon karo
Mahad
14-August-2012 at 5:25 pm
Waxan salamaya bahda lacib net horta maha tegeero lakin wa inad qimayn karta lacibku waxa u yahay runti ronaldo ma gaari karo messi wana iska cadahay
kayse
14-August-2012 at 5:08 pm
Kolayba ninkii lahaabaa qaadanaya waana MESSI
MTC
14-August-2012 at 5:04 pm
Asc aqyarta wan idinsalamay dhaman waxa kuleh messe asika aya qadayo wax kuheysta malahan
Nuurb10
14-August-2012 at 4:57 pm
Runaldo ayaa qaadayo shaki kuma jiro viva vermaelen
(Engka)
14-August-2012 at 4:45 pm
asc dhamaan shaqaalaha laacib.net waa nii salaamay laacibka yurub waxaa iskaleh c.ronalda)viva c.ronaldo good by by
Ineista
14-August-2012 at 4:36 pm
A ineista ayaa ku leh sanad next messi asxabta laacib
C.qadir daahir
14-August-2012 at 4:35 pm
Ronaldo aya ku leh aqyar 1 ronaldo
ineste
cadnan young
14-August-2012 at 4:34 pm
waxa iska leh c.ronaldo inteed usoo wadin inesta iyo messi sanad kan waalaga dul qaadey reer baarka ha idinku taagnaato
abdirisack
14-August-2012 at 4:30 pm
messi aya kulihe
First chelsea fans second barce fans
14-August-2012 at 4:26 pm
HADAN GALNO XASUUS YAR
walcot aya kubad lacararay gab gab waxu ku turay valdes boc bedtner shakab goal arsenal u qora
hye mucjisa timid nasri iso fiiri walcot jwba kusiina orodkad samaysay arsene wenger naxtin gallas iso burso vermalen meeqa wadataa numberka i tus gibs u cak wareeji meel been lee ha aado selvister hoo kubada ii so celi almunia wax maa araktay kxkxkxkx barce u qor xavi kadhax bixi kubada mesi maheli karo almunia cirka day aaway banooni ki goosha lee maka dhex arki karo wa laka dul qaaday masi wada ceebta
Abdirashid
14-August-2012 at 4:24 pm
Horta waxan slamya all shaqalha lcib news iyo asxta kadidna waxa iskacada inu qadayo c r 7 ronaldo waayo waxa u qaaday liga waxan u kale uku hadhaya ch iyo eur sime final waxa iska cadahaya cida qadsa waa c r 7 thanks all my brather good by
Yahye
14-August-2012 at 4:20 pm
Asxabey c.ronaldo halke u wadin please dhaha
(1)i niesta
(2) messi
Garweyne
14-August-2012 at 4:18 pm
Messi aya iska leh
Garweyne
14-August-2012 at 4:16 pm
Messi aya ku leh sida cadiga ronaldo marnaba ma gari dona messi viva messi
Yahye
14-August-2012 at 4:16 pm
Iniesta aya ugu cadcad waa halyeyga spain u qaday cupka yurub
Torres9
14-August-2012 at 4:13 pm
Messi wax uma haayo kan waa kii ronaldo viiva cr7
Torres9
14-August-2012 at 4:12 pm
Messi wax uma haayo kan waa kii cristiano ronaldo viiva cr7
hanad
14-August-2012 at 4:09 pm
Andrea Ineasta ayaa u qalma sanadkan ama Lional MESSI MIDKOOD
Farxaan dirir
14-August-2012 at 4:08 pm
Sadexdan lacib hadan fakar kadhibto waxa qadanahayo c.ronaldo maxa yelay walacib wen ciyaartisuna ay dhamaystirantahy
C/raxman cadde
14-August-2012 at 4:01 pm
Dhaman waxan slm shaqalaha laacib iyo asaxabta ku tixan hdii an fakirkeyga ka dhiibto waxa ku goleysanayo c /Ronaldo
daadir
14-August-2012 at 3:57 pm
laacibka ugu fiican waa missi lkn hala kalabaxo codenta
mohamed,toress
14-August-2012 at 3:57 pm
Kkkkkkk wlh kubadii cagta waxay uguuurtay spain lkn waxa qadarteedale waxii celin lahaa sheekha iyo teamkiisa man cy ayaan layabanahay illen awoodi away qateene
dahirdayax
14-August-2012 at 3:57 pm
waa iska cadahey masssi ayaa iskoor kale dhigayo sory cristi