Gheorghe Hagi: Cristiano Ronaldo Waa Ciyaaryahan Aad U Fiican, Lakiin Waxaan Ka Jeclahay Messi. | Laacib.net
Home » Horyaalada » Spain » Gheorghe Hagi: Cristiano Ronaldo Waa Ciyaaryahan Aad U Fiican, Lakiin Waxaan Ka Jeclahay Messi.

Gheorghe Hagi: Cristiano Ronaldo Waa Ciyaaryahan Aad U Fiican, Lakiin Waxaan Ka Jeclahay Messi.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 11-08-12 5:09 PM

Lionel Messi ayaa ah ciyaaryahanka adduunka ugu fiican sidaas waxaa qaba Gheorghe Hagi, kaasoo ka hadlayay ka hor kulanka saaxiibtinimo ee Barcelona ay la ciyaareyso Dinamo Buchrest.

47 jirkaan ayaa u soo ciyaaray labada kooxood ee Barelona iyo Real Madrid intii uu kubada cagta ciyaarayay wax ka badan 20 sanadood, waxaana shaaca ka qaaday inuu xiiseeyo xiddiga reer Argentina.

“Cristiano Ronaldo aad ayuu u fiican yahay, lakiin waxaan ka jeclahay Messi. Waa ciyaaryahan cajiib ah” ayuu Hagi u sheegay suxufiyiinta.

“Kaliya ma ahan waxaan ku xiiseeyo waxa uu ku qabto garoonka lakiin waa nin lagu daydo, xilligaan la joogana taas ayaa muhim u ah caruurta”.

Markii la weydiiyay inuu saadaal ka bixiyo kulanka Supercopa Spanish ee Barcelona iyo Real Madrid, ciyaaryahankii hore ee Galatasaray ayaa ku jawaabay:

“Barca waxa ay calaamadeysatay waayo cusub. Wixii uu Guardiola sameeyay waxa ay ahaayeen cajiib”.

Kooxda Tito Vilanova ayaa la kulmi doona caawa kooxda Dinamo Buchrest.

20 Responses to Gheorghe Hagi: Cristiano Ronaldo Waa Ciyaaryahan Aad U Fiican, Lakiin Waxaan Ka Jeclahay Messi.

  1. C/lahi toreye Reply

    12-August-2012 at 2:17 pm

    Asc.dhaman waan idin salamay akhyaarta waxan idinleyahay ramadan kariim sxbyal maahan inan iswaydiino mahabenba mise waa maalin cristano iyo messi mahan labo ciyartoy oo lays bar bar dhigi karo messi xitaa wuxuu diyar uyahay labadaoda xaas inay kusharataman kkkkkk waa cajiib akhyaray lkn ronaldo wuu garanayaa inay naag la an kudhici marka messi waa khataros adunkana hada anjogno kubad lagama dabahadlikaro

  2. maxamuud amoore y m c m b Reply

    12-August-2012 at 12:29 pm

    Asc all asaxaabta meel walba aad dunida ka joogtaan. Qaasataan waxaan salamaa sxbky qaaligaa saeed maxamad balateli sxb waa ku slmy adii fikradeda hore usii raacaa. Cr7 waligiis waxuu ahaa malxiis markuu minute utd kasoo tagay ilaa iyo hada waa malxiis. Lkn tan aan ka xumahau aa ah. Kaka in uu tartanka laga waayo sorry taa muriinho ayaa ka danbeeeyo. Viva messi waa ciyaar yahan aduunka ugu kubada macaan cayaar uusan ku jirin maba daawan karo as iyo kaka lkn kaka waxaan la jeclaan lahaay in uuu milano. Usoo laabto. Sanadkaan messi ayaa ku leh xidiga aduunka. Web ka waxaan ka codsan lahaay taariiqda lion of the world messi in aay 1 maalin nkusoo qaataan mahad sanidiin

  3. kacabso Reply

    12-August-2012 at 5:45 am

    akhyrta wan idin salamay ciwanka waxad ka dhigteen jorj hajji inuu yidhi [ronaldo wa ciyaryahan wacan lakiin messi baa jeclhay]intasna ma odhan ee waxuu yidhi[ronaldo wa ciyarhan fiican lakiin messi ayaa kasi fiican oo aduunka ugu wacan isgana kuguulaysanya fifa palyer of the year]markaa akhyrta ronaldo tagerediisanaga dhaafa oo cadeya ciyartooda waa wayn inay isku raceen in magic of football and leegend of stadiums uu ka fiican yahay nrmal pleyers like ronaldo by thnks

  4. abdirisak Reply

    12-August-2012 at 4:43 am

    player of the world is ronaldo.

  5. abdisadiiq ibrahim Reply

    12-August-2012 at 1:04 am

    wan idin salamay dhaman musliminta mel walba oyjogan iyo lacib hadan gudagala mowluca laga hadlaya horta ani arsenal ayan tegara waxan dhihi laha messi wa mucjisa waxgara adunka majogan inu hada dhasha mashegin ee waxba rer man iyo madrid hais walina

  6. ozil Reply

    12-August-2012 at 1:04 am

    asc dhamaan aqyaarta laacib.net iyo taagerayaasha real madrid
    kkkk waxaanba layaabanahay xarfaankaan dhahaayo messi aan kajeclahay kkkk abti sanadkaan laacibnimada aduunka cr7 aa iskaleh kulanka REAL MADRID vs BARCELONA waxay udhaceesaa 5-1 sidii milan oo kale waan dubaneenaa viiiva ozil benzema higunwain dimaria ramos tores harzad matta oscar terry lampard viiiiiiva real madrid /chelsea

  7. Mahad napoli Reply

    12-August-2012 at 1:02 am

    That s what am talking about rag iga dhehleo libaax nooloow bro

  8. Macruur Reply

    12-August-2012 at 12:54 am

    Asc bahda iyo shaqaalaha laacib.net
    intaa kadib hadaan fekerkeyga kahadlo waan wada ognahay messi and ronaldo cid wanaagsan
    alla waa ayo?
    Dee waa messi cajiiiiiiiib messi

  9. sidiiq Reply

    11-August-2012 at 11:00 pm

    messi viva wa run wa in ugu daydaaaaaaaaaa messi viva barca

  10. Zaki Reply

    11-August-2012 at 9:53 pm

    Al l.messi.yaaaaaa wax walba asaaa leh c7 cuqdad ayooba u dhimtay hada aragto murinho lee ka shekenaayo l.msse na 20 beleyer kor ayoo u dhafay ee ka mid yihiin zidaaan ronaaldo

  11. Ismail El sharif Reply

    11-August-2012 at 8:10 pm

    Viva lionol messi 4 ever <3 <3

  12. Mustaf max,ed cadced Reply

    11-August-2012 at 7:26 pm

    Waa sax lionel messi nin lagu daydo laacibka dunid ka cabso messi ronaldo

  13. Qiso Waa Qiso Reply

    11-August-2012 at 7:02 pm

    WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW Messi ayaa ka wata..

  14. Qiso Waa Qiso Reply

    11-August-2012 at 6:59 pm

    Woooooooooooooooooooooooooow Qof kasta oo la waraysto wuxu leyahay Messi ayaa wanagsan Viva Messi Viva Barca and Argentina

  15. yasiin Reply

    11-August-2012 at 6:14 pm

    a.s.c. saxibayaal lion messi waa laacib jira ka cabso viva barca viva messi

  16. Honest cadde Reply

    11-August-2012 at 6:01 pm

    Dadow benta iska daya runtane shega leo messi cid garto malaha adunka hayey L.M.10 KA CABSO VIVA

  17. deeqoooooooow Reply

    11-August-2012 at 6:01 pm

    asc dhamaan rabadaan kariim hadaan kahadlo fikirkayga laacib walba oo lawareesto waxa uu leeyahay waxaan kahelay messi ama kubad hanoqoto ama aqlaaq iyo edeb waana wax lagu daydo ayuu leeyahay laacib walba kkkkkkkk waxaan waayay qof dhahaayo waxaan rabaa in aan kudaydo cr7 marka ciyaalka real naftiina been hausheegina hana iska daba wadina laacibka aduunka iyo cr7 oo iska laacib dhaxaad ah supercoobahana sida lagu yaqiinay waxaa lahooyaneeso barca insha al laah goolashana waxay ka kala imaan doonaan messi iyo fabricas insha al lah forza barceoona forza inta fikirka fiican

  18. Ladan Reply

    11-August-2012 at 6:01 pm

    Viiiva barca real wwaa la dubanaya

  19. Honest cadde Reply

    11-August-2012 at 5:59 pm

    Asc dhaman bahda lcb iyo inta jecel sportiga waxan qaba L.M10 NIN GARO MAJIRO c.rndo iyo messi waxa wangsn wan ognahay messi wa lcbka adunka asaga cid gartane malaha viva arja and spurs leo

  20. asc all and lacib.net sbx waxaas dhan wax ka fcn benzema higuwain ozil gearaad roney van gol nemar kulanka barc v real waxa padinayo rel 5 1 like milan

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>