Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Ciyaaryahanka Khadka Dhexe Joe Allen. | Laacib.net
Home » Horyaalada » England » Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Ciyaaryahanka Khadka Dhexe Joe Allen.

Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Ciyaaryahanka Khadka Dhexe Joe Allen.

Waxaa Qoray: Saed Mohamed Balaleti
Twitter: Taariikh: 10-08-12 9:44 PM

Kooxda Liverpool FC ayaa ku dhawaaqday goor dhow inay la soo wareegeen xiddigii khadka dhexe ee kooxda Swansea City Joe Allen oo muddo dheer diirada u saarnaa.

Xiddiga reer Wales ayaa saxiixay heshiis waqti dheer oo aan la shaacin inta uu la egyahay ka dib markii uu tijaabada caafimaadka ku maray xilli sii horeysay xarunta tababarka ee Melwood.

Ciyaaryahanka cusub ee Liverpool ayaa u sheegay ka dib markii uu heshiiska saxiixay website-ka kooxdiisa cusub:

“Aad ayaan u faraxsanahay. Qof walba waa ogyahay taariikhda kooxdaan. Waa koox weyn waana ku faraxsanahay inaan ku biiro”.

“Jaceylka ay dadka halkaan jooga u qabaan kubada cagta waa mid aan la wadaago aana doonayo inaan qeyb ka noqdo”.

“Waxaan indhaha ku hayaa inaan qeyb ka qaato sannadaha waa weyn ee soo socda ee ka horeeya Liverpool”.

22 jirkaan ayaa noqonaya saxiixii labaad ee xagaagan ee kooxda Liverpool ka dib markii ay la soo wareegeen mar sii horeysay Fabio Borini.

72 Responses to Liverpool Oo Si Rasmi Ah U La Soo Wareegtay Ciyaaryahanka Khadka Dhexe Joe Allen.

  1. maxamed Reply

    12-August-2012 at 11:01 am

    waaaw waan ku faraxsanahay inuu yimaado allen kooxdayada aan taageero wellcome to liverpool llakiin waxaan tababarahay leeyahay difaaca inaga xooji iyo balaha sare

  2. Magaceygu waa hadanad yare Reply

    11-August-2012 at 9:43 pm

    Arsanadkan yaa celin dono liverbool rer man cunited ka cabsada liverbool gool liverbool

  3. qadar axmed Reply

    11-August-2012 at 3:54 pm

    wan ku faraxsanahay lasoo wareegida ay lasoo waregtay liverpool jeo allan iyo borini waa labaciyaartoy oo aan ku kalsoonahay ani ahaan gool laverpool

  4. saalim sallax Reply

    11-August-2012 at 11:21 am

    wan ku faraxsanahay ciyaartoygan cajiibka ah

  5. Jooni kabew...!! Reply

    11-August-2012 at 11:04 am

    Kkkkk…. Joe allen… oo sida tababare rodgers uu u sheegay shabakada teamtalk.com wuxuu yiri joe allen waa spanish lkn aniga kaliya ayaa og ayuu hadalkiisi raaciyay …!! Sanadkan waxan heyna dad aad u da’yar sida joe allen jonjo shelvey iyo jorden henderson …!! EPL .. Sanadkaan war waa jiraa .. NEW styl of passing iyo wajiyo cusub … !!

  6. Mahmoud owen Reply

    11-August-2012 at 10:48 am

    Joe welcome to lvrpl. Rodgers mahadsanid tababaraha sanadka ayn tahay midna noogu daran naga adkey daafaca iyo baalka bidix mahadasanid you’ll never walk alone!

  7. caaqil114 Reply

    11-August-2012 at 10:19 am

    waa guul u soo hoyatay kooxda liverpool…. weli waxbaa sii harsan difaac iyo baalka midig ha iga xoojiyaan..

  8. Abdijaliil - Gerrard 8 Reply

    11-August-2012 at 10:02 am

    Sln sare tagerayasha qiirada leh. Sln kadib.
    War markani seefti ee then 2008 xareeyeen ayeey galka kala baxeen, allen welcome to anfield Road,
    _ You’ll Never Walk Alone _

  9. Bkr awesome Reply

    11-August-2012 at 9:58 am

    Waaaaw warkaan ayaa imaraya waxaan leeyahay kusoo dhawaaw lfc joe alen sanadka dambe gabdhaha man utd arsenal and chelsea waa inoo sanadka soo socda liverpool wey soo laabatay hayeey kacabso viva suarez borini and gerrard ‘alen

  10. Shawky Reply

    11-August-2012 at 9:32 am

    Sxb sare mba wan ka qadan markan runta kaga hadalno hadan nahay anaga tagerayasha reds kama rajo dhigno sacpaha an u tumeyno nadiga faca weyn ee liverpool wey jirta anan qasarnay sanadki hore anago qarash galnay balse waxan ku lenahay sanadkan wa sanadki lipaxyada ee adiga xita gacmo furan kuso dhawan ogahay inad horay noga gosatay cml.{you’ll never walk alone}

  11. Najib Reply

    11-August-2012 at 9:26 am

    Asc waxan leyahay kusodhawaw kubad is birid leh liverpool fc welcom allen

  12. Maxamed sadiiq Reply

    11-August-2012 at 9:21 am

    Hadaba waxan leyahay taagera yaasha man u iyo kuwa arsenal ha is ku soo dhiwan nadiga facawen ee lvrpl fc waayo sanadkan waa sanad kena hadii kale canbuulo goos lasaray cml ayaan ubur buru hena k.k.k.k.k.k. Viva joe allen suarez and fabio borini k k k k libax yaasha premiar league cusus guul wacan

  13. mahdi Reply

    11-August-2012 at 8:58 am

    good news Joe Allen inu imaanaayo waaba la ogaaye isagaaba sheegaye xagee maraysaa doonistii NURI SAHIN wiilka reer turkey, wxaan filayaa macalinkaan in UK looga yaqaanay macalina qaab ciyaaredka barca style marka wacadro ayay dhigaysaa laba difaac & goolkeeber aya no dhiman

  14. Albero arabeto Reply

    11-August-2012 at 8:55 am

    Aqyarta lfc tagerto waxad idin shegaya lfc sandki hore in ay la saned gol dhaliyaa wax kawerar badnaa malaha lkn hada borini aya jogo iyo suarez iyo g8

  15. xudeyfa syl Reply

    11-August-2012 at 8:41 am

    wow wa wax lgu frxo in an laso waregto xidig sda joe alen welcome to you will never walk alone viva the cup

  16. Shuqaaqo Reply

    11-August-2012 at 8:16 am

    Wecome joa allen to reds

  17. cabdi raxmaan gerrard Reply

    11-August-2012 at 7:25 am

    joe allen welcome to lfc joe wa ciyrtoy wngsn sanadkan lfc way shidantahay lkn koxda difc bidix o enrique bdal iyo goolhaye aya ka dhman lbdas iyo adam ramires&dembsey haday mid keento waxay nqnaysa wixi caga lahaw ka carar…

  18. Allan Reply

    11-August-2012 at 6:34 am

    Wale odayashi dhaxda waxba uyalo k.k.k.k oscar allen cazorla wale man u dhb b kuyalo k.k new xavi

  19. C.c.x Reply

    11-August-2012 at 6:07 am

    Asc dhaman asxbt tagerto livepool iyo laacib.net joe allen waa ciyaaryahan wngsn hadane da’yar wax weyne kusokordhinkaro reds Welcom to redska joe allen waxa haray markaan Gaston ramirez hhh kkk

  20. Abdulaziz Reply

    11-August-2012 at 6:02 am

    Liverpool mel magarayan.> sanadkan aya ugudambeso bpl.

  21. Abdulaziz Reply

    11-August-2012 at 6:01 am

    Liverpool mel magarayan. sanadkan aya ugudambeso bpl.

  22. MBA Reply

    11-August-2012 at 6:00 am

    Asc dhaman asxabta sportiga kadib sxbyal last season lfc qarash waxay gashay 80m£ oo ciyartoy cusub ah wax kale iska daaye xita 4aad we gali weyday marka akhyarey maxa niyada isugu dhisesan lfc waqtigi horyalka ugu dambeye ani waxa 2 hadana aabe ayan ahay tegerahana sidan le u dhahayen wan qadena kalay ma daashan miya idinka k.k.k hana iga xanaqina

  23. Abdulaziz Reply

    11-August-2012 at 6:00 am

    Liverpool mel magarayan sanadkan aya ugudambeso bpl

    • MBA Reply

      11-August-2012 at 6:10 am

      Waa runta sxb abdi azis isku ray i an nahay lfc haka sugn pl inay qadan beentod niyada ay dhisanayan

  24. C.c.x Reply

    11-August-2012 at 5:57 am

    Asc dhaman asxbt tagerto livepool iyo laacib.net joe allen waa ciyaar wngsn hadane da’yar wax weyne kusokordhinkaro reds Welcom to redska joe allen waxa haray markaan Gaston ramirez hhh kkk

  25. Mohamed mussa (cade) Reply

    11-August-2012 at 5:55 am

    Well come the mr. Allen waxaan qabaa horiyaal wax nagaxiga malaha asxaabey 2012/13 england chompion l f c or the reds

  26. C.c.x Reply

    11-August-2012 at 5:50 am

    Asc dhaman asxbt tagerto livepool iyo laacib.net joe allen waa ciyaar wngsn hadane da’yar wax weyne kusokordhinkaro reds Welcom to redska joe allen waxa haray markaan Gaston ramirez

  27. suldan maxamed nuur Reply

    11-August-2012 at 4:58 am

    wey joe allen welcome to liverpool fc

  28. Abdifataah villa Reply

    11-August-2012 at 4:32 am

    Asc dhaman umada somaliyed meel kastj o aad jogtan slan kdib joe alen wa player wanagsan wax weyn ayu uso kordhinaya kooxda reds welcome Joe alen to liverpool

  29. Shawky Reply

    11-August-2012 at 4:31 am

    Asc dhaman tagerayasha daacad ah ee reds iyo asxapta laacib.net wan so dhawenaya marka hore saxixa ciyar yahanka da,da asxapta liverpool waxan idin leyahay hurdada ka kaca waxan sugnapa waa guul sanadkan <3 viva shawky ciyar yahanka mustaqbalka dhaw and gerrard kaptan dacada ah…

  30. japaan Reply

    11-August-2012 at 4:16 am

    Asc all horta macalinka cusub liverpool waa uu da daalayaa lkin kooxda waxaa ka dhiman in la keeno daaface bidix enrinque waa eber iyo borto cusub oo riana bedela iyo garabka midig ee qadka dhexe 3 daas ciyaaryahan waa laga ma maarmaan viv isterling liverpool

  31. saidkey Reply

    11-August-2012 at 3:29 am

    kusodawaw kooxda magaca wayn aa liverpool waxa lagaga bahanyaha inkooxda maal wayan uqaqatit

  32. Prince yaslam Reply

    11-August-2012 at 3:00 am

    Asc dhaman viva reds any way wan ka qaday sxb aarka iyo nasiib any way j.Allen welcme to liverpool bes waxa harsan g.remirez and A.jhonson then wax walbo ok waye markas viva lfc f.borini and Allen

  33. Duubi Reply

    11-August-2012 at 2:58 am

    Asc well come joe allen to liverpool fc waxaan jeclahay inaad wax badan ka badali kartid baahida liverpool waxaa haray remerez haleey keeno asne viva tagerayasha aduunka and kooxda aduunka viva G.e..gerrard and suarez and joa allen and v.borani

  34. daadir Reply

    11-August-2012 at 2:53 am

    welcome jole waxaa laga donaya kama shafi harnandis

  35. Realmadrid Boy Reply

    11-August-2012 at 2:06 am

    welcome to reds joe allen waxaa haray ramirez and adam johanson

  36. mowga Reply

    11-August-2012 at 1:42 am

    waa walib aan dhihi karo wax weyn ayuu ku soo kur dhinayaa qurshaha macalin taa aan jeclahay sida ay u wada shaqeyeen sanadkii hure waxaan sidoo kale aan u rajay nayaa gool wacan joe allen waa inka hada badali karo inka aduunka ugu baaska qurxoon xavi kuba taki taki ayaa livewrpool u soo guurtay sanadkaan

  37. aarka yare Reply

    11-August-2012 at 1:41 am

    Salaam, dhaman tagerayasha lfc gaar ahaan asxbteda an jeclahy e an isla tagerno lfc aweys-nasiib and prince-yaslam mida kale waxan leyahy joe allen kuso dhow naadi kamid ah nadiyasha adunka ugu weyn ahna teamka england ugu tarikhda weyn any way come allen and have ur play

  38. Abdiwahab noor Reply

    11-August-2012 at 1:18 am

    Kuso daway alen sanadakan koxaha yar yar le mel iska sareyna kuba wa weyn wan ka adag nahaye marka horyalka anaga iska leh sanadkan

  39. warfaa Reply

    11-August-2012 at 1:17 am

    sanadan ciyartoyda lfc keeneyso waa kuwa tayo leh waxan kalo sowadnah ciyartoy badan oo tayoleh

  40. ahmad suarez Reply

    11-August-2012 at 1:07 am

    allen wa muhimka kowad e qab ciyaretka cusub waxanba kujeclahay qabka ow uqabeyo qadka dhaxe waliget lfc kubad sameya kamaqna manta hena wana arki dona kulankena ugu horeyo e xiligan

  41. Mahad napoli Reply

    11-August-2012 at 1:00 am

    Oo kaliya hada waxaa haray gaston ramirez kadibna waa ok

  42. momed suarez Reply

    11-August-2012 at 12:53 am

    I say welcome joe allen and welcome reds blood and new home melwood and fantastic players suarez and injineer gerrard and lucas leiva

  43. Bashka Reply

    11-August-2012 at 12:53 am

    Hada fikirkeygu waa kooxda arsenal waxay keyntay ciyartoy aan cadi ahayn waxana halis ah sanadkan inay kobqado by by saxibayal

  44. momed suarez Reply

    11-August-2012 at 12:49 am

    yaaaa yaaaa waxan qaba sanadkan inaan lenahay inoo qadaya horyaalka welcome joe allen melwood and reds vivi suarez gerrar lucas

  45. C/qaadir ali kaptanka Reply

    10-August-2012 at 11:44 pm

    K k k k k xavi alonsaha cusob kacabso dhisa bur buriye karabtid

  46. Maxmed xashi Reply

    10-August-2012 at 11:41 pm

    Waw kuso dhawaw joe allen liverpool waa naadiga ugu wanaag san sanad kaan kob ayaad laqaadi donta waw

  47. xasan alonso Reply

    10-August-2012 at 11:39 pm

    alan soo dhawaaw sxb waxaa ku sugaayo waajib kii laguu keenay kooxda inaad gudato waxaana kuu rajeeynaa inaad wax fiican inoo qabato sandkaan aan ku naragno wax tarkaada iyo sida aad naadiga ula qabsato

  48. CUMAR SHOOLI Reply

    10-August-2012 at 11:37 pm

    Hhh sanadkan wa sandki reds kuso dhawaw lacibkena cusub joe allen tagerayasha koP iyo ciyariyahanada sanadka viva liverpool Y.N.W.A

  49. al haji livarepool Reply

    10-August-2012 at 11:36 pm

    aniga waxaan khabaa in uu wax saas ah ku sokordhineynin maxaa yeley livapool dhex waa buux lakii garbo lagu xisaabtamo malahan 11 iyo 7 ayaan ubahanahay labada dhinac ayaa dilan wax ka guuraay lama haayo odeyashaan maxey lee mid walboo imaado uu dhexlee u radiyaaa war mesha garbo keena dhex wax ubahan malahan waa ku filan lucas galigaas ayaan dhexda kufilan

  50. C/qadir jeena Reply

    10-August-2012 at 11:02 pm

    Ha wa ciyaryahan wanagsan wyo waxan ku dawaday qabciyaraydkiisa ciyarihi olmbikada waxana u kuso kordhidona waxabadan wana alonsa ha cucub.marka sanadkan ha laka baqo redska

  51. Beerta jaceellka Reply

    10-August-2012 at 11:00 pm

    Waaw kuso dhawaw waqti wanagsan aan ku bahan nay atimid thanks joe allen

  52. Muna Reply

    10-August-2012 at 10:55 pm

    Joe kuso dhawow Tagerayasha ugu xamasada badan adunka koxda ugu tariqda leh England . GERARD.SUAREZ.LUCAS. BORINI. Ager

  53. Mulac Reply

    10-August-2012 at 10:55 pm

    Welcome.to.liverpool.joa allen

  54. Sadaar Reply

    10-August-2012 at 10:37 pm

    Welcome joa with open heart & fantastic players suarez s.G adam stewart D f.borini de reds cup….

  55. Shiish Reply

    10-August-2012 at 10:35 pm

    Aad iyo aad dhalinyaro tayo leh welcome allen. Thank u sayid maxed balaleti mar walbo reds iyo barca ku soo tuur anaga wan ku mahdineyna sxb allah mahadlehe

  56. Wacdi Reply

    10-August-2012 at 10:35 pm

    Wa saxiix wngsan aragtideyda u wil never wlk alone joe allen

  57. Wacdi Reply

    10-August-2012 at 10:34 pm

    Wa saxiix wngsan aragtideyda

  58. Capitano Abti Doon MacQulsome Reply

    10-August-2012 at 10:32 pm

    Joe Allen Wlcme To Anfield.
    Kaliya Hal Xidig Ayaa Ii Dhiman Waana Gaston Ramirez.
    Waxaana Filayaa In Maalmaha Soo Socda Aan La Soo Wareegi Doono Xidiga Da’da Yar Ee Reer Uruguay.

    Keep Calm And Believe In Liverpool.
    Make Your Hands Up And Say” You Will Never Walk Alone”.

  59. mohamed deco Reply

    10-August-2012 at 10:32 pm

    Welcome Joe Allen to REDS

  60. oscar Reply

    10-August-2012 at 10:20 pm

    waa yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab

  61. Basta Reply

    10-August-2012 at 10:11 pm

    Wuxu nuquna side adam okale wixe leverpol tago falop aya udambeynayo

  62. Magaceygu waa hadanad yare Reply

    10-August-2012 at 10:09 pm

    Kusoo dhawow liverbool joe allen

  63. Xeeyle Reply

    10-August-2012 at 10:07 pm

    Asc dhaman aqristayash iyo maa mulka laacib.com salam kadib waxaan u arkaa aniga saxiixi labad ee nadigan sameso wayo waa ciyaryahano mustaqbal ku lel kubada cagta joe allen iyo f.borini waa qorshaha cub eesanadkan nadiga ku ciyaarto anfil

  64. Suarez Reply

    10-August-2012 at 10:02 pm

    Kusoo dhawow kubad macaan taagerayaal kacsan ……waxaa dhiman gasto ramirez ….asna waa lagenaya

  65. A.W.K. legend star'8 Reply

    10-August-2012 at 10:00 pm

    welcome allen you could be next xavi alonso&this is time to win epl

  66. ocser Reply

    10-August-2012 at 9:58 pm

    welcom to red sxbyaal aad iyo aad ayaan ugu farxay ninkaa waayo waa nin basska aad iyo aad ugu takhasusay
    reina skrtel agger johson erregy lucas allen gerrard borrini downing suares sidaa maahoooo cidii iidan waxay igalasoo xidhiidhi kartaa cabdi risaaq ocser gmc

  67. Juungal Reply

    10-August-2012 at 9:57 pm

    Ku soo dhawoow tha reds

  68. Khalid Reply

    10-August-2012 at 9:55 pm

    Masha Allah aad ayaan ugu faraxsanahay shaqada macalinka cusub waana ku taagersanahay saxiix yada cajiiba ka ah uu sameeynayo

  69. great liverpool fan Reply

    10-August-2012 at 9:55 pm

    aad ayaan ugu faraxsanahay waan ku soo dhaweeynayaa ciyaaryahankan lfc waayo ninkaan wuxuu og yahay weynida lfc waa nin adag welcome plz

  70. Leonal messi Reply

    10-August-2012 at 9:55 pm

    Aad ayan ugu faraxsanahay laso wereginta joe allen wa ciyar yahan tayo leh wax weyn ayuna kuso gordhin dona

  71. Suldanyare ahmed Reply

    10-August-2012 at 9:50 pm

    Aad ayan ogu faraxay jon allen inugusobiro L.F.C wacyaryahan dayo leh aad ayan usodhaweynaya wellcome to anfild

Aragti Ka Dhiibo Maqaalkaan

Digniin: Fekerkaaga ka ilaali ereryada Aflagaada, cunsurinamada iyo xumaanta ah *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>